Sundus | Short film | Somalia
3:34
Пікірлер
@lastsomali
@lastsomali 14 сағат бұрын
good job kornayl
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 22 сағат бұрын
Maasha Allaah! Dadka Keenya iyo dowlaha kale ee deriska guryaha ka dhisanaya ama maalgelinaya waxaa u haboon, una kheyr iyo sharraf baddan in ay dalkooda maalgashadaan sida Garoowe oo kale.
@zaytum
@zaytum 2 күн бұрын
Manshaalaah guul guuleyso AC🙏 aad iyo aad studio❤ qurux badan aadna laga shaqeeyey. Oo soo badi programka
@abshirbashiir7805
@abshirbashiir7805 2 күн бұрын
Mnsha allh ❤
@abuumohamett9481
@abuumohamett9481 2 күн бұрын
Guuleysta barnaamij bilowgiisa qurux yahay oo macno wayn xambaarsan ban ujeeda❤
@halimamohamed9350
@halimamohamed9350 2 күн бұрын
Mashaa Allah. Only I wanted to add a comment roof should be flat for hot climate and ٨ shape for clod snowy countries
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 3 күн бұрын
Somali meediyey isku dhaqan baratay I wish Somali inay ku wada noolan lahayd si nabad ah, laakin adigoo Amaankaga ilaalinaya ka iibso hooy meesha ad u dhalatsy, balse hooyoyinka qoladad doonto u dhalo ha u gadin Guri lagu cunsuriyadeyo u daneene carurtada, halkay farxad iyo nabad ku helayaan ee ay u dhasheen la degg, intay Somali qaangareyso.
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 5 күн бұрын
🇳🇴Congratulation puntland.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 6 күн бұрын
Laba Jiingadood?????
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q 3 күн бұрын
Dad isku tashtey waaye ee walaalkaa ah Maasha allaah intaad xaasidi laheyd, Insha allaah adigana kii ku dayan lahaa ama ka fiican lahaa allaha kaa dhigo, aamiin yaa allaah 🤲🏾
@Ruun-finder
@Ruun-finder 6 күн бұрын
Warbixin qiimabadan ❤❤❤❤
@22Abdi
@22Abdi 7 күн бұрын
Mansha Allah
@aaminohassan4273
@aaminohassan4273 8 күн бұрын
Talefonka Maa haliikarna please
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 8 күн бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 9 күн бұрын
Masha Allah walahi wa arin wanagsan. Somalia qabilka iska daaya. dalkena aan ku dadaalno. Cimalada hesano dunida ma hesatan
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 9 күн бұрын
Somali waxa eey caan ku tahay naqshad iyo dhismo qurux badan markii xaqiiqda loo tagana wixii muuqaalku ahaa wax ka duwan tusaale bal waxaad fiirisaa guryaha laga dhisayo Nairobi stadium parking lot playground ayuu leeyahay ayaa lagaaga gadayaa hadhoowna waxaad arkaysaa guri xataa hawo aan lahayn Allah halaga baqo oo waxa aad muuqaalka hore soo bandhigtaan ka dhabeeya dalka Japan 🇯🇵 muqaayadaha ku yaal cunto eey gadaan iyo sawirka darbiga ama website ka ugu dhagan haday is waafiqi waayaan waxay umadaneeysaa ganaax bal kawaran adinkoo ah islaam boqolaalkun oo dollar intaad qaadataan hadana wixii aad bulshada ka gadeen haduu is waafaqi waayo itaqulaah Jazakalaahu.
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 9 күн бұрын
Maasha Alla, indrkay wariye sare Abdisalaan Hereri, Aniga Ayaa soo dagi insha Alla From Garxajis Woman 🎉 Boqortooyo 👑
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 3 күн бұрын
haday Caruurtadu gasho halkaas indr w ok kkkkk priorities-ka ayaga leh
@isakoficial
@isakoficial 11 күн бұрын
GARBADA dheh Sxb
@Baconman_plays
@Baconman_plays 11 күн бұрын
Qiimha plzz
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 11 күн бұрын
Masha Allah warkiina lagu farax, salaantii Boorama iga gudooma.
@geesiweyn5873
@geesiweyn5873 11 күн бұрын
Best vedio baydhabo jinay ❤
@zaytum
@zaytum 12 күн бұрын
Alaha barakeryo amal group❤❤shukran AC ❤
@abdihakimaliisse3607
@abdihakimaliisse3607 9 күн бұрын
Amal express, mise wa Amal vilage kale cusub, oo ka madax banan
@MutaarJaamici-nb7ox
@MutaarJaamici-nb7ox 12 күн бұрын
Masha allah
@Vahdofficial
@Vahdofficial 12 күн бұрын
Masha allah
@cabdikhadaryare189
@cabdikhadaryare189 24 күн бұрын
Baydhabo janaay
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 24 күн бұрын
🇸🇴🫡☝🏽🦁❤️💎
@Iam03Ali
@Iam03Ali 24 күн бұрын
Keep going bro ! Nice vlog .🎉
@ackornayl
@ackornayl 24 күн бұрын
Thank you, I will do bro good to see you 👍🏽👏🏽
@dhibdiidofficial514
@dhibdiidofficial514 27 күн бұрын
Amazing keep going pro❤
@ackornayl
@ackornayl 24 күн бұрын
Thanks 🔥
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr Ай бұрын
Mashallah ❤
@wewantpips
@wewantpips Ай бұрын
when’s the amal estate vid dropping
@GAANI.
