Пікірлер
@user-dn4ny6ii9s
@user-dn4ny6ii9s 21 минут бұрын
Beenaale
@MamzyAbdi
@MamzyAbdi 41 минут бұрын
Maasha allaah Allaah ubarakeeyo
@shaxshaxd1203
@shaxshaxd1203 Сағат бұрын
Marka hore waxay ahayd in ay fahmaan macnaha deeds macmalla
@WorshipGodAlone
@WorshipGodAlone Сағат бұрын
Somalinimo ayuu ka hadlayaa, boqolkiiba 30% na af Ingiriis ayuu ku hadlayaa. Waa mushkiladda.maanta Somali haysata. Saancadaale Madow Oo aad Suuraddiisa taqaan. Runta hadaan isku sheegno: Qabyaalad ayaa diinteena ah. Sheydaankuna waaba Rabbiggeena. Munaafaqqa kitaabka Allah ku sheegay waa innaga, shaki ka'aan. Dad Islam sheegta oo dhulkeedii iyo dadkiiba sidaan u eg yihiin. Islaam in Somaliga lagu sheego, waaba aflagaado.
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Сағат бұрын
Insha. Allah. Waxay. Dagi. Karaan. Rushka. Iran. China. Waqoyiga. Kuuriya. Haday. Ka. Guuraan. Qadar. Xitaa. Waxay. Dagi. Karaan. Yeman. Qadar. Iyo. Masar. Waa. Munafiqiin. May. Arkaan. Nayanhu. Diidmadiisa. Maxaa. Loo. Fiirinaa
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 Сағат бұрын
😢😢😢🤔😒
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 2 сағат бұрын
Insha. Allah. Palastianta. Wey. Guuleysanayaan
@abdikadirsalat6841
@abdikadirsalat6841 2 сағат бұрын
MASAR WAA ISRAEL 🇮🇱 QADAR NA TABAR MAHAISO
@abdikadirsalat6841
@abdikadirsalat6841 2 сағат бұрын
YUHUDA IYO AMERIKANKA DHARKI RED CRESENT AYEY SOXIDHEN
@user-hk3ve4rh7x
@user-hk3ve4rh7x 2 сағат бұрын
Qadar waxba madhax dhaxadin karto waayo waxey iska ilaalinee this ku dhacday waagii macalinka weyn oo uu soo adeegsaday sacuudiga iyo Emirates
@muhiyadinhassen72
@muhiyadinhassen72 2 сағат бұрын
Adoo Jecel kulahaa😂😂😂
@MciB-gl5mk
@MciB-gl5mk 2 сағат бұрын
@[user =isticmaale] m.c.i.buuni//Ha xorowdo falastiin Inshaa'Allaah❤❤❤❤ 3:01
@MciB-gl5mk
@MciB-gl5mk 2 сағат бұрын
youtube.com/@mcib047495?feature=shared
@Dailyword862
@Dailyword862 2 сағат бұрын
Diin Maku dhaqanaa "I say no" Again Diinta maku dhaqanaa "______"
@AichaDjilaneh
@AichaDjilaneh 2 сағат бұрын
4 QOF AYEY LA SOO BAXEEN DADKA REER FALASTIIN EE 600 BOQOL EE REER FALASTIIN EE 240 QOF LAGU DILEE 400 IYO DHEERAADNA LAGU DHAWACAY ISRAIL IYO MAREIKAAN UMMADA UMA TIRSANA MIYA
@LadnaFaisL
@LadnaFaisL 2 сағат бұрын
Free Palestine 🇵🇸 ❤
@LadnaFaisL
@LadnaFaisL 2 сағат бұрын
Free Palestine 🇵🇸 ❤
@LadnaFaisL
@LadnaFaisL 2 сағат бұрын
Free Palestine 🇵🇸 ❤
@khadrafoojarsomalihealthye9592
@khadrafoojarsomalihealthye9592 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartaagan2359
@fartaagan2359 2 сағат бұрын
Nin kan wa dadalay nolosha ku dhira nan ey rabta runti wa geesi
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir 3 сағат бұрын
Qatar iyo masar waa daba-dhilifyo ka amar qaata maraykanka iyo mujrimiinta la socota mana dhex-dhexaadi karaan waxba. mida kale falastiin hadii ay Muslim isku sheegii hilmaameen Allah ayaan hilmaami doonin illaahayow ugargaar muslimiinta Ilaahayow muslim ki waa is neceen ilaahayow qof walba oo aan ka dhiidhin ama ku faraxsan dhibka haysta falastiin calaama sideg dega uga if😢😢😢😢😢😢😢
@abdirahimhassan7451
@abdirahimhassan7451 3 сағат бұрын
ISAAQ WAA NIN RAGEED NAFTIISA USOO HALMAY SIDUU HORUMAR USAMEEY LAHAA MASHA ALLAH
@zamzammohamed562
@zamzammohamed562 3 сағат бұрын
Wax walbo wlhi waa lo samra ilahow anigane albab iifur hitaa nolol iska dhafee mel an sexdo ban wayay
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 3 сағат бұрын
Walee yahuuda ayadaa argagixiso ah . cajiib sagaal bilood ayeey 4 uun Soo deeysaday wale allaah swt ayaa idinka Awood badane American ama Cid walba oo Awood leh Rabbi swt ayaa ka Awood badan
@user-dx7oy1iu4h
@user-dx7oy1iu4h 3 сағат бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i...........
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 3 сағат бұрын
Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@qaatemadhige1722
@qaatemadhige1722 2 сағат бұрын
Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi
@MariamAliAli-pz2db
@MariamAliAli-pz2db 3 сағат бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.!i. i.I.|-..........،~.~.~.
@user-zl9zo5ru8w
@user-zl9zo5ru8w 3 сағат бұрын
Marwada yaar ma noqon karto wariye, had iyo jeer way soo dhex gelisaa, oo ay u dheer tahay inay xiisaynayso kaliya lacag.
@saidgesey8924
@saidgesey8924 4 сағат бұрын
Qof tusaale u soo qaadanaayo gaalo markuu wax ku tusaayo waxba ha ka dhageysanin waa ku dhuminaayaa afkaar khaldan ayuu faafinaayaa Taariikhda Islasmka wax ku cabbir iyadana aamin. Kitaabka iyo sunnada ayaad wax walba ka heleysaa Tusaale u soo qaado Nabigeyna iyo saxaabada
@xasan4492
@xasan4492 4 сағат бұрын
Mansha allah waa nin hawlkar ah
@abdullaahijaamac5168
@abdullaahijaamac5168 4 сағат бұрын
Asalaamu Calaykum Waa yaab qoomiyada soomaaliyeed Miyaanay Jabuuti kujitin!!!!!
@Cazeer-ow6eq
@Cazeer-ow6eq 4 сағат бұрын
Aaaad io aaaad❤❤❤❤❤
@YuusufIsaaqsamow
@YuusufIsaaqsamow 5 сағат бұрын
Abdisalan qosolkiisa ka helay m.a
@user-gs1oq5eb5m
@user-gs1oq5eb5m 5 сағат бұрын
Somalida inay reer miyi tahay waxaad ku,oganaysa luuqadooda kuma,qanacsana markay Somaliga kuhadlayso waxay isticmalaysa erayo english ah,aydo kuwa cadaanka ah u muujinaysa inay luuqadeeda somaliga ah ay kajeceshahay englishka.
@axmedyusuf5540
@axmedyusuf5540 5 сағат бұрын
Su aashaydu waa kaarayaashan aad sheegtey inaad soorartey imisa muslimiina ayaay deleen ma isweydiisey mise lacag uun baad taqaan boowe
@rashides8960
@rashides8960 5 сағат бұрын
Runta markad sheegayso waa saas
@drabdullahiomar4619
@drabdullahiomar4619 5 сағат бұрын
Kan somahan kii inta laweydiyay diinta makudhaqna ee ku jawabay "i will say no" walee aqontada ineysan waxba kutarin
@nasrudiincabdi-pf5rj
@nasrudiincabdi-pf5rj 5 сағат бұрын
Filimka waan daawanjiray lkn waan kaxumaa inuudhamaaday jilayaashawaan salamaya
@user-zj3dt4kx1p
@user-zj3dt4kx1p 5 сағат бұрын
Mashaalh Tabaraka Allah ❤❤❤❤
@SALAHDIN673
@SALAHDIN673 6 сағат бұрын
Taangiyadaad guraysay miyaanad ogsoonayn in dawlad islaam ah lagu burburinaayay. Haddii xattaa naftu iga baxayso Allaan ku dhaartayeee in aanan talaabo noocaas ah qaadeen.
@MohamudGaani
@MohamudGaani 6 сағат бұрын
Images aad adoo USA jooga samaynayso waxba tarimahayo markasta Somali dalshisheeyo qoxoonti ku jooga baad tahay.
@babuuaden3615
@babuuaden3615 6 сағат бұрын
Cabdisalaan ilahayoow cimriga kubarakee.
@babuuaden3615
@babuuaden3615 6 сағат бұрын
Suala muhiim ah Manshalah. Aniga truck wado baan dhageeytey. Cabdisalaam waa fanan. Wareeysiga danbe Hal hees oo jaceyl ah inoo qaad kudheh. Waa codsi
@user-gw3fj6gv5t
@user-gw3fj6gv5t 6 сағат бұрын
Reer kunfuroodku babur dhaqowgu wa mihnada kowad ayleyihin mashaytaganba babur dhaqow
@babuuaden3615
@babuuaden3615 6 сағат бұрын
Idicadada iska dhameeyso 😂😂😂😂
@user-lv8rt9dc1c
@user-lv8rt9dc1c 6 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 7 сағат бұрын
Illaahoow kuunaxariiso geesiyada wadani 🌺🌸💙🌸🤨🎊🎊🫶🥰🥰✌️🌼🌼🌼
@user-lv8rt9dc1c
@user-lv8rt9dc1c 7 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-lv8rt9dc1c
@user-lv8rt9dc1c 7 сағат бұрын
😢😢😂
@MuunaAbdillahiOmar
@MuunaAbdillahiOmar 7 сағат бұрын
Insha Alaah aniga oondhoofin meelna andalkayga uga bixin waxan ku an wayntahay inaan noqdo qof bulshada kashex muuqda ooshaqaysta wax badana soosaara Caawiya inta dhibaataysaan Dalka iyo dadkana wax uqabta ku an wayn dhulkiisa inu waxka lasoo baxo Insha Allah Alle haygu garab galo dadaalka uga✊
@husseinaden7560
@husseinaden7560 8 сағат бұрын
Mnsha allah profesor ka salaan sare, waa dadka ay somali u baahanahay ilaahay ha xifdiyo, somaloda quruxda badan ee meesha isugu yimid aad baan idiin salaamayaa dhamaantiin ilaahay somali oo dhan ha xifdiyo