Maalmo Kamid Ah Nolosha SUUKE
16:24
16 сағат бұрын
Пікірлер
@saadhussein5466
@saadhussein5466 3 сағат бұрын
Gabdho majeerteen iyo abgaal iyo balaayo oo 7xabo ah islaanta afsoomaliga ugooyey
@user-rh3iy7mb7d
@user-rh3iy7mb7d 3 сағат бұрын
Cumar maxamuud gob ku darsada taana
@user-rh3iy7mb7d
@user-rh3iy7mb7d 3 сағат бұрын
Mj viva dad dhaqn wanaagsan
@caaliyahasan1608
@caaliyahasan1608 7 сағат бұрын
Abaalkaagii bay ku mariyeen khaa'inu wadan baad tahay axmaar baa sir wadankaaga u dhiibtay
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 9 сағат бұрын
Salwo you committed treason
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z 12 сағат бұрын
Waa taariikh madow
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 17 сағат бұрын
Ssdf duhur cad ayey fashilantay snm duhur cad ayey guulay satay
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 17 сағат бұрын
Ssdf inay siyaad barre dagaal lagasho waxaa kalawaynaa inay isaaq ladagaalanto wayo majeerteen wuxuu lasoo saftay siyaad barre intuu illaaway halgankiisii taariikhda waad kuceebeesantihiin isqariya
@abdiwahidabdallah9939
@abdiwahidabdallah9939 Күн бұрын
Dadka sidaa looma timamamo ee hadalka iska sax
@abdiwahidabdallah9939
@abdiwahidabdallah9939 Күн бұрын
4 xabo mahee 4qof dheh eeedo
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Күн бұрын
Gaawiito Muxuu miinada ugu buuxiyay Gaadhi uu wato, Bal halaysheego
@abdiyussuf3048
@abdiyussuf3048 Күн бұрын
Waxa xaqiiqa ah in markaas iyada ah madaxweynaha gobolka uu kasoo jeedo uusan lahayn wadooyin dhisan laakin uu u goaamiyay bari iyo nugaal in laga dhiso masharicdas badan sida wadooyinka, dekad weyn iwm. Marka juxa qabri iyo xisaab aya ku sugeysa ee umada kadaa qabyalada aad dib ugu abuureyso. Wa bilaahi towfiiq.
@xamralive
@xamralive Күн бұрын
waa in Tuuladaas Magaciisa laga bedelo
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Күн бұрын
Asc. Hadalkaas ay gabadhu tiri Cabdi Gaawiido isagaa Miinada ku buuxiyey 52 daqiiqo oo agtiisa dhigtay waa sheeko ay wax u dhiman yahiin.Hadda ka hor waxaan maqlay dhawr hadal oo ka wada duwan say sheegayso Ina Cumar-Dheere.Mar waxaan dhagaystay mid kulmis ka soo fakaday oo xamar yimid oo la waraysanayey oo yiri ANIGA dilay Cabdi-Gaawiido.
@shakra5104
@shakra5104 Күн бұрын
juxa dad axmar hub kaso qaty dalka dumiyy halyey ka dhigesa book sex aba arky aqligaga
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 23 сағат бұрын
Afweeyne dikteeytar ah beey iska celinaayaa SSDF geesiyaal mujaahidiin ah beey ahaayeen
@abdiishmail743
@abdiishmail743 Күн бұрын
WASIIR iyo KZfaqr inaad isku noqoto kala dooro Teeda kale Sida SNM cuqdad ha gelin jiilka soo socdo C/Laahi yusuf Cade muuse iyo tolkiisa ayuu xasuuqay kursi dartii Siyaad Bare kursigiisa ayuu ilaashanayey Nin walbo kali taliye ah sidaas buu u dhaqmaa
@Hashim-eu2cm
@Hashim-eu2cm Күн бұрын
BABA BAKADAMEYEY
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Күн бұрын
dhulbahante iyo Ogaadeen baa ubadnayd askartii uu soo adeegsan jirey afweyne
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Күн бұрын
Guuleyso Saree Eedo dhiigina maantay ku taaganthy Puntland ❤❤❤❤Geesiyad Somalida central government ubugta waxaysan ogayn maxaastayada barkadahooda uu usamayn jirey afweyne iyo ragayaga gooramada inta la safo la toogan jiray
@user-rw4nw8rp3g
@user-rw4nw8rp3g Күн бұрын
WAX LA WAREYTO MIYAA LAWAAYEUY WA SIDII WADANKA LOODUMIYEY SORRY
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 23 сағат бұрын
Wadanki afweeyne oo dikteeyrar ah baadumiyay
@Benadir
@Benadir Күн бұрын
Juxa wa 90 jir madaxyaro ah o asaasaq ah ,inuu lafo soo fagto uun baa dhiman, waxa uu rabo inuu taariikh u sameeyo waa jabhadii ugu sumcada xumayd ee Ethiopianka soo galisay oo deegaano ku baabi'say ee miinooyinkii ay ku aaseen meelaha sida goldogob 2024ta wali dadkii miinadii ugu dhimanayaan , ma Ethiopian baan soo galiyay iyo markii danbe oo arintii dhabta tagtay waa baqnay miyaa taariikh noqonaysa ,ssdf waa jabhada kaliya oo iska dhaaf inay caasimadii muqdisho hawaysatee xitaa deegaanadeedii Usc ka difaacan wayday
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 23 сағат бұрын
Wacaladii kacaanka call baaku haye udhimo SSDF waa mujaahidiin Rajiimki afweeyne iyagaa somaali ku kaciyay
@wellimohamed3440
@wellimohamed3440 Күн бұрын
Mida klae hadaa wareysaneyso Mamada wxbo ssdf wxbo kama ogeyne mxaa calal aqal ula wareysan weysay odegeeda oo ku soo dhawacmey si u yara xoojiyo mamada In kastuu cadalad xumo aqrkii uga cararey jabhadii aqrkii ukla qabyaladeysa dadkii laab lakaca ugu yimid Ilahow ceeb astur!
@wellimohamed3440
@wellimohamed3440 Күн бұрын
Juxa wxaa wareysato miyaa weysay Mxaa dumashidaa wareysigeeda kuu Geeyey?
@TechSiyaad
@TechSiyaad Күн бұрын
Siyaad Barre Alle haw naxariisto, wax weyn buu nooga tegay.
@essamusa7060
@essamusa7060 Күн бұрын
Subxaana allah sablaale waxaa la asaasay 1974 oo la geeyay dadka abaarta dabadheer ku cayroobay.
@rocky4066
@rocky4066 Күн бұрын
"Jamhadda" MA ahane waa jabhadda afsoomaaliga iska saxa dadkiina 91 ka Dib dhashay
@AminaXashi-eq1zw
@AminaXashi-eq1zw 2 күн бұрын
ASC ku waan. Waa ii. Dalkeen. Dumiyeyi oo. Fidnadah. Bilaab. Majeerten. Iyo SSDF SNM. Iyo uSC. SSDM. Dhamaan. Waa. Dal. Khayin. Wadan. Oo. Dalimiin iyo. Munafuqiin
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Күн бұрын
Majeeerteen mahan xil dooon Majeeerteen mahan dad looo taliyo Majeeerteeen mahan rabayad Majeeerteeen mahan somalida kale Majeeerteeeen waaa kingdom Talada Somalia iyagaaa leh Ninkiiii diiiiida Waaa dhiman Waa burburi Majeeerteeen still. A life Ssdf 🦁🦁🦁🦁🦁
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Күн бұрын
Libaxad sidaas weye ayeyo from ceerigaabo
@AminaXashi-eq1zw
@AminaXashi-eq1zw 2 күн бұрын
a
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 2 күн бұрын
Jabhadihii ssta iyo SSDF, waxay ahayeen khainul waddan, dhalintana noloshii ka ridey sida alshabaab aakhiro loogu diro. Ilahey u toobad Keena.wbt
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed Күн бұрын
Ssdf Waa majeeerteen kingdom Mahan adoooomaha somalida ooo kale Mj waaa guuuumayste Looooma taliyo iyagaaa taliya Intaaaas waaa inay Somali barataaaa Hadiii kale waaaa la wada dhiman
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 23 сағат бұрын
SSDF mujaahidiin beey ahaayeen gunimo beey diiden
@engbulaaleamqoolif909
@engbulaaleamqoolif909 2 күн бұрын
Sababta ninku gaariguu watay miinada ugu xiray xoogaa nafahansiiya
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 күн бұрын
Miguirtinia
@Jama-is9gt
@Jama-is9gt 2 күн бұрын
Rahu inuu biyaha naco!!! Ma run baa ma been baa??? Ma ri'yaa ma sheekaa???. Ruux kastaa ha sheegoo, indhaha ha u shareeroo, shaadhkuu rabo ha geliyee, leyn beeni raad ma leh!!!
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 2 күн бұрын
Tolkay majeerteen khaladka ugu weyn ee ay galeen waa inay dawladii soomaliyeed naga dumiyeen oo tuseen jabhado in soomali oo dhani dhisato aakhirkiina dawladii la riday dalkiina la diirtay ilaa mantana dhibtii taagan tahay siyaad barre wuu iska tegi lahaa ama dhiman lahaa hadii laga fekeri lahaa wixii lagu badeli lahaa qarankaa dhisnaa soomali manta saw qabiil qabiil calamo uma samaysan maxaa laga dhaxlay oo aan halaag ka ahayn
@moyaa1852
@moyaa1852 3 күн бұрын
Horgal Naclatullahi Calyk
@hugdheh
@hugdheh 3 күн бұрын
odayga qamriga ayuu badsaday hhh Al itixaad iyo USC soo tay isku farasaareen Kismaayo ayagoo garab socdo Morgan kk CEydiid iyo xasan dahirna ismaba arki karaan
@user-hp8tw4to8c
@user-hp8tw4to8c 4 күн бұрын
Maxamed xasan qof uga xog ogaalsan ma jiro mashruuca laga hadlaayo. Wakhtigaas SSDF waxey wax dalka soo galay, wax dibedaha u yaacay. Cabdullahi Yusuf(AUN) na waa la xiray. Sidaas darteed mashrucaani wuxuu ku yimal rabida Siyad Bare(AUN).
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz 4 күн бұрын
Geelle sharciga wuxuu ka hormarin jiray fulinta amarka taliyihiisa,
4 күн бұрын
Cbdiraxmaan Suke miyaa ditoritore kahaa school skhawadiin oon dhiganbjiray qaybta carabiga 1980skii?
@nabadiyonolol5904
@nabadiyonolol5904 4 күн бұрын
Mashallah wasiir shuuke waxaan kuxasustaa: Iskuulkeygi hoose & dhexe Axmed Gurey, Xamar. Buug kasta oo textbook ah📗oo dowladu free kubixiso Shuuke ayaa ku saxiixna. Waa nin waxbarashada soomaliya qeyb weyn kaqaatay. Cimri dheer iyo caafimad buuxa Allaha kusiiyo 🙏
@HassanAhmed-np2ys
@HassanAhmed-np2ys 4 күн бұрын
Haa wuu ku dhameen karaa haduu maskax fiicnaa macalin fiicanna uu lahaa, teeda kale waxaad ogaataa inuusan dhihin quraankaan xifdiye. Quraan Dareeris uu ku dhameen karey mudadaas, hadii aad soo martey dugsi quraan waad garan kartaa bowe.
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 4 күн бұрын
KIIS BEENBEENA OO SIYAASADAYSAN AYAA LOO SAMEEYAY WAAYO HADDII AY RUN TAHAY WAY XIDHNAAN LAHAAYEEN MAXAA LOO SOO DAAYAY OO XILAL SARSARE LOO SIIYAY? SYSTEM KII AFWAYNE WAXA UU AHAA KA PAKISTAN 🇵🇰 ... QOFKA LAGA DAREEMO SIYAASI FIRFIRCOON MUSUQMAASUQ BUU SAMEEYAY BAA LAGU XIDHAYAA ... YAGA OO XIDHANA WAA LA DOORTAA .... 😅😅😅😅
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 4 күн бұрын
BAL EEGA XUMAANTA REER KOONFUREED KU XILIGA AY BILAABEEN EE AY AHN. GEN. CAYNAANSHE FAQUUQAYAAN ISAGOO KOONFUREED KU DHASHAY KALI A WAXA UU AHAA ISAAQ . 😂😂😂😂 ODAYGAN TUUNJI WAA MUNAAFAQ DADKA . GEELE AYUU DADKA LA'DILI JIRAY BILAA SABAB.
@ronny7suii3
@ronny7suii3 5 күн бұрын
Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad taam ah ha siiyo wasiir Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke , wuxuu u soo shaqeeyey dalkiisa iyo dadkiisa, Aabahay Allah u naxariisto ayey wasaarada waxbarashada ka soo wada shaqeeyeen, aabahay wuxuuna ii sheegi jirey inuu ahaa nin Soomaalinimada ku weeyn tahay iyo cadaalad ayuu dadka madaxda u ahaa ku maamuli jirey, wuxuu ahaa nin karti badan , Shuuki iyo xaaskiisaba waa dalka iyo dadka Soomaaliyeed waa u soo shaqeeyeen, oo ubad badan oo Soomaaliyeed ay wax soo bareen. waad ku mahadsan tihiin in taariikhdiisa oo kooban noo soo gudbiseen.
@ahmedsaid-hu5qs
@ahmedsaid-hu5qs 5 күн бұрын
Mashaa allaah shuuke wasiirkena Waxbarashada kacaankii mashaa allaah
@AAAhmed-bw1ev
@AAAhmed-bw1ev 5 күн бұрын
Somalida da'da ma jecla, marwalba way isyareeyaan. Goorta uu kaaliye maclin noqthay, goorta uu Italia aathay. Sithuu direttore dugsi ku noqthay. Waxaas oo dhan is qabadsii. Goormaan runta sheegeynaa annaghoo aan ka baqin da'tha.
@nabadiyonolol5904
@nabadiyonolol5904 4 күн бұрын
Nin kuyiri 1937 ayan dhashay xaguu da’ kuqarsaday? Yaab badana. Tan labaad hadu taarikhaha yara khalday waa inaad iska fahanta maadama uu ninku da’ yahay oo xasuustisa 100% noqon karin.
@guleedciise4497
@guleedciise4497 6 күн бұрын
Shaqsi waddanka Abaal ku leh
@awdeeq
@awdeeq 6 күн бұрын
Wasiir qaybta dhiman goorma soo galin
@zikibaaba1541
@zikibaaba1541 6 күн бұрын
Anigana wuxuu nagu soo booqday Dugsigii hoose dhexe ee Siyaad oo ku yiil degmada Wadajir. Maalinkaas macalin xisaab aa noogu jiray fasalka. Aniguu iiyeeray ‘’waryaa dhego weyne istaag’’ ayuu i yiri markaasuu xisaab kajara, oo 3 dabaqa intuu sabuurada ku qoray iyiri kashaqee. Nin fasalka 8aad dhigta maa kajar u daahaaya. Rabbi ha ku xifdiyo mudane Shuuke
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 6 күн бұрын
1943 ayaan dhashay kadibna 1950 ayaan iskool bilaabay anigoo quraan dhameeyay waa 7 jir quraan dhameeyay aniga kama yeelin Trunje ee adinka ma ka yeeshen
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 4 күн бұрын
Kkkkk
@hugdheh
@hugdheh 3 күн бұрын
anaa 6 jir ku dhameyay madax adkida adi
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 3 күн бұрын
@@hugdheh Wixii faan ah waa meesheeda sh Shaafici ayaa taariikhda lagu hayaa 7 jirr ku dhameeyay
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 6 күн бұрын
Shucked, get your face out of public. Hide your face. Waxa laga buurey xumayeenaa.