009 | Ismalure 3 | Raadinta caannimada iyo isqornimada!

  Рет қаралды 15,192

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Жыл бұрын

Xalqadda saddexaad ee taxanaha sharraxa buugga Ismalure
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZfaq-ka Sahanka Xogaha:
kzfaq.info/love/MAk...
KZfaq-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 17
@comndmalki57061.
@comndmalki57061. 11 ай бұрын
Wll Aadan, muuqaallada cod book noocan kale BUUGGA ISMALURE Cod aan dhageysano Sii bulshada hormarin maskaxdooda , inoo soo badiso bugaag OO Cod ah wllk fadlan Jaza-k Allah❤ Buugga badan OO Cod sameysa barnaamijyada ah
@xanaaniskufilan7305
@xanaaniskufilan7305 3 ай бұрын
Buugani waa hormar mas kaxeed socda weeye
@aliliban45
@aliliban45 8 ай бұрын
Run ahantii waa maclumaad wakhti xadirkan daaran oo loo baha. Yahay in laysla fahmo si nolosha loola jaanqaad thanks wll 🙏🙏
@user-id5lr4rf7k
@user-id5lr4rf7k 5 ай бұрын
When I'm talking the fact I don't care about the feelings💘 ba wada wlhi ye nayra ilali waku side
@lilmikeyo1318
@lilmikeyo1318 4 ай бұрын
😂😂😂😂 sidee boo kuu yelay?
@maahirpoi1135
@maahirpoi1135 Жыл бұрын
Wll Aadan boogtaada sedee ku heli karaa muqdisho joogaaye pdf ama caadi eh🙏🏾
@saabirmaxamed
@saabirmaxamed Жыл бұрын
Hadi heshid ane iso shera pro
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 7 ай бұрын
Mahadsanid adanow waxbadan o padan ban ka fa idnay wllky dhagaysigan ino so badi mahadsnid
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 Жыл бұрын
Wa arin daxdaxad laga leeyahay.
@AbdifitahTahad
@AbdifitahTahad 8 ай бұрын
Ustaad aadan mahadsanid 🥰 si fcn ayaa ugu faidey qeybtan
@normalperson841
@normalperson841 7 ай бұрын
Mahadsanid wll❤
@cabdiraxmaansiciid371
@cabdiraxmaansiciid371 8 ай бұрын
Guulayao pro link sahanka xoga soo dhig si loo ogaado page kan
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar Жыл бұрын
M.A❣️❣️❣️
@Boqran5
@Boqran5 7 ай бұрын
😊😊
@abdihakimereg
@abdihakimereg 6 ай бұрын
"entitlement" ereygaas af somali maxaa lagu dhaa Adan?
@aweysjanagale3635
@aweysjanagale3635 3 ай бұрын
51:19 Illeen diraacna kaligii daleel guusha kama helee ❌️dadkaa geesi lagu yahay👈✔️💯 Kaliya qoofkii muuqaalka dhameestay iga sixi karo
@user-bi2us5we5p
@user-bi2us5we5p 5 ай бұрын
nnnnnnnnn tekr
010 | Ismalure 4 | Mabda'yo aan qiimo lahayn!
54:42
Sahan Podcast
Рет қаралды 12 М.
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 19 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
قصه فارس وريم مع ملوك الجن !
58:39
فهد فو FHDFO I
Рет қаралды 217 М.
011 | Ismalure 5 | ciyaarista doorka dhibbanaha!
1:00:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 11 М.
Ducada 10aad |Duco iyo Dareen|
22:24
Hamda Hussein
Рет қаралды 36 М.
094 | Maasooniyadda | Cibaadada shaydaanka.
19:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 10 М.
007 | Ismalure 1 | Ha isku deyin! | Danaynta saayidka ah!
48:53
Sahan Podcast
Рет қаралды 43 М.
017 | Ismalure 7 | Mabda'a wax uun fal | fekradda guusha iyo hungada.
58:01
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН