SOMALI BREAKFAST# HOW MAKE IK JABATI#
9:20
Пікірлер
@hiboabdirahman7271
@hiboabdirahman7271 2 сағат бұрын
LaboHalQdamoku BaraTay
@hiboabdirahman7271
@hiboabdirahman7271 2 сағат бұрын
BadowCarabi moyaaTaqan
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 6 сағат бұрын
Mashalaah tabarak keep going
@Amina.A99
@Amina.A99 8 сағат бұрын
Abyo bacda ad hadiyada kuxirtay iyo mida ad Afka kaga xirtay xage kaso gaday
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 9 сағат бұрын
Manshallah
@Fatima-dagan
@Fatima-dagan 10 сағат бұрын
Qali ma faynuus baa waxa kuusan
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 11 сағат бұрын
Haaa Wan sameya quruxeey ❤
@user-sk6gj9mx1z
@user-sk6gj9mx1z Күн бұрын
Macha allah huno je suis nòuvel❤
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 Күн бұрын
Xabibti dhibmaleh wixi ilaaheey kuqoray waad heli wasaniyan somalidu waxey jecelyihin waxyabaha malayacniga marka waa taas sabbta ay kaga raagen yacni waxybaha wnagsan wey kasii jeedaan dadkena marka dhibmaleh wad kabxe insha Allah
@mahdiaxmed4905
@mahdiaxmed4905 Күн бұрын
Natasha auurhfisjfiksvsuwihsvsjsi❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉😢😢😢😮😮😮😮😅😅😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 Күн бұрын
Ukun laguma daro Muufada
@cooki473
@cooki473 Күн бұрын
2❤❤❤❤❤❤❤
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 Күн бұрын
Masha allaah ruumi abaayo aniga waan ku daalay wey igaga soo dhacdaa muufadaan birta 🤔
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 Күн бұрын
Masha Allah xabiibti aamiin Aamiin xabiibti ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@user-ul4fq8fy4x
@user-ul4fq8fy4x Күн бұрын
Muufi tinaar somaliland mala geeyay
@hooyocooking
@hooyocooking Күн бұрын
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti gacantada allaaha ku barakeeyo ❤❤❤
@kaltuunaadan6425
@kaltuunaadan6425 Күн бұрын
Inta badan ruuney rotinkaagu wuxu ubadan yahay adigoo dhar kala duduwan xidhan hadana hal fideo kaso dhigay intaan kuu fiirsadayban idhi o gabadhu ma intay dhawrmalmood iskuso idet garaysay bay so deysa mise dharkay marwalba so bedeshaa wad yfirsankartaa fideoyadadi hore
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 Күн бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@ruunabdi9030
@ruunabdi9030 Күн бұрын
Waaw cadi mahaa abyo gacmo dahab ❤
@hibaaqnuuradiin6566
@hibaaqnuuradiin6566 2 күн бұрын
Title ka cinwaanka isk sax kalmada xaasida ma wanaagsana qaali
@CanabMacalin-mt6ol
@CanabMacalin-mt6ol 2 күн бұрын
Hadanb kulanolahy
@luulmohamud
@luulmohamud 2 күн бұрын
RUUMI xbbti waa ku salaamay dhamaan ilmaha habada u ahay Walee waa run waxa aniga iigu daran markey shaqaala iga tagto daal dhabar xanuun aan la arag ayadoo kale. Marka hooyo ma daasho ma xanuunsato Allah ha u saqiro ❤❤❤❤👍👍
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 2 күн бұрын
Masha allah quruxeey guuleyso idim allah ❤❤❤
@ummahamed8182
@ummahamed8182 2 күн бұрын
Masha allah
@FadumoXusen-wy5fl
@FadumoXusen-wy5fl 2 күн бұрын
Masha allah is midanahy
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 2 күн бұрын
Masha Allah qali dumar hormar wacan qaliye ❤❤❤❤❤
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 2 күн бұрын
Abayo dhulka iska dhaq hana xuman
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 күн бұрын
Manshaallah ruumi hooyo shaqo ❤❤
@najmamahamednajmamahamed
@najmamahamednajmamahamed 2 күн бұрын
Masha allah abayo allah haku xafido qof lagu taydo ayatahay xabibti❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zeinabs678
@zeinabs678 3 күн бұрын
Mashaallaah
@ahmedsheikhdoon5471
@ahmedsheikhdoon5471 3 күн бұрын
Masha Allah
@user-tg2bg1wu3b
@user-tg2bg1wu3b 3 күн бұрын
Adi camal malyanka ayaa uqalantaa abaayo waala gaari doonaa❤
@user-cu4zm8rj5p
@user-cu4zm8rj5p 3 күн бұрын
Hhhhhhh wlhi waad iga qoslilay somali lagama garbaxo miyaad leedahy ruumiyeey
@user-cu4zm8rj5p
@user-cu4zm8rj5p 3 күн бұрын
Mnsha alah wll alle ha kuu barakeeyo ruumiyeey wll ila soo taliya inan shaqalaban isleeyhy qabso hadana wan ka cabsanayaa 7sanaan reerleeyhy wali shaqaale maan qabsan hadan niyada galiyay hadana si baan uga yara walaacsanhy asxaapta idinkuna bal talo igu soo darsada maan qabsadaa mise wan iska daaya dadbadoo dhibaato ka sheeganayaan arkaa
@Editz-v9f
@Editz-v9f 3 күн бұрын
Mansha Allah ❤
@SaruraAbdi-dt5qp
@SaruraAbdi-dt5qp 3 күн бұрын
Mashhaallah❤
@qanciyeboi
@qanciyeboi 3 күн бұрын
M.a❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@user-hi1hq4nb7r
@user-hi1hq4nb7r 4 күн бұрын
Ruumiyeey ani xata saaid bn 7jeclahy maraqa cad inaaan ku xarsado waxkasto bur ah sida loxooxda waliba waxaan aad ugu jeclahy kibista
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 4 күн бұрын
Masha Allah xabiibti 🎉🎉🎉
@fartunabdulle631
@fartunabdulle631 4 күн бұрын
Mashaa Allah
@raqiyogym
@raqiyogym 4 күн бұрын
Subskreb isara 🎉🎉🎉🎉
@raqiyogym
@raqiyogym 4 күн бұрын
Ale dartiis subskreb igu sara ☝️🙏☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🙏
@raqiyogym
@raqiyogym 4 күн бұрын
Ruun abaayo sher ot isamee ale dartiis 👈☝️🙏🙏🙏🙏☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@minaahmedmohammed8255
@minaahmedmohammed8255 4 күн бұрын
Man sha Allah Abaayo macaan horey u Soco wad gaari 1m iyo ka badan wadna u qalanta ane wa igu balan mankan ku arko like diyaar waye
@raqiyogym
@raqiyogym 4 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉
@user-or7dq7id6i
@user-or7dq7id6i 4 күн бұрын
Xasuusintu way ficantahay waxaytiri or iiqaada waa uu saray sabis karaad waarun juhdi baagalsay allaha kuu barakeeyo dadaalkaaga
@minaahmedmohammed8255
@minaahmedmohammed8255 4 күн бұрын
Man sha Allah illahey ha isku kiin xafiido ameen ❤
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 4 күн бұрын
maasha allah❤❤❤
@ubahsopral133
@ubahsopral133 4 күн бұрын
Masha Allah 🎉