Diyaargarawga 18 May Hargeisa
8:05
Aroos Baadiye | Nomad Wedding
16:16
HEES KUNA GUULAYSO $50 | CHALLANGE
14:01
Пікірлер
@damaashadtv5672
@damaashadtv5672 Сағат бұрын
Dadka taariiqda aruuriyo waxaan odhan lahaa war odaygaan dib haa loogu laabto waxbadan ayuu ogyahay haana laga soo wareeysto taariiqda fanka somalida walaahii hargeeysa cabdullahi qarshe iyo guumeeystayaashii iyo waxii uu u soo joogay oo dhacda ahaa plz
@user-uj7uj4fw3m
@user-uj7uj4fw3m 2 сағат бұрын
Mowliit zaam lajan🫡
@Abdallamohed-co4hk
@Abdallamohed-co4hk 9 сағат бұрын
Legend weeye odaygaazi
@CcasiisDhago
@CcasiisDhago 11 сағат бұрын
😂😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 13 сағат бұрын
Muxuu yiri Odeygu 1966 Dagaalka labaad ee Aduunka Ruushka Riwaayad noo dhigi jiray Siyaad Bare 1964 ayuu Qabsaday Waa waxay Caruurta u dhigaan.😂
@NASRAAY1232
@NASRAAY1232 10 сағат бұрын
Warka Siduu kuu galaa dagaalkii labaad ee aduunka film ahaan baa loogu daari jiray ee maaha dagaalkii aduunka asigoo socda in loo dhigay ruwaayad
@yusufhasancilmihasan5725
@yusufhasancilmihasan5725 13 сағат бұрын
Waa goorma
@yusufhasancilmihasan5725
@yusufhasancilmihasan5725 13 сағат бұрын
Mashaa Alaah
@AyaanWaano
@AyaanWaano 16 сағат бұрын
Guuuuuul somaliland
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 16 сағат бұрын
الحمد الله على نمعة المطر والامن
@zimbayare5554
@zimbayare5554 17 сағат бұрын
Daadmadhedh inay dawlad deganka ku biiran ba wlhi sidan u dhanta
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 13 сағат бұрын
😂😂😂dowlad daganka somalida iyadi iya cirka iska heeyse oo gumeysi ku jirte maxay ka doonayan😂😂😂adeer Mala somali ma tahid xabashi afsomali bartay iyad tahay
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e 20 сағат бұрын
Land cruiser Land cruiser waar darawaliin ayaydaan ahayn waaa diida dhig oo dhaqaaji weyaan xaalkiinu waayo waligeed ayuu roobku da aayay sabaax iyo izuzu ayaa marijiray
@japaneclick
@japaneclick 20 сағат бұрын
Waxaad samaysay wax wanaagsan maansha allah xitaa tuuladaas waxa joogey dadkii saxda ahaa inanba vidioga kujirta iyaduna u eeg dadkii original ka ahaa amizing mid kalena way jirta xaga vx yada shpow aniga so tijaabiyay xitaa dooxbaan maalin ku dhex ridney hadii aanu sangeerku kuu xidhiidhsanayn wu dagaya hadii uu kuu xidhiidhsanyahayna wuu afuufaya niman magaalo ayaa ku helee nimankii safarada miyaga oo roban kaso noqon jirey isago hadana da ayaan haynaa
@Maftuuxmahdi
@Maftuuxmahdi Күн бұрын
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
@somalidocmantery9692
@somalidocmantery9692 Күн бұрын
Wllhi mnta arky muqal ad odaygan k zo dubty mrkazan iz idhi mnu youtob ka wx zo dhigyn ba ilen wkn zafarna u baxaye ugu danbyn wbd z dhigty ba
@armaanofficial4198
@armaanofficial4198 Күн бұрын
Badar wanaag Dhooba wayne Xaaxi Haro sheekh Daadh madheedh 📍
@AbdiqadirCusmaan
@AbdiqadirCusmaan Күн бұрын
Maasha alaah
@AbdeShiesty
@AbdeShiesty Күн бұрын
Gadhigii waad cebeeysan
@salahbootaan9041
@salahbootaan9041 Күн бұрын
Kor ha loo qaado mawliid saam
@MaxamedAbdirisaaqAbdi
@MaxamedAbdirisaaqAbdi Күн бұрын
Mawled zaam keep going
@user-mb2fi7cy5k
@user-mb2fi7cy5k Күн бұрын
Kkkkk mxaad roodhi utidhi iga walee waxaa moodaayay hilib walipa mid sakaaro 😂
@Updikhalaq
@Updikhalaq Күн бұрын
War gaadhiyada raggoodibaan wadan zhp ragga bahaladdaa ay is yaqaanaan ee land cruiser da ilaahay iyo amarkii mooye kama qabsado ninkii yaqaan bahaalkaa zhp
@MahaadAllah
@MahaadAllah Күн бұрын
Ma sha Allah odoygan waa legend old is gold 😂
@musj21
@musj21 Күн бұрын
Ader ali waa libax ba jacelku wu kala baxa akhyaray isilaliyaa 😎❤
@abdullaahiyamani9565
@abdullaahiyamani9565 Күн бұрын
Odayga Tariikhdaa kayara khaldan Wuxuu yiri siyaad barre wuxuu qabsaday 64tii 😅😅😅 Inuu ilaawaa lagayaabaa Lkn Siyaad barre Wadanka wuxuu lawareegay 21october 1969kii Oo waa markii ladilay Abdirashiid Ali sharmaake Marka odayga Usaxa hada kadib
@Axmotnaani
@Axmotnaani Күн бұрын
Oodweine inoo duub
@Shakir-ali581
@Shakir-ali581 Күн бұрын
Sow Tii La Odhan jiray Land Cruiser waxba Ma Celiyaan😂
@Vitnesvlogs
@Vitnesvlogs Күн бұрын
Runtii Ninka Raga Libintiisa waa lo qiraaye muuqal qurxoon ayyu duubey mowliid saam.. kzfaq.info/get/bejne/pdGinc-mqKebqpc.htmlsi=k9Xm-YjCUcvf5IbV
@MohamedAli-dy2px
@MohamedAli-dy2px Күн бұрын
Ooswyne❤
@MahadFagadhe
@MahadFagadhe Күн бұрын
Nooho iyo waxaa maxaa umaleyneysaan😂😂😂
@mohainaabdullahi5575
@mohainaabdullahi5575 Күн бұрын
Nin Weyn Guuleyso Sxb ❤🎉
@Abdirahman22-zd7wp
@Abdirahman22-zd7wp Күн бұрын
Walhi waa funny odaygan yari 😂 Mawled zaam keep going pro
@user-zq4zb1co7i
@user-zq4zb1co7i Күн бұрын
Keep going TLYE ❤❤mawled
@mustafegadari5099
@mustafegadari5099 Күн бұрын
Ururka talowadaag
@abdinourgabsas
@abdinourgabsas Күн бұрын
Keep going until 💯💯💯
@MaxamedaliHaybe
@MaxamedaliHaybe Күн бұрын
Mashallah alle haw barakeyo dhulka
@MaxamedmaxamuudAhmed
@MaxamedmaxamuudAhmed Күн бұрын
Mewled sethy sxb salaan sare sxb❤
@fosiyaomar6660
@fosiyaomar6660 Күн бұрын
Inshaalah boqol ka halgaadh siiyo wiilka video fican ayuu sogudbiyaye❤ Inshaalah kamisun 😊100k😊
@HaweyaHawe
@HaweyaHawe Күн бұрын
❤❤❤
@user-ez1gc5xj1x
@user-ez1gc5xj1x 15 күн бұрын
أخي مواليد ❤❤❤
@C.wahaabMaxamed-sk9qq
@C.wahaabMaxamed-sk9qq 21 күн бұрын
Alle ha u naxriisto
@user-xc5cx3mg9z
@user-xc5cx3mg9z Ай бұрын
M.a
@umalkhyryare2750
@umalkhyryare2750 Ай бұрын
Mnzha allah
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 Ай бұрын
Abdala jamal iyo Barnaamijkii ZaamTalkz So Qabo ❤
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 Ай бұрын
Ala qays heesaha somalida waa ku dhacey lkn kuwa hindida ayuu ku wacan yahee aynu geyno
@sadaammahamed1883
@sadaammahamed1883 Ай бұрын
Mawliid best KZfaqr 🎉❤
@olhayeradwan340
@olhayeradwan340 Ай бұрын
@Mawledzaam wll please ila xidhidsi munera
@nemcomohamed8661
@nemcomohamed8661 Ай бұрын
Geedi sahan cidhiidhi bu daremaya waxa laga haadlayaba muu fahmin mala😂😂😂
@Degaliah
@Degaliah Ай бұрын
❤❤❤❤
@khaalid713
@khaalid713 Ай бұрын
waa xiligii filimada hindigu ahaayeen halkay hada kubadu ku jirto waana adkayd sidii lagu heli jiray lacagta lagu galo 5 boqol oo shilin somali ayaa laba filin lagu daawan jiray 😂😂😂😂😂😂
@cumaranshax9562
@cumaranshax9562 Ай бұрын
Geedi sahan waa murugaysan yahay caadi wax ula duuba