Krrish 4 trailer af somali 2017
4:47
Пікірлер
@RobleYare-e4p
@RobleYare-e4p 7 күн бұрын
Pls sida loo jarjaro video
@Libto------66
@Libto------66 9 күн бұрын
Zxp macalina❤
@ducaachannel2800
@ducaachannel2800 13 күн бұрын
Ka tabaanka😢
@zeryustoinaaden
@zeryustoinaaden 14 күн бұрын
ka soo samee
@user-tz8je4ri1p
@user-tz8je4ri1p 16 күн бұрын
10/9 wllhi
@Mazin.t27
@Mazin.t27 16 күн бұрын
Free miya 😂😢
@nuurmacquul8651
@nuurmacquul8651 17 күн бұрын
Muuqaal dhameestiran inoga so diyaari
@UsameAbdirahman
@UsameAbdirahman 18 күн бұрын
Zxp waxa Aan in Aan fahmo rabo waa farqiga udhexeeya Adobe After effects and Adobe premiere pro zxp waa inoo muhiim taas ✌️🙏
@sadiqabdullahi8760
@sadiqabdullahi8760 19 күн бұрын
Full details
@mrx_football
@mrx_football 19 күн бұрын
Nio codka maxaa ku duubtaa markaa hadleysid
@abubara7267
@abubara7267 19 күн бұрын
Full details akhy
@Mohamed-uv4tq
@Mohamed-uv4tq 19 күн бұрын
Kooras dhan maad ka diyaarisid
@skthegreateditor
@skthegreateditor 19 күн бұрын
insha Allah
@ozaano
@ozaano 19 күн бұрын
Full details bro
@FLOP3DITY
@FLOP3DITY 19 күн бұрын
Macalin inte Kala so xariiiraa ❤😊
@CabdiraxmaanMaxa
@CabdiraxmaanMaxa 19 күн бұрын
Xaasid waaye. Kan wlahi 😂
@YAHYEHASSAN-o3e
@YAHYEHASSAN-o3e 19 күн бұрын
Soo sameey sxb
@ibracade4952
@ibracade4952 20 күн бұрын
Ka soo samee 🙏🏻
@cabdisamedmaxamed196
@cabdisamedmaxamed196 20 күн бұрын
Soo samee
@ApdirahmaanAadam
@ApdirahmaanAadam 20 күн бұрын
Zxp waxan raba inaa computer ee computer nocee soo gataa ila tali zxp
@skthegreateditor
@skthegreateditor 19 күн бұрын
Linovo, HP al wey ficanyhin lkn ku dadaal inuu [core intel 10th genaration] iyo wixi ka badan u yahay
@AbdimalikMohamed-l1e
@AbdimalikMohamed-l1e 20 күн бұрын
thnaks sxib
@relaxingvideos3217
@relaxingvideos3217 20 күн бұрын
Mahadsanid macalin
@MUDIANO
@MUDIANO 20 күн бұрын
Kaso dig sxb ❤
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi 20 күн бұрын
war saaxiibow muuqaalka aniga oo si raaxo leh iskaga daawaayo baa iga nixisay mr canshuur markaa dhahday aniga baa isku maleeynaye qofkaas magaca iga xaday ha lee soo raadsho 😅
@skthegreateditor
@skthegreateditor 19 күн бұрын
hhhhh Haaa sxb adiga qof iga yabiyey aya noqotay nooh
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi 19 күн бұрын
@@skthegreateditor war balo yeenaga wada yaabine yaa waa canshuurkaan
@asadabdullaahi8647
@asadabdullaahi8647 20 күн бұрын
Sxb cashiro video editing noo bilow. Kheyr alle haku siiyee . Aamiin
@skthegreateditor
@skthegreateditor 19 күн бұрын
amin sxb dhamanten
@sahalbeza
@sahalbeza 20 күн бұрын
ugaaska full ka soo samey
@abdiyarehusen
@abdiyarehusen 20 күн бұрын
Sxb kasosame sxb please 🙏 course mad nobilowdid nalin yarada aad ayey ogu bahantahay
@AboBoris
@AboBoris 20 күн бұрын
Muqaal kle ka soo sameey after effect ❤
@suhedoon
@suhedoon 23 күн бұрын
Halke laga tartamaya ankuso biirne ustad
@skthegreateditor
@skthegreateditor 19 күн бұрын
TikTok
@FanSiraad
@FanSiraad 23 күн бұрын
Waxaan rabe inaa iga caawiso video editing run ahaantii meel laga bilaawo ma aqaan labo ma isku aadin kari wallahi muiqaal soo daabanaa kadib baraktiis sameenaa siduu usamaynayo u sameenaa mana sameenkari waxa uu sameeanayo waana u jeedaa wallahi fiiri luuqad iyo video editing wax miyaa iska galay kaliya iga soo jawaab sidee ubartaa video editing mar walbo youtube ka ku qoraa sidee u bartaa video editing waa yaab wallahi aniga hada waxaan jiraa 15 sano waxaan ahay wiil dhigta school sanadkaan form one noqonayaa lkn hami wayn igu jiro wallhi marwalbo waan isku dayaa waan ku fashilmaa lkn markaan arko dad soo dadaalay waanku laabtaa aniga hada video aan sameeyo wuxuu ahaa mid hees ah kor ka imaanayo baaba ayo gees ka imaanayo waa muuqalkaas aad ugu farxay maalintaas wallahi
@skthegreateditor
@skthegreateditor 19 күн бұрын
sxb marka hore perfect ma noqoneysid qof ka bilowga wa sax inu wax walba hoos kaso bilabo uuna hore ka noqoneyn 100% marka u samir dadaalkaga badi waqtiga ba ku abaalmarin doonna insha Allah sxb sidas same
@abdiqanimohamedahmed3786
@abdiqanimohamedahmed3786 23 күн бұрын
Premier pro iyo CapCut mid keba fcn ustadi
@skthegreateditor
@skthegreateditor 19 күн бұрын
of course Premiere pro
@Hussein-Damaari
@Hussein-Damaari 25 күн бұрын
Asc wllka waxa ubhna Ina iga cwiso qabkan ku brn laha video editing as professionally *not basic*
@Hussein-Damaari
@Hussein-Damaari 25 күн бұрын
Asc pro nio video editing ubahna ma iga cawin karta qab professional eh
@im7somali
@im7somali 26 күн бұрын
War kooban waxna laga tagin
@Xulcourses
@Xulcourses 27 күн бұрын
Xaggee lagu sameeyaa practice kaan ustaad
@skthegreateditor
@skthegreateditor 25 күн бұрын
TikTok @skthegreateditor
@mustafeamerica716
@mustafeamerica716 28 күн бұрын
Anigu ma ka soo qayb gali kara challenge ka usdad❓❓
@skthegreateditor
@skthegreateditor 27 күн бұрын
insha Allah marka TikTok 70K ka garno ayan midkale isku xujeyn donnaa
@LuqmaanAli-uc6lx
@LuqmaanAli-uc6lx 29 күн бұрын
Sidee after efect u heli kara Computer noce ugu fican in lo isticmalo video Editing????????????
@mukhtarshafici8871
@mukhtarshafici8871 29 күн бұрын
Ustad waxaan kaa codsanayaah inaad muuqaalda la habaynayo soo dhigto telegramka waxaa jira dad aan tictokaga istimaalinee Mahadsanid ustd
@ApdirahmaanAadam
@ApdirahmaanAadam Ай бұрын
Sxp side ku baran karaa editing 🙏
@inacali9465
@inacali9465 Ай бұрын
nio zxp waxba lagaama fahmaayo sharaxaadada maaha mid profitoinal ah
@skthegreateditor
@skthegreateditor Ай бұрын
Dhib ma lahan marka xiga inan ficnado ba macqul ah
@sarifusdtcrypto
@sarifusdtcrypto Ай бұрын
Walal waxaan rabaa sidaan camal inaa iibarto video editing
@lazco__1943
@lazco__1943 Ай бұрын
Capcut may ku editing gareeyeen
@Keynaneditor
@Keynaneditor Ай бұрын
🎉🎉
@MREDiT-sc4fx
@MREDiT-sc4fx Ай бұрын
Xgee laga helaa videoga tartanka lagu galaayo pro
@user-ti5qs8dp3w
@user-ti5qs8dp3w Ай бұрын
chalange waa rabna wll halkee kahelna assets ka?
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan Ай бұрын
Sxb Style version kaan wa old waxan ka hadlaya ardayda waxa ay sameneso mrka bar ine ahdan style update o style_da hda socdo ine wx ku style gareyan wxan edit ma ahane sxb gulesyo ❤❤
@user-ik2cl1qy3e
@user-ik2cl1qy3e Ай бұрын
adigu programkaad is ticmaashaa wllo
@cabuud16
@cabuud16 Ай бұрын
Hore u soco
@mxmgamer2833
@mxmgamer2833 Ай бұрын
War zhp markaan ku edit gareeyo AE videogii wuxuu isticmaalayaa GB farabadan more than 2 GB tiktok na wuxuu doonayaa less than 2 GB markaa wll iga caawi bal
@skthegreateditor
@skthegreateditor Ай бұрын
Sxb Media Encoder ma isticmasha Ae MOV size wu badina MP4 aya fican
@bashiir-s8l
@bashiir-s8l Ай бұрын
Saxb marakasta waxaan jeclahay in aan kaqeeyb qaato hadane mahelaayi muuqaaladaada meel aan kala dago waay idiidaan waqti danbe ayaan arakaa oo aan shalaayaa soo kama mid ahaateen dadkaan
@skthegreateditor
@skthegreateditor Ай бұрын
Sxb 3da malin ugu horeysey ayey ku ekayen
@farxaannuur1999
@farxaannuur1999 Ай бұрын
Vidogan intee ka helaaaa❤❤