Пікірлер
@omarmediashow2765
@omarmediashow2765 21 сағат бұрын
Gaal waxaaga waa cadeysate wallhi
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Күн бұрын
Umul siyaasad wax kama yaqaan cilmi yari diina way haysaa dawladda keenya ayuu magan u yahay, oo uuku hoos nool yahay marka xaq uma leh in uu soomaaliya wax ka sheego
@samirr546
@samirr546 Күн бұрын
Sheekh umal laascaano hadii la xoreeyey somali dhib kama jiro dhibku idoor buu ahaa oo gumaysi ku hayey dadka tolka ah ka soo qaybgal maalinka 25.08 24 ee xoriyada ssc khaatumo.
@maalmedia623
@maalmedia623 21 сағат бұрын
Yaa haysay ooy ka xorooday ? Yaaab
@Dunidamaanta96
@Dunidamaanta96 3 күн бұрын
Subscribe ino saar walaal
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 3 күн бұрын
Sheeq waykala adkaadeen wey is cafiyeen anagu kalama adkan dhibtu waa taa
@user-gg5pn3sp8p
@user-gg5pn3sp8p 3 күн бұрын
Waarun shekh
@abukar1636
@abukar1636 3 күн бұрын
Xafidu Laahh Sheekh umul
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 3 күн бұрын
shiiiiiiiikh umal shalay iyo maantay
@HaajiHassan-te9re
@HaajiHassan-te9re 3 күн бұрын
Cudurka kowad ee soomaalida heysta culumaa ayaa Kow ka ah oo meelkasta ujiida umada wareriyey
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 3 күн бұрын
Ruwanda maa Gaari garna walahi sheeq Umal allah ku xafido Somaliweyn oodhan allah isku wada keeno Qabiilkane allah bur buriyo
@user-ld7bs1lw7w
@user-ld7bs1lw7w 4 күн бұрын
qabyaaladu waxajoojinkaro washareeco islaami ah
@MohamedAli-rd7rn
@MohamedAli-rd7rn 4 күн бұрын
Lankse qabill iyo qabyaalad kama jirto .
@2daysago_
@2daysago_ 3 күн бұрын
Rwanda dhowr milyan ayey iska dileen qabyaalad dartiis.
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 4 күн бұрын
Qer allaha ku siiyo lagin in soomaliya oo israacdo aniga ila ma aha ilaa tasturka alle loo noqonayo
@user-mt3si1oy3z
@user-mt3si1oy3z 4 күн бұрын
The wise Sheikh
@AxmedGood-x2l
@AxmedGood-x2l 4 күн бұрын
🎉
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 14 күн бұрын
Wadanka kunoshahay madaxweynihi makuyeray mala kulantay resal wasarihisa sidokale wadanka mamuxadareya oo makabnucday tada kaayeelen mase mid wadankaga afkaga xujo ogadhigeysa iney kuqalafen qaladad suq gabdho dhahan iyado dowlad jirto cunugey wasaxixay dhibay anigo dhigin duur layab jiray dibadihi kuaragnay qar nikax sheganaya hadana sharc dhiga culimo yahay dadka borta wejada quran sarka qofki qafifta guri dagana xaskisa isla gurigi qeybtisa kale qadamoyin dagana laba qol mid kamid qudbasire sey shegayeen gurigi isaga wakil oga ahaa marki walacday gurigi wufasaxay kagura kadib mid igutiri gurigi wakagurena iyana mid nagti carurti yurub utisaday gursanayay markas gurigi aniga dagay malmo kadib seyula macamisha ninki baburka kajibina hadi iga hagagiwayo mudo kadib dad kale ugudaray nolol nagna wuudalbaday guriga walimadagin weyibalan qaden iyadi qolkodi kuladagtay qolki kala uukuqabay uugaliyay tikale minweynti maqsalad madbaqyada seay iskula adegtan buu ubajiyay aqir tikala walacday sidas minweynti uladajiyay gurigi sodagay tina wey dhashay ma arkin mudo mid kali isnaqana itimada sidas sharc lagudhigay imam qaday hadana ninki nin laima ader dhor caruur kadhalay tiukenay tiweyned isaga kafil ka ahen oowalidkeda kafil kayahay baa aniga dhalay kudhalisay ninkeda nagtisa sida jesaniyinta ubadan yihin ookale gabadhoda wacal aniga dhalay sharci kuqortan
@user-rd7xe5rn2t
@user-rd7xe5rn2t 18 күн бұрын
Sheekh umaloow adeer haday soomaali walaalo tahay maxaad ugaseexateen hadaatihihiin culumada onaad ugurmataan buundooyinkii burburay ee gobolka gedo iyo fatahaadihii iskuxigxigey eekadhacay g gedo reer gedo miyaanay soomaalida aad walaashanaysiin eeysan kamid ahayn
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 18 күн бұрын
sheekh soomow aa xadiith ku qabsaday markaasuu isku dhex yaacay qabiil caaye, maalintii ku xigtana waxaa laga keenay raali gelin aa bixinaa iyo xaal doqon always doqon cagdheer aqli leh lawaa iyo faqash cuqdaeysan
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 18 күн бұрын
yaa arkay umul oo siyaad bare oo aayada ilaah kasoo horjeestay 10 wadaadna u dilay weligiis kama hadlin , ayaan xirsi oo gaal ah oo nabiga c/s/w caayde kama hadlin weligiis ilaah cumar oo nin gaaal ah la nool kama hadlin weloigiis taas maxee kuu cadeynee? wuxuu caaye wasiir khadiija diiriye aun aamiin markee dhimatayna uma tacsiyeen, mul xaaraami nacalad baa ku dhacday waa diin laawwe ilaah ka furtay aan xishoon qabyaaladiiste ah intaa kor kusoo xusaty weliugiis kama hadlon.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 18 күн бұрын
raali gelinta baryo kuma imaan social media aalagu karbaaashay umul diin laawe xaraamiga qabyaalada dilatay oo hawiye kaliya caaya mar kasya
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 18 күн бұрын
wahaabi waa diin laawa yaal meel xun ku dhimanayaa ilaahna maalin kasta ceebtooda uu bananaka keenaa wee caaytamaan hadana raali gelin aaku xigta
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 18 күн бұрын
umul diin laawe waa nin shallay calaa-calaaye oo dhahay ha iga raali noqdaan abgaalka erayga ahaa'' Unu Kaa Leh '' masjidka uuka dhex caaytamay diin laawe umul maxaa ka raacay inuu raali gelin qasab ah bixiye waa bastar umul nabiga c/s/w caaye
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 18 күн бұрын
faqash bastar ah oo cuqdaeysan aa tahay ciwaanka iska sax nin kaada xaaraanta lagu dhalay sheekh caalim ah oo dhintay uu caaye umul tuug ninkii u difaacay qoraalka inta kore wuuka tagay umul tuug diin laawaha asagoo sheekh soomow u xanaaqsan
@YacinAbdillahi-nc4gi
@YacinAbdillahi-nc4gi 25 күн бұрын
Et
@user-pv8it4gg3m
@user-pv8it4gg3m 26 күн бұрын
Wahabi dawa shabad leh lagama yawayo inad imadid nairobi
@carabxaaji7834
@carabxaaji7834 29 күн бұрын
Asc❤
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
. MaashaALaah ❤
@CabdifitaaxAxmed-hj9ok
@CabdifitaaxAxmed-hj9ok Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdicaziizmaxamed6715
@abdicaziizmaxamed6715 Ай бұрын
Kitaabka ilaahay ayuu ku been abuuranaa lacnad ku dhacdo
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir Ай бұрын
بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل
@faisalmohamud3409
@faisalmohamud3409 Ай бұрын
Scw Scw
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Ай бұрын
tolkiisi buu u tagey munaafakh umul
@nuuxmaxamed8011
@nuuxmaxamed8011 Ай бұрын
Illaahayoow na hanuuni oo noo naxariso
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Ай бұрын
Culumadii waxa.bartay shiiq.umul waxay ahaayeen suufiya ihadana waxaa la.faafiyey qabuuraha bay caabudaan markii qofkii khilaaf bilaabay hadana kacabanaya waa dhibaato suufiya waa gaalo meel gee shiiq umulow😂
@mohamednorahmed3363
@mohamednorahmed3363 Ай бұрын
Khawaarij wey soo matagtey uur xumo wixi la arkaayey.
@zahrahassan5808
@zahrahassan5808 Ай бұрын
Salaama Calaykum walaalaha Soomaaliyeed daawadey ama daawan doona barnaamijkaan, sheekha waan bokaadinayaa howsha uu qabtey intii kale ee reer Hiiraan ugurmatey;balse waxaan jeclaan lahaa inla weydiiyo maaxay culumada,ganacsatada iyo dhamaan waxgradka uga aamuseen markey Masiibadii weyneyd ayka dhacdey gobolka Gedo oo ay biyihu maansheeyeen?
@daljir___10
@daljir___10 Ай бұрын
Waxaaa lugu dhega hadlay Moha qadar Abdi Askari Waqal studio Daahir Alasow 😂😂😊
@AboweAdo
@AboweAdo Ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
maxaa uga jawaabi weyde markii lagu dhahay nabiga c/s/w aad caayse? sheeka kale aad gashay ilaa hadana maadan ka jawaabin taas meel kasta oo llaguugu arkana waalaguugu weydiinaa taas ogoow cafis malaha taa
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 26 күн бұрын
Aamus jaahil sheikh umal wuu caddeeyay xadiith iyo daliil buu ukeenay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
maxaa u kala hadleysaa waa adigii dhahaaye dowlada wax weeka qaban weyde wadaadadii masjidka digriga ku dhex qabsaday oo dowlada aad eedeneyse youtube eeku jirtaa tan 2aad sheekh soomow aaku dhahay nabjiga c/s/w aad caayse muqdisho masii joogeysid. ilmaha aad agoonta ka dhigtay adigoo al shabaab la safan uma wacdineysid, muqdisho waaka soo carartay markii la sheegay waxaa tahay
@abdulahiartan4091
@abdulahiartan4091 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@edilupdy6438
@edilupdy6438 Ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️♥️ سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده لاحول ولاقوة الابالله اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍
@macalimmuxudiin1067
@macalimmuxudiin1067 Ай бұрын
😢😢😢😮😮😮😊😊😊😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤
@mohacade8773
@mohacade8773 Ай бұрын
Sheydaan umal
@HalimoAden-xy8kj
@HalimoAden-xy8kj Ай бұрын
Culumada haka danbabin sheydan iyo wax ka xuun wa adigee
@mohacade8773
@mohacade8773 Ай бұрын
@@HalimoAden-xy8kj culumo ma aha wa wahaabi
@AhmedAbdiahmed-k2w
@AhmedAbdiahmed-k2w Ай бұрын
M.a
@MaxamedXasan-cg9xy
@MaxamedXasan-cg9xy Ай бұрын
Oowkejrjejqkkskskwjzkk2iekejjekeijdiee
@SaamiyaDagan-hn8it
@SaamiyaDagan-hn8it Ай бұрын
❤❤❤❤😂
@CawoSiciid-bx3yx
@CawoSiciid-bx3yx Ай бұрын
Scw scw scw scw❤
@amareto5772
@amareto5772 Ай бұрын
Nin baa Cumar ibn Qataab (RC) u yimid oo rabay inuu furro xaaskiisa. Sayidinaa Cumar (RC) waxa uu weydiiyay sababta ku kaliftay in xaaskiisa uu furro. Ninkii waxuu yiri: Waxaan weydiiyay inay i jeceshahay xaaskeyga, waxayna iigu jawaabtay:"Kuma jecli". Gabadhii buu Saydinaa cumar (RC) weydiiyay inay sidaa tiri. Waxay tiri: Haa, waan iri. Waxuu ku yiri Sayidinaa Cumar:"Maxaad u oran weysay:"Waan ku jeclahay"? Waxay tiri:"Ilaah buu igu dhaarshay". Sayidinaa Cumar waxuu ku yiri:"Xataa hadduu ku dhaarshay, inaad tiraahdo waan ku jeclahay ay ahayd: Guri bad-baadintiisa ayaa ka weyn inaad been ku dhaarato.
@amareto5772
@amareto5772 Ай бұрын
Ummad waxaan noqonay ba'day, oo hoogtay.