Dagaalka dhexmaray xutiyiinta iyo Isral
15:24
Пікірлер
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 3 секунд бұрын
Inaa lillaahi waa ileenaa Raajucuun Waa Geeri naxdin ku ah dhamaan muslimiinta Aduunkaan ku noo shahiid ismaaciil Haniiyah Raxmatullaahi waasica🤲 🇵🇸🇸🇴💔🥲🥲
@aminafarah6589
@aminafarah6589 5 минут бұрын
Inaalilahi Waianae ilhahu rajucun Ilaahay hawnaxaristo Ismacil Haniya😂Amiin amiin ya alah. Waa geri xanun badan
@yaskocabdilahi2705
@yaskocabdilahi2705 8 минут бұрын
Xabashada Ethiopia waa yuhud madow
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 12 минут бұрын
Caalamka walwala intuu joogaa indha aduunka ayaa Nakhba 2024 dhacaya. Wadam Madax waynihiisa Ilaalin waayey miyaa Martidiisa oo waliba la rabo in uu dhinto bIllaalin kara.
@z-1il
@z-1il 15 минут бұрын
Inna lillahi wainna alayhi rajiun 😢
@abdiosmandad6485
@abdiosmandad6485 17 минут бұрын
Allaha u naxariisto Marxuumka Aamiin Aamiin Aamiin
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 19 минут бұрын
Inaa lillahi wa Inaa ileyhi rajucuun Allaha u naxariisto Janadii fardowsa aclaa ka waraabiyo wuu shahiiday shuhaada Allaha ugu dhiga dilkaan Allaha uga dhiga yahuuda kay ku burburi laheed oo madaxdooda laguu wada xasuuqa iyo sirdoonkooda saraakiisha ugu wada sareysa ay kuwa qaxi lahaayeen Allaha kuwada xasuuqa iyaga iyo kuwa kale ee la jira Allahuma aamiin Allaha falastiin xoriyad buuxda siiya iyo guusha nasriga Allaha madaxda yahuuda aduunka laga wada naca oo naceeb ugu bada beera muslim iyo gaal Allaha wadamada taageera ka horkeena ay dhabarka u jeediyaan ay hubka iyo dhaqaalaha kawada goortaan ayna kuwa dhaqaan in lawad xira Allaha sidii yogaslafiya oo kale yahuuda jawaab wada jira loo wada weera oo lasoo wada xira oo xabsiga lagu dhex qaarajiya oo loo soo afjara Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 19 минут бұрын
Inalilahi waina ilaahi rajucuun 😢😢 ilahay hau naxariisto 😢😢😢😢
@oneride8228
@oneride8228 19 минут бұрын
Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun. Allaha u naxriisto Ismaaciil xaniya ❤
@AhmedGeele-bd8hx
@AhmedGeele-bd8hx 21 минут бұрын
IRAN BAA DISHEY ARGTIDAYDA
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 22 минут бұрын
😢😢😢😢😢😢😢inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicun Allah unaxariisto Ismail haniya janada fardows Allah ka waraabiyo sabar iyo iiman Allah ka siiyo ehalkisa dhamaan umada Muslim iran sumcad xumo ween dhex fadhisa manta amniga wa weak iran madax badan laga diley qaraxyo laga geestay gudaheda wax isbedal maleh we jilicsan tahay manta marti falastiniyinta hogaaminayahoda lagu dhex diley iran is not safety
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 25 минут бұрын
iiraan iyadaa shirqooshay ismaaciil haniya alle haawnaxariistee
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 28 минут бұрын
AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 29 минут бұрын
Iiiraan waxjiro mahan waayo, dadkooda badankood waa yuhuuud
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 29 минут бұрын
Inaa lilaali waaa inaaa ileeehi raaajicuuun Haniya Allaha unaxariisto🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@engilyas44
@engilyas44 29 минут бұрын
War shico iyo yuhud wayisogyiihin
@BarlinDhiblawe
@BarlinDhiblawe 30 минут бұрын
Asc Bro Inna lillahi Inna ilahi rajuin Allah u naxaristo Ismail Jannada fardowsa Allah geeyo 🤲
@rodaali169
@rodaali169 30 минут бұрын
INAALILAA WA INAA ILLAHAY RAJUCUUN AAD BAAN UGA NAXAY HOGMIYAHA XAMAAS ISMAACIIL WUU SHIHIIDAY ,YUHUDAN WAA YAAB SIDII LOO DILAY CISMAAN BINILADIN AYAY BARTEEN ALLAHA NAGA QABTO AMIIN
@user-rs6jp8vt8k
@user-rs6jp8vt8k 30 минут бұрын
Xita qolaka U kujiray mu shahiid ismacil haniya Daqada aya Sayaruuq Logaso Gaiyay
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 33 минут бұрын
Inallahi was ina ileyhi raajicuun, qof walba waqtigisa ma dhaafayo, ismaciil waxuu ku dhintay sharaf isagoo halgan dheer ku jira muddo dheer, waxuu dhintay isagoo dadkisa ku waayey xorenta wadankisa, alle ha ka yeelo marti la jecel yahay su’aasha alle ha u fududeyo, waxuu dhaama kuwa iyagoo xaqa ay u jeedan aan ka hadlen oo madax badan oo muslimin leh si ay u qanciyan kuwa aan waligod qancayn ilaa ay ku baabi iyaan.
@leylanur3645
@leylanur3645 35 минут бұрын
Inna lilaahi wa inna ilayhi raaju cuun😭😭😭 Illaahow u naxariisto. Ismaaciil Haniya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 37 минут бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Ilaahay hawnaxariisto Aamin yaa Rabi 😢😢
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 37 минут бұрын
Inna lillaahi wa ina ileyhi Raajicuun
@engilyas44
@engilyas44 37 минут бұрын
IRANI AYA KADANBAYSAY WAA munafaqnimadii shicada
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 40 минут бұрын
waa fulayaal shiicado wax kasta oo ay haystaan xususo dagalkii ciraaq iyo eeraan dhul badan ayuu kaqabsaday sadaam xusen alaha uraxmado aamiin waa qurun cadow goodo waa suni ee gaalo ma ahan alaha jabiyo aamiin
@aniisaabdile5316
@aniisaabdile5316 41 минут бұрын
Alaah ha unaxariisto Ismail Haniya
@aniisaabdile5316
@aniisaabdile5316 42 минут бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔
@canabiinadia
@canabiinadia 43 минут бұрын
Ismail haniya wuu shahiiday lkn Israel waxaa usoo bixi doono geesi ka daran Ismail haniya Musliminta meel walba ay joogaan guul insha allah wa guuleysaneynaaa 🎉❤
@RahmaAbdillahi-dp1dg
@RahmaAbdillahi-dp1dg 44 минут бұрын
Wankahounahai away sekerite macay sekerite adak hiran dronka aloukou rado nedeyao aralkisa arudo
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 44 минут бұрын
Yuriiduuna liyidfi uu nuurullah bi afwaayihiin, wallahu Mutinu nurallah Waloow karihal kaafiruuun👈🤔🇪🇭💪
@Siyadshukifalastinhagulaysato
@Siyadshukifalastinhagulaysato 45 минут бұрын
Allaha unaxaristo mukahidka ismacil haniya
@noorafarahvy9953
@noorafarahvy9953 46 минут бұрын
Wainnaalilahiwainailehirajuun Sheeikh Ismaacil Hanniya waxa (Dishay Gacan Fulay ah Doqon ah Hamaas weyidinka Adkaatay Waji ka waji Hamaas Guuuuuuuu uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuL]
@maxamedisaakmaxedshidaay8436
@maxamedisaakmaxedshidaay8436 48 минут бұрын
Asalaamu Carleton ikaran waxaa kudheer reerka woodland ay taageerta yaa ida male
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 56 минут бұрын
Iran wajaajuus ushaqeya.sahyuuniyada iiraan waa munaafiqiin . Ninkii moodayee in iiraan tahay Mid daacadkatahay wAkadab
@khatraharunaadamu6117
@khatraharunaadamu6117 56 минут бұрын
Alaya arxamuka ismaciil haniya Alahum badal masul qawiya Amiin Amiin yarabi
@AdarCooking
@AdarCooking 56 минут бұрын
Inalilahi wa ina illeyhi raajicuun Alle ha unaxriisto smaciil haniya Allaah janadii firdowso ha ku abaalmariyo Aamiin yaa Rabi sheekh
@Asiya0751
@Asiya0751 57 минут бұрын
Inalillahi wa inaa ilayhi raajicoon illahiyo u naxariiso Ismaaciil haniiya 😭😭😭Amiin amiin yaarabi 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@user-yn4yc6ch4f
@user-yn4yc6ch4f 57 минут бұрын
inalilaahi wainailayhi rajicuun insha Allah nasrigi ilahay hada ayu bilamay
@fataha1
@fataha1 59 минут бұрын
إنا الله وإنا إليه راجعون اللهم إغفر له ورحمته يارب العالمين 😢
@HuseinMaygaag
@HuseinMaygaag 59 минут бұрын
Yuhuud waxa aydoonayaan dagaalkii qasa ayay ku Jabeen markaasi dagaalka balaadhinayaa si mareykanku usoo galo
@abdulqadirwarsama1828
@abdulqadirwarsama1828 Сағат бұрын
Faarisiyiintu waa ku fashilmeen magangeliyaan martida ay martiqaadaan!!!
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Сағат бұрын
Iiraan magen gelyo male Martina looma noqon karo 2 imtixaanba weey ku dhacday iiraan 1 meeydki madaxweeynohoodi wey waayeen 2 ismaaciil haniyana gurigoodaa lagu dilay cidi dishayna mayaqaanaan
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Сағат бұрын
Very sad walhay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Allah unaxariisto ismacil haniya
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Сағат бұрын
Allah yarxam waa shadiid waxaase yaabku weeye ninka maxaa dilay iran saw saas uma eka
@welihusseinabi8781
@welihusseinabi8781 Сағат бұрын
انالله وانا اليه راجعون اللهم انصر المسلمين باي وقة ومكان
@sahroali1196
@sahroali1196 Сағат бұрын
Mujahid.haniya.waa.nin.islaamaka.ayuu.kabaxay,😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdulahabdi3773
@abdulahabdi3773 Сағат бұрын
Inaalilaahi wainaa ileeyhi raajicuun marxuumka Ismaciil haniya wuushahiiday janatul fardowsa insha alaah
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir Сағат бұрын
Iran wexedu waa Prank wax kuleel ahna kuma hayso Geerida ismaciil haniya 😢
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Сағат бұрын
Carab lacnadi hakudhacdo cebbaykuyihin islamka iyo niyadjab xamasna boqolal haniya usobaxaysa unadhutinmayso gerida ismacil haniya
@sahroali1196
@sahroali1196 Сағат бұрын
InshaAlaaha..haniya.waa.shahiid.ilasheey.janadiisa.haku.casuumo