Aad baan ugu faraxsanahay in dhalintii somaliyeed ku faanayaan dhulkooda quxda badan soo badiya (dhulka hooyo sii dhowr macaana)
@Hayaan_17 күн бұрын
Masha allah waa muuqaal qurux badan , Hal talo shp magaca channelka si formal ah u qor sidii facebook ciyaal closetu u qoran jirtay ayaad u qortay. HORUMAR BAAN KUU RAJAYNAYA
@SOOMAALIY-19608 күн бұрын
Mash allah Dhulkii Hooyo 🇸🇴🙏
@abdallehassan56268 күн бұрын
Masha Allah 🟩⬜️🟥
@MaxamedkhadarKurulus9 күн бұрын
It's beautiful land keep going bro somaliland people I say keep their own land
Imagine biyaha iska socdo biyo xir lagu sameyo electricity power laga sameeyo uranium mining la sameeyo o atomic bomb ku samysano so we can destroy terrorist and pirate Somalia dhan destroy ka dhigo dream come true noqon laheed by the way kulka ciise muse wa barwaqo.
@proudcitizen48839 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el9 күн бұрын
1 Saac Bey hudisa U jirtaa waa Guban, xagasatena waa Gacanlibaax, Iyo Marso.
@abdulraven49703 күн бұрын
Yaa deegaan ku ah reerkee mahadsanid dalbarasho.
@proudcitizen48839 күн бұрын
Wow Somaliland is very beautiful ❤
@proudcitizen48839 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sasqwwgvtgg9 күн бұрын
Cidba masafiri karto daad aan darawalnimda sifiican u baran ayaa baabur qaataye waliba kuwa booyada iyo basasaka
@AhmedKhadarofficial9 күн бұрын
Hore usoco bro
@jamalskp72809 күн бұрын
SXB MASASKA ISKA ILAALIYA GEEDAHA QAARBAA SAARAN ANIGU ANOO JOOGA BUURAHA DOOXA GEED DEEBLE OO BUUR DHEER AANU FUYSHANAY AYAAN IS IDHI GEEDKAN KU NASO MISE BAHAL.MASA AYAAADAXAGA QOORTA KU BEEGAN WUU SIDAADU U BOODAY AYUU WXB KAY II SHEEGAY ALA MADKA GOOR AAN BOODAY
@jamalskp72809 күн бұрын
WAA DHULKII FAQASHTA XOOG LOOGU JABIYEY ITAGOO ISU GURMANAYA OO DOWGA MARAYA AYEY SNM U GALI JIRTAY DOWGA 1988 RABOW U NAXAROISO MUJAAHIDIINTII
@proyuusuf9 күн бұрын
Nive give up 👆
@jamalskp72809 күн бұрын
Ax heestii sahra axmed waxaan xasuustay hargaysa dii hore iyo xafadatdii new hargaysa beeraha
@jamalskp72809 күн бұрын
Rageedii sxb
@MA-uz3qe9 күн бұрын
xabashi ugu yeera bal inaad ku raaxaysatiin hibada ilaah idin siiyay, odaga waalan iska qabta
@ahmad69679 күн бұрын
garowe Iyo ku waa xintamaa waxaa Igaxiga xamaar malihin cadaw xamaar ka daran
@user-ju9oc3lp9r2 күн бұрын
Xabashi adaa iga dhow ooy ku ilaaliyan 24 hour bilaa abaalyow sacad kasta idin qabsan karan imikana ay dhul badan idin kala waregen
@Banuhashim23710 күн бұрын
WAA VIDEO WACAN LAAKIIN MUSIC AYAA KAA DILAY😢😢😢😢 AHEEY AH. WAAR VIDEO GA MUSIC KA SAAR OO DHAWAAQA SHIMBIRAHA IYO DABAYSHA U DAA ( NATURAL SOUNDS)