Пікірлер
@siciidaadan3324
@siciidaadan3324 9 күн бұрын
Alle ha u naxariisto 😢
@ismaaciilmaxamed3364
@ismaaciilmaxamed3364 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-im5ro6kk6z
@user-im5ro6kk6z 4 ай бұрын
Ifiso waa shihiid nool
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 6 ай бұрын
Idir waxuu lahaa Mandeeq Chip .markabkii 3 khan lahaa berbera ilaa mombasaa ilaa Yemen .libaax waad soo Hesheen odeygii. Lndheere ciidagale weyee
@ahmedyasin7838
@ahmedyasin7838 6 ай бұрын
1:05:54
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 6 ай бұрын
Ilaahayaw wariye sayid u naxariiso idiris na jannada ka waraabi
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 7 ай бұрын
Odaygan torogrorta haya waa beenaale faanbadan oo gacanta bidix wax ku cabaya
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 7 ай бұрын
ALLAAH DIINTIISA MUU GALIYO XOOLAHAAS
@huzaanaabdirahman5285
@huzaanaabdirahman5285 7 ай бұрын
Inaa umada ka dhuumate ahayd dumis moyaane maxaa badiil ah o bulshada u dhistay Ethiopia iyo dawladaha la midka ah dann bay kugu wadatay adiga iyo odayaasha waagaa jiray, siyaad xilka waa ka tuurtena maxaa nogu badasheen waa taa dhialinteena badaha ku dhamaatay ammni iyo dal dhisan midna ma hayno caafimaad iyo wax barasho taya leh dawlad kama helno, cunta iyo dawa dalka laga saaro ma hayno. Mar hadii kaliya talis naga buriseen maxaa no so kordhiseen, bal bulshada u qeexa?🤔
@talasameabdihasan4343
@talasameabdihasan4343 7 ай бұрын
2024 yaa u yimi inay dib u daawadaan
@engshucaybcawil5551
@engshucaybcawil5551 7 ай бұрын
Hh aniga wlahay. Kawarn maxaa kaaga soo baxay
@ahmedyasin7838
@ahmedyasin7838 6 ай бұрын
15.jan.2024
@Halbeeg
@Halbeeg 7 ай бұрын
Idiris alle adiga iyo intii kula macaba jano haku abaal mariyo
@QadarKadaree-vv3zr
@QadarKadaree-vv3zr 7 ай бұрын
1:05 sanada Agbaa soo socda😢😢
@fadumodegan329
@fadumodegan329 7 ай бұрын
Ilahay ha ku naxariisto wariye
@user-ce6io3je4n
@user-ce6io3je4n 7 ай бұрын
Somalidu waa cajiib. Caqligoodu. Ku lahaa gaagaab iyo dhaadheer ayaa laysku dilayaa
@anabmohamed344
@anabmohamed344 7 ай бұрын
Subxaannalla wadaadkani ma faaliyo ayuu yidhi laakiin wixii uu sheegey wey dhaceen subxaannalla
@user-kv6rw4en8z
@user-kv6rw4en8z 7 ай бұрын
Haa😢
@oceanseleven623
@oceanseleven623 4 ай бұрын
Haa 😢
@oceanseleven623
@oceanseleven623 4 ай бұрын
Mucjiso waanu yaabanahay Odayga ha la doono
@xamdacabdi446
@xamdacabdi446 7 ай бұрын
Mnsh allah alle cimriga haku dheereyo caafimadkana haku siyaadiyo
@ayaanademmohamed5446
@ayaanademmohamed5446 8 ай бұрын
My teacher keep going ❤❤❤
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 8 ай бұрын
Mujahid idiris xaji cisman xasan.nin kadiiranaa abidkay ma arag wuu guulaystay allena wuu soo gaadh siiyay xorriyadii uu usoo dagaalamay oo wuu arkay aad baynu rayn rayn ugu jirraa
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 8 ай бұрын
Burco duuray
@jamaalgaagaale9654
@jamaalgaagaale9654 9 ай бұрын
😮
@YurubYurub-mx6ez
@YurubYurub-mx6ez 9 ай бұрын
Idiris xaji cismaan
@loveumom2746
@loveumom2746 9 ай бұрын
Illahy ha u naxariisto😢😢😢
@samirahmed6119
@samirahmed6119 9 ай бұрын
Ifiso halyey alle haku xafido
@nabihanabiha3010
@nabihanabiha3010 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@moolcaliyow
@moolcaliyow 11 ай бұрын
Ninkaan lacagtaasi way ka qasaartay!
@CabdileHassan-hz9mw
@CabdileHassan-hz9mw 11 ай бұрын
Ninkan wuxuu sheegayoo dhab wuu dhacay itoobiya way burburtay
@mohamedsawahili4795
@mohamedsawahili4795 11 ай бұрын
Masha allah halgamaa idiris illahoow abaalkiisa jano ka dhig danbigiisana dhaaf
@rawanchannel1219
@rawanchannel1219 Жыл бұрын
Nin dhashay 1945 oo isagoo 6 jir ah la kexeeyay 1958 wariyahana u camiraayo 1959 waa iga cilmi badanyihin seediyashay
@ducaysane1133
@ducaysane1133 9 ай бұрын
Waa run oo waa kaa cilmi badan yahay, kaa maal badan yahay kaa aqoon badan yahay
@habibaali5036
@habibaali5036 Жыл бұрын
🤮🤮🤮IBLIISKII MAALKIISA CADAABTA KU IIBSADAY SUBXAANALLAH
@liishaaninvestigation6641
@liishaaninvestigation6641 Жыл бұрын
Qaybtii 7aad meeday
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Жыл бұрын
Odaygu 45 ayan dhashay buu yiri 75 kii 25 jir ayan aha kulahaa
@oceanseleven623
@oceanseleven623 4 ай бұрын
Halmaam hadal kuma jirro Midakale dhawr passport odaygu haystaa waa dawaqay kkkk wax fahan somalida da'dooda waa wada caynkaa Adeerkaa bal waydii ileen hospital laguma dhalane kkkk Hada ninkan mar hargeysu ku dhashay oo waa run balse awaare ayuu marku doono qortaa due to political purposes😂😂😂 Ninkan waa khabiir dusha inagala socda waana shax yaqaan xaqiiqdii
@katrayusuf6452
@katrayusuf6452 Жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰 inabti
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Mashallahu ilaahow jantul Farduus ugu badal caafimad iyo cimri dheer sii halgamaa idiris!!!!!!!!!! from saylac ❤🇩🇯
@mohamudadan8476
@mohamudadan8476 11 ай бұрын
Amiin
@ducaysane1133
@ducaysane1133 9 ай бұрын
Mahadsanid indr
@SulekhaKhadar
@SulekhaKhadar Ай бұрын
Idiris waa cajiib waa awliyada lasheego waxyaabo badano oo uu yidhi way dhacyaan ayaa dhacy
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Idiris sheekadiisa oo dhami,waa aniga,si macquula,inuu,u waramo,ayay,ahayd,anigaa,idhi,dalka,galka,gala,anigaa,idhi,berbera,burco,hargeysa,gala,anigaa,siilaanyo oo baqaya,london,ka,soo kexeeyey,markaasaa,jeermaanka,snm,laga,dhigay,idirisow,wax,ka,dhin,sheekadaada,wax badan oo aan jirin aqoonteedana,aanad,lahayn,ha,sheegan?
@American_patriot110
@American_patriot110 Жыл бұрын
1945 baan dhashay bu yidhi, 1975 labatan jir ban ahaa buu yidhi 😂😂😂
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 7 ай бұрын
Hadee bal maanta ka warama warkiisii ahaa 2023 wuxuu noqon sanad adag 2024 january 2 wax walba way isbadali nin lagu jiro allaa og gun yahay odaga rifaysaa
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Hawshoo dhan ninka wadey isaguna la baxsaday ,ee siilaanyo, la xidhiidhay,diyaariyeyna,in,aan soomaaliya ,laga,rogin,e Ethiopia, laga,rogo ka,shaqeeyey,blcky,ayuu,ahaa,inaanay,sheekada,idiris,sax,ahayna,waxay,ku,cadaanaysaa,waaba,la,qabtay,cidna,lama,tuseyn,ma,isaga,oo xidhan,ayuu,baasaboorka,Ethiopia, diyaarsaday,ceeb,caleeg,warka,waa,la,wada,hayaaye,ninka,waxan,oo,dhan,ka,shaqeeyey,blcky,ayuu,ahaa,siilaanyona,blacky,ayaa,la,xidhiidhay,siilaanyona,mengistu,ayuu,la,xidhiidhay,sidii,ayaa,baasaboorka,lagu,keenay,nayroobi,eirbort,iyada,oo uu sido safiirka,Ethiopia, Halkii ayaa,Ethiopia, kula,wareegtay,idiris,Ethiopia na,lagaga,rogey,ma,qurux,badna,inuu,idiris,wax,walba,sheegto,macalinkiisu,blacky,ayuu,ahaa,hawshan,oo dhana,blcky,ayaa,wadwey,waana,taariikh la,ogyahay,hawshan,oo dhan,in,blcky,hogaankeeda,lahaa,waanay nool yihiin,ragii,xogogaalka,ahaa
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Idiris ma isaga ayuun baa is sheegaya ninkii baasaboorka Ethiopia u qaaday ee siilaanyo la xodhiidhay,miyaanu blaky,ahayn,ee isku xidhkoo dhan wadey miyaanuu blacky ahayn muxuu aniga aniga,daa la hayaa,ninkii hawsha badideeda wadey blacki ayuu ahaa ee ka cawaandi sanaa ee isagana la baxsaday blackii ayuu ahaaye muxuu sheekada isagu koobayaa ma markii blcky iyo ragii dhintay ayuu leeyahay wax walba aniga ayaa ahaa? Haka jawaabi arintaas idiris markuu warkaygani gaadho,
@Geel_Laaye1122
@Geel_Laaye1122 Жыл бұрын
Amintii gumaystaha xarbiga lagu ekaynaayay Isticmaarka maantii la yidhi aan ka ololayno ONLF waxaa ula baxdeen aragti gaabnaane Nimankii afmeer iyo lahaa sugumo aagooda Ergin iyo garduur reerii eganka daaqaayay Abbaandullayaashii ku nece ubaxii daa'uude Habar yoonis maydaan aqbalin erayadoodii Arab wuxuu mashiikhsaday waxaad ururinayseene Ulul amarkii sheekhaash tashiga waad ka orodeene Ayuub sheekh isaaq iyo subeer kala awaarayse Abaas guul jidwaaq iyo bartire oodda kaa rogay' e Ogaadeeniyadu waa waxaad eeday berigaase Arli uu rag wada leeyahaad keli ishaaqdeene Waa waxa asaayuhu ka dhacay alalagriiniiye Qarni sida ugaadheed dibbood kuma ahaateene Asqadii qabawgiyo hanfigu kuma idleeyeene Hadba ay kumaad dhuumateen oodan weligaaye Haddaydaan aqbalin reerihii oosha dhiniciina Istiqlaal inaad keli heshaan haw u aloonbiyin" Waar ninku aftahansanaa! Abti khadarow gabaygaa halkiisaad la eegatay.
@mohamedibraahim5390
@mohamedibraahim5390 Жыл бұрын
Taliyahaygii Sayid Cali faarax Siciid Sugule If8so
@muniirqurpo6088
@muniirqurpo6088 Жыл бұрын
Geesi
@ismailtani4000
@ismailtani4000 Жыл бұрын
Faarax ifiso waa nin dagaalka wax ka yaqaan.
@jinnijiz8965
@jinnijiz8965 Жыл бұрын
mooryaan
@caliabdullahi1657
@caliabdullahi1657 Жыл бұрын
Geesiyada soomaaliyeed reer isaaaq reer tolky ihope long life forever
@AhmedMohamed-vr1ue
@AhmedMohamed-vr1ue Жыл бұрын
Asc Adeero Allah caafimaadka iyo caqliga ha kuu xafido Aamin Aamin inchaAllah
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 Жыл бұрын
Aamin
@asadcanjeex8332
@asadcanjeex8332 Жыл бұрын
Been badanaa halmar xataa wanjabay madhihin
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 Жыл бұрын
Snm ragi dwladi siyad wasay
@khadarahmed9586
@khadarahmed9586 Жыл бұрын
Fusuf ileye meelban kada sheqayn jiray berbera wishasshka dekeda berbera waa mujahid waa sacad muse
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 Жыл бұрын
Seediyaday scadmuuse
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Faarax iifiso halyeey SNM
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Idiris taariikhdii baa iskaga dhex yaacday hadii uu dhashay 1945 dadiisu waa 77 jir
@abdishukuurmohamedaadan3699
@abdishukuurmohamedaadan3699 7 ай бұрын
Zxp waa nin wakhtibadan Sooqaatay lkn iminka da'a weeye markaa saas ayuu ku hilmaamay Wlhy lkn ninkani waa Halgamaa 1 saac iyo 28 daqiiqo ayuu ahaa waraysigiisu waan dhamaystay 20 daqiiqana waan raadinayay waraysigaa inyaroo googoos ah ayaan meelahaa kusoo arkay markaas ayaan sooraadiyay ilahay aakhiro janadiii hageeyo fardawsa adduunkana caafimaad iyo cibaado suuban Halgamaa Idiris Xaaji
@oceanseleven623
@oceanseleven623 4 ай бұрын
IMISA PASSPORT AYUU LEEYAHAY OO KALA DA' KI QORANTAHAY KKKKKK WAA HALMAAMAY MIDA KALE SOMALIDU WAA WADA CAYNKAA DADKII HORE. THERE WAS NO HOSPITALS 😂😂😂😂 AWOWGAA WAX WAYDII BROTHER ADAA YAABIYE. MUHIIM DA'DU MAAHA INTA BADAN IN LA SAXO EXACTLY
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 2 жыл бұрын
Mashallahu ilaahow jantul Farduus ugu badal caafimad iyo cimri dheer sii halgamaa idiris
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 2 жыл бұрын
War ninkan xikmad baa ku duugan.