@GAANI. Ай бұрын
✌🏿
@IAAhmed-lb6ec
@IAAhmed-lb6ec Ай бұрын
Maasha ALLAH GUULEYSO
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Iskaa wax uqabso dhagax iyo dhoobo kudhiisa reer konfuur galmed
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Konfur galbeed 🇸🇴 investment yr states . Insha Allah Alshabaab khawaarij noodiidan dawladda Islamiya dhiisaanto oogada
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Waad iga heesa from Norway 😊somali udhilkina malgashta jooga . Oogada in iga walwal yartiihin. Lkn reer pl xafadeeyda Laasqoray iyo eyl iyo muracayo iyo dhamaan xeeba Somalia hala dhiiso saay qurbo joogta utimaado dhulkeeda ❤.
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Ай бұрын
MANSHALAH BEYDHABO JANAAY IYADAABA SOMALI OO IDIL CUNADA QUDARTA,GALEYDA IYO QAMADIGA AAN ROOTIGA IYO BASTO KA SAMEYSANO U DEEQI KARTA 5SOMALI. ILAH CADOWGIINA CAGTA HOOSTEEDA, MOORYAANTA G.DHXE KA TIMID IYO SHABABKOODA SOO CERSHA SIDA SOMALDIIDKI .GUUL K.G IYO M.LAFTAGREEN FROM SOMALIDA QARANKA JECEL.❤❤
@FootShorts12
@FootShorts12 Ай бұрын
Mashaala.ninka daaroodow lakin English ataad title la dhigtee
@ackornayl
@ackornayl Ай бұрын
Wiil somaliyed ma iska dhahdo walale English ka waxa u isticmalay in bulshada aduunka farintani garto somali kuwo badan ba uso galiyay maraban wadankoda quruxdisa cida uso gudbisa mana tageran waxana cadeyn ku ah adiga hadlka tiri qabyalad ba asagayo naga reebtay
@fadumodadow9217
@fadumodadow9217 Ай бұрын
Somaliya hanoolado
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Somalia hanolato 🇸🇴 Somalia 🇸🇴🕊️🕊️❤ Somalia
@fadumodadow9217
@fadumodadow9217 Ай бұрын
Masha allha
@user-rt1ip5jz3g
@user-rt1ip5jz3g Ай бұрын
Wadraheysate abe
@saidyasin7551
@saidyasin7551 Ай бұрын
Salimsaid baa ku salamaya ugaas wali videoga ma.fiirsan markan dhamaystana wan comment garayn doona insha'allaah
@ackornayl
@ackornayl Ай бұрын
Sxbkay aad ba kaga qaaday so dhawow libax
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Ай бұрын
Koonfurtu hoostay ka quruntay, UN baaba caadi u iskaga maamusha, cadowgaas UN ka la leeyahay allaha ka xoreeyo dalka
@QARANSUGE
@QARANSUGE Ай бұрын
You deserve more followers
@ackornayl
@ackornayl Ай бұрын
Thank you bro in aad adigu nagu so birto ba wax weyn I ah so dhawow dadka kalana way iska iman inshlh
@knownking9094
@knownking9094 Ай бұрын
Baydhabo magaalo cimilo fcn somalia inay leedahay ma filaayo❤❤ Reer baydhabo waa idin salaamay❤❤
@ackornayl
@ackornayl Ай бұрын
Somalia meel baydhabo la cimilo ah wa yartahy aad bay u cimlo iyo u dhul qurux badanthy
@knownking9094
@knownking9094 Ай бұрын
@@ackornayl wlhi reer baydhabo hadaa nahay aad baan kuu taagerna sxb Adiga iyo dhamaan reer garowe waan idin jecelnahay Guul baan kuu rajayna wllky mar waliba
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel Ай бұрын
Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Mashallah walalkey guuleso lakin safark dulka inad martid aya lo bahnay san uaragno tuloyinka iyo badiyaha iyo dagmoyinka udaxeyo xamar iyo garowe kalka dabe mar dulka inshallah gesinimo muji gusha gesinimo ayey ubahantahay ❤❤sodawaw
@ackornayl
@ackornayl Ай бұрын
Waligy ma marin mar kale inshlh wa rajeyn
@abdullahimohammed5366
@abdullahimohammed5366 Ай бұрын
Hormar wacan wllka
@ackornayl
@ackornayl Ай бұрын
Mahdsanid walalka
@inaainte69
@inaainte69 Ай бұрын
Guulayso zhp Abshir Abdullahi kornayl
@ackornayl
@ackornayl Ай бұрын
Mahdsanid bro 👍🏽
@ackornayl
@ackornayl Ай бұрын
Sharaf bay itahy inad channel kan kuso birtan waxad ka dawan dontan muqalo wadanka aan ka duubo oo aad u qurux badan fadlan anu noqono dad isku xiran o dhiri galiya wadanka quruxdisa iyo so bandhigida dhanka wangsan ee wadanka intas maka wada shaqeyn karna ana WAN idin so duubi idinka waad faafinaysan oo meelo fogfog bad awodan in aad gaarsisan ana waxay itahy dhiri galin 👏🏽👍🏽🇸🇴
@naimasaleebaan8227
@naimasaleebaan8227 Ай бұрын
Mnshlah muuqalo qurux badan wan kahelay muqalkan Wad ku mahadsantyhy sidad wadanka bilicdisa noo tustay
@ackornayl
@ackornayl Ай бұрын
Thank you abayo 👏🏽👍🏽so dhawow
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Ай бұрын
Mashallah waad ku mahadsan tahay sidaad noo tustay quruxda dalkeen soomaaliya good 👍 job waan shaar gareyey somalia 🇸🇴 peace 🇸🇴
@ackornayl
@ackornayl Ай бұрын
Mahadsanid walalo 👏🏽👍🏽🥰