Пікірлер
@Mowliidmuxudiin
@Mowliidmuxudiin 2 ай бұрын
Hd
@mahdimohiadinshali6749
@mahdimohiadinshali6749 3 ай бұрын
Guuleyso sxb Hussein Abdulle
@Ruqaya-yh4ln
@Ruqaya-yh4ln 7 ай бұрын
Asc wallaalahayga Somalia horumarkeeda 30 sano ayaa majaraha la haystay cidi ay dhibayso wixii qarankan somalia horumar ku gaaraayo gurigiisa ha aado dad waxaa la helaa duruufaha taagan fahmaayo wallaalahoodana u naxaayo Allaah ugu baqaayo waayo waqti la gorgortamo lama joogo waxaa la jooga see dhulka looga qaada shacabka somaaliyeed
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 8 ай бұрын
Ha dabarjarinina noolahaan dunida waa ka sii dabar go’ya
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 10 ай бұрын
Guul Shacabka iyo Ciidanka
@cabdishiikh4560
@cabdishiikh4560 10 ай бұрын
Xuseen halgamaa baatahay hortaada usoco ninkii daacad ah iyo kii dulmi wada dadku waykala yaqaanaan kun jeer iyo kabadan baad mahsantahay
@marwaanjowhar3572
@marwaanjowhar3572 10 ай бұрын
Wejiga inaad u qariso ayey ahayd
@samowade1300
@samowade1300 11 ай бұрын
2:28 Beenta iyo baqtiga ilaa goorma ay soconayaan , sheekadaan ooyin waa ka danbeynee , aaway wejigi 1aad intee ku soo dhamaaday .
@Dhuuso500
@Dhuuso500 11 ай бұрын
Waa fikrad fiican bahasha Ha la qaybsado nin walbo suuqa wuu u furan yahay 🎉🎉🎉🎉🎉 tartanka farmashiyaasha 😂😂😂
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 11 ай бұрын
Mashaa allah guul waarta
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 11 ай бұрын
Waa Guuul Iyo Farxad Iyo wanaag insha Allaah illahey Waxaan ka Rajeynayaa in uu Foolku Guule ka DHIGA Mudane Madaxweyne Professor Madaxweyne X shiekh Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul. Insha allaaaaaah 🍃✅🍃✅🍃✅🍃
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 ай бұрын
Alqaacidkina aaway shabab leekuheysin damin alqaacid maatihiin damin wiliqshoon hadi laturyen wayi askarti ookashaqeyen inlatuuryeeyo beel lug ledahay sheko kale
@ardomohamed7448
@ardomohamed7448 11 ай бұрын
Marshallah guuleso
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 11 ай бұрын
Xuseen Aa iyo Aad ayaad umahadsan tahay sida wadaniyada leh ee Aad waxnoogu soo gudbinayso soomaaliya guul inshAlh Adigana guul iyo gobanimo
@bareomar4050
@bareomar4050 11 ай бұрын
Waa horumar wacan Illahy ha guleeyo ciidankeena
@fe8445
@fe8445 11 ай бұрын
Guul CXDS.
@ashaelmi7863
@ashaelmi7863 11 ай бұрын
Guul Ceel Buur. Khawaarij Waa Baqti Jaab Iiga Dheeh.
@ashadini7302
@ashadini7302 11 ай бұрын
Waa farxad aan lasoo koobin Karen guul madaxweyne xasan shiikh iyo ciidanka xoogaa dalka (lion of Africa maasha allaha
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 11 ай бұрын
Khawaarijta gobaladda dhaxe waa u dhamaatay guul dowlada somaliya insha allaah
@dauudcabdulle4953
@dauudcabdulle4953 11 ай бұрын
War fiican waaye
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 11 ай бұрын
Mansha Allah Mudane Madaxwayne Xasan Sheikh Dal xoreeye ❤❤❤❤
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 11 ай бұрын
Mansha Allah guul Ciidanka Somaliyed
@ayaanleabdi1728
@ayaanleabdi1728 11 ай бұрын
Nio wax run ah dadka usheeg
@daahirgaab7774
@daahirgaab7774 11 ай бұрын
Ceel Buur Waba La Tegee Inta Ka Sokeyso Ma Salaxaa ? Iska Soco Aan Salax Aneyn Silac Badan Waa Sugee ? Sodon Sano Siyadabaan Sifiican Wax Uma Fahantin
@AbdilahiMohamed-jd9dq
@AbdilahiMohamed-jd9dq 11 ай бұрын
Hourmar wacan
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 11 ай бұрын
Saaaas weeeeeeye horumar wacan dadkeygoow ilaahey ha idin guuleeyo 🙏❤❤❤❤ waxan codsaneynaa in ardeyda manhaj tayo leh loo dhigo mahadsanidiin 👍
@alhidayamedia7333
@alhidayamedia7333 11 ай бұрын
Degmadayda horumar wacan ayey ku tilaabsatay❤
@alhidayamedia7333
@alhidayamedia7333 11 ай бұрын
Waa horumar wacan ❤
@abdullahidahirjimcale5292
@abdullahidahirjimcale5292 11 ай бұрын
Beeanaale nahaab😂😂
@farukhali2076
@farukhali2076 11 ай бұрын
Dugsiyada (iskuulada) baa aad ugu baahan tayeen si la midah wadamada deriska oo ka aan ka hooseeno waxbarasho ahaan markii laga rabo culuumta diinta
@husseinyusuf7215
@husseinyusuf7215 11 ай бұрын
Jamacada ummada xita wee ledahay
@AbdiqaniCade-lk7ci
@AbdiqaniCade-lk7ci 11 ай бұрын
Www
@AbdiqaniCade-lk7ci
@AbdiqaniCade-lk7ci 11 ай бұрын
❤❤❤❤2222❤❤
@user-os9dl2lh9d
@user-os9dl2lh9d 11 ай бұрын
Guul dowladeena ❤
@nailsissak3207
@nailsissak3207 11 ай бұрын
Illahay ha u naxariisto intii dhimatay dhaawacana allah Caafiyo inta hartay dhay xasiloon illahay ha ka dhigo amiin yaa rabbi guuleysta goorwalba
@nailsissak3207
@nailsissak3207 11 ай бұрын
Mashallah guuleysta dhamaan cidamada XDS macawisleey shacabka dhamaan dawladeena illahay haydin xafido allah idin barakeeyo amiin yaa allah
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 11 ай бұрын
Waa jabeeney jabiya guul xooga dalka🪖🪖🪖🪖🪖🪖👍👍👍
@samowade1300
@samowade1300 11 ай бұрын
Ciyaarta waa gelin ka danbe , sug.
@husseinabdi6396
@husseinabdi6396 11 ай бұрын
Jaaw iyo wabxo waa sax laakin cows weeyne iskahubi HUSSEIN CABDULLOW
@saybahmed1504
@saybahmed1504 11 ай бұрын
Guuleysta geeshkayagoow ❤️❤️🥰🥰💯💯👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍💯
@libancamey1589
@libancamey1589 11 ай бұрын
Rag waran baa walaaleeya.
@ahmedelmi7236
@ahmedelmi7236 11 ай бұрын
Guul iyo gobanimo ilaahbaa mahad leh
@cabdillahiabuukaraxmed5289
@cabdillahiabuukaraxmed5289 11 ай бұрын
Thank you
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 11 ай бұрын
Khawaarijta gobaladda dhaxe gabalkooda dhacay mar hadii kuwaas laga adkaaday koofurta somaliya waa cambuulo carab saaran
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 11 ай бұрын
Guul dowlada somaliya iyo shacabka xaqu diriirka ah insha allaah
@NasraMohamed-bt1tc
@NasraMohamed-bt1tc 11 ай бұрын
Waxan urajeynaa guul guuul guuul 🇸🇴 guul guul
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 11 ай бұрын
Guul ayaan urajaynaa ciidanka
@ahmedyusufdhiblawe7997
@ahmedyusufdhiblawe7997 11 ай бұрын
Been badanaa
@NasraMohamed-bt1tc
@NasraMohamed-bt1tc 11 ай бұрын
Waxbadn dadka walayeen manta iyaga Ayaan ladhandhansiidoonaa dhimashadii ey dadka ugu hanjabijireen😂😂
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 11 ай бұрын
Konfur galbeed iyada maxa looga soo booday
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 11 ай бұрын
Alshabaab cuquba ku dhacday dulmiga umadda ku haayeen maanta ayagaa baxsad ah 😂😂😂😂😂