WAX. KA. BARO. BOQ. AJUURAAN
10:01
10 April 2024
10:01
4 ай бұрын
MR. JIHEEYE. GUULEYSO
10:01
4 ай бұрын
hala. buufiyo. cayayaanka
10:01
4 ай бұрын
DIGNIIN  REER  BOQ  AJUURAAN
10:01
4 ай бұрын
qofkii. dheg. lohoow. wax. maqal
10:01
SHEEYDAAN. XIIRAN. OO CUQDADEYSAN
10:01
22 February 2024
10:01
5 ай бұрын
22 February 2024
10:01
5 ай бұрын
Пікірлер
@user-ly5nt8so2f
@user-ly5nt8so2f 8 күн бұрын
Ifat ba hada ku shaygay carab. Tarikh wax ma ka kalay side. Iska jiifo adeer
@Qaayowayne
@Qaayowayne 8 күн бұрын
@hananchannel1928 ninkan naga qabo
@Qaayowayne
@Qaayowayne 8 күн бұрын
Kuwa ku waydiiyaybaa kaa liitee, ajuuran waa hawiye
@user-pk3ws8nq3f
@user-pk3ws8nq3f Ай бұрын
Taas madhacayso nin kii dhoof ku yimi ayay geeridu dhibaysaa
@olowjumbur1175
@olowjumbur1175 Ай бұрын
Adeer somaali oodhan waa ilmo samaale dir iyo daarood hawiye digil iyo mirifle waa ilmo samaale waa isku DNA 1E1B1 lakiin cadcadka banaadiriga reer baraawaha ma aha ilma samaae
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Sax
@zinasisle5045
@zinasisle5045 Ай бұрын
Asc Mashaalaah waxaad ka sheekeysay taatiikhda Boqortooyada Ajuuraan waana taariikhda kaliya aad ka heleyso libraryada aduunka waliba kuwooda ugu qaalisan ee bariga iyo bartamaha africa ilaa asiyada fog iyo yurub waxaad ka sheekeysay waxaan dhihi karaa 2% inshaalaah waxaa lagaa sugaaba 98% dhiman.
@fardososiidow7538
@fardososiidow7538 2 ай бұрын
Ajuuraan meeker u kabaxaa labaka isooqo 061
@fardososiidow7538
@fardososiidow7538 2 ай бұрын
Asc
@fardososiidow7538
@fardososiidow7538 2 ай бұрын
Hitiro baacada Ajuuraan miyaan
@user-vh3se9ib2j
@user-vh3se9ib2j 16 күн бұрын
Maya wey isla dhasheen ​@@fardososiidow7538
@abdisalan7515
@abdisalan7515 2 ай бұрын
Ajuuraan hawiye wuu kawenyahay asalkooda waa carab
@MaxamedAbdi-nj2pd
@MaxamedAbdi-nj2pd 2 ай бұрын
Ajuuran waa baalcad absame kumade kablalax darood hawiye tiraa iyo tariikh daas mid mat ma yeelan hawiye iyo boqortooyo
@iphone0900
@iphone0900 2 ай бұрын
Waa runtaa Ajuran waa Absame. Walashama iyo Ifaad waa Absame iyo Ogaden isku jiray. Darawiishna Ogaden iyo Dhulbahante.
@taifakali1981
@taifakali1981 2 ай бұрын
Boqorkaka ila dashaay abu salmaan my bro keep rocking
@SiciidYare-um9zk
@SiciidYare-um9zk 2 ай бұрын
Kkkkk
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 2 ай бұрын
Yaad marin habaabin kartaa
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 2 ай бұрын
Iffat waxay ahayd Jabartiyiin. Halka iska sax
@user-xp2ll2fs5s
@user-xp2ll2fs5s 2 ай бұрын
Waa JAMBEELE SAMAAALE
@user-xp2ll2fs5s
@user-xp2ll2fs5s 2 ай бұрын
Beesha ajuutaan waxay ka sojeedaan xamare samaale
@ShelbyKingshelby
@ShelbyKingshelby 2 ай бұрын
Tiktok maxa ku qoran isheeg
@SvR.Na6
@SvR.Na6 3 ай бұрын
👍🏻
@Ahmed_Ali443
@Ahmed_Ali443 3 ай бұрын
ابو سلمان تكلم في قصص عربي
@user-vc1dd7pt9c
@user-vc1dd7pt9c 3 ай бұрын
waa hawiye
@user-vn9mx1os2k
@user-vn9mx1os2k 4 ай бұрын
Maxaa Ajuuran loogu waashey ber yahan, ninkii reer Kismaayo ayaa ugu dhowaa inkastoo wax yar oo sixitaan u baahan ayaa jira.
@naimaahmed423
@naimaahmed423 5 ай бұрын
والله كلامك صحيح 💯💯💯
@sayidka6911
@sayidka6911 5 ай бұрын
Jambeele hawiye.
@samanjecel6079
@samanjecel6079 5 ай бұрын
MashAllah shukran ciwanka aad ku so qortey dadka waxa so jita waa qoralka waa xuu ku sabsan yahy vidiowga khyar Allah haa ku Siyo 👍👍🇸🇴🇸🇴
@samanjecel6079
@samanjecel6079 5 ай бұрын
Caiwan ku qor si dadka uu ogadan waxa kaa hadleso qoral ku so qor dadka so jiido👍👍
@samanjecel6079
@samanjecel6079 5 ай бұрын
Amiin walal shukran
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 5 ай бұрын
Ajuran maxamed balamcad jambele hawiye iriir samale waye Sidaa saxda ah ee Benta jooji Qurafadka wax kama jiiro Beesha Ajuran wa beel hawiye iriir samale ah dhalasho Ku ah
@charmarkedjamaboulale-nz8hl
@charmarkedjamaboulale-nz8hl 2 ай бұрын
Qurafad mahee adigu hadi ad laa jeclaatey ajuuran inu hawiye yahay uu ahan balse diinta islamka aya ina fartey nasabka iin an laa dafiriin lana badaliin sii xaq ah marka loo hadlo hawiye iyo diir , ajuuran wa adeerkod ku darso bah wadagna uu ka dhexeya kuna darso wey is dhalan dhinaca abtinimo , diir iyo hawiye adeerkod wayi una laa bahobey bah wadag gaashan buur micnihi sidas aya hawiye logu tiriiya oo loo mooda ee ajuuran wa iriir walaalkis oo diir iyo hawiye adeer uu ah soona radii runta
@cabdikariincabdulle1989
@cabdikariincabdulle1989 6 ай бұрын
Sh xasan maaasha alaah
@ahmedgaas4373
@ahmedgaas4373 7 ай бұрын
Ajuraan horta wuxuu uqaybsama waamugle iyo waqale sawmaha
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 8 ай бұрын
مراجع ومصادر لو سمحت؟
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 8 ай бұрын
Hadaad carab aheydeen maxaad africa ugu sii faafeysaan maad carabta ku faaftaan maxaa dalkalae idiin geeyey carab hadad tihiin carabtii ayaad ku noqon leheed ee afrivaan madoow ayaad tihiin ee naga aamus cidna kaarumeysan meysee😊😊😊😊😊😊😛
@user-yd3dl2um7y
@user-yd3dl2um7y 9 ай бұрын
Beenta iska daay sxb ujuuraan waa hawiye
@taifakali1981
@taifakali1981 9 ай бұрын
Manshallah my bro salman
@caashocuud8425
@caashocuud8425 10 ай бұрын
Tariiq maheysid been daa wa hadlikaraa looma hadla
@user-st6of1lg5v
@user-st6of1lg5v 10 ай бұрын
Ogageen xataa darod mhan waa dad samale magac waxow ogaa dagi
@jmohamud8961
@jmohamud8961 Жыл бұрын
😄😄😄😄 xagay ka jiri jirtey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-fm4qu8hj4q
@user-fm4qu8hj4q Жыл бұрын
❤❤
@knowyourhistory6242
@knowyourhistory6242 Жыл бұрын
Salaam alaykum fadlan reference isii inu fakhrudiin ka yimid salalah, oman
@sirajalfaqeeh
@sirajalfaqeeh Жыл бұрын
Dadkaan comments ka ku soo qoraya ajuuraan waa hawiye waad khaldantihiin , ajuuraan hawiye ma'aha ee taariikhda soo aqriya .
@user-gr9dn6sc4v
@user-gr9dn6sc4v 10 ай бұрын
Adigu taariikhda keen da,deeda hadaad jirtay
@sirajalfaqeeh
@sirajalfaqeeh 9 ай бұрын
@@user-gr9dn6sc4v Ajuuraan hooyadiis ayaa hawiye ah, qofka aabo ayuu ku abtirsadaa ee hooyo Laguma abtirsado, sidoo kale ajuuraan iyo hawiye mar ayee ahaayeen isbaheesi, ajuuraan waa dawlad Tobon qarni kahor la'aasaasay.
@calidheere4159
@calidheere4159 Жыл бұрын
abuusalmaan qabiilka gaameedle layiraahdo iyo ajuuran maxaa kadhaxeeyo
@mmjiile8278
@mmjiile8278 Жыл бұрын
Adi Somali maba tihid arab ayaa tagan tahay hadibe Ajuran arab waye 😅😅
@mmjiile8278
@mmjiile8278 Жыл бұрын
Siduu ku qadana saami gabar aya dhashay ayaaba tagan tahay gabar miya Sami wiilkeeda adeeryashiis usoo doonta 😂😂 walal Imisa ayee kuso siisay Arab si aad u qaladid Taariikda Somali 😅😅
@mmjiile8278
@mmjiile8278 Жыл бұрын
Imisa lacag aya qadatay oo la gugu so siiyay 😅arab kusiisay 😅😅
@mbxo__5936
@mbxo__5936 Жыл бұрын
Boqortooyadii Ajuuraan waa Jambelle Hawiye.
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 Жыл бұрын
SOMALI ASALKEDA WA CARAB IYO AFRICAN MAKA LKN TARIQ SAX AH LAMA HAYO MARKA LAGA REBO KUWA CAD CAD O AN AFRICANTA KU DHEX MILMIN LOVE ABTIYAHEY ANO WIL ABGAL AH
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Masha Allah boqortooyada Ajuuraan galab wanaagsan adeer ❤️🇸🇴🙏
@aboukaralielmi3482
@aboukaralielmi3482 Жыл бұрын
Tan waa been abuur cad u soo abtiri ajuuraan adoo iga raali ah hadaysan aheen gambeele hawiye
@SAli-he4ye
@SAli-he4ye Жыл бұрын
AJURAAN Araab miyaa? From Makkah
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 Жыл бұрын
Madaxweynaha koonfurgalbeed lafta gareen iyo gudoomiyaha gobolka banaadir yuusuf jimcaale labadaan waa ajuuraan
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 Жыл бұрын
Cabdulcaziiz lafta gareen waa ajuuraan madaxweynaha koonfurgalbeed