No video

030 | Live 4 | Dhallinyarada iyo fahanka waaqica | Taatikada Kubbadda & Aadan-Sahan.

  Рет қаралды 16,504

Sahan Podcast

Sahan Podcast

8 ай бұрын

Waaqica inagu xeeran fahankiisu garasho gaar ah ayuu inooga baahan yahay, qofka dhallinyarada ahina haddii uu garan waayo sidii uu waaqica u fahmi lahaa lama jaanqaadi karayo, ka dibna qayrkii iyo qayr xigihiiba wuu ka hadhayaa.
Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZfaq-ka Sahanka Xogaha:
kzfaq.info/love/MAk...
KZfaq-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 46
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 8 ай бұрын
Aadan khadar cali aadan sahan garaad maanta nool aad baan kuu salamaya ustaad ilahay aqoontaad a haku barakeeyo❤ Marwalboon muuqaladada dawado waxan ogada waxyaabp aan ku baraarug sanyn guulayso aduun iyo aakhiraba❤❤💯
@nasroisse8784
@nasroisse8784 8 ай бұрын
Wll Aadan hadaa nahay dhalinta reer muqdisho waan la soconaa in burtuqiis lagu jabiyay koon furta gaar ahaan muqdisho ilaa iyo baraawe waan la soconaa Lkn kuma dhaayo dadka reer muqdisho wey wada ogyihiin in aan fhmsaneen wey jiraan, Ee Kama turjumayaan intaa ku aragtay turkiga (Istanbul) dadka reer muqdisho oo dhan . Mahdsnid.
@zdd77-oj4pk
@zdd77-oj4pk 8 ай бұрын
من اتفاضة الي حرب تحرير فلسطينsoo turjun wll
@user-rf9wd9zc9v
@user-rf9wd9zc9v 8 ай бұрын
Ustaad podcast ka soo samee boqortooyadii ajuuraan galadi.
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 8 ай бұрын
Lkn sxb boqrtoyinyinka waa badanyihiin
@Maymuuncarab168
@Maymuuncarab168 8 ай бұрын
Aadaan sahaan iso qabo wll aniguna waxan ka hadli doona xaladad mantaa wadakeen ka taga plz wll❤😊
@hodoadam7781
@hodoadam7781 8 ай бұрын
Maashaa allaah walaal sida aad muhimada diinta usaarto waana mid nagu waajiba mahadsanid
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 8 ай бұрын
aniguba Carabiga io Ingiriisigaba Macallin La`aan baan is baroo Midna NaxwahEeda Uma Aqaano si Toos ah.. 😮😮😮
@almaasmohamad1433
@almaasmohamad1433 8 ай бұрын
Will ma arkin dhalanyaro somaliya oo wax fahansan umadoda kafakaraya ILAAHAY ha idin barakeeyo Hana cafiyo oo ha noohagajiyo dhalanyaradayna
@muxaadarotv591
@muxaadarotv591 7 ай бұрын
keep spreading what benefits our country
@cabdicasiiscusmaan7921
@cabdicasiiscusmaan7921 8 ай бұрын
M.a alla hakuu barakeeyo cilmigaaga ustaad ❤
@farxaanfaarax-yx9fq
@farxaanfaarax-yx9fq 8 ай бұрын
Gobalka maanad soo booqananyn aadaN ❤
@zakihaji5616
@zakihaji5616 8 ай бұрын
Thanks aadan sahan👍👍👍👍👍
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 8 ай бұрын
M a legender
@Filsaniita
@Filsaniita 8 ай бұрын
Alleh aqliga io itaalkaba hakuuu barakeeeyo😊🎉🎉
@user-dz3lw6ti7k
@user-dz3lw6ti7k 7 ай бұрын
OK waxad ka hadlaysaan waa arin muhum ah thanks 2badiinuba
@barniabdi9614
@barniabdi9614 7 ай бұрын
Wllaal Somalida orgin keega muran kuma jiro, aniga oo ah samaroon waxan si cad u hubaa macalaa reference le in aan ahay Somali ah cushatic clan 1 oo an wllallo nahay Bar bariska iyo phraciinta, sidaa darteed sadexdaa qolo waxan ahyn dadka Africa waqooyi,woqooti galbeed ilaa bari xukumi jiray , waqooyi waxa haystay boqortooyadii faraaciinta, Bari na waxa xakumi jiray somali , sadexdaa boqortooyo way isku hiilin jireen madaama ay nasab wadaagan, Tusaale marka somalida ay ku soo duulan sawahili ama Bantu ama dadka kale ee cushatic clan 2 sida orimada ,canfarta iyo dadka loo ya yaqan sametic sida tigree ga jaarka way inoo soo gurnan jireen ilyn wallaal hoogii yar yaraa baan ahyn, u fiirso meesha aynu dagnahyay map ka waa meel furan oo khatar ah oo cidkasta oo abood dunidii hore ku lahyd ay isku dayi jirtay inay qabsato,sida Romans kii Grace ,persian iyo Carabtoo inaga baqi jirtay, waayo super powrka Africa ayaan ahyn sadexdaa mid haduu dagaal galo labada kalena way la socdeen, sabobota taarikhdeeno maran loo galiyey ma aha in aynaan inagu garanayn ee Ee waa markii aynu muslinay baa dad ina necbaa isirkeena oo carabto kaw ka tahay baa ka shaqeeyey Madaama aynu wllo ku noqonay islaamka markiiba waxay bilaabeen sadexdan ,somalida,faraaciint iyo barberska inay dagan wadamadoodii Markaa barberk oo ay aad u necbayeen bay ku billabeen in aya oo wadanadiisii sida Marroco,Tunisa,Libiya ,Algeria Sudan intaaba baber baa lahaa Asal ahan waayo Boqrtooyadii Nuubiyiinta faraciin koonfureed ba la odhan jiray waxa na lahaa barbar , Hadaba marka aan islayno Ethopia inagoo somali ah, Nuubiyiinta ayaa soo karbashii jiray waxaba sidaa ban ethopia iyo qoomiyadaha faraha badan ka ga adkayn, markaa waxay ku bilabeen barberiskii markuu muslimay dagaal hoos hoos ah oo loogu dhumanayo islaamnimo iyo wallalnimo lakiin isir tirtirsis ah qarniyo aye wadeen sheekada carabtu , wayna ku guulaysteen inay tir tiran dadkii africa ugu xooga wayna ay cuqdadana u hayn faraciintii iyo barbariski sidaa baa lagu tirtiray, Waxaa soo hadhay somali oo ay kari wayeen,inay tirtiraan, Ayagana waxay maran ka galiyeen isirkoogi Maanta haday joogi lahayeen wallaleen barbariskii ama faracantii cidiba kuma muranteen meeshaan ka nimi way cadahay Somalidana in badan baa carabtaