Пікірлер
@CusmanCumer
@CusmanCumer 3 күн бұрын
abti soon inagii inaguba laascaad duqaynaynay miyaanay idku mid aanay ahayn
@IimanCade
@IimanCade Ай бұрын
Weriyahaan tolow ma noolyahay mey inaan wxka sheego dooni maaye.
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada Ай бұрын
مشاءالله تبارك الله
@farxiyaaxmed3826
@farxiyaaxmed3826 Ай бұрын
Godobtyda way dhaqan yihiin gaasakii qabaye wali gaafdugsoobaay hurdaan ganacywayntii
@sharmaarkesaleban2467
@sharmaarkesaleban2467 2 ай бұрын
Alloow u naxariiso abtiyo Maxamed Ninka wacani uduunka kuma raago
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r 4 ай бұрын
sheekha maxaa lagu dhaawacay oo loo dilay ma danbi buu galay sheekhan waa culimadii asalka ahayd subxanaaalah ilaahow kaas aduunka ku ciqaab
@user-bp4oz7ti3n
@user-bp4oz7ti3n 5 ай бұрын
Dhagawayne mujahid adag
@user-qj6eu8dw7v
@user-qj6eu8dw7v 6 ай бұрын
War nio xamaraan kan wariyaha sheikh su aal xumada ka daa
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 7 ай бұрын
FUNQAT BATAHY SUHP DEHA UFFF😂
@user-le6op2hl9x
@user-le6op2hl9x 9 ай бұрын
Xaqiiq wan ogaa maalinkaa sheekha la dhaawacay
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 10 ай бұрын
Intii jibri abokoraay like iisaar from gabiley🙋🙋
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 11 ай бұрын
❤Abwaan weedhsame
@aadamyaasiin9064
@aadamyaasiin9064 Жыл бұрын
Dhoodi jamc siyad Maba dago axmed jamc un ba ka daga ba Degaanka saxda ah ee kugu shisheeya wa Kalax iyo Jidbaale jziyadka
@cawaalexuseen-kw7pj
@cawaalexuseen-kw7pj Жыл бұрын
Kan waraysiga kaa qaadayaa waa suufibaan is leeyahay
@cawaalexuseen-kw7pj
@cawaalexuseen-kw7pj Жыл бұрын
Sh.maxamed haybe alle ha barakeeyo Wariyuhu waligii meel wax lagu baranayo muu taginbn is leeyahay qaab su'aaleed xumaa wuxu
@farduus8081
@farduus8081 Жыл бұрын
War daqooniima ku haysaa sheeka Kala tag doqonimada
@almorxmn2614
@almorxmn2614 Жыл бұрын
5aad waa jibriil abokor, 4aad iyagaa lahaa wxyna bilabeen tiyon SNM jirin, 4aad 5aad 99aad JB ragii xoreeyay galbeedka iyo caaasimada
@rashkaboy2690
@rashkaboy2690 3 ай бұрын
Gb walal waxy lahayen jabhadi afraad o ka horaysaysay SNM lakin marki danbe gutadi afraad waxa laha Xuseen Abokor lakin shanaad iyo 99 waxa laha GB
@helpiibro1233
@helpiibro1233 Жыл бұрын
Xildhibaanimo hankaagu inuu dhaafay ahay
@yaasinilmi1117
@yaasinilmi1117 Жыл бұрын
Odaygani male heestan
@khadarcade9716
@khadarcade9716 Жыл бұрын
Khipra sinin mujahid dhagawayne
@cabdisalaanmaxamed6198
@cabdisalaanmaxamed6198 2 жыл бұрын
Mashaa alaah mastar habane guul iyo gobaniimo
@mohamedfaarax8426
@mohamedfaarax8426 2 жыл бұрын
Soomalian ha ku nolado
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Siyaasi AYO? Waar gabiley qof aan waligiin la maqali ma sheegtee wax kale ku soo shaac bax gabiley hadaanay kulmiye ahayn ma wadanigii daddiga ugu yeedhayay noqon gabiley waa kulmiye
@Zihaam011
@Zihaam011 2 жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo Somaliland ♥️ Horaa loo soconayaa Insha Allah ♥️
@jeylaanixasancade3355
@jeylaanixasancade3355 2 жыл бұрын
Maa shaa al laah
@hodanmaxamed9692
@hodanmaxamed9692 2 жыл бұрын
SNM FOR LIFE FOREVER BIG LOVE
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
Yes my brother Isaaq nationalism is our only way to deliver the dreams of our fourth fathers..
