NIMCOS HAPPY LYRICS
6:26
2 жыл бұрын
Cabdilaahi xarago kaban xul ah
5:23
3 жыл бұрын
SHAMSO CUMAR HEES CAJIIB AH
5:31
3 жыл бұрын
CABDILAAHI XARAGO. ALBUM
41:52
3 жыл бұрын
cabdilaahi xarago ALBUM
7:14
3 жыл бұрын
Cabdilaahi xarago best songs
8:06
3 жыл бұрын
cabdilaahi xarago xul
8:35
3 жыл бұрын
cabdilaahi xarago new songs
12:17
3 жыл бұрын
cumar dhuule subcis waa qaraami
8:54
jiim sheekh muumin  the legend
5:04
3 жыл бұрын
cumar dhuule subcis waa qaraami
12:37
Digfer kaban latest
9:11
3 жыл бұрын
cumar dhuule subcis waa qaraami
9:15
Пікірлер
@garad7786
@garad7786 21 күн бұрын
Khamiis 8 August 2024 4;00 habeenimo ayaan so wadajir ah aniga iyo asxaabteyda u dhageesaneena. Dagnaan ayaa halmar lawada qaadeena. Ish calaa hees iyo asxaab
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Ай бұрын
Waayo waayo❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Hees xusid mid ka mid ah heesaha ay xasuustoodu ma guuraanka tahay waa heesaha ugu caansan heesaha soomaalida waana mid ka mid ah heesaha Loogu jecelyahay guud ahaan heesaha soomaalida, waa hees dhan walba ka dhamaystiran oo aad u macaan, waxay heestani ka markhaati kacaysaa inaanu Jacaylku barkumataal ama been ahayn, waana halka uu abwaanku uu ka leeyahay, haduu yahay BAR KUMA TAAL ama been abwaan uma balweeyeen Nacamtii Abwaan Uma heeseen ama uma ciyaareen ama abwaan wax Kama yidhaahdeen - oo tix ama maanso ama hees Kama tiriyeen. HADRAAWIBA BEERLULA ma sheegeen, Cajiib waxay taasi sheegaysaa oo cadayn u tahay inuu jacaylku wax jira yahay Oo waakaa Abwaankii weynaa iyo mufakirkii cilmiga iyo suugaanta ku hal qabsaday oo sheegay in waxa hadraawi helay aanu been ahayn abwaan Mohamed Mohamoud Qaaqeey oo erayada heesta hal abuuray wuxuu aad ugu nuux nuuxsanayaa inaanu jacaylku dhayal iyo ciyaar ahayn. Allow kuu naxariiso Abwaan Qaaqeey heeso aad u wada mcn oo aan duugoobayn ayuu leeyahay heestan Laxankeeda Jiim Shiikh Muumin Ayaa Sameeyey Fanaaniin dhawrina waa qaadeen Jiim Laftigiisu waa qaaday, Laakiin waxa kusoo caan baxday Fanaanada weyn AHUN Kinsi Xaaji Aadan Xuseen - Kooshin yare Laftigiisu si mcn iyo Kaban mcn isagoo ku qaadaya ayey KZfaq-ka ku jirtaa Any way heestan waa laysku raacay inay Hees Xusid mudan tahy. AHN Labada Fanaanba.
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
Albumkaan waxaa ku jiray heestii isha bidix baa i oyeysoo ee aaway kaama haynee?
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
Heesta magaceeda iska sax, maahan heestii isha bidix baa I ooyeyso, ee waa heestii indhaheygaa ooyayoo. Laba heesood ayey kala yihiin.
@drlegendpaddington48
@drlegendpaddington48 Ай бұрын
WAA BADALAY SAAXIIB MANY THANKS
@user-my5in8yc4i
@user-my5in8yc4i 2 ай бұрын
Inta dhimatay Allah ha unaxariisto inta noolna Allah cimriga iyo caafimaadka ha udheereyo faysal cumar mushteeg ayaa laxanka subcis lahaa duriyada lagagama daba dhufto
@ahmedcismaanofficial1948
@ahmedcismaanofficial1948 2 ай бұрын
Cumar dhuule mahe wa digfeer
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 ай бұрын
AHU naxariisto intii dhimatay aameen yaa Rabbi
@mubarakfarahkedie6128
@mubarakfarahkedie6128 4 ай бұрын
👍👍👍👍👍🙏🙏
@user-qf6yu1mv4p
@user-qf6yu1mv4p 6 ай бұрын
Wahwah
@dhulkahooyo9940
@dhulkahooyo9940 6 ай бұрын
38:18 Old is a Gold
@mukhtarmohamed
@mukhtarmohamed 7 ай бұрын
❤❤❤🎉
@mukhtarmohamed
@mukhtarmohamed 7 ай бұрын
Waa orginalki xaqiiq ❤ thanks man
@user-tn1sb8rh4y
@user-tn1sb8rh4y 8 ай бұрын
Cajib cajib waayo waayo adunyo cumar dhuule
@mahdinuur81
@mahdinuur81 9 ай бұрын
❤sxb so badi hadii aad heleysi Cumar iyo Iftin AUN
@alimahamed8166
@alimahamed8166 10 ай бұрын
Ahu. Omar dhuule iyo kooxdii somali best music Iftiin band
@Garyaqaan78686
@Garyaqaan78686 10 ай бұрын
War waa cajilad caaqibo leh oo la isugu wada keenay cajilado badan ii kala duwan. Eebbe ha uwada naxariisto dhammaantood wey wada dhinteene. Cajiladda aad tidhi waa tii Axmed Cali Cigaal maaha ee Waa Nasteex ee halkaas ku noqo.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
Cajaaib waa xul xus iyo xasuus mudan raxmaanku haw naxariisto A Omer Xarago.
@alimahamed8166
@alimahamed8166 Жыл бұрын
Wooow AHU Omar dhuule and kooxdii Iftiin band
@user-nw4fp8pr4i
@user-nw4fp8pr4i Жыл бұрын
@abdihakeemcisman6868
@abdihakeemcisman6868 Жыл бұрын
Aad iyo aad legend....thanks a mill sxb..lookin for this gem for 5 years
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 2 жыл бұрын
Waaaaw caaadi mahaaa kabanka jiiim
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Halla Halla yaa Jiim 🔥 AUN
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Www
@ismaildoubad9007
@ismaildoubad9007 3 жыл бұрын
Sxb codkani waa M.S.TUBEEC
@TheLegnd1
@TheLegnd1 3 жыл бұрын
woow this really so wicked music iftiin band with the Omar Dhule Ali THANKS MR LEGEND