WARKA HABEEN EE KNN  13 07 2024
11:35
13 сағат бұрын
WARKA DUHUR EE KNN 13 07 2024
12:55
18 сағат бұрын
MAXAA KUSOO KORDHAY WEERARKA XABSIGA DHEXE?
2:39
TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA CASHARKA 63AAD
24:09
WARKA SUBAX EE KNN 13 07 2024
13:07
2 сағат бұрын
WARK HABEEN EE KNN 12 07 2024
15:06
2 сағат бұрын
TALIYIHII BOOLIISKA KENYA OO IS CASILAY.
2:17
WARKA DUHUR EE KNN 12 07 2024
13:17
2 сағат бұрын
TIRADA DHIMASHADA OO KORORTAY.
2:54
2 сағат бұрын
WARKA SUBAX EE KNN 12 07 2024
14:16
4 сағат бұрын
WARK HABEEN EE KNN 11 07 2024
19:55
4 сағат бұрын
Пікірлер
@mahamedcabdulkadir167
@mahamedcabdulkadir167 26 секунд бұрын
Trum waa madaxa mundane inuu hogaamiyo USA away dimoqadiyadi maraykanka ?
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 27 минут бұрын
DAWLAD TUUG TUUG TUUG AH AAN DHERGEYNIN. BAAHI NINKISA MA MOGA.
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 28 минут бұрын
DAWLAD TUUG AH AAN DHERGEYNIN SHACABKI U DHIGATAY LACAGTI DIBEDA LOO SOO DIRAYEY DALKA MAKU DHISAYAN JID MALE ISBITAL MALE ISKUL MALE LACNAD ALLAHA IDINKU RIDO,CUDUR HUN ALLAHA IDINKU RIDO INSHA ALLAH.
@user-hw5hs2pv6p
@user-hw5hs2pv6p 51 минут бұрын
Ar tafsiirka soo daaya
@hassanbardacad5600
@hassanbardacad5600 Сағат бұрын
Nin yahaw naag hooded noshahay hagursan
@maxamadqadar428
@maxamadqadar428 11 сағат бұрын
Argagixiso laxakumay maxaa xabsiga looguhaya
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 12 сағат бұрын
BERI MADAXTOYADA AYAA WERARAYAN QAWARIJTA HADDII HALADIINA DIDA U SOCDO.
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 12 сағат бұрын
GOBOLADA SHABELAHA HOOSE MAXKAMAD IYO XABSI MALE KUWAN GOORMA DAWLAD NOQONAYAN QABIIL AYAA IIMAANKA KA QADAY.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 12 сағат бұрын
TALIYAHA MAKAN HEYSTAA MAKII DHIBKA KADANBEEYAA BAARAYA DHIBKII DHACAY WAA DHAQTARKII SUNTA KUGU DUREY EE KU DILEY HAKU BAARO
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 12 сағат бұрын
MAASHA ALAAH CIIDANKEENA ALAHA BARAKEEYO DHAAWACOODA ILAAHEEY HA U BOOGA DHAYO
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 13 сағат бұрын
Waa markii labaad xabsiga dhaxe gudahiisa dagaal ka dhaco cida hubka gudbiya iyo kuwa qaraxa gudbiya lama soo qabto bariis been ah ku dhamaata af daboolan
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 14 сағат бұрын
IYAGU MATOOGANE IYAGAA ISTOOGTEY WAAYO IYAGOO TOOGASHO KU XUKUMAN MAXAA LOO KOOL KOOLINAYEY
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 14 сағат бұрын
IYAGAA ILAALINAYEY IYAGAANA LA DAGAALAMEY WAA FILIN JILAYAAL
@mohacade8773
@mohacade8773 17 сағат бұрын
Sxb burhaan sheekada somali ka socoto wa tii aflaamta hindiga aan ku daawan jirny o kle cajiib waaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 19 сағат бұрын
XABSIGA DHEXE WAXAA WERARAY HABAR GIDIR OO SHABAAB KA TIRSAN SI AY U DAAYAAN SID CALI IYO QOSLAYE.
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 19 сағат бұрын
QALADKA DAWLADA AYAA ISKA LEH IN XABSIGA LA WERARO DADKA DILKA KU XUKUMAN MAXAY XABSIGA UGA HAYSATAA MAY KU FULISO XUKUNKODA WAA DAALIM DOWLADA
@hodanqaali8823
@hodanqaali8823 23 сағат бұрын
Subax wanaagsan walayaal
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Күн бұрын
XABSIGA DHEXE MUQDISHO HADDA RASAAS AYAA KU SOCOTA SHABAB OO WERARAY.WIXII FAAFFAHIN AH DIB AYAAN KU SHEGI DOONNA.
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Күн бұрын
CIIDAMADA KHANISINTA JUBALAND WAXAA KA BAHEEN DHULALKI AY QABTEN DHAMAN OO CARARAR AYAGOO FUTADA RUHAYAN.MUJAHID7NTA SHABAB OO KU WAREGSAN KISMAYO INAY GACANTA KU DHIGAN,AXMED MADOWE UU KA BAHSADAY KISMAYO UNA CARARAY KENYA.
@yasinmire1988
@yasinmire1988 Күн бұрын
Subax wanaagsan radio kulmiye
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og Күн бұрын
Kusali rasuulka s.c.w
@DaudMohamed-m4e
@DaudMohamed-m4e Күн бұрын
Adiiga ka dambeyey kamajiro, mamul, lwm,
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f Күн бұрын
Fiqi wasiir xagee lagu arkay Dadkiisa leh masar u guur oo daga
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f Күн бұрын
Kuwaan wariiye mahan kenya ma gudaha somaliyay ka mid tahay Tan kale waa luuq
@Aden-Chemistry-54_
@Aden-Chemistry-54_ Күн бұрын
😅😅😅😅 Ceelwaaq mahan ee waa luuq
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Күн бұрын
DAWLADDA IRAN IN LA BURBURIYO WAA WAAJIB MUQADASI AH.
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og Күн бұрын
Waajib ma ahan waa suno saxiix ah
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Күн бұрын
Wariye KNN M.Sayid oo mudda dheer Mdx kuxigen isaga xukumada kismayo Elwaq,musqul kamusan dhisin waxa uu sheegaya in Mamulka Degmada luuq eey Isxilqaan Bundadii Muhimka ahayd eey kusameyen,Dakhlikha kismaayo Garonka Degedda Dhuxusha Aaway qoontadii Gedo
@mahamedcabdulkadir167
@mahamedcabdulkadir167 Күн бұрын
Kenya warkeeda waa warkia dalka miyaad?
@aragsanhassannuur
@aragsanhassannuur Күн бұрын
❤❤❤
@user-yj2oz6fb1i
@user-yj2oz6fb1i Күн бұрын
Camera and editing is totally zero
@AshaBarre
@AshaBarre Күн бұрын
Labo❤❤❤
@AshaBarre
@AshaBarre Күн бұрын
Labo❤❤❤
@muxudiinxuseen1344
@muxudiinxuseen1344 Күн бұрын
Amar Alle waa Gooni. Laakin hadiiba aad gaari raaceysid ka fadhiiso dhinaca ku aadan Darawalka. Waliba qadka dhexe.
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 Күн бұрын
Ottowa Canada ayaan idinka dhagaysanayaa radio kulmiye
@AhmedJimale
@AhmedJimale Күн бұрын
KOW ❤❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Күн бұрын
Mashaa Allaah tabaarakallaah xafidullaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Madaxweynaha umada soomaaliyeed ❤❤❤❤❤mudane Xasan Sheekh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul guul gobonimo ❤❤❤ilxun kuma aragto Libaax Libaax dhalay guuuuleyso guuuuleysta amiin yaa Allaah ❤❤❤
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Күн бұрын
Inaalillaahi wainaa ileyhi raajucuun Allaha unaxariisto dhamaantood
@user-nl9by3is2z
@user-nl9by3is2z Күн бұрын
وقيدي. سي اتلي .قيمينال. وىينلي. ىوليسي. فولوزيس. فارارسوللي. بو. نانازي. غوياس. سيداموري. سار. ميدين. وفدا. لاقينس. فوسيتلن. فونقولس. سيرفن و. ويدامان. موري. يقيد. ىاميسانن و.
@user-nl9by3is2z
@user-nl9by3is2z Күн бұрын
ويبوليتيس. و ةينلي. قيليار. تل ي. يفاتس. ىاىميسانن و. فارنو. وظابي. انيم. نو. ىارميسان. نو. روغا رينتي. داريق. فيار. وللي. ىرمييان. اللغ
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z Күн бұрын
DADKA DHINTEY MAGCODA IYO SAWIRDOODA BAL NOO RAADIYA
@mahamedcabdulkadir167
@mahamedcabdulkadir167 Күн бұрын
Saamadhihin beentadaa falanqeey kilahaa.
@abshir1134
@abshir1134 Күн бұрын
Iiwad sheekada
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Күн бұрын
Waa lagu soo qabanaa wartaa adaa ah miyaa waa maxay ii wad sheekasda
@halimajama1664
@halimajama1664 2 күн бұрын
Waa kow 😅
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 күн бұрын
63SANO AYAA KENYA QAADAY XORIMADEEDA SOOMAALIDA KEEN YANA WAA DADKA SEDEXAAD OO CODKOODA LAGU XISAABTAMO LAAKII WAXAY WAAYEEN TOWFIIQ AY WADOOYINKOODA MUHIIMKAA KU DHISTAAN MID DOWLADEED IYO MID JEEBKOODABA SANADWALBANA WAXAA KU BAXA WADOOYINKAA XUN BOQOLAAL DAD QAALIYA ILAAHOOW TALO IYO TOWFIIQSII SOOMAALI MEELEYJOOGTABA UMADAANA U NAXARIISO INTII MUSLIM AH ANAGANA GADAASHOODA HANA FIDNEYN AAMIIN
@user-ru5mh1pr5n
@user-ru5mh1pr5n 2 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 2 күн бұрын
innaa lillahi wa innaa ileyhi rajucun rabbiyow danbigoda dhaaf oo unaxariso janadaadane ugu bisharey
@user-ru5mh1pr5n
@user-ru5mh1pr5n 2 күн бұрын
Ethiobia bada Somali uma baahno waayo yaaka hor taagan mey tagaan Somali bey kaba qaayan Shabaabna marabno waayo anaga weyna dilaayan qarax io balaayo ilaah dalka haa noga qabto🥺😭🇩🇯🇸🇴💪
@abdidahirali7484
@abdidahirali7484 2 күн бұрын
Awalba ayagaa abiya iyo shabaab ayagaa ahaa sonaliyana waa lugooyeen shalay brother ayuu ahaa maantana waakaas warkooda duli masuuliyiin maaheeyn ee dhuuniqaatayaal ayay ahaayeen
@mohacadde8791
@mohacadde8791 2 күн бұрын
Farmaajo iyo tiimkiisa wa ku wii dakada muqdisho alshabaab canshuurta siin jiray