SIR | SIDA COD FASIIX AH LOSAMEYSTO
6:32
Waxaan Jibiyey World Record !
11:45
Shil aaan Kabadbaadey !
11:08
2 ай бұрын
Sideen U Sameeyay Xayisiinkan ?
11:12
MUSALSALKA  DHAXAL REACTION
8:26
4 ай бұрын
YouTube Keyga Ayaa Lajabsadey !!
7:36
Hadaf  - Short Film
3:10
5 ай бұрын
Ai Wiil Soomaliyed Sameyey
12:31
5 ай бұрын
5 Features oo Cusub  ee CapCut 2024
11:21
Riyooyin Cusub iyo 2024
10:16
6 ай бұрын
Dhiiragalin Aan Ficil Laheyn
10:32
YouTube Isbadal Ayaa Kuimaadey
9:27
THANK YOU | 10K SUBSCRIBERS
9:06
6 ай бұрын
Пікірлер
@Heysamabdi
@Heysamabdi Күн бұрын
Sxbow isku day inaad tix kaliso friends kaga inta aad uso jawabeyso iyo kuwa aad uso jawabenin marka waxad u jawabta kuwa ku dhahaayo intee kalaso xariira marka u sheek mel lakalaso xariiro mhdsanid
@khabiirgamer
@khabiirgamer 2 күн бұрын
Nice content
@AkramFF82
@AkramFF82 2 күн бұрын
Zxb KZfaq keyga Hal mar firii 3 days lee furan yahy dadaal keyga maxa ka lehtahy /reply ❤
@Ogaan_shaha
@Ogaan_shaha 3 күн бұрын
Aniga Monetization 5 Beri ka hor ayan dirsadhe ila Hada waan sogaya😊
@ADOONALLE22
@ADOONALLE22 3 күн бұрын
ZXP LCGTA MA LOO FURAN KARAA MARKA AAD GAARTO 3000 WATCH HOURS AH?
@QOLOFEY_8
@QOLOFEY_8 4 күн бұрын
Bangi soomaali maku xirikaraa sxp🎉
@ahmedupdirahman
@ahmedupdirahman 4 күн бұрын
Zxp wa mahadsantahay, waxad nogu so dartaa Appka Waafi Mastercardkisa ma ku xidhan karaa KZfaqka, oo lacagta ma ku heli karaa
@KaajaJaaja
@KaajaJaaja 4 күн бұрын
Lph hory usoco
@Macaliqsport
@Macaliqsport 4 күн бұрын
www.youtube.com/@Macaliqsport
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 4 күн бұрын
Libax lacag sameynta Facebook muuqaal kasoo samee
@Abdanyu
@Abdanyu 4 күн бұрын
Wax ka maadan tegin sxb, lkn waad soo koobtay! 🎉
@Juujuule1
@Juujuule1 4 күн бұрын
Saaxib su'aal aan qabaa oo ah waxaan hestaa 1.9k gmail Somali ayuu I furan yahay markan lcg ka same is dhaho maxaa xal ah ma KZfaq cusub ma bilaaba mise ifahan sii wall
@user-jg9iy6cc4y
@user-jg9iy6cc4y 5 күн бұрын
Ninwaxbartey
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 күн бұрын
Salaam brothers and sisters ❤❤❤
@Axmedcaafi
@Axmedcaafi 5 күн бұрын
Nio wali update ma aadan noqonin 500 subs 3k daawasho
@misskaalaraChannel
@misskaalaraChannel 4 күн бұрын
Abowe 1k subs ma ahan miya oo wa 500 bal ifahan sii adigo raliy plz 🙏
@Hacabsan99
@Hacabsan99 5 күн бұрын
Shuruudaha inaad 1 sannoku buuxiso waajib miyaa ?
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Haa , within 12 months waye
@Abdiasis_Mahamed
@Abdiasis_Mahamed 5 күн бұрын
Waad mahadsantahay walal magacega waa Abdiasis ku nool magaalada jigjiga Sua'asheda waxey hadii gmail ka iyo KZfaq channelka laigaga soo furo wadan uu u furunyahay Monitization kadib la iiso diro magaca gmail ka iyo password ka meshaan in aan ka kiciyo sidaas muuqaalo aniga ma usoo gashan karaa oo lacag ma oga sameyn karaa mise waxay noqoneysa mar walba marka muuqaal duubo in qofkas u diro oo halkaas muqaalkega laga soo galiyo
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Haaa sxb
@Abdiasis_Mahamed
@Abdiasis_Mahamed 5 күн бұрын
@@mohdislam1 wll bal ii yara fahfaahi adiga oo raali sideen sameeya
@mindset1ark
@mindset1ark 5 күн бұрын
Pro gmail Somalia 🇸🇴 lugo sameeyay lacag lagama samayn karo miyaa pro?
