Cumar Dhuule - Jabuuti (Hees Kaban Solo)
3:17
Cumar Dhuule - Raxmaay (Hees Kaban Solo)
6:29
Cumar Dhuule - Dhambaal (Hees Kaban Solo)
7:12
Пікірлер
@MukhtarHassan-xs7ji
@MukhtarHassan-xs7ji 45 минут бұрын
Alayaacisaka nimco jamac migil &cabdi nuur alaale heestan heesaha ugu jecelahay ee djabuoti❤❤❤
@user-nc7sq1py5d
@user-nc7sq1py5d 12 сағат бұрын
Heestan intee ila mida oo Tiktok ka so raacay dabded so ogaday inay qaraami tahay hdana so doonay. Wlhy xaqiiq hda tagan weeyaan.
@user-lk7yc5hp2b
@user-lk7yc5hp2b 14 сағат бұрын
❤❤😂😂🎉🎉😢😢wow
@MohamedOday-vm7ex
@MohamedOday-vm7ex 14 сағат бұрын
2024 😂
@kylehorn9933
@kylehorn9933 19 сағат бұрын
Qashin ka dhex hadlaya heesta
@yassinmohamed9468
@yassinmohamed9468 22 сағат бұрын
Wax baa igu leh kaban kaa suu waa Maxamed Mooge
@baxsanmediatv713
@baxsanmediatv713 Күн бұрын
2001 ayaan Magaladq Xagareey Ku Dhageystay Maqayadii Xaawo Cusmaan Geyre
@maxamedxasancuraagte9349
@maxamedxasancuraagte9349 Күн бұрын
Heesta : Murug Erayada : Cali sh Jaamac Laxanku : saxardiid m jabiye Kabanka : Cumar dhuule Luuqda : saynab cige
@maxamedxasancuraagte9349
@maxamedxasancuraagte9349 Күн бұрын
Laxanku wll waa Murug Ee maaha Raaxeeye Mahadsanid
@CarabeyMohamed-ph9ld
@CarabeyMohamed-ph9ld Күн бұрын
1
@CarabeyMohamed-ph9ld
@CarabeyMohamed-ph9ld Күн бұрын
Carabey
@CaliBoon
@CaliBoon Күн бұрын
1:40
@hassanibrahim6175
@hassanibrahim6175 2 күн бұрын
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 2 күн бұрын
Dibnahaba been maa maarise
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 2 күн бұрын
iga soo Boogsii iga soo Boogsii iga soo Boogsii
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 2 күн бұрын
I Love kaban Solo ❤❤
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 2 күн бұрын
Heestan Kaban waa dhaaftay wax kale yaa dhuule ax Ninkan iyo garaacida kabanka maxaa kala haysto ❤️❤️
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 2 күн бұрын
Thanks
@abassismailibrahim5940
@abassismailibrahim5940 2 күн бұрын
If somali qarami music is wrriten you deserve a page
@DahirNuur-s3h
@DahirNuur-s3h 3 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@DahirNuur-s3h
@DahirNuur-s3h 3 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@craxmandheeho4387
@craxmandheeho4387 3 күн бұрын
Nasteexo soogeli ookabana
@fartuunmaxamed5084
@fartuunmaxamed5084 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@RashidAli-ow3jp
@RashidAli-ow3jp 3 күн бұрын
Heestan abwaan dheeg baa sameyey Laxanka Axmed Cali cigal ayaa sarey Sidaas waxaa noo sheegey dheeg oo miraha lahaa
@SuperKahin
@SuperKahin 3 күн бұрын
Waxay ku jirtay riwaayadi waraf iyo shimbir war iskuma hayaan waxaa laha hal aburki isman askari AHUN
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 3 күн бұрын
Cumar dhuule iyo waayo waayo❤
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 3 күн бұрын
Rest in peace to our fallen brother Ismail Hanniyeh ❤
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 4 күн бұрын
❤❤❤ Jacaylka maysla qabanaa
@abassismailibrahim5940
@abassismailibrahim5940 4 күн бұрын
Fast one to view my brother. Ik Haji God bless you.
@ikhajji
@ikhajji 4 күн бұрын
Asante sana mwalimu. Lakini wewe ni noma sana. Haki round hii count on me. Veve ka Kawa!
