Пікірлер
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 Сағат бұрын
Wax Iska Dhiciya hadal looma baahna 😂😂😂😂😂😂
@bahjaahmed727
@bahjaahmed727 8 сағат бұрын
Reer Awdalow Ethiopia ma sheekadu ee Israeli ba aqansi laga doontay cisse iyo samaroon wa ini tashaday😡😡😡😡😡 wallahida subxanallah Allahu akbar
@abdulazizgulaid7284
@abdulazizgulaid7284 Күн бұрын
Masha Allah maraa waxid aleylehee gobonitii reer awdal afafkiina caano lagu qabay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 2 күн бұрын
War wax la yiraahdo,Somaliland ma jirto, waa labada gobol ee Togdheer iyo waqooyi Galbeed waa Beel Soomaaliyeed , Gobolka Awdal waa Awdal State, Marka Awdal waa maamul goboleed ka tirsan Soomaaliya taasi , waa wax cad, sida SSC Khaatumo, Shacabka reer Awdal waa wadaniyiin Soomaaliyeed guulaysta. SOOMAALIYA HANOOLAATO.
@shukriabdirahmaan717
@shukriabdirahmaan717 2 күн бұрын
soomaaalia haa midowdo aaamin aaamin yarabi
@shukriabdirahmaan717
@shukriabdirahmaan717 2 күн бұрын
somaalia hanolato mash allah mash allah tabarakalah Somalia guuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdideeq1843
@abdideeq1843 3 күн бұрын
Good idea
@hanadnadiif4007
@hanadnadiif4007 3 күн бұрын
Ninkii libaxa iska dhigayay mahin ee cadhaysnaa😅😅 The legend 🙌 😂
@KhadraAxmed-mx2ri
@KhadraAxmed-mx2ri 3 күн бұрын
Guuul..guuul🇸🇴🤍✅️
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 3 күн бұрын
Guda biirsi ma joogtaanoo
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 3 күн бұрын
awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of 🇸🇴 awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 3 күн бұрын
awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL JAMUURIYADAA and a few days
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 3 күн бұрын
awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis borama awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 3 күн бұрын
❤❤❤ Reer boorame waan idiin jeclahay
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 3 күн бұрын
❤❤❤ waaaaaw aabbe allaah haku xafido
@cshakurlooyaanafc7093
@cshakurlooyaanafc7093 3 күн бұрын
these ppl love somaliland more than isaaq theyre so confused
@yhassan8
@yhassan8 3 күн бұрын
WAXAAN KUFARAXSANAHAY INAAN CALANKA SNM MEESHA LAGU ARKIN.
@yhassan8
@yhassan8 3 күн бұрын
AWDAL STATE OF SOMALIA. 🎉🎉🎉🎉🎉
@xamdiislam9551
@xamdiislam9551 4 күн бұрын
Dhalad dhooqo ka sukayso weeye geda biirseygu wallhi ilaahay haydinka leexiyo cadawga😢
@Zakariya0070
@Zakariya0070 4 күн бұрын
Gobolka awdal waa gobolka soomaali ku midoobi doonto i,a waan idin taageera Waxaana idinka soo salaamayaa xamar caasimada jamhuriyada Somalia 🇸🇴
@mudiali719
@mudiali719 4 күн бұрын
Las anod rag iyo geesi laheed idinku maxaa hesaan gabdho kaliy miyaa reerku????
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 5 күн бұрын
Somali haba is dishe hadana Dhiiga biyo ma ahan Somali wa Somali melkasto dunidan ka jogtan Guul iyo gobonimo
@muusakahin4135
@muusakahin4135 5 күн бұрын
Habar carfaaan soo raaca waxbay ismooday
@guleedshafi211
@guleedshafi211 5 күн бұрын
Awdal state , gobonimo ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-xo5tk7id8q
@user-xo5tk7id8q 5 күн бұрын
FAKAE FAKE FACES FAKE NEWS
@kaledomar7041
@kaledomar7041 6 күн бұрын
WEGER BAL DADKAN DAWAKHSAN EEGA , SOMALILAND SHARCI BAY KU WADA JOOGTAA OO LAYSUGU IXTIRAMAA LOO CODEEYAY SHACABKUNA U CODEEYAY HADII SGARCIGAA LA DAR JIIDHO IN UU SHARCIGU SHAQEEYO OO UU WAX KA QABTO SHARCI JABINTAAA OONU CIDNA U HABRAN WAA WAXA AY SOMALILAND QARANKA U TAHAY, HAYAAY ROLAAY IYO QABIIL IN LOO HADLO SHAQAYN MAYSO, DEE AMBA QARAN IYO DAWLAD BAAA LA NOQON SHARCIGANA LA IXTIRAAMO AMBA 1991 BAYNU DIB UGU NOQON CIDAY CAANO KAGA DAADANAYAAN, DEEDNA REERNA REER U TALAABI MAAYO SIDII LA AHAA 1991 MARKAAA HANJABAADA BEENTA AH SOO DAYA CIDA AAD WAX KAGA GURTAAN.
