Пікірлер
@FaadumoXasanaxmed-ve8tj
@FaadumoXasanaxmed-ve8tj 12 күн бұрын
Frist cment
@abdijama1984
@abdijama1984 19 күн бұрын
Soomaaliyee ma iisheegeesiin nabada aan sugeenaa intee nabada taalaa uqubada ay galeen soomaali ragooda waakaas dhiiga ayaa l galleon waa xoola waaye ku was dad ma ahan waa xoolo😂😂😂😂
@user-ne5bm1wy7e
@user-ne5bm1wy7e 19 күн бұрын
😭😭😭😭
@faazio8381
@faazio8381 25 күн бұрын
Gggg😅😅
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 25 күн бұрын
Nagta waxay u eegtahay naga ninkeedii ku cibirtay oo lagu yidhi yurub waa lagu kibraa aniga yurub laykeenay ninkayga kuma kibrin isaguna waa gob oo iguma xadgudbo inankala tagno ma jecli hadii ilay raalikanoqdo lakiin wan arkay dad igu yidhi yurub baad timi nin uma bahanida qof laga walaad u eegtahay
@user-um3vp5wn7q
@user-um3vp5wn7q 28 күн бұрын
Baagaha ana wasa
@Saciidodinix
@Saciidodinix 28 күн бұрын
Alaakariim
@amalismail7772
@amalismail7772 28 күн бұрын
Islaanta malaha run bay sheegaysa
@40Durkiya
@40Durkiya 28 күн бұрын
Aabaha ayaa doqona haduuba naag kaa raacay
@user-uo6rm1ue1r
@user-uo6rm1ue1r Ай бұрын
😢😢
@djamamoumin23
@djamamoumin23 Ай бұрын
Ilaahaw khayr kadhig
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 Ай бұрын
geedki oraaad lagufulo oraaad logadagaa sister awlbaa ado nin kuqabo kasocararty kaan xaraan kulajogtee 😂😂😂
@user-ip9tr9xk3b
@user-ip9tr9xk3b Ай бұрын
Acuudu billah wuu sixray
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 Ай бұрын
Ala waxbuu sameeyay ileen waa reer koonfur galbeed aaheey ma maamo ilmaheeda naceysaa jirta waa maya
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
Beenti reer xamarka lagu sexiyeeey hablaha reer Djibouti guu waa naiv walaahi jeg komprend huuno walaahi maskin 😢😢😢
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 Ай бұрын
Naagtan waa mid soo gubatay reerki ey u tagtoba Dab ayeey Galisa 🔥🔥🔥yahuu tan waa tan Wiilasha Hooyadood iyo Cidiisa ka Gooysa Waar Sixir ma jiree waa Qof Fudud😡😡😡
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 Ай бұрын
Abbti Qoftan iney naag fudud tahay weey ka muuqata 😡Hooyo 3 ilmo ka soo Carartay xata didayso ilmahedi hore 😡 waxa la yiri geedki fudeed lagu kore fudeed aya loga soo daga
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m Ай бұрын
Mafurmetso intaad kadhasid gurgaaga aad
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 Ай бұрын
Gabdhu hada maxay ledahay walay tagay gabdhii sidii ufaraxsanayd guriga nadifinaysay
@queeny7522
@queeny7522 Ай бұрын
This guy is shocking 😢 poor lady
@abdallamahamoud3590
@abdallamahamoud3590 Ай бұрын
Naagtii 10 sanno ninkii fransiska iskala joogtay Miya hadda saan u hadleeso! Sharmuutu gargaare hakaa saarto 😂
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc Ай бұрын
Muniiraay illaaheey qalbiga hakuu dhayo waa wax laga xumaado gaajada aad sheegatey adigoo yurub jooga subxanallah 😢
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 Ай бұрын
Naag walbo oo ilmaheeda nin dartii usoo dayacday dhulka in lagu jiido waa istaahishaa jclka ilmahaaga waa inaa wax walbo ka hormarisaa
@nastedave9842
@nastedave9842 Ай бұрын
Haa wlh. Nabsigii caruurtaa haya
@halimosalad6076
@halimosalad6076 Ай бұрын
Hablo nin aad rerkisi sodacay haa ku dagdagina
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
NiNkan.Waa..EaLay..😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fadumofarah279
@fadumofarah279 Ай бұрын
Beeeeeenaaaleey dhaa ma maxamed buskud ba banan iyo lacag lanii haysay markad baraneysay, isago shaqeysta , famil qurux badan haysta ada shaytan kuu nooqday.ufffff
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b Ай бұрын
Naa naga tag adigiyo kaad sheegaysaa isma dhaantaane
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 Ай бұрын
Subxaanallah allaha u fududeyo yaa rabi muniiro sabar abayo sorry
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Ай бұрын
Wxn waa prank😂😂
@umu-anas
@umu-anas Ай бұрын
Hayeh hada mad ogatey shaley marku gabar masakin ah xumeye adiga kujecla sax hakasarto dee
@nimosuleiman
@nimosuleiman Ай бұрын
Waligaaa nin caruurtada logama tago waayo ilmaha aga u idhimo kaliya lkn looma go o qof adan isku hubin
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir❤😊😊❤❤
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 Ай бұрын
dumar hada nahay waxa na dhibo wa nin rerkes so dayacay ayan naf ka radina sorry sis
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Ай бұрын
Shalay markow gabadha murusade caayay ee ey u qoslay wey faraxsaneyd allaahu Akbar Nin gabadh muslim xumeeyay in uu adiga u wanaajiyo waa wax aan dhaxeysa
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Ай бұрын
Shalay markow gabadha murusade caayay ee ey u qoslay wey faraxsaneyd allaahu Akbar Nin gabadh muslim xumeeyay in uu adiga u wanaajiyo waa wax aan dhaceyn
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir❤❤❤
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Ай бұрын
@@amalamuli376 waan kuu saaray wallo
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 Ай бұрын
Eeley tugsiley awalba faido maleh maxa markii hore ka soo dontey habarkasto oo garoob ah nin xun oo yurub joogo ka soo daba cararato sidas hala yeelo
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 Ай бұрын
Ii wada sheekada
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 Ай бұрын
😂😂😂😂
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir❤❤❤😊😊
@fadumoahmed9655
@fadumoahmed9655 Ай бұрын
Sorry my sister 😢😢
@nasmacumar3096
@nasmacumar3096 Ай бұрын
Nacas nimadad miyad no shegaysa see nin rerkin uga raci karta iyo ubadkaga ad dhashay qooq darti miya na Naga fadhiso nacas yahay
@samanjecel6079
@samanjecel6079 Ай бұрын
Subxanllah
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir ❤❤❤
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 Ай бұрын
gabdheni ayu kaa oyey siiyey doqonkaa
@Betasquadclips66
@Betasquadclips66 Ай бұрын
Sorry muniira 😢😢
@SOOMAALIMIDAH
@SOOMAALIMIDAH Ай бұрын
Hana parent oohinta beena naga dhaaf
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 Ай бұрын
Sry muniira😢
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qali plz❤❤😊😊
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Ninkan caruur badan ayuu tuuray
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Sumxanalah
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir❤❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali Ай бұрын
SUBXAANALAAH ABAAYO. SORRY. ILAAH. KUUFUDUDUDEEYO ILMAHAADA WAX KASTA IYAGAA. KAHOREEYA OO NIN LOOMATUURO
@ruqiya1304
@ruqiya1304 Ай бұрын
Sorry muniira laaxawla walaa quwata illaabillaah
@umusumaya-mq5ms
@umusumaya-mq5ms Ай бұрын
Gabadha iney walac tahaa laga yaabaa ee xaalka dajiya ,guruga Muslim yaan ciyaar ciyaar lagu dumin
@amalamuli376
@amalamuli376 Ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir❤😊😊
@zahraaxlaam3101
@zahraaxlaam3101 Ай бұрын
Raxawena naxris laga suga awol ada kuwalanet
@user-pe9hw7rs8r
@user-pe9hw7rs8r Ай бұрын
afkaaga hagaaji
@AhmedJigga
@AhmedJigga Ай бұрын
Buskut Waa Eelaay Wiiq Maaha Raxanweyn......!
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh Ай бұрын
So isku mid ma aha labadaba
@samanjecel6079
@samanjecel6079 Ай бұрын
Qabiiyalda Iska daya waa qurun🚫 Allah qabiil xun iyo qabiil fican maa firiyo qof Allah Kaa baqa ugu wangsan✅