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 4 күн бұрын
AWR GABRAAREED maxaa laga wadaa
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 4 күн бұрын
AWR GABRAAREED maxaa laga wadaa?
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp 4 күн бұрын
Wll waan ku salamay Wll waxan wataa codsi galabta Hadad awoodo inad i fuliso raba Codsigaygu waa hees . Ay wada qaadan sahra axmed iyo cabdiraxman dheere Waxay tiraada . Inan yahay had iyo jeer Waadiga habsaan ka ah. Ma war baanad iga hayn Ereyada waxa laha ciise warsame Waxayna ku jirtay saan u wado Riwaayadii Jacayl godobtii gabdho loo tiri Mahadsanid wll
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp 4 күн бұрын
Wll waan ku salamay Wll waxan wataa codsi galabta Hadad awoodo inad i fuliso raba Codsigaygu waa hees . Ay wada qaadan sahra axmed iyo cabdiraxman dheere Waxay tiraada . Inan yahay had iyo jeer Waadiga habsaan ka ah. Ma war baanad iga hayn Ereyada waxa laha ciise warsame Waxayna ku jirtay saan u wado Riwaayadii Jacayl godobtii gabdho loo tiri
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 4 күн бұрын
Sawirka ma ahhan khadro daahir
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 4 күн бұрын
Muxuu yiri igaal kaamanasabraye
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 4 күн бұрын
Maxay tiri khadro sanqadhaba makaraye
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 4 күн бұрын
Xaas kayga oo aan muda ka maqnaa ayaa caawa iisoo dirtay heestaan inta ah HALKAAD KU NAGIDAHAY MAXAAD CAAWA UHAYSAA HAWADA CAAFIMAAD KAAGA IYO HEERKA NOLASHAADA HAYN TAADA JEEB KIYO SIDEE HAWSHU KUGU TAHAY ilaa hada waan il maynayaa😭😭😭😭🤦‍♂️
@ikhajji
@ikhajji 4 күн бұрын
MashaAllah bro. What a coincidence
@MaxamuudXuseen-c6u
@MaxamuudXuseen-c6u 4 күн бұрын
Waxaan ku daawaday diinsoor baryasamaadkii
@AmedIbraahin73
@AmedIbraahin73 5 күн бұрын
Asc
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 5 күн бұрын
Heesihii barisamaadkii
@AliJan-m1j
@AliJan-m1j 5 күн бұрын
Cajiib soma AH
@ahmedbachir3380
@ahmedbachir3380 5 күн бұрын
Waa habeen khamis ah sacada waa 3:15 iyo magalada dire dawa. Birqaanku waa xagiina
@AhmedAlijana
@AhmedAlijana 5 күн бұрын
Walaahi waa heesahan. Ku dagaalka ku galay
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 6 күн бұрын
Hala yaa hala c/raxmaan dheere AHUN iYO caasha cige ik hajji thnks
@guledwalqiye
@guledwalqiye 6 күн бұрын
@guledwalqiye
@guledwalqiye 6 күн бұрын
@nalkakadiye7800
@nalkakadiye7800 6 күн бұрын
Oh hees io badh ano yar ayaan maqli jiry 2024 wn dhageysanyaa❤ 25 hda dawto like sar
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 6 күн бұрын
#Ikhajji Pro Su'aal maku weeydin kara
@ikhajji
@ikhajji 6 күн бұрын
Watahay, iweydi walalo
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 6 күн бұрын
@@ikhajji Channel-kaaga qeybta playlist ah Heesihii Muuse Ismaaciil qalinle ee ku jiray haaf ayaa maqan macnaha dhawr heesod kuma jiraan Waxaa kamida Sidaa Waa ku Waramaya Naftayda iyo jalam qalam
@ikhajji
@ikhajji 6 күн бұрын
Wa runta. Wan ogahay. Wansogalinaya walalo
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 6 күн бұрын
@@ikhajji Libaax Thanks bro please ha inaga ilaawin Because Waa Heeso murti ah oo Xusid mudan Xaqiiqdii
@HussenMohammed-lf2pu
@HussenMohammed-lf2pu 7 күн бұрын
❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 күн бұрын
Cajiib ALLOOW kuu naxariiso