026 | Live 1 | Aadan-Sahan iyo Daaci Mukhtaar | Dulmiga iyo nasteexada diinta.

  Рет қаралды 31,221

Sahan Podcast

Sahan Podcast

7 ай бұрын

Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZfaq-ka Sahanka Xogaha:
kzfaq.info/love/MAk...
KZfaq-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97

Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 176
@KHAATIL
@KHAATIL 7 ай бұрын
Wllo isku daya dadkiina aqoonta leh ee wax fahansan inaad buug iskugu tagtaan ood qortaan kadibna bdf ahaan dadka kuwada gaadhsiisan inta xalkayga igu raacsan like👍 I love somali people 🇸🇴🇸🇴❤
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 7 ай бұрын
Somalia anaa waso
@user-lj7sz6bg5q
@user-lj7sz6bg5q 7 ай бұрын
​@@jirdemaxamed6206 wlaal hadda waxaad tiri waad tiri lkn alle xasussnow in uu yahy mid kawarqaba qof walba waxa uu leeyahy.
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 7 ай бұрын
​@@jirdemaxamed6206 adine
@2daysago_
@2daysago_ 7 ай бұрын
Book muxuu taraa.....somali waa oral society wax ma aqriso kaliya wey dhageystaan. Book qorida wax macno uu soo kordhinaayo maleh waa outdated ama waqtigiisa dhacay maadama casriga isbadalay oo hada social media ayaa jira si maqal iyo muuqal la iskugu gudbiyo xogaha. Book waxaa badalay podcast sida hada muuqaalkan oo kale 2 ama 3 aqoonyahan inta isla fadhistaan qof walbo xoogtuu hayo ama fikradaha ka dhax guuxayo soo bandhigaan. Aniga waan unaxaa dadka buugagta aaminsan casrigan.
@abasrabi
@abasrabi 6 ай бұрын
Mashallah saxiib❤
@booyaaxaxmed-vw6iq
@booyaaxaxmed-vw6iq 7 ай бұрын
ILAAH daarood iyo isaaqa ha u mideeyo sida ay u hadlayan aadan sahan iyo daaci muqtaa 🤲🤲🤲amiin 🥲🥲🥹
@UmumaxamedSiciid
@UmumaxamedSiciid Ай бұрын
Amiin
@user-jx7dh6gq7q
@user-jx7dh6gq7q 7 ай бұрын
Aadan iyo daaci mukhtar waa labo nin oo aad u aqli badan Jazak Allh kheyr wllyaal.❤
@sudeysicalisalaad8724
@sudeysicalisalaad8724 7 ай бұрын
Philosopher adan sahan jasaka llah
@ABDIFATAHALMUFTI
@ABDIFATAHALMUFTI 7 ай бұрын
Dhalin yaro kooban unbaa nasiib u yeshe inay dawada muqalkan inta badan ee xuman iyo malayacni ku mashqushay allah hasoo hadeeyo
@hamdaismail9035
@hamdaismail9035 7 ай бұрын
m.a tabarakalah jasakalahu kheyr 👍👍🙌🙌👏👏
@avife.4.474
@avife.4.474 7 ай бұрын
AADANOW walalo aad baan kuugu xiranahay waxaan kaa codsanayaa in aad soo gasho LIVEka xiliyada salaada xili aaaad uga fog
@user-wr2lw9uv1k
@user-wr2lw9uv1k 7 ай бұрын
masha allah. i love you both of you wallahi. may allah reward you for the dawah you are doing. I believe that we are at the end of this world and that the day of judgment is approaching. may allah protect us insha allah. I also think that it is important that we have shariah in all Muslim countries, so that we avoid bad deeds. may allah reward you Aadan Sahan and Daaci Mukhtaar