@ibrahimadan3065
@ibrahimadan3065 2 жыл бұрын
Halkan farmaajo lagama bakaaraha maad ka amaantid
@galkagundelibaax2866
@galkagundelibaax2866 2 жыл бұрын
Faqash waa baran baroo, mar ayeey soo wada dareerayan yagoo wada kam kamayaa. Kab dacasa ayaa lugu wada bajiiqinaya.🪳🪳🪳🪳🪲🪲. Guuul iyo gobonimo somaliland. Ubad SNM.
@dadsshekh6172
@dadsshekh6172 2 жыл бұрын
Kkk Wajaale maxa dhakh baratay
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Shacabkaaga was taasoo kale maxaa dhigay Somaliland basaasada wixii calankaa uraya sitaa tarxiila nijaasta dawladii meeday? Dadkii dhiiga lahaa maye? waa ceeb iyo nusqaan ina5y taasoo kale ina dhex joogto oo waliba sidaa u dhiiranaato
@fahimalhaj
@fahimalhaj 2 жыл бұрын
الف مبروك الافتتاح
@cawocumar369
@cawocumar369 2 жыл бұрын
☹️🙁🙁😔😌
@somalilandnew
@somalilandnew 2 жыл бұрын
Allah yarxamah tiir ka baxay Banu umado dherayn
@asdssa2714
@asdssa2714 2 жыл бұрын
jaahil shaydaan uu haleeyay wllhi
@abdibaasit7592
@abdibaasit7592 3 жыл бұрын
fadlan walaalka wariyaha ah waxan usheegi lahaa barro suluuka loola hadlo culimada . aad ayay uyuu uliita sidad wax uwaydiinaysa.
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 3 жыл бұрын
Wa baadhis amni
@shabeel7467
@shabeel7467 3 жыл бұрын
Wadaadadu waa wada siyaasiyiin oo ururo badan oo aynaan garanayn aeyy ku xidhan yihiin oo inta badan ay dafiraan markaa wadaadkan khayr ayaanu u rajaynaynaa hadii tuhun soo galay dawladu in ay arimaheeda ka dhamaysato xaq ayey u leedahay liano masuuliyada nabadgelyada wadanku iyadaa ka masuula, isna inshallah in cadaalad helo waa xaq uu u lehahay oo waajib ah.
@Yaso12346
@Yaso12346 3 жыл бұрын
انشاء الله خير اختي لاتبكي 🥺
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Uraaye isaaq ku lahaa kuu u tagay waa ayo? Isaaq kuwii rayaale kursiga ku fadhiisiyay ee ku daba faylay miyaanay ahayn? Kuwii hadana u codeeyay ee siilaanyo iyo faysal oo tartamayay rayaale codka siiyay miyaanay ahayn? Isaaq mooyee yea kale xeedhadooda gacanta la galiyaa somalida way istaqaanaaye yea isaaq mooyee wax dhisa waxna dumiya kolkay la maaransiin waydo? Maxaad madaxweynaha kaligii uga Cavan wayday ee isaaq oo dhan afkaaga gaadhsiiyay hadaan faqash ku soo gujin oonad meel kale ka istaadhnayn. gadabuursi shaqsigaagan m askaxda ka dawaarsan ee hadalkaba la kurbanaya loo caayi maayo muuse biixi isaaq dusha kuma sito waa shaqsi Madaxwayne kastaana reer uun buu ka soo jeedaa kaad u tagtayna asqayay waa isaaq dee, cirro waa ayo? Dee waa NIN isaaqa oo muuse inaadeertii ah waxa igu kalufay inaan qabyaaladaa ku hadlo waa nacasnimada aad isaaq cuqdadu aad u qabto u kala garan wayday in and isaaq baan ka tagay oon caayaya muuse dartii hadana cirro ayaan u tagay NACAS FOOQAL NACAS samaroon doqoniimo iyo hadal dgataqle ah baad la dhex joogtaa isaaqna ku soo dhuus uunbaa lagu soo adeegsaday wax kaloo taraysaan jirinba
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran 3 жыл бұрын
Kani waa kuwa ay Somalia maalgelisay si ay gudaha Somaliland qabyaalad iyo kala qaybin ugu beeraan. Immisaanu ka dignay kiishka lacagta ah ee ololaha lagu galayay!
@shabeel7467
@shabeel7467 3 жыл бұрын
In aad nacas neefa tahay way kaa muuqataa laakiin madexweynaha ha caayin cay fulaygaagaa gariiraya ayaa leh codkaagana xorbaad u tahay laakiin hadaad xadka xishoodka dhaafto dhibteeda ayey leedahay.
@shabeel7467
@shabeel7467 3 жыл бұрын
Waar fulayahow si fiican u hadal maxaad la baqanaysaa, siyaasada waa la isu tanaasulaa waad aragtaa kaambaynada lagu jiro meeshani hadii buuxsan tay maxaa kuu diiday in aad tidhaa dawlada wasiiro naga sii adeer meeshu ku jiqsii maaha iminkana xorbaad u tahay codkaaga cid kugu haysataa ma jirto.
@muuminaxasanxasan284
@muuminaxasanxasan284 3 жыл бұрын
War dadku xumaa rasaastaas waa kas iyo maag hdii calanka laysku dilaayo ibraahim cidla kama dhalan ee soomali ayuu kdhashay waxaa lgu dilayaana waa calankii buuga ahaa ee soomaali astaan uahaa hdii doorkii dhalinta aad kudisheen walaan laysku cafinayne
@mohamedxaji8015
@mohamedxaji8015 3 жыл бұрын
Allah haku naxriisto qabriga allah haku nuuriyo janatul fardawsan allah hakugu casuumo
@somalilandnew
@somalilandnew 2 жыл бұрын
Amin
@rasheedadam5032
@rasheedadam5032 3 жыл бұрын
Ahesy ag, sow Gadabuursi cabasho kama weynaado. Alkah ha idin tuso nimco dhammaan la haysto
@rasheedadam5032
@rasheedadam5032 3 жыл бұрын
Salama CLaykum, waxan salaan u dirayaa XIKMADLE IBRAHIM MEECAAD. WAXAD SI FIICAN OO GARASHO IYO TIXRAAC XAMBAARSAN NOOGU SHARRAXDAY, ARAGTI QOTO DHEER OO KU SALAYSAN, TAARIIKH IYO SIYAASADDA GEED-SARE WAABKA AH EE MADAXWEYNAHA DJIBOUTI, OO 30KII SANNADOOD EE UU SOMALIA NAF IYO XOOLABA U HURAY KA DHEEFAY IN MAANTA ISLAAMAHA REER KOONFUREED - KHAASATAN KUWA MARREEXAAN, INAY GIDAAR WALBA KA CAAYAAN, ISAGA SHAKHSI AHAANTIISA IYO DALKIISA YAR EE DJABOUTI. WAXA U DHEER CANFAR OO AY DABADA KA RIIXAYAAN ERITREA OO ETHIOPIA IYO ABI AHMED LA FULIYAY XASUUQII REER TIGREE, KANA DALBADAY IN ETHIOPIA QABIILKA CIISE IYO DJIBOUTI MARKOODA LA QABTAAN, ETHIOPIANA IYAGOO U GUDAYA ABAALKAASI AFAWERGI AY ETITREA KA AQBALEEN CODSIGAAS. HADDABA ISMACIIL SIDA AAD SHEEGTAY WUXUU DIRAYAA FARRIIN AH INUU XAJMIGIISA KA WEYN YAHAY OO SOMALILAND LA SOCOTO. WAA RUN MA SIDII UU AHAA BUU LA SOO NOQON, SOMALILANDSE INAY LA SAFATO ISMACIIL SAWIRKA LA GALAY IN KA BADAN, MAXAY KA DHEEFI DOONAAN, AMA ISMACIIL AY KA RABAAN? MAHADSANID Cammo inad noo iftiimisay su'aalahaasi taagan.
@ahmedgellah3050
@ahmedgellah3050 3 жыл бұрын
PROFESSOR HASSAN MAHMOUD EGEH is a Somaliland intellectual living in BRITAIN. He is a freedom fighter ever since the declaration of SNM in April 06, 1981. He is a contemparary historian and writer in Somali affairs and the wide East African Region.
@gacalo6709
@gacalo6709 3 жыл бұрын
Sax sax sax guul gobonimo
@gacalo6709
@gacalo6709 3 жыл бұрын
Shamso maansha allaah 💗👑🌹Salaan sharaf reer jabuuti Waa dad sharaf leh aan u jecelnahay Somali aad u taageeray ty noolada nabad barwaaqo idiin rajeenaya anaka iyo Adinka muslimiinta dhan iyo aduunkaba khadra marwada madax weynaha sorry cayda dulmiga ku soo gaartay 🌹👑💗🙏iga gudoon