Пікірлер
@user-oh1fm1cg2d
@user-oh1fm1cg2d 7 сағат бұрын
Muxumud illhe ha unaxristo asi iyo xaskisa miskii🇸🇴❤
@mariamumtaaz7077
@mariamumtaaz7077 16 сағат бұрын
Lasoo dhakhso walaal 😢
@NuseybaAbdihakiim-nd6uh
@NuseybaAbdihakiim-nd6uh 17 сағат бұрын
Wanku suknaa walaal
@Masqaniine8
@Masqaniine8 18 сағат бұрын
Ustaad sheekada playlist u sameya, si ay dadka danbe ay u helan shekada oo xarirsan. Mahadsanid
@QarniJoog102
@QarniJoog102 17 сағат бұрын
Diyar Waye Mahadsanid Waanba Ilaway
@musdhafmohamed5915
@musdhafmohamed5915 22 сағат бұрын
WAaw libaax wanu xiisey shekada
@canabcadey8703
@canabcadey8703 Күн бұрын
Masha Allah ❤ soo dhaqso abwe ❤😊
@user-rj9wo8ol7g
@user-rj9wo8ol7g Күн бұрын
Wll thank you so much Hanaga dahinin 😊
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Күн бұрын
Always welcome
@user-de7lb6ho4v
@user-de7lb6ho4v Күн бұрын
❤❤❤
@ali51370
@ali51370 Күн бұрын
Sheekadaan waxay xanbaarsan tahay dadkii reer miiga ahaa xukun loo dhiibay kadibna tumasha ku darsatay foolxumada dalka ka jiray bay xanbaarsanahay
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Күн бұрын
Legend
@aisharowdakurweyne619
@aisharowdakurweyne619 Күн бұрын
qarni joog soo badi sheekooyinka abwaan cabdi rixmaan hilowle galleydh
@user-oh1fm1cg2d
@user-oh1fm1cg2d Күн бұрын
Taliye la so dhaqsooo
@samiaofficial1206
@samiaofficial1206 Күн бұрын
Mahadsnid wll Qaybta xigta ma sugi karo😢😂
@CabdiRashiid-zu6qw
@CabdiRashiid-zu6qw Күн бұрын
Mahadsanit sxb hadanosufududeykarti nosofududey adomahadsan
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Күн бұрын
Gooood sheekadu hady maraysaa halkii ugu xasaasisanaa 😅😅 La soo dhaqso qaybta xigta aboowe
@SumayaAbdiqadir
@SumayaAbdiqadir Күн бұрын
Waa mahadsantahy ee noosoo dhaqso please aankuu ducaynee watigana noo dheerey 😢
@AbdullahiAhmed-et5bj
@AbdullahiAhmed-et5bj Күн бұрын
Zxb lasodhaqaso😢
@abdirashidabey831
@abdirashidabey831 Күн бұрын
Cabsi cabsi waaye
@AbdiqadirAli-f7m
@AbdiqadirAli-f7m Күн бұрын
Aderoow ciil baa la dhiman rabaa ee lasoo dhaqso qaybta kale
@v-r9250
@v-r9250 Күн бұрын
Sheekada cawa meshi ugu meced bey ku go’day
@MahirDagjar
@MahirDagjar Күн бұрын
Ala lawo hawen hada kadip masugi karno ee ino so daqso wll 😢
@Arizgirl27
@Arizgirl27 Күн бұрын
❤THANK YOU
@CabdiwalikhaliifCali
@CabdiwalikhaliifCali Күн бұрын
Qisadu waa mid xanuun badan runtii
@mustafaabdullahiomar6918
@mustafaabdullahiomar6918 Күн бұрын
Beerkq ayaaba i xanuunay
@khadraducaale9369
@khadraducaale9369 Күн бұрын
Sheeko an cadi ahn mahdsanid👏🏽
@abdirahmanabdi3618
@abdirahmanabdi3618 Күн бұрын
Odaagi fadarada Ahey Ee Jamac Dhagey Ahey waale Duulan walaan Ayaa Kusoo Socooda odayashan Fadarah Ah Gabdhaha Yaryar waa inno Dhafi waayen Ee Kaxabi Dheeh Hawartan Beeyedan Ah Sheeyedanka Waa Innu Ciilmi Ka Barto kkkkk
@NaswadHasan
@NaswadHasan Күн бұрын
Beydhaney balayo ku qaday shekadan wey igu socota
@quruxsan6531
@quruxsan6531 Күн бұрын
Dhiikar baad igu ridi rabtaa Shekadan iga dhamey marle
@Iza.d6
@Iza.d6 Күн бұрын
Wllka lasoo dheeree
@Inacarale
@Inacarale Күн бұрын
Habartan beydan ladhahayo balayo haku dhecdee wiilka iyo abihis iskuma taqan miyaa mise karleys.katahy🤔
@ferhanahmednur7233
@ferhanahmednur7233 Күн бұрын
Sxb waaad mahadsantay marka hore dadaalkaaaga iyo madadaaalada. Runti aaad baaan ugu xidhanahay fadlan intii suuro gal ah noo sooo dedeji. In sha alah.
@zamzamaxmed8066
@zamzamaxmed8066 Күн бұрын
Qarni joogoow shakadii adeegto noogu xiji maana faay
@abwaanjannaale
@abwaanjannaale Күн бұрын
Aad baad u mahadsantahay wall noogu soo dhaqso qaybta xigta waanu sugi la'nahaye❤
@maryama_ruundaahir8649
@maryama_ruundaahir8649 Күн бұрын
Mhdsnd wll Blse Laso Dhaqso😢
@user-bz3os2gi2y
@user-bz3os2gi2y Күн бұрын
Sxb pdf sheekada maana link ah noo so dhig qoraal ahaan ayaan u aqrisa lahaayee
@QarniJoog102
@QarniJoog102 Күн бұрын
maktabadda.com/2015/08/04/maana-faay/
@user-bz3os2gi2y
@user-bz3os2gi2y Күн бұрын
@@QarniJoog102 mahadsanid ugaas magacaaga ha jiro
@adennurhassen7220
@adennurhassen7220 Күн бұрын
Waa sheeko aad u xiiso badan inkastoo murugo lajidhto
@sadka_po8524
@sadka_po8524 Күн бұрын
Sxb qeybta kale haween dambe nooso geli fadlan sheekada meel fican ayey noo mareysaaye
@user-jk9pb4sj1y
@user-jk9pb4sj1y Күн бұрын
wllo shekada mel mac ayy noga😂 kala go.antay ee noso gale dhaqse
@user-bz3os2gi2y
@user-bz3os2gi2y Күн бұрын
Sxb waa Naga codsi habeen danbo noo soo daay
@user-bz3os2gi2y
@user-bz3os2gi2y Күн бұрын
War sxbow habeen danbo noosoo daay hadaa alle taqaan sxbow
@user-ee2gt6py3e
@user-ee2gt6py3e Күн бұрын
Wll markasta waan udhaga nugulnahay soo tabintaada waana ku mahadsantahay wakhtigaaga qaaliga ,aad nuugu deeqday🎉🎉🎉❤❤❤