Пікірлер
@farahhussein6527
@farahhussein6527 10 сағат бұрын
SACDIYO SHEIK OMAR qoftan muugdiiga iga soo saartay oo Nolosha dhabta ah ii bartay waale garabkaga kama bixiidoono haduu ilaah mowd iga haayo
@farahhussein6527
@farahhussein6527 10 сағат бұрын
More than 20yrs waxaas saaxibtiimo lama dihikaro walalkeyga Mcn abdi Ali daqane 2003....upto date
@cabdilaahixiis8001
@cabdilaahixiis8001 6 күн бұрын
Sacaada allaale waa fanaanad weyn oo dhameystiran waayo cuudka gacanteedey ku garaacanaysaa
@user-bm3lh3gd9x
@user-bm3lh3gd9x 6 күн бұрын
Wooyoo iweeyday woooyoo iweeyday mee wada jirkeeniiii😢
@user-jv7qt3bk7b
@user-jv7qt3bk7b 6 күн бұрын
Salah qasim my favourite singer ❤❤
@Abdirashid4K
@Abdirashid4K 7 күн бұрын
saalax qaasim what a fanaan❤
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 7 күн бұрын
Allahayow raxmad waasac ah sii Ibraheem
@Salahfarah1
@Salahfarah1 9 күн бұрын
1984 weeye goobtu waa muqdisho, erayada waxa leh cabdi qays, codkuna magool cuudkana ma nimaan garanayn baa jidha? Cabdi ciise. horaantii 70meeyadi waxa ku luqeeyey heestaan mooge. Allow u naxariiso inte dhimatay.
@Qaraami-gu5wt
@Qaraami-gu5wt 10 күн бұрын
yaa daawaanaya 2024
@MaxamuudAxmed81-ii6bj
@MaxamuudAxmed81-ii6bj 12 күн бұрын
❤❤
@abdullahimohameddahir2501
@abdullahimohameddahir2501 15 күн бұрын
Heeskan dhagaysanaya Xili caweesin 13/8/2024 sido kle wxn kuso xsuusta walalkey m/aamin oo aha qofki u horeeyay Ee i dhagaysiiya wxu ahaa sanadku 2012 xili fasax wx barasho u ku jiray Holiday Hada waa Safar oo wxu aadaya Canada 🇨🇦 bishan 9aad 😢 Save journey wll inagoo nabad qabna ale ha nisku keen so celiya mr uun ❤💕 Sidoo kle dhagaysiga heeskan kama daalo Saalax qasim allah yarxamak Aapo 😢 Like saar Hadad iga danbayso si aan u ogaado 😊
@Zharmarkemohamed
@Zharmarkemohamed 16 күн бұрын
Jacaylka yaa ugu dacwooda talo waligaYy uguma dhicin balse waxa dareemayaaa inuu i hayo hadana ma garanayo gabadha aan jeclahay 13/8/2024 habeen salaasa soo galayso saacaduna ay tahay 9:24 😢yaa jeclahay
@abdullahimohameddahir2501
@abdullahimohameddahir2501 15 күн бұрын
Sxb waxa laga yaaba inu jiro qof adiga ku jcel oo ad sidad u dreemayso jcylka raadi qofkaas ama gbdha Mr wlba ku dhoola cadayso kusoo xiriirisa waydii iney ku doonayso
@menhee7408
@menhee7408 16 күн бұрын
Anoo yar oo ree baadiye ah ayaan dhageysanjiray heestaan hadana waxaan joogaa south Africa gauten Johannesburg
@menhee7408
@menhee7408 16 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 18 күн бұрын
Yaasalaam waxan kaa fan ah 💯
@yasinyasta
@yasinyasta 18 күн бұрын
Hubka laysku laayey❤
@BOSS1JAMA
@BOSS1JAMA 19 күн бұрын
Mid un ban qalbiga ka maqnanino😢9/6/2024 greece😊
@user-lx8hy5rl8w
@user-lx8hy5rl8w 25 күн бұрын
❤❤❤❤
@asmaomar7113
@asmaomar7113 Ай бұрын
28/7/2024 markii iigu horaysay ee aan maqlo noloshayda🎉
@menhee7408
@menhee7408 Ай бұрын
Waa qaraar amba waa macaan hadba waa sidoow kuusoomaree😊
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Ай бұрын
Allah ya cisak. I love Salah Qasim. I grow up with his songs. One of my all time favourite.
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 Ай бұрын
20/09/2024/3:11 hbnimo/sab
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Ай бұрын
Salah qasim❤
@NajmoCise-j7f
@NajmoCise-j7f Ай бұрын
Hayaay 2024😂❤
@mahadolad847
@mahadolad847 Ай бұрын
Abwaan qaaqaay ahaa
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Erayada iyo laxanka abwaan maxamad cumar nuur nidaamiye
@alisaid2008
@alisaid2008 Ай бұрын
Mirihii xuseen ow faarax laxankii ismaacil yare codka xaliimo khaliif magool
@abdullahiabdirabe9048
@abdullahiabdirabe9048 Ай бұрын
Sacaadu 22:47 taariikhduna waa 5/6/2024 oo Friday ah ani iyo sxbkey jawiguna uu ďaganyhy ❤ heestii salaax qaasim
@JamalMohamedSulub
@JamalMohamedSulub Ай бұрын
Ultra legend Saalax Qaasim Naaji AHUN. Dhawrkii sanaba marbaan soo booqdaa heestan.
@MohammedabdulahiYare
@MohammedabdulahiYare Ай бұрын
Animiyaa
@IsmailAbdulahi-k3x
@IsmailAbdulahi-k3x Ай бұрын
Hadii iilahay idmooh yello awood Sarah sida makinada budada indho
@ApdiraxmaanAhmed
@ApdiraxmaanAhmed Ай бұрын
Ku waayo Iwayday meyay wada jirkeni❤️
@baarliin527
@baarliin527 Ай бұрын
3/7/2024 waa ii maalin madow Waxaa iga burburay jacayil anan ilaawin karayin qofkii iga dameeyoow isoo ducay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Yay wadhidu raacday Labadeena wacad qaba Keenee waxsaarka le!?
@FaysalMoh-rs8hx
@FaysalMoh-rs8hx 2 ай бұрын
28 /6/2024 hapen sapti 11 ;50 heeskan waa mcn hyh runtii
@cabdirisaaqcawil2309
@cabdirisaaqcawil2309 2 ай бұрын
❤ 💪
@xamse2523
@xamse2523 2 ай бұрын
Taariikhdu waa 27/6/2024 habeen jimca ah aniga iyo sxpkaykay ayaa ku mirqaamayna wajaale axyaa hees qofkii iga danbeeya like saar
@RidwaanDaahir-pw5oy
@RidwaanDaahir-pw5oy 2 ай бұрын
M.mooge liibaan alle ha ku naxariisto alla muxuu kabanka canaantay 😮
@findheofficial621
@findheofficial621 2 ай бұрын
2004 waan lasocday alfannaan xasan wado maxaan hees qabtay uu leeyahay
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Lacageey!! Lacageey!! Lallab iyo dhibaatooy Hubka laysku laayaay Liisaanka iyo doodaay Sharaftida luddeedaay Ragga kala labeeyaay Liitaha gargaaraay!! Laqanna hoos u celiyaay😓 Haween lahashadoodaay Hadana lagama maarmaay🤦‍♂️ Waa xaqiiqada maanta taagan aduun waxaan joognaa ay lacagi ka arrimiso hadaanad hayn aad tahay wax liito oo bilaa sharaf ah!! Dumarkina ay u lahanayaan sidi ubad ay dhaleen!! labada walaalaha ah midka hantida lihi uu waynyahay haduu rabo da' ahaan hayaraado!!! "Ninka ragga ah waqtigu ma saacido" Faysal cumar mushteeg❤Ilahow kuu naxariiso 🤲 Habeen jimce ah 14-6-2024 4:04 AM in Mogadishu✍
@CabdiwahaabGaas
@CabdiwahaabGaas 2 ай бұрын
Waan salaamay inta daawanaysa 2024❤
@munohussein2836
@munohussein2836 2 ай бұрын
2024😩 old is gold
@alliessa6419
@alliessa6419 2 ай бұрын
Waat bahashani heestii way kufsatay.
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 Ай бұрын
Waa qaldan tahy meytada ka xishoow wll
@user-uw5qk8lm7l
@user-uw5qk8lm7l 2 ай бұрын
Wakhtigu waa 8/6/2024- saacaddu waa 4:25 habeenimo iyo magalada Hargeysa wa aniga iyo asxaabteyda~ wacaneey adduunyada" hadii aad iga dambeysay like 👍 isar❤
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 2 ай бұрын
lacagey Raga kala labeeyaay haween lahashadooday cajiiib! 😌
@user-mv1zu6hx3y
@user-mv1zu6hx3y 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@XamdaMaxamed-mo3jd
@XamdaMaxamed-mo3jd 2 ай бұрын
❤❤axya. qaram. ❤❤❤❤
@Spyyg
@Spyyg 2 ай бұрын
Maxa jaceyl iigeyay allahayow farxadeydi iso celi 🎶🤯 01/07/2024
@AidarouzMaxamed
@AidarouzMaxamed 2 ай бұрын
1/06/2024 bilawga bil cusub 💜 My Fav song 🤩 Salaan gaar ah boqoradayda. najma Maxamuud xasan xaashi waa shakhsiyada ugu dhow noloshayda runtii aadyo aad bay ii jecalhy alle hay dayee😢❤ Waxa rajaynayaa sida dardaaranka heesta an kala baxay inan noqono kuwii dhinaca isa saara ee xididada jacaylkayaguna aaad u adkaadan wan jeclahay lajirkeeda iyo agjoogeeda wan ku dagaa wanan ku nastaa wan kuu xiisay isoo dheree nololey🥹 Alle haysku keen simo hayna ilaaliyo cimri dheer iyo nolol qurux badan hayna siiyo halkii aynu jecalnahay haynagu nooleeyo waxan rajaynayaa inshallah in yaduna ay ii noqon doonto sida an rabo ana inta an nolahay iyo maalmahayga aduunkaba an odhan doono haakah❤😢😢