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Yap , wadanka malaha monitization
@Xakiimoxuseenmaxamad
@Xakiimoxuseenmaxamad 4 күн бұрын
@@mohdislam1abowe kan mlaha miya lacg somalia jawb 😢😢😢
@fatahabukar
@fatahabukar 5 күн бұрын
Wow wonderful
@seyga_gamer
@seyga_gamer 5 күн бұрын
Nio 6k aa heystaa iyo 3m views ee maley xalin kataa❤
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Yap sxb 🥰
@SudeysiAbdihalim-bt1by
@SudeysiAbdihalim-bt1by 5 күн бұрын
Ustad kaso hadal sida TikTok lacag loga sameya waa codsi 🙏
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
InshaAllah ❤️
@user-ed4nr3mt4y
@user-ed4nr3mt4y 5 күн бұрын
Thank you ❤
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
You're welcome 😊
@cuquulmedia
@cuquulmedia 5 күн бұрын
Sxp hdda waa 500 susbcribe iyo 3000 watch time sidaa ayaa laga dhigay .
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Nope , waxaa video and shorts adds malaguu furayo
@user-vq7bn1ml1l
@user-vq7bn1ml1l 5 күн бұрын
Ustad bank kiyadaa somalia maluku xiraan karra youtube igaa jahil bixii ustaad jawab
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Bank walbo haaa sxb
@Idildhamays
@Idildhamays 5 күн бұрын
500 mise 1k wll
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
1k
@KhalidArab01
@KhalidArab01 5 күн бұрын
pro hadii number iyo email somalia ku sameeyo ka waran lkn location ka kenya ama wadan kale ka dhigo
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Sameyska koow lee muhiim ah , hadow mabadali kartit sxb
@SakariyeHusein-mn8rc
@SakariyeHusein-mn8rc 5 күн бұрын
Sidaloova soo baxsanaayo ayaa igu daran siyaabo ugu fican marka wadanki joogtid rabaa
@Khulasadabugaagta
@Khulasadabugaagta 5 күн бұрын
ASC WLL WAXAAN KU IDHI HADII AAN GMAIL KA KU SAMYSTO DALKA OO AAN HADHOW MARKA SHARUUDAHA AAN BUUXIYO QOF DABADA AMA DALALKA KALE JOOGA KU DHAHO ADDSESIGA ISOO DALBA MAANAY CAADI AHY UJEEDADAYDA WAA : GMAIL KA AAN KZfaq KAYGA KU SAMEYSTAY WAA DALKA EE CAADI MAANU AHYN WLL . ❤❤❤
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Nope sxb , gmail’s ka KZfaq kufureysid kow waa inu ahaada gmail kusameysan wadan ey KZfaq lacagaha uogalyihiin .
@Khulasadabugaagta
@Khulasadabugaagta 5 күн бұрын
@@mohdislam1 WLL MXAA XAL AH WAAYE DAG DAG UGA SOO HADAL WLL DADKU WAY DOONAYAAN QODOBKAA XALKA KA SOO HADAL 😑 💖
@xasanabdirahman487
@xasanabdirahman487 5 күн бұрын
Sxb sida ogaansho oo kale waa u isticmaali karaa soo ma aha Edit ku sameeyo muuqalada.
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Yap sxb
@Mubaarak1
@Mubaarak1 6 күн бұрын
Sxb icaawi youtuber ahy😢😢😢😢
@ZALLOFF
@ZALLOFF 6 күн бұрын
Sxb instagramka kala so hadley iso jawb pls
@Iskashi
@Iskashi 6 күн бұрын
Zxp ani dadka kale ayaan kasoo qaataa muuqaalada
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Mmmh 😳
@Cabdiqani6657
@Cabdiqani6657 6 күн бұрын
Isoqabo
@mohameddeeq3381
@mohameddeeq3381 6 күн бұрын
Sxb inuu sanad jiro youtube ku shuruudaas hada ma jirto miyaa
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Qasab waye inaad sanad gudihiisa kugartit haaa
@Cabdiqani6657
@Cabdiqani6657 6 күн бұрын
Isoqbo saxib
@DayHighlights2024
@DayHighlights2024 6 күн бұрын
Zxp waa kumadceliyaa mar walba waayo waxaa tahy qofkii ugu horeyay ee igu dhiri galiyay inaa barto xirfada editingka malin aniguu tiktok iska dawaanyo ayaa muqulkada ad uga hadleysay video editing ka aa arkay malinkaas ayaa bilaabay inaa barto xirrfadaas Mahadsanid zxb ❤🎉
@mohdislam1
@mohdislam1 5 күн бұрын
Welcome sxb , forever grateful ❤️
@DayHighlights2024
@DayHighlights2024 5 күн бұрын
@@mohdislam1 zxp qaali aa thy 💖
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 6 күн бұрын
Ninkan waa qoslaa walahy lagend
@calimacaash
@calimacaash 6 күн бұрын
Sxp muqalkan wuu kahalabay dubista iyo collar ka ba lawada saliid badan qof marsaday ama qof dhidid kabaxo Ayad tahy
@mohdislam1
@mohdislam1 6 күн бұрын
Haaa , taas waa mid monetization kamid ah 😉😂😂.
@Musemedianews3844
@Musemedianews3844 6 күн бұрын
sxp Qofka Marka warning la saaro lacag ma ka samayn karaa youtube
@mohdislam1
@mohdislam1 6 күн бұрын
Haaa
@Najma-m9u
@Najma-m9u 6 күн бұрын
Wll Mel an kala soo xiriiro isheeg please 🙏
@CabdiFitaax-zl4lu
@CabdiFitaax-zl4lu 6 күн бұрын
Zxb waxan rabaa in aad ii sheegto meel aan kalo soo xiriro