13 sano kadib baan nasiib uyeeshay inaa dhageysto cashirkaa anigoo single ah❤alle hakaa ajarsiiyo sheikh abdirisaq waN kaaa faa'ide
@kimu24june3 күн бұрын
This man is a celebrity ❤❤❤
@abdiasiissalad69175 күн бұрын
Nin imo ka dhalay hadane wax matare lagu shegayo muxu yahay
@harunsaiddiraac939713 күн бұрын
What a philosph! This man is a great intelligence.
@Mucaad_capdi15 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا شيخ مصطفى ❤❤
@Mustafealimohamed16 күн бұрын
Mnshaa allah sheekh Mustafe haaji ismacil ilahay haka abaal mariyo insha allah hada sii noolado waxan raba inaan muxadaradan ku soo laabto anigo wax badan soo qabsaday❤
@SakariyeAxmedkidhace29 күн бұрын
Mansha Allah
@SakariyeAxmedkidhace29 күн бұрын
Mansha Allah
@SakariyeAxmedkidhace29 күн бұрын
Mansha Allah
@nuuraadanwarsame7485Ай бұрын
Waryaaaaa dadka waxayna soo dajisan karin maxaa la faaaiidi
M.a inkasto waqti hore la duubay waxa moddaa taariikhda inay dib isku aqrineyso Maantana waa iyado nin Oromo ah kursiga ku fadhiyo asigo nocas oo Ethiopia laga yaso oo laga rabay qowmiyadisa inu karaamo u raadiyo uu iyagi u horkacayo qabsiga xeebaha Somalia qar ka mida isago kaashanaya jaahil taarikh laso maray aan ka warheyn Malaha xilli aan maanta ka liidanno ma jirto dhibka ugu badanne wa wacyi xumada
@saciidabdirazak68874 ай бұрын
Wlhi wxynu noolnahay ama aynu soo garnay waqti somalida ay aad u liidato wxn dhihi laha an islamnimada uso jesano oo jihadka an bilawno si Ethiopia dhan ama Geeska afrika an hal dowlada oo islaami ah ugu asaasno Insha Allah
@ayaanmaxamed49305 ай бұрын
12 sana ka.bacdi ban nasiib uyeshag anigo gndhyda hesto inaa dhageysto sheq.allaha kaa ajarsiyo
@user-rq4om6ni1g5 ай бұрын
Maanshalah
@MaryanHussein-nu9yd5 ай бұрын
Hooyo ilaahey cimrika ha kuu barakeeyo
@laangasgaming55776 ай бұрын
❤❤❤
@FardaQarris6 ай бұрын
Mahadsanid Ditore
@Umumustafe-th4ep6 ай бұрын
Masha allah 2024 ayan daawanayaa oo aay ka soo wareegatay 13
@user-mo6gf2bh2w4 ай бұрын
kula mid ayaan ahay khyr ma duugoobo
@xuubsiibtaysiibte65876 ай бұрын
Maasha alaah waa hadal aan fahmay inaan u gudbiyo inaan fahansiiyo inta aan fahmin
@xuubsiibtaysiibte65876 ай бұрын
Waxaan Ku daydaarasuulkeena maxmd SCW kayga mxmd SCW
Allaha u naxariisto Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan
@mahadjama14818 ай бұрын
Saadaq Ceynow, maxaad dadkan uga been sheegaysaa taariikhda. Waxaan deganaa dalka Iswiidhan waqti dheer ka hor inta aanad halkaasi iman oo aan xitaa kuu fasiray adiga oo cusub oo aad magangelyo doon ahayd. Runta sheeg in aad ka been sheegto waxbarashadaad wa laga ficanyahay waayo waxaa jira dad badan oo aqoon u leh qofka aad tahay.