Shdaahir
8:23
8 жыл бұрын
Machadka Zaylac ee magaalada Boorame
19:14
Qabyalada Sh Axmed Abdi Samad Q2Aad
44:47
Qabyalada Sh Axmed Abdi Samad Q1Aad
44:34
Пікірлер
@akbarnmire7563
@akbarnmire7563 8 жыл бұрын
maansha allaah culimo sida sheekh. saalax haddii aysan joogin axbaash iyo duruukhyo baas ayaa na duufsan lahaa
@fowsiyoomar3686
@fowsiyoomar3686 9 жыл бұрын
allah yarxam.shiikh Ahmed haji abdirahman
@jamaahmed2566
@jamaahmed2566 9 жыл бұрын
allaah haa uu naxariisto aamiin aamiin
@ismahancabdullahi7026
@ismahancabdullahi7026 9 жыл бұрын
ALLAAH ya arxamul raxiim qabrigiisa ALLAAH ha u nuuriyo waasacna ALLAAH ha uga dhigo Aamiin Kullu Nafsan Daa iqatul mowd.
@ismahancabdullahi7026
@ismahancabdullahi7026 9 жыл бұрын
Subxaana-LLAAH ALLAAH ayaa gar naqi doona Aduun & Akhiraba, ALLAAH na wax kama qarsoomaan.
@chevythetrucker5217
@chevythetrucker5217 9 жыл бұрын
wax diin ah mahaysidee allah makaadhaafo danbiga ad ka galayso culumada
@chevythetrucker5217
@chevythetrucker5217 9 жыл бұрын
iska aamus buqush buunsha kadhergoow
@muhsinhilal7009
@muhsinhilal7009 9 жыл бұрын
ina godanahii alshabaab ee dilay iyo shiikhuba maanta aakhiro ayay isku waraysan alla aakhiro maxaa war u yaal kuwaas shiyuukhda laayay walle aakhiro wara u yaal
@segalali9640
@segalali9640 9 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah.
@Qabooje
@Qabooje 9 жыл бұрын
ilaahow idiin naxariisto waxaa halkan iiga muuqda Dr sheekh Axmed Xaaji c/raxmaan iyo Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ahaa aas aasayaashii waxyaabo badan oo jaamacadan ka midtahayd oo bulshada qiimo weyn ugu fadhiyey. Ilaahay ajarkii iyo xasanaad haka siiyee.
@ahmedmohamoud4403
@ahmedmohamoud4403 9 жыл бұрын
mashaa allah ilahy ha xafido sheikha maxaadaradana ilahy ha igu anfaco
@mohamedsalahshosman1551
@mohamedsalahshosman1551 9 жыл бұрын
@sarasota184
@sarasota184 9 жыл бұрын
illh hu ku naxaristo insha allh sheq cabdi raxmaanq
@yusufmohamed9868
@yusufmohamed9868 9 жыл бұрын
Thanks to every one whoever took part in building this University
@halimamouhamad4890
@halimamouhamad4890 9 жыл бұрын
Shiiqi ina godane iyo waxa uu wato ayaa dilay cuniga yarna dowlada butlan ayaa dishay Saas alshabaab m aku istaagaa labada la dilay yaa laga dilay sanooyin ayaa la wadaa mad gacmaha lays qabsado
@cabdishakuuraadam6816
@cabdishakuuraadam6816 9 жыл бұрын
maashaa Allah muxaadarada sh umal ad ban uga helay Allaha inga dhigo kuwa qaata waanada laakiin habka loo soo galiyay youtube mala han cod
@maxamuudmaxamed2160
@maxamuudmaxamed2160 9 жыл бұрын
ilaahay janatul firdowsa hakaa waraabiyo qabrigaagana hakadhigo beer jano ilaahay dartii baanu kuujeclayn ilaahay janadiisa hanagu kulmiyo
@asmadahir8283
@asmadahir8283 9 жыл бұрын
Masha allah
@hallimaabdi3875
@hallimaabdi3875 9 жыл бұрын
alaha unaxaristo #dr ABDULKADIR MOHAMED ABDALA mamulihii ugu horeyay jamacada
@azizyjama8931
@azizyjama8931 9 жыл бұрын
this is not sheekh this is Devil he is not honest he is politician and always likes to use religion for his interest
@azizyjama8931
@azizyjama8931 9 жыл бұрын
no you watch his debates and speeches and think wisely so you will understand who is umul this guy will always be for business and his own interest and will always be in khilaaf and make disagreements and problems between somalis man this guy is crook
@azizyjama8931
@azizyjama8931 9 жыл бұрын
ilaahay ha soo hanuuniyo waan uduceyneynaa he loves kenya and ethiopia more than somalia he always sees and critisizes somali people and somali problems to create political and religious khilaaf and problems this guy is munaafaq if you love is your opinion but i have my opinion and good luck i hope you are right thanks for the discussion and i respect your opinion bye
@abdiy7018
@abdiy7018 9 жыл бұрын
Aaaamiiin
@abdiy7018
@abdiy7018 9 жыл бұрын
Aamiin aamiin ilahay unaxariiso
@RiggsPoulter
@RiggsPoulter 9 жыл бұрын
alla wlhi wan ka naxay wilkan yar wa wil ad u dacad ah lkn gacan ku dhigle ah ilah carurtena somaliyed ha xifdiyo maskaxda aye ka rogeeen subxannall
@yahyey.hassen6180
@yahyey.hassen6180 10 жыл бұрын
aloo unaxariiso
@abdishakurismail8739
@abdishakurismail8739 10 жыл бұрын
Alle xasanaat hakaasiiyo inaguna alle haynu ku anfaco aamiin
@abdifatahmohamed1592
@abdifatahmohamed1592 10 жыл бұрын
Asc ilaahow nonaxariso
@paperfiction55
@paperfiction55 10 жыл бұрын
Ring mig om 10 min har bas och är ensam ska till stan .
@abdifatahmohamed1592
@abdifatahmohamed1592 10 жыл бұрын
Asc ilaahow nonaxariso
@maxamuddahir5119
@maxamuddahir5119 10 жыл бұрын
Allaha u naxasiisto sh cabdulqadir nuur farah allaha ka wrabiyo janada firdowsa
@mahmoodnegeye3711
@mahmoodnegeye3711 10 жыл бұрын
Yaa Allah, waxaan ka marag ahay in la xasuusiyey masuuliyiintan waajibaadkii ay ummadda islaamka ee ay u taliyaan u hayaan.
@abdullaabokor2005
@abdullaabokor2005 10 жыл бұрын
Cabiira1 sxb dhabtaad ka hadashay
@malimhassan890
@malimhassan890 10 жыл бұрын
Masha alaah yaasheeq
@abdulrahmanwarsame2593
@abdulrahmanwarsame2593 10 жыл бұрын
Mashaa alaah ilahay ha idin barakeeyo waa manhaj wax badan qaban kara....fadlan asagoo qoraal ah web ka halgan noo soo galiya.
@hayaanhayaanmedia3496
@hayaanhayaanmedia3496 10 жыл бұрын
mashlaah culumada alaha barakeeyo aad ayay udiyaariyeen waana arin m,uhiima ah marnaamijkaan
@abdurezakmohamed7373
@abdurezakmohamed7373 11 жыл бұрын
sheekh DR mohamed salax cali alle ha ku xifdiyo ninkaas shaydanka ah xertisa harar hada way ka buxdaa hadana waxay la safanyihin dowlada ethiopia dagalki unbayna kula jiran islaamka saad sheekh saad xaqa u cadaysay alle ha ka ajarsiiyo in sha alah mahadsanid
@ducaalexaajitahriib5128
@ducaalexaajitahriib5128 11 жыл бұрын
masha,llah ilaah haku xifdiyo sheik dr Ali Mohamed Saleh
@ahmedhundubey4552
@ahmedhundubey4552 11 жыл бұрын
allow u naxriso sheekhena allow janatul firdousa ka warabi Amiin,,,,
@ahmedsaeedabdullah3057
@ahmedsaeedabdullah3057 11 жыл бұрын
shariif dhawiil xafidahulaah waa sheekhayga اللهم اجزي عنا علمائنا وشيوخنا خير الجزاء واطل عمرهم واحسن عملهم وزدهم علما و صبرا وحكمة اللهم احفظهم من كل مكروه واشفهم من كل داء لا يغادر سقما وثبتهم واحسن ختامهم
@hafsiinasaiid
@hafsiinasaiid 11 жыл бұрын
manshaa allah sh shible allah yaxfadak
@proudSomalisis
@proudSomalisis 11 жыл бұрын
Inalilahi waina ilaahi rajucuun.
@mrjamac
@mrjamac 11 жыл бұрын
ala ha u naxaristo sh abdulqadir nuur farax ayaa ka mid ahaa asayaashii jamacadan oo hada meshan iga muqda alow ku naxariiso
@muktarali6675
@muktarali6675 11 жыл бұрын
ALLAH HAKUU NAXARIISTO DR.AXMED XAJI ...ilaahay janadiisa hakaa waraabiyo.....walee jaahiliin ayaa ku dishay IDINKOO AH INDHIHII UMADA OO DHAN JAZAKA ALLAH KHAYRAN
@Libanali75
@Libanali75 11 жыл бұрын
Akhii Codka Shiiqa mala maqlaayo. ma aqaan waxa ku dhacay ee bal adinkana ila fiiriya. Mise waa dhinaceyga.
@degmadaAraarso
@degmadaAraarso 11 жыл бұрын
Allah u Akbar
@HadalsameTV
@HadalsameTV 11 жыл бұрын
Wallee dadkani waa ceeboobeen hadda maxay Ilaahay la hortegi doonaan? Waxaa ugu daran kuwa caruurta yar yar u jideeynaya dhiiga muslimiinta?
@xarago1960
@xarago1960 11 жыл бұрын
I have masters in electrical Engineering. When I come back to Somalia I want to meet the faculty especially Engineering.....
@xarago1960
@xarago1960 11 жыл бұрын
Thanks for the update. IM very proud of u and the faculty of the university... Good job.
@aden37
@aden37 11 жыл бұрын
Kan waa wecel ed sheeq ma ahan
@BlissAden
@BlissAden 11 жыл бұрын
dardaaran kaan waa dec 2009 ee shiikha wuxuu dhinte dec 2011 ee dardaaran kale masoo jeediyin xiligaan iyo uu xiligii dinte udhexeyso?
@abdikanisaid465
@abdikanisaid465 12 жыл бұрын
jazaaka allahu kheyra shiikheena ilaaheyna ha kuu naxariisto janatu firdowsana hoy hakaaga dhigo adiga iyo dhamaan inta muslimiinta ahba
@TheGarmaqaate
@TheGarmaqaate 12 жыл бұрын
Ilaaheey ha xafido sheekh Cabdulqaadir. Waa mid ka mid shiikhyada tirada yar ee daacada u ah diinta iyo dadka Soomaaliyeed. Mooryaanta qorta bogga argagixisada waxay af-lagaado u geysteen shaakha dadkiisa u shaqeynaya. Xaafidul Laah