@booyaaxaxmed-vw6iq
@booyaaxaxmed-vw6iq 7 ай бұрын
Wallahi ninkii maasuuniyad iyo cimaaniyad iyo tartan ka dunidaba ibaray waa sahan xogaha if iyo aakhira liiban baan ku leeyahay🫡🫡🫡❤️
@Filsaniita
@Filsaniita 7 ай бұрын
Ustad aadanow Live kiii hore noosoo dhig
@Amn09888
@Amn09888 7 ай бұрын
18:49 waa runta waa in aad wacyiga wadaan Waxaad tahy ninka indhaha iikala furay tariikhyo bdn ibaray ninka taariikhda io in buugta akhriyo i jeclaysiiyay ayaa tahy waagi hore reaction io qosol qosol ayaan iska daawan jiray lkn markaan kanallkaga barty 2018 kii waxa malayacniga dhan waa joojiyay taariikh io wax faaido leh unbaan daawadaa iyo inyar oo qosola wax aad ubadn waan kaafaaiday aadbaad u mahadsathy zxp Aadan xagaa kasii wad
@user-de7lb6ho4v
@user-de7lb6ho4v 7 ай бұрын
Walhi waa run wixii galkacyo kadhacay walhi😢😢😢
@Hoygatebiyaha
@Hoygatebiyaha 7 ай бұрын
Masha allah hadii somali laga heli lahaa 10nin oo adan sahan oo kle ah wlhi waxbadan ayay bedelilahayeen❤
@guleedaxmed3093
@guleedaxmed3093 5 ай бұрын
Laba nin oo wax bartey waxay barteeena dadkooodii ku celiyey alle ha idiin barakeeeyo ❤
@mursalsayed
@mursalsayed 7 ай бұрын
Masha allah ustaad ka waxaan leeyahay dedaalkaagu ma khasaarayo raggaas oo kale ayaad soo saartay iyo weliba qaar kaloo badan, markaa waxaan ku leeyahay wad dedaallkaaga insha allah waxaan rajaynayaa inaynu goor ay ahaataba aynu tiihan ka bixi doono, lana arki doono soomaali oo ul iyo diirkeed ah. Barnaamijkan oo kale waa muhiim xaqiiqatan wax badan oo iga diimoonaa ayuu daaha ka fayday shukran.
@sahanka97
@sahanka97 7 ай бұрын
Insha allaah wll
@mhamoudhusein4368
@mhamoudhusein4368 7 ай бұрын
Masha Allah waa khayr
@CabdicasiisFaarax-em1xb
@CabdicasiisFaarax-em1xb 7 ай бұрын
Thanks you aadan sahan
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 7 ай бұрын
Mashaa Allah Jazakallahum kheyr Allah idin barakeeyo ummadeen Soomaaliyeed Allah xafido qudurkan ku fogaaday ee Covid qabiilka ah Allah u soo diro daawo minaAllaahi ha u soo dajiyo Somaliya hanoolaato.💔💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Inshaa Allah
@kifahmohamed
@kifahmohamed 7 ай бұрын
Adanow hada kadib live lee noo soo gal video yada caadiga liveka kashidane😂😊
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 7 ай бұрын
😂😂 ilaahay ka baq ustaadka ka xishoo iyo mushtamaca
@kifahmohamed
@kifahmohamed 7 ай бұрын
@@ROPERTOBAGIO waa caadi ustadka mararka qaar waa in lala kaftamaa😆😁
@saciidawed2266
@saciidawed2266 7 ай бұрын
Mansha allah wll alle haydinka abaal mariyo inta an idinka fa'iidney, Inad sobadisana waan rajaynya Dodaha dhlinyarada. Insha allah.