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 6 күн бұрын
Awdal State kama tirsana Marqaanland.
@MahamuudCabdi-nk7yk
@MahamuudCabdi-nk7yk 6 күн бұрын
war laxukumaya waxad.rabto samee
@mohamoudamohamed901
@mohamoudamohamed901 6 күн бұрын
Waar bahashu gunta ha ka dillacdee reerka ha la fasaxo. Khaladku horuu u dhacay ee maanta ma aha
@abdirahimfarah232
@abdirahimfarah232 7 күн бұрын
Viva awdal
@user-sf3pz8dx9q
@user-sf3pz8dx9q 8 күн бұрын
😂😂😂😂
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 9 күн бұрын
Amxaar aan islaamnimo lahayn iyo muuminimo qaas ah Soomaaligaa maatada kuu bixinayaa ka martabad roon.
@Obax308
@Obax308 9 күн бұрын
Anagu somali baanahee maxa amxaaro nookeenay 💀🇸🇴
@bidireali9840
@bidireali9840 9 күн бұрын
Somalida reer jigjigana waydii wall please🙏
@bidireali9840
@bidireali9840 9 күн бұрын
Turkida ayaa ku maahmaahta "Denize düşen yılana sarılır"oo macnahedu yahay "qofka bada ku dhax dhaca waxaa uu xigsadaa maska ku dhax jira badda"waa arrinta haysata somaliland.
@bidireali9840
@bidireali9840 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤ xamar
@shugrixasanismaan7599
@shugrixasanismaan7599 9 күн бұрын
War rer Awdal hala taagero masha allah❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 10 күн бұрын
Hada. Hiyaxaqiiqa. Ma arkikaro. Kusexo. Kusotos. Muse. Judan
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 10 күн бұрын
Axmarada. Dadka Rana. Itobiya. Ayayugutagi. Soomaaliya. Majoogayo. Tacky. Isla I. Odayga. Dhakada. Durable. Utagdhe
@JOHNJOHN-hl6jg
@JOHNJOHN-hl6jg 10 күн бұрын
Ka fogow Waxa Kasto oo Hadhow u baahan doona raalli gelin. Suldaan
@cumarcali658
@cumarcali658 10 күн бұрын
asc qof wayn batahay allah kacabso
@SiimbaYare-v8t
@SiimbaYare-v8t 10 күн бұрын
❤❤❤reer awdal guul
@user-ph8zu3rh4r
@user-ph8zu3rh4r 11 күн бұрын
Idoor waaqash,waxaasi waa baq baq. Gogacade waad garaan ayan uma leyn
@user-ph8zu3rh4r
@user-ph8zu3rh4r 11 күн бұрын
Somaliland wax ladhahoo majirtoo
@Somaliyoutuper
@Somaliyoutuper 11 күн бұрын
SOMALILANDERNIMO HAYNA DEEQDO WLLAYAAL
@user-nw8de5lo4i
@user-nw8de5lo4i 11 күн бұрын
Sheeko ,ugaaskina sawkii heshis la galay ee u marxabaynayseed àmxaar ma nacaysan ee waa sheeko kale . Anaga amxaar ba na xiga oo na badbadiyay Kuwan walhi waa jahiil habeen may jirin hada waxay ka jawabayaan waa hees nin qaday ayay umad dhan ku xajimanayaan Somali maxa tartay isaaq wuxu taray ma tartay horta 😂😂😂 Umada islamka ayaa ku wakishay Ficanaan lahayd inaad ugaaskina usheegtaan
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 11 күн бұрын
Somaliland maxaa la yira tolow ?? 🥸 isaaq oo dhan Dhulbahanta qaawiyay waayo hadii kale somali uunbaynu moodi lahayn.
@Mfarah100
@Mfarah100 11 күн бұрын
Ninkaasi muxuu ka sheekaynayaa, ma nin waalan baa mise waa dambiile ku talagay waxyaabo innaga qarsoon oo Somaliland lagu waxyeellaynayo.
@HiigsiEditor
@HiigsiEditor 11 күн бұрын
Waxan Kaasoo Salaamayaa, Borama 😮🎉
@moolcaliyow
@moolcaliyow 11 күн бұрын
Ninkaas CUMRI-BILISEED ku jira hadana QABIIL ku hadaaqaya! WAAR aduunkii naga TAGYEE QABIILKA naga AAYARA! Nabad iyo dowladnimo ayaa na DEEQDA!