Пікірлер
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 6 сағат бұрын
MIRAHA(ERAYADA)IYO LAXANKU WAA ASTAANTA LAGU TARTAMEE!! HADAD HOBAL TAY! HADAL XUMO KA DHEEROW! HUGAAGANA HUWANOW! QAAWANIDU QURUX MALAHE!
@AbdikadirSomo-q4e
@AbdikadirSomo-q4e 10 сағат бұрын
Lovely music
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample Күн бұрын
Ofcle.kuwan.leh.waa.faadu.haldhaa.ee.codka.khadra.garan.waayey.nookaadiya.leenay.laxamayste.saalax.qaasim.iyo.khadra.daahir.alle.hawnaxariistee
@raulkingi7425
@raulkingi7425 2 күн бұрын
Adna leydh qabow baad lulataa wanaagoow lafyaxa ridheysa❤😢
@AbdiwaliPm
@AbdiwaliPm 3 күн бұрын
❤❤❤❤
@AbdiwaliPm
@AbdiwaliPm 3 күн бұрын
Hda aya dhagesanowa 3,8,2024 mlin sabri
@SiciidNiyo
@SiciidNiyo 6 күн бұрын
Axyaa qaraami waayo waayo khadra&saalax naxariis jano labadoodaba
@SiciidNiyo
@SiciidNiyo 6 күн бұрын
Naxariis jano labadoodaba
@MohaHasan-yh4ft
@MohaHasan-yh4ft 7 күн бұрын
Wow cadi maha kuso coo
@maadeymuqdishoofficial9140
@maadeymuqdishoofficial9140 8 күн бұрын
Saas waaye
@abdirahmanalteso3941
@abdirahmanalteso3941 8 күн бұрын
Adna laydh qaboobaa Lulataa wanaagoo Laafyaha ridaysaa Alla ya cizzak❤
@mohafarmajo473
@mohafarmajo473 12 күн бұрын
Cabdi baadil iyo abuukar goobe kabankooda aadban ujeclahay sababtoo ah kabankoodu waa daganyahay wana dabacsanyahay cml base fican buuleeyahay❤ 25/7/2024 habeen jimce ah hadad idaawato liketa isar hadhaafin👍
@AbdimaalikKirix-jj1sr
@AbdimaalikKirix-jj1sr 13 күн бұрын
25/7/2024 Gabiley nuura iyo Jawi❤
@SadiqAhmed-di6cw
@SadiqAhmed-di6cw 13 күн бұрын
24. July 2024 waxa ku dhageysanaya Dangorayo Nugaal Puntland
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 13 күн бұрын
Boqorka banaadiriga - Aways qamiis
@user-fz4jl2mm6h
@user-fz4jl2mm6h 14 күн бұрын
Subax hore oo cirku so day iyo hargaysa qurux
@user-fz4jl2mm6h
@user-fz4jl2mm6h 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤xauus
@Wayelka1973
@Wayelka1973 16 күн бұрын
Qaabka Uu abaaye uleeyahay Ibrahim Baadil AuN
@deeqayusuf6421
@deeqayusuf6421 16 күн бұрын
Indhabto iku filan faraqan ku haysta🎶💔😢
@MaryanRuun-nh2ks
@MaryanRuun-nh2ks 16 күн бұрын
From tik tok😂😂
@wllemjey5355
@wllemjey5355 16 күн бұрын
Waxan ku qayaso malahan wayo waa hees oo aad itabaneso❤
@AbdirahmanHassan-pz9bq
@AbdirahmanHassan-pz9bq 16 күн бұрын
🎉 yeah 🤣
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 17 күн бұрын
😢😢😢
@abdihakimyussufhassan9064
@abdihakimyussufhassan9064 19 күн бұрын
Faadumo haldhaa
@najiibboss7364
@najiibboss7364 20 күн бұрын
Waqtigu nacasaysanaa wax hayntu mar fiican Kaley tahay walaalkaa wax weydiintu xumaa
@ilyas--hassan--29
@ilyas--hassan--29 20 күн бұрын
What a song 🎵 😍
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 22 күн бұрын
Cuudka (kabanka) waa mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN
@YuusudcabdiraxmanSuudi
@YuusudcabdiraxmanSuudi 22 күн бұрын
Kaquuso markaan idhaa rajaad igubeeraysa hadan❤❤❤❤❤
@samiraaxmed4103
@samiraaxmed4103 22 күн бұрын
Ya salaam❤
@zulthanmorgan4309
@zulthanmorgan4309 23 күн бұрын
Buli🔥
@ZakariaAbukar-qf7ko
@ZakariaAbukar-qf7ko 23 күн бұрын
Hestan qabyo waye wle aniga Qaaliyan ahe❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 23 күн бұрын
Waa hees cajiib ah runtii, heestani waxay qayb ka ahayd, riwaayadii Aabahay ka Samray adiga, ee uu sameeyey, ama Curiyey, ~ Mohamed Ali Kaariye 1973, Codka ama Laxanka waxa sameeyey, Hassan Sabriye Afrax AHUN, riwaayaadaa heesaha ku jira dhammaantood-na waxa Laxameeyey Hassan Garayt iyo Mohamed Sulaiman Tubeec, AHUN. Codadka cajiibka ah, ee talan taaliga ah-na waxa si wada jir ah ugu boobsiinaya, Faadimo Abdilaahi Kaahin Maandeeq, iyo Ahmed Ali Cigaal alle cimriga iyo caafimaadkaba, haw barakeeyo labadaba. أمين يارب العالمين Erayada heestana waxa ka mid ah sidan📍 #Lyricssong. #FaadimoMaandeeq 00:00 Marbuu damac ku qaadaa 00:00 Cawaysaa daruuraha 00:00 Waanaduna ku deeqine 00:01 Duuduub wixii hore 00:01 Geela daran haloo diro 00:01 Lo'da webi ku sii daa 00:01 dabadeed kalgacalkii 00:01 Isu soo dalxiisiyo 00:01 Dookhaa i raacshee ma wax Laysu diidaa #AhmedAliCigaaL 00:02 Markii aan ku doortay 00:02 Dugsi aan ku mooday 00:02 Adoon diir naxaynin 00:02 Waataad i diidee 00:02 Dur durkii markuu gudhay 00:02 Daaqsintii Sahan saday 00:02 Dabayluhu ku qaadeen 00:02 Igu noqo hadaad tidhi 00:02 U dul qaadan maayee 00:02 Haygu daaline Samiree #FaadumoMasndeeq 00:03 Dagan maahee daalacan 00:03 Dagaal maahee waa nabad 00:03 Dawadiisa Caashaqa 00:03 Waa dadkii is doortee 00:03 Doogsin roob kaliileed 00:03 Halo dararan oo dhalay 00:03 Dadab iyo aroosbaa 00:03 Isku daa ku fiicane 00:03 Ma danbaa ma daw baa? 00:03 Ma wax Laysu diidaa? #AhmedAliCigaaL 00:04 Doraad dhiiranaydaa 00:04 Shalay diricsanaydaa 00:04 Maantana ku dabartoo 00:04 Dan baa kuu run sheegtee 00:04 Dayro ruuxii qaadaba 00:04 Deyn baa u yaallee 00:04 Weli digashadaadiyo 00:04 Dow dhaafka Caashaqa 00:04 Dib usoo xasuustoo 00:04 Haygu daalinee Samiree 00:04 Doogsin roob kaliileed 00:04 Halo dararan oo dhalay 00:05 Dadab iyo Aroosbaa 00:05 Isu daa ku fiicane 00:05 Ma dan baa ma dow baa? 00:05 Dayro ruuxii qaadaba 00:05 Deyn baa u yaalee 00:05 Weli digashadii iyo 00:05 Iyo daw dhaafkii caashaqa 00:05 Dib u soo xasuustee 00:05 Haygu daalinee Samiree.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 23 күн бұрын
Allaha janeeyee Cabdillqaadir Yuusuf Cismaan Curre (Cabdillqaadir Bagaag) waxa uu qeyb ka ahaa fanaaniintii kusoo baxday tartankii "Hergelinta Heesaha" kaa oo la qabtay horaantii sanaddii 1972-dii. Heeska "Galeyr" ayaana ahaa heeskii uu kaga qeyb galay tartanka "Hergelinta Heesaha" inkasta oo heeskiisaa uu kaalinta labaad ka galay tartanka habeenkaa la qabanayay, halka kaalinta koowaad uu kusoo baxay hees kacaan ahayd taasoo uu ku luuqeeynayya fanaanka Cumar Nuur Cabdulle Aun. Waxaa'se xusid mudan in heeska "Galeyr" midhihiisa uu alifay Abwaan Cabdillqaadir Ciise Cali (Cagoole), halka laxankana uu sameeyay Axmed Cali Cigaal.
@najiibboss7364
@najiibboss7364 25 күн бұрын
Wax hayntu mar fiicanaa walaalkaa Kaley tahay wax weydiintu xumaa
@mohamedbulshawi7559
@mohamedbulshawi7559 25 күн бұрын
Ma ogtahay siyadada
@Kajol833
@Kajol833 27 күн бұрын
From tiktok 😂😂💃
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 29 күн бұрын
Jacaylkii dhabta ahaaa😮
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 29 күн бұрын
Alle Ha U Naxariisto dhamantood Codka Kinsi xaji Adam Ereyada Muuse cali Laxanka jiim sh moumin Director Abdiraxman haji
@Dr.ibraahimMuuse
@Dr.ibraahimMuuse Ай бұрын
Masha allaah tabaraka watacala, allaah cizak.
@RATHWANHoshkhan
@RATHWANHoshkhan Ай бұрын
Inta kazoo tixraacday facebokga liketa saara
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Saalax qaasim naaji gacantisu waa malab
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Heeska "Shalambood" waxa uu qeyb ka ahaa heesihii ku jiray riwaayaddii "Ninna Waal Ninna Waani" ee uu hal-abuurkeedu lahaa Allaha janeeyee Abwaan Xassan Qawdhan Yuusuf, halka laxanka iyo luuqdaba uu israacsaday Axmed Cali Cigaal. Waxaa'se xusid mudan in jilliinkeeda masraxiyadeed ee riwaayaddan lagu soo bandhigay Golaha Murtida Iyo Madadaalada ee (National theater) 23, February, 1973-dii.
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
Erayada abwaan cabdi bashiir indha buur alla yarxam 😢
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 Ай бұрын
Waayo waayo waayo horre waayi hii wacnaaa
@farhanhajji-i3i
@farhanhajji-i3i Ай бұрын
caasho cabdoow sulaymaan malayka iyo xuseen suudaani ereyada iyo laxanka axmed cawad rabsho❤❤
@wariyosheeko
@wariyosheeko Ай бұрын
Erayadii: Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan-ganey). Codka: AHN Khadra Daahir Cige. Laxankan yaabka leh cidda leh iga caawiya.
@Mmahad19
@Mmahad19 Ай бұрын
What song 🎵
@macruuf4018
@macruuf4018 Ай бұрын
🎉🎉🎉
@AdmiringMicrophone-wj8lu
@AdmiringMicrophone-wj8lu Ай бұрын
²²q1
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade Ай бұрын
Allah ha u naxriisto erayada Abwaan Maxamuud Cismaan (Fooldhuub)
@HusseinOsman-u6r
@HusseinOsman-u6r Ай бұрын
Cod Aad umacaan