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 7 ай бұрын
MAASHAA ALLAH ALLAH HAYDIN XAFIDO
@user-nq2wn2li7v
@user-nq2wn2li7v 7 ай бұрын
Thanks
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy 7 ай бұрын
Mashallah labadiinuba waad dhigteen qaadaa dhigteen arinkan aadka ulaamaha badan labada dhinacee aan kala qaybinayna waad kaga eeg teen diini iyo maadiba,aad baad ugu mahadsantihiin aadan iyo daaci mukhtaar
@kaledelmialaahi90
@kaledelmialaahi90 7 ай бұрын
Masha allah ustaad kaama hayno mawduuci waxbarashada 12 sano
@SalahudinHassan
@SalahudinHassan 7 ай бұрын
Alle ha idin barakeyo wll aadan sahan alle aqonta haku siyadiyo xaqana alle hakugu sugo sido kale wll daaci mukhtaar alle hakugu sugo xaqa wll dhamantin alle ha idin sharfo
@fos343
@fos343 7 ай бұрын
Maasha Allah Maasha Allah Ilaahay hanoo kiin xiftiyo idinkookalena hanoo badiyo aamin aamin aamin yaa Rabi yaa Allah yaa Raxmaan yaa Raxiim 🤲🤲🤲❤❤❤
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 7 ай бұрын
❤daaci mukhatar 😀⭐️✅👍😀
@Namsic926
@Namsic926 7 ай бұрын
Ma shaa Allah Allah Idin sharfo
@NuurYare-xx3ev
@NuurYare-xx3ev 7 ай бұрын
aadan ookale waa lama helaan ❤
@user-hq7lg6rx5s
@user-hq7lg6rx5s 7 ай бұрын
Ma sha allah❤❤❤❤❤❤
@user-cv9xc1ym1i
@user-cv9xc1ym1i 7 ай бұрын
❤mash alah wax
@idilmuhumed737
@idilmuhumed737 7 ай бұрын
MashaAllah yaa rabbi umadayada qalbiyaydooda isku soo dhawee oo naga dhex saar munaafaqiinta dadka isku diraya
@Enakafi
@Enakafi 7 ай бұрын
Masha allah wll adan ilaahy cilmiga iyo caqligaba haku barakeeyo🥰🥰🥰🥰
@abdelazizabdirahman8831
@abdelazizabdirahman8831 5 ай бұрын
Masha Allah wa dhalin yar yar o xikmad leh
@user-kg6ct1fs5u
@user-kg6ct1fs5u 6 ай бұрын
Msh allh
@SalmaSalah-nw1cx
@SalmaSalah-nw1cx 7 ай бұрын
Mnsh Allah Ustad Allaha ku sharfo🙏
@umusuleym9441
@umusuleym9441 7 ай бұрын
Masha allah
@user-tf5ul3wu2p
@user-tf5ul3wu2p 7 ай бұрын
Mzha allah alle ha idinka jazaa,i siiyo wacyi galintiina wll anana alle ha nagu anfco 🥰
@kafilowanaag1832
@kafilowanaag1832 6 ай бұрын
Mashaa alah ❤ Xafidulaaah dhamanteena runtii wano iyo diin iyo caqli ilaheey yaanasiyey mashaa alah waan ku raxewstey wacyiginaaa ilaheey janatul firsoos hanesku keen kulmiya ku wii xabiikeena muxaned macoda hado ilaheey hamaga yeelo
@faahimcade9117
@faahimcade9117 7 ай бұрын
m.a allah idiin barakeeyo wax badan baa niga faaiday
@Cabdihasan.
@Cabdihasan. 7 ай бұрын
Inshaa allh
@roodaabdi4744
@roodaabdi4744 7 ай бұрын
Masha allah wllo alle ha idin barakeeyo
@bashka_honest8
@bashka_honest8 7 ай бұрын
Alle ha idin barakeyo ❤❤
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 7 ай бұрын
Ilaahay ha ini amaansado
@abdijibar2524
@abdijibar2524 7 ай бұрын
🫅🏾🫡Wllky Rabi Rali ha kaa ahaado wllky Aadan Saham❤❤❤
@sucadhashi4857
@sucadhashi4857 4 ай бұрын
Mashallah illaahay dhalinyaradeen diinta fahansii
@hudaismail278
@hudaismail278 7 ай бұрын
Mashallah sh ilahay haku barakeeyo amiin adan sahan allah haku barakeeyo amiin
@marwada44
@marwada44 7 ай бұрын
Mashaallh aadan ❤❤
@SmilingCityMap-id1pm
@SmilingCityMap-id1pm 2 ай бұрын
Mansha allah Adan iyo mukhtaar ilahy ha idin barakeeyo idinkoo badana ilahy ha inoogu deeqo
@aminaeggeh9567
@aminaeggeh9567 6 ай бұрын
Maa shaa Allah Ilaahay xaqa hanawada tuso
@mahadmoudkaireh1010
@mahadmoudkaireh1010 7 ай бұрын
Masha allah Wallalo
@user-pg1fv3vu8q
@user-pg1fv3vu8q 7 ай бұрын
Jasakailah❤
@amiirarashiid5720
@amiirarashiid5720 7 ай бұрын
Allahayow adoonkagasi waad aragtaye rabiyow assaga kuma waydisan karo oo noloshisa gaarka kama war qabe rabaw mid sidisa o kle nolosha adun iyo mid akhiraba igu arsaq xaskisana iga yeel amiin ya rabi guri wxu noqon dona rabi rali ka yahay guriga dhisan nin nocasa marwo salixadi
@Dhambaal-1
@Dhambaal-1 7 ай бұрын
Mashallah mashallah ilhow anigana mid sida adiga u fikireysa oo wanaagu waxa uu yahay fahansan igu arzaaq sida adiga oo kaleh
@naturere-laxationw
@naturere-laxationw 7 ай бұрын
Masha Allah
@user-hu4uo8bi6t
@user-hu4uo8bi6t 22 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 m.a
@naturallove8959
@naturallove8959 7 ай бұрын
Philosopher Adan sahan Masha allaah
@user-rb2eg5no1f
@user-rb2eg5no1f 7 ай бұрын
Msha allah walaloyaal waan idinka faa.iday waxbadan oo aan aqoon
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 7 ай бұрын
Maansha Allah guuuuuul iyo gobanimo
@mostaphakampalaofficial1798
@mostaphakampalaofficial1798 7 ай бұрын
Alla hakaa abaaliyo wllo
@user-fg7ei5id1f
@user-fg7ei5id1f 7 ай бұрын
Masha allaah labadeydii❤❤
@hazmeptilaahi442hazma9
@hazmeptilaahi442hazma9 5 ай бұрын
Masha Allah tabaraka alaah Ilahey caqligaga haku siyadiyo ana gana kuwii ku anfaco ilahey hanagadhigo
@Maankoriye.
@Maankoriye. 7 ай бұрын
Alle ha idin barakeeeyo labadiinaba
@SalmaMohamed-uy3md
@SalmaMohamed-uy3md 7 ай бұрын
From Mogadishu waa ku wataa❤
@drsakii
@drsakii 7 ай бұрын
M.a sheikh
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 7 ай бұрын
❤m.allah
@ahmedzih
@ahmedzih 7 ай бұрын
Horay u socda Walaalayaal 🙏
@user-nh5iz2if4g
@user-nh5iz2if4g 7 ай бұрын
Masha Allah dad waxgarad
@zahroNur-nw2pe
@zahroNur-nw2pe 4 ай бұрын
Dir darood is jecel ❤️ labadan Ka arke
@gaacidhshow7874
@gaacidhshow7874 2 ай бұрын
Walal ale hayidin barakeeyo
@mahadkopso153
@mahadkopso153 7 ай бұрын
Masha allah ilahay soomaalida inteeda kle saan oo kle haka dhigo
@Nada-ps8lq
@Nada-ps8lq 7 ай бұрын
Ilaahay danbigaaga ha Dee haafo soomaali melkastoy joogtana Hasoo hadeeyo😊
@user-yj1lx3kg7m
@user-yj1lx3kg7m 7 ай бұрын
Aadan wll ninkaa soo islaamay channelkiisa iisheeg waad mahadsan tahay
@Fuadapdillahimuse23
@Fuadapdillahimuse23 7 ай бұрын
Mansha Allah aqoontu waa halbeeg nololeed
@user-js8gf8gm7g
@user-js8gf8gm7g 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 7 ай бұрын
M.A ❣️❣️❣️
@MusamilAdan-kr7dv
@MusamilAdan-kr7dv 7 ай бұрын
Masha alh ale ha idin bara keeyo xaqana idin kudilo
@muxiyodiinmaxamed759
@muxiyodiinmaxamed759 7 ай бұрын
Warunta daaci mukhtarow wariye aadan wa caqliga ugu wayan xiligan iskaashiginuna wa munaasib❤ e
@Abokor564Abokormoh-rm1tp
@Abokor564Abokormoh-rm1tp 7 ай бұрын
Sh cilmaanid wad maqashay iyo dumuqradiyad lakiin waad da yarayd alLaah ha idin ciseeyo
@Safiirka09
@Safiirka09 7 ай бұрын
❤❤
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu 7 ай бұрын
❤❤ dhalinta dabka lagu shubaayo hadii ay sidaas ubaraarugsanaan lahaayeen. Rajo ayaan lahaan laheyn.
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 7 ай бұрын
Waanada dadkeennu aad bay ugu baahanyihiin.
@user-qz4hh4lc8m
@user-qz4hh4lc8m 7 ай бұрын
Adan sahan nio adban ku jeclahay wllo intq nola ee an somali arkayay waxa hay qofkii ugu qimaha badna ado kalle dadka ah adunka tala lo dhisay wayo qabiil ma taqanid cuudur qabyalad oo sida kansarka dhiga uracday aya somali ku dhacay waa qom meel bas lo wado somalidu
@nouhahmed7743
@nouhahmed7743 7 ай бұрын
Aniga dadkaygu waa kuwan. Allaw soomali caqliga usoo celi.
@weedh-cade2325
@weedh-cade2325 7 ай бұрын
Ninkaas aadan sahan inuu yahay qof aqoonyahan ah alle wuxuu siiyey awood uu dadka wax kaga dhaadhiciyo
@khaalidcabdishakuur4896
@khaalidcabdishakuur4896 7 ай бұрын
Meeshan dadkii aanu isku fikirka ahayn ayaa iskugu timi❤
@hoodobare271
@hoodobare271 5 ай бұрын
Masha allha dadka kajail bixiya kusocda 👍👍👍👍
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 7 ай бұрын
Pourquoi vous n’est pas ensemble…❤
@Amn09888
@Amn09888 7 ай бұрын
39:06 wllhi waa runta marumaysn kartaa 2020 ayaan bartay in ay tawbad jirto oo ilaahay loo tawbad keeni karo qofkii dambi sameeya in naarta lagaga jarayo unbaan uhaystay markaste misajidada naar io cadaab unba lagaga sheekeeya wllhi naxariista ilaahay inta laga sheekeeyo way nagu yartahy Dad waxaa jira misaajidka aan kutukado uga tagy in cadaab io naar unlagaga sheekeeyo😅
@xbrown_official5783
@xbrown_official5783 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@2daysago_
@2daysago_ 7 ай бұрын
Wlhi aad baan ogu raaxeystay podcastkan .... kun jeer saaxibyaal mahadsanidiin halkaas kasii wada.
@MaxamedCabaas-ug5bk
@MaxamedCabaas-ug5bk 7 ай бұрын
Masha,Allah wax walba muslinimada ayaa kaweyn wlaalo qabyaalda bulshada halaga wacyi galiyo
@Armaanismeal
@Armaanismeal 7 ай бұрын
Xasuusin ⏳ Hadalka wanaagsani waa sadaqo .
@Abdi1t
@Abdi1t 7 ай бұрын
Wll waxa aan ku idhi maad samaysaan dalad baladhan oo iskugu jirta dad afkaartan meel dheer gaadhsiya gobal kasta, hadii aan hal fikir na sii raacsado oo meel dheer gaadhsiinkara, 1) waa ikhlaas 2) gobalkasta waxa jira naadiyaal badan oo dhalyaro ubadan oo Adigana kugu xidhan markaa intaa gobalkasta dalad loosameyo oo xogna lasiyoo habilaaban wacyi galin baladhan oo degankooga ah, Si ay uyarato jahiilnimadan 2 bada af inagu yeelatay, 1 qof baad tahay lkn markasta oo aad xaqa aad kusugan tahay waxa jirta awood wayno garbaheena ah waana awooda Alle swc wll inta wax isticmaasha wax uunba maqli lkn inta aan waxba isticmalin ayaa ah sobab kalo aad udhib badan oo la ogyn.!!
@xamdimoha8876
@xamdimoha8876 7 ай бұрын
Cajjib wllhy waa comentigii ubhoreyey aan ka soo qora channelka adan sahan waxaa cajiiba sida xushmada leh ay isku dhagysanayaan iskula hadlayaan waa dhalinyaro diin iyo aqoon lagu barbaariyey cajiib aan qabyalad iyo qabiil midna la barin allow idin barakeey adan sahan iyo daaci mukhtaar ale janada hainagu kulmiyo wlalayaal sidad kherka nola jeceshihiina alle haidin jeclaado jasakallh kheeran
@LadanCisman-qt4om
@LadanCisman-qt4om 7 ай бұрын
Masha allah tabarakalaah walal allah ku barakeeyo halkaa ka sii wad wacyi galinta insha allah waxaad arki soomaali oo mid ah allah qabyaalada ha naga biyo diitiisana haha faha siiyo
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 7 ай бұрын
Nin aqoon leh
@mohammednoor8491
@mohammednoor8491 7 ай бұрын
Adanow walal macan alle hakuxafido afkeniii somalia aan kufaano aad tahay adigu matihid qabiil ee waxaa tahay Somali marka inta qalbigooda kadaboley jahilnimo yeynan wax yeeleyn qalbigaada
@SacdiyaMaxamed-bu8fv
@SacdiyaMaxamed-bu8fv 7 ай бұрын
Garaadka waa lokala dhashay wlhy waan wataa wiilkan
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 7 ай бұрын
Dulmigaa rabi baa uga jaraya aduunkuna m waa maalmo yar
@jamajama8221
@jamajama8221 7 ай бұрын
I really like your channel Sahan, i have improved my somali by listening to you !!!I would like to speak to you Sahan ! How can I reach you abowe ?
@SmilingDarts-dq6ie
@SmilingDarts-dq6ie 7 ай бұрын
Habenkas liveta wan dhamwstaY
@zakizk1698
@zakizk1698 7 ай бұрын
Yaan laga daalin wacyiga dadka insha allah waad ku guuleesan doontaab ugu danbeen Dadka daawada waxaan ka codsanaayaa in meel dheer la gaarsiiyo videos ka nuucaan oo kale si dadka wax uga faa,idaan wacyigoodana ukoro Igu yaraan like 👍 saar Jazaaka allah idinkuna
Kaalinta culimada iyo wacyiga bulshada
1:13:49
MM Somali TV
Рет қаралды 77 М.
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 53 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
033 | Xaabada Dawladnimada | Kaalay aan wada riyoonno'e!
1:02:51
Sahan Podcast
Рет қаралды 20 М.
086 | Nuun | Furaha akhriska iyo qoraalka.
52:34
Sahan Podcast
Рет қаралды 30 М.
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 32 М.
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 111 М.
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН