Taariikhda wax badan ayaa kamaqan. Sheekh Xasan Barsane iyo halgankiisii kuma aysan soowaadan BBC. Marka wax ladhageeysto oo larumeeysto malahan. Waa been iyo buunbuunin iyo quraafaad waxaay kasheekeynayaan. Siyaad Barre waxoow dhihi jirey BBC hadhageeysanina waa BEENBEENSII.
@GaraadFx2 ай бұрын
SIYADKA MADAXA AYU II SARNA HALKAS MARKU MARAYAY 2:41:00 AYAN KABTA KA HOOSISEYAY HADII UU KA TOBAD KENAY RABI CAFIS AYAN OGA SII BARYI HADII KALE RABIYO KALA XISABTAY AYAN DHIHI
@ahmedgaileh3 ай бұрын
SHEEKH CUMAR CIISE TAARIIKHDA BADH BAA KA QALDAN. WAXA QALDAN WAXAA KA MIDA KUWAN HOOS KU CAD: 1- INA CABDULLE XASAN MARKII UU YIMI BERBERA AAD BAA LOO SOO DHAWEEYEY OO WAXAY GUURTIDII BERBERA U MAGCAABEEN INUU NOQDO IMAAMKA MASAAJIDKA WEYN BERBERA EE LOO YAQAA MASJIDKA TURKIGA. BERBERA WUXUU JOOGAY 2 SANO. 2-MARKII UU BERBERA KA CARAY WUXUU WATAY XERTIISII LA MAGAC BAXDAY DARAAWIISHTA, WAXAANU DAGAY MAGAALADA SHEEKH OO ILLAA IMINKA AY KA FURANTAY XARUNTIISII SAALIXIYA OO U AHAYD XARUNTA DARAAWIISHTA 3 SANO 3- HADDANA WUXUU MAGANSADAY BOQORKII HABAR YONIS BOQOR NUUR AMMAAN EE FADHIGIISU AHAA MAGAALADA OODWEYNE, HALKAAS OO WADAADKU KA SAMAYSTAY XARUNTII DARAAWIISHTA EE UGU HORRAYSAY IYO XARUNTII TABABARDA OO UU FADHIYEY 6 SANO. XARUNTAASI ILLAA IMINKA WAX BAA KA BAAQI AH. BOQOR NUUR AMMAAN WUXUU BOQORKII WADAADKA GACANTA KA GALIYEY 800 OO NIN OO FARDOOLEY IYO LUGBA ISUGU JIRA EE SAARAY WEEDHA LA YIDHA JANAA DAGATAY!!!! 4-MARKII XIGAY WUXUU WADAADKU U GUURAY CARRO CIIDAGALE GAAR AHAAN MEESHA LA GURDUMI HALKAAS OO UU FADHIYEY MUDDO 5 SANO AH. WAA HALKII UU DHACAY SHIRQOOLKII GURDUMI EE WADAADKU KU LAAYEY GUURTIDII IYO KHUSUUSI WIXII AHAA REER SHEEKH ISXAAQ. SHIRQOOLKU WUXUU KA FASHILMAY KHUSUUSIDII DAAROOD WAXAANA LAGU MASABIDAY KHUSUUSIDII REER SHEEKH ISXAAQ, MARKAAS BUU WADAADKU KU GABYEY INUU ISAAQ GAALO YAHAY OO WAA ISAGII HALKAAS KU XASUUQAY ISAAQI LA SOCDAY!!!!! SHIRQOOLKII GURDUMI WAA SHEEKO DHEER OO CAJIIB AH. 5. MAXAMAD CABDILLAHI OO LOO YAQAAN XAJI XAYEYSI MA AHAYN REER BURCO E WUXUU AHAA REER HARGEISA-MAGAALADA GABILEY. REER XAJI XAYEYSI WAA DHAQAN YIHIIN OO WAXAY JOOGAAN HARGEISA, MUUQDISHU IYO MARAYKAN ILLAA KANADA IYO YURUB.
@abdishugriahmed3 ай бұрын
Mans allh
@xuseenibrahim40704 ай бұрын
May
@sayidmohammed76294 ай бұрын
Somali wa immisa xuduuda yay se xuduuda laleedah ay
@Siciid-rg8ly5 ай бұрын
2:40:26
@farduusmohmud9756 ай бұрын
Taariikhda halganka waxaa aumad u ah daarood
@deqawarsame-nd9yd6 ай бұрын
Wa tariiqda beenta ah e darood isku maweliyan sayidka 1920 ayu dhintay gumeysigi ingriiskana 1960 ay kababexen
@farduusmohmud9756 ай бұрын
Waxbkasta bilow iyo dhamaad bay leeyihiin waxana ugu mudan qofka wax aan jirin bilaaba Oo ku dhiirada Markaa sayidku waa bilaabihii Ugu horeeyay kadibna rag halkiisi ka sii waday baa guusha gaadhyn Ka waran yaa bilaabay diinta iskaamka inay inasoo gaadho Yaa sabab u haa Kawaran hadaan dhahno Nebigi scw anaga maba soo gaadhin Sidaa awgeed in diintu na soo gaadho Waxba saxaabadi iyo naguma laha
@ayajama845 ай бұрын
cuqdad daarod u dhimo hee caac😂
@omarsharlot68654 ай бұрын
Daarood baa gumeeysi kaa saarey adeer
@user-ze9qz3ee4h6 ай бұрын
Somali taariiqda dob halooraco
@cadaadomediagroup66826 ай бұрын
😅
@abdisabriye7 ай бұрын
Shekadaan waxaad iska dhaaftaa wax gumeysi qorey wax badan ayaa ka maqan wax badan oo Ben ahna waa kujiraan
@xuseenibrahim40707 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉king 🤴
@omarcagta36457 ай бұрын
Ta somalida dishay ee ladagtay somalilad iyo somali ba waa sharuud la aanta lagu midoobay khaladkuna waa kaa hadaba si lo saxo waa in laba mid la yeela waa in dib lo midoba lana sameeya shuruudo laba dhinaco siman ama waa in somaliland dal goniya lo aqonsada somalidu meel kala tagi mayse dushana waa in layska ilaashada
@Fifiyale9 ай бұрын
TARIIQDA UU KA HADLAYO WA UUN ETHOPIAN CABIID U AH GAALO IYO DAROOD OO BEEN U SO QORAY CAWKE XITA MA UUSAN FAHMIN EE WUU ISKA SHEGAYA NEWS AMA TARIIQ SOMALIYED AYA LOOGU DHIGAY. . HAWIYE DIR RAXAWEYN AJUURAN DADKI U BADNA WADANKA WUU KA TEGAY 😂😂😂😂
@SiciidAxmed-bn1su11 ай бұрын
Siyid wuxu ahaa nin adag oo halyay ah maxayeely gaaladu necbaa iyo cida raacady haba lagu sheego khaldaad iyo adxumo
kzfaq.info/get/bejne/eJ57qrqg1p2nhKc.html Qofkii rabo ha dhageysto
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Dadka diidana waa gaalo waaseyaal subxan allaah
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Ilma gumeedyo ayeey ahayn gala racyo ee guul iyo janada allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari subxan allaah idooroow foorooc ayad aheeydeen ina hada ayeey abaarso lagu shadeeyo snm juudaan 👎👎👎🤫🤫
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Iliis aad aha ee kaleexo seyiid m/ cabdalle xasan wuxu aha geesi halyergi kabixiyay gumestihii ingriirska ee snm juudaan aya galada kadaba dheqleyni jeene waliba tunka ku qaadi jiraye oo kaso horjeeday seyiid allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari ee beenta daa waayo waxan jirin ayad fafineysa oo qaiinbatahaye seyiid waa diinta ninki fafiyay oo kaxoreyay somaliya oo dhan masha allaah geesiyadii daaraawiishta ssc guul 🇸🇴🇸🇴💕🥰👑🦁💔💯♥️🤲💪💛👌💙💓🔵❤️🌎💜🤫😍👎👍👌🔵⚪️🔵💯💕💕🥰🇸🇴🇸🇴
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
waxa ey waalan
@axmedaden16554 ай бұрын
Wadaadka waalan sidii uu magaca kula baxay taariikhda baadidoon indho beel nimo haku taageerine,dumarka daaroodka ta ugu dheg wacan aya habeen walba loo geyn jiray tafiirtiisii inaad kasoo jeedana waa macquul ,waayo cid uu dhaafay majirto dumarkii daarood khaasatan hartiga,rag nool oo ciidankiisa katirsan dhulbahante ba ha ubadnaadaane dumarkooda xaasaska u ahaa ninkii hungureeyey ayuu ahaa ,