STREET FOOD CAMDEN MARKET LONDON
9:46
Hoo hadiyada Ramadanka (Part4)
12:08
Пікірлер
@user-wu6xk9qr2j
@user-wu6xk9qr2j 2 сағат бұрын
good news
@Burco.
@Burco. 6 сағат бұрын
Belgium 🇧🇪 Iska imaada
@MaxamedcabdilahiKhayre
@MaxamedcabdilahiKhayre 7 сағат бұрын
Shaqo wcn heysa zxp bro
@luulahmed1869
@luulahmed1869 9 сағат бұрын
illahey haka saaro kaaley amiin
@SalehRealist
@SalehRealist 12 сағат бұрын
Ireland is tourist city
@feysalofficial1888
@feysalofficial1888 14 сағат бұрын
Lajan waaye yarkaan
@halac2532
@halac2532 15 сағат бұрын
Qofka famligiisu dagan yahay Sweden muddo intee leeg ayaa lagu keeni karaa Ireland?
@AsmaAsmaay
@AsmaAsmaay 17 сағат бұрын
Yurup adoo joogo hadana tahriib waayab dadka ma imaanki yo qanaacadi baa kayaratay mise dhibaa haysta maxa qaldan!!!
@amiraadem2780
@amiraadem2780 17 сағат бұрын
Meeshu naq weynaa
@abdihaitham8513
@abdihaitham8513 19 сағат бұрын
Bro Ahmed Osman tallo Ayan ka raba Waxan raba inan imaado europ Waxan raba meel eey ku yar tahay Somalida ama wadan eey ku yarta hay Somali da oo an ka helyo shaqo yar oo macqul ah iyo wax barasho Wadan kee ayaad igula talin laheed Sxp aniga majecli wadan eey dadka somalida ku badan yihiin ama Eey wada du, daan macna lahen
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 19 сағат бұрын
Xasbunalaah dadkaan maa loo sheego safaaradaha soomaalida si dalkoodii loogu celiyo soomaalidu dhibka dslkooda ku haysta ma ogala laakiin tanoo kale waa u dulqaataan yaab
@Muxamed-9
@Muxamed-9 22 сағат бұрын
ilaahey ha ufudeydiyo😊
@ahmedabdi3761
@ahmedabdi3761 Күн бұрын
la chapel xafada somalida mahan ee waa suuqa somalida
@Thetimesofsomalia
@Thetimesofsomalia Күн бұрын
Axmed Waa rashka from universal tv Isoo qabo boss
@abdullahiali9899
@abdullahiali9899 Күн бұрын
Thanks my brother
@fathiabdi2204
@fathiabdi2204 Күн бұрын
Kaynaan waa tuug iska ilaaliya
@abdirahmanbestboy6637
@abdirahmanbestboy6637 14 сағат бұрын
Waayo?
@fathiabdi2204
@fathiabdi2204 Күн бұрын
War bro maad way diisid KANAAN
@gadoodqaran1585
@gadoodqaran1585 Күн бұрын
Soomaalidu waa reer baadiye yaal kaameradda ma rabaan in la ogaado noloshooda dhabta ah iska dulqaado
@hanifarah6370
@hanifarah6370 Күн бұрын
Axaaxax maxaa gob waayuhu ciiley allh haydiin fududeeyo waxad jeceshihin oo sahala haydin siiyo
@maryammb7064
@maryammb7064 Күн бұрын
Amana Allah 🤲😢❤️🎉
@abshiraliabdi6741
@abshiraliabdi6741 Күн бұрын
Dhibka iyo shirci la aanta somalida ayagaa isku keenaayo wlhi Aniga waxaan jooga italiya🇮🇹🇮🇹🇮🇹👍 imaankana waan ku qabaa waxaan soo galay 2011 kii xili fiican ayeey aheed oo wadamada kale xataa adigoo faraha leh shirci laga helaYo liibiyana si fudud ayaan kusoo mara rafaad kale inaan sii galo Ama leeyga muqalaseeyo waxaa iiga sharaf badan itlya 🇮🇹🇮🇹❤️ oon shirci sharaf leh ka qaato ayaan ku fikiray kadibna Wadan kaa rabto si sharaf leh ayaad ku tageey kadibna waad Nasiibsan kartaaa lkn🇸🇴somalida Ayagoo fara leh ayeey ku dhahaayan wadan kalaan aadaa Faraha poliska leee leega qaaday ineey fara la aan yihiin ayeey umaleeyan
@calialdai6426
@calialdai6426 Күн бұрын
Lkn mxu usobandigay waba dad dumasho kujireee Bismillah
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 Күн бұрын
Aderr wadankiina kusoo noqda
@baramabaro7283
@baramabaro7283 Күн бұрын
Belguim lug kuso gala
@user-ce1zw5el8t
@user-ce1zw5el8t Күн бұрын
Anaga hal wiil ba nogu jiray wilasha dhinten c.lahi xusen 😢😢
@kiineybintitaaji2044
@kiineybintitaaji2044 Күн бұрын
qofkii tahriib so maray le dareemi kro Allah idin fududeeyo🤲🏽
@MahiirWadani
@MahiirWadani Күн бұрын
Hadii qabyaalata laka Hari lahaa maanta halkas meysan joogeen. Wadan ayan leenahay waxan u ordeena Wadan kale oo dad nala mit ah dhisteen intaan qabyaalata ku dhaqmeeyno waligeen SaaS ayaan u bahdilan nahay maxey tartay laandheer nimata qabiil kasta ayaa SaaS u bahdilan .yaa ii sheegi Karo qabiilkee maanta Somalia ku raaxestay nabad cadalat shaqo wato dhisan isbitalo heesto ma jiro dhaman somaliya oo dhan waa qaxooti tahriib ku jiro
@maryammb7064
@maryammb7064 Күн бұрын
Magacaaga waad u qalantaa 😢❤🎉
@MahiirWadani
@MahiirWadani 6 сағат бұрын
@@maryammb7064 mahad sanit wallal
@Ashakur-e9t
@Ashakur-e9t Күн бұрын
Real noosooduub sxp
@Ashakur-e9t
@Ashakur-e9t Күн бұрын
Noosoo badi sxp
@elmidini1390
@elmidini1390 Күн бұрын
Waxaan layabanahay dadka adunka wadanka ugu fiican ilaah kubeeray oo meel aan wax oolin dhibkaan umaraya waa wax laga xumaado runtii war somalaay dhulkiina aamina
@AhmedMohamed-zs3bz
@AhmedMohamed-zs3bz Күн бұрын
Adigu aamin dhulka aad kasheekaynayso
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals Күн бұрын
@@AhmedMohamed-zs3bz wll su,aal baan kuwareer sanahay soomaalida maxaa kukalifaayo inay tahriib kugalaan meel ay diyaarad kutagi karaan sisharciyaysan ileen lacagt kabaxeyo mida tahriibka uga baxeyso kabadanee
@AhmedMohamed-zs3bz
@AhmedMohamed-zs3bz 7 сағат бұрын
@@PinaBinianimals nio hadii wadanadan loo tahriibayo la iska gali karayo oon lagu soo celinayn cidiba mayn hadheen anigaygani lacag iyo passport waan haystaa hadana tahriib belarus ah baan usocda
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 7 сағат бұрын
@@AhmedMohamed-zs3bz dadka in lasooceliyo mee kacabsanaayaan haday visa kutagaan
@mohamedabdulwahab7661
@mohamedabdulwahab7661 2 күн бұрын
Europe waad ba joogtane tahriibtan baas maad iskadeysaan
@rodajama7111
@rodajama7111 2 күн бұрын
ala ilaahay dhibta kasaar warnoqda wadankiina aada. iskana ilaaliya wax sharci dumis ah hadalada qaar ah waa hadalo xun dadbadan baa soomili yaqaana.
@asadyare1344
@asadyare1344 2 күн бұрын
Thanks shp mcn ahmed osman codsigena Saad u qadarisay saan in ad u wadi donto rajeynah
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 2 күн бұрын
somalida ma xaasidin baa horta 44k baa dawaawaday hadana subdcribe may saarin
@ahmedarab2159
@ahmedarab2159 2 күн бұрын
Sxbow wariye matihid ee yutubera thy hada wariye thy dadka sfcn u wareyso tusaale wiila doon ka wareeysty inta lagu raaco wuu ku sheegy lkn wuxu ku raaciyey doonta xoog in lagu raaco rag mindiyo wato taaasa xiiso lehed kama wareysan ragas ma somaliba mise ajaanib ee sheekadii lcgta doonta siiwadaty tan kle wuxu ku sheegy oo kle 5 wiil wadaado ah iney dhinten kama wareysan wexey ku dhinten iyo sanadkey dhinten xita uma duceyn oo ma dhihiin alle ha u naxariisto wiilka besa dhahy u dyceyeey ugu dambeyn sxb saan wax ka badal
@FarahAbdiMohammed
@FarahAbdiMohammed 2 күн бұрын
Masaska alehaydinka ilakiyo
@sadhamdaljir2603
@sadhamdaljir2603 2 күн бұрын
Athens miyaa jogtaaa sxp
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 2 күн бұрын
Tahriib ma jecli yurubna igama maqno illahey dalkeyga nabad ha iiga dhigo❤❤❤❤
@Hassan-dd4yo
@Hassan-dd4yo 2 күн бұрын
Ilaahey ha u fududeeyo wlhi wuu soo halgamay
@mukeeyle
@mukeeyle 2 күн бұрын
Dadkaan faro meey leeyihiin mase waa dad aan faro laga qaadin oo yurub ah
@Captian_Dool_20_24
@Captian_Dool_20_24 2 күн бұрын
Ninka garan waayay kivin depruyne
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Күн бұрын
Qasab ma ahan inu yaqaano😅
@yarka4574
@yarka4574 2 күн бұрын
Maryooley iyo Mooryaanimo. Bal France wa Europe maay joogan ka-shaqeeystan. 🤦
@Captian_Dool_20_24
@Captian_Dool_20_24 2 күн бұрын
Wxn aad saartay indhahaa nagu xanuunayee ka daa nio
@SahraUk
@SahraUk 2 күн бұрын
❤❤❤❤guuleyso nolosheyda ❤
@omarishirwa
@omarishirwa 2 күн бұрын
barnaamij aad u xiiso badan oo runtii samayn ku leh nolosha cajiib khibrada tahriibka hala barto
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 күн бұрын
Faransiiska cunsuriyiintaa oo xitaa xijaabkii diiday miyaa loo tahriibayaa
@azad2pac881
@azad2pac881 2 күн бұрын
7 sano anaga libya iyo tunis dhex meraysanayna
@ZakariyeSalahHassan-ky2oq
@ZakariyeSalahHassan-ky2oq 2 күн бұрын
7sano wallahi masahlano Allha kuu fududeeyo.
@azad2pac881
@azad2pac881 2 күн бұрын
Tunisia 🇹🇳 kalay pro halkasa ubahan mel dadka laga duubo
@asadyare1344
@asadyare1344 2 күн бұрын
Shp nolashas kwrn
@musemuse417
@musemuse417 2 күн бұрын
Allah Somali badbaadiyo. Soomaaliya waxaa belo ku dhacday maalintii dowladu ka burburtay.
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 2 күн бұрын
MAXUU WAJIGA KA QARINAA NAAK MIYAA NAAGAHA WAJIGA QARSADO