gabdha heesta ku qaada maxa ku qiimeyn laheyd maxeysna dareemeysa adigu qaba markey ilmo ku dhali weydo rabbina uusan u qorin marki lagu yiraahdo adiga khaladka ma lihid ee ninka bey wax ka khaldan yihin ee iska fur kuwa leh hadalka ma yaqaanan labada qof is qaba sida ey wax u ogyihin labaane dhexdooda lama kalo ubad kana rabbi ba bixiya dadka inta u badan iimanka ku yar ❤❤❤❤mayaqaan suuraha beenta iyo sasabasho ma aniga wakhtiga sugan mise waayaha sida ah kaan sugayey o maqan sadex iyo shan iyo toban dayaxi maso baxey ❤❤❤
@BarwaaqoAliahmed8 ай бұрын
29/11/2023 haben khamiis soo galayso Aniga iyo jacaylkayga oo wada dhagaysanayna waxan rajeenaya sandkaa sandkiisa anogo lamana aanu dhegaysano insha allah wa hamigayga❤️🩸💯
@mukhtarrooble31028 ай бұрын
Calaf ha isku kiin daro insha allah wll
@nimcaanjaamac6 ай бұрын
Sanad ka dib nooga warama noloshiina ma midawdeen mise wali waad sugysan mise 😢
@user-kx9rp8ck4n8 ай бұрын
😅😅😅
@user-me6gv6tm8h8 ай бұрын
Mashaallah naharisita jaanadhe Allah siiyo❤❤❤amini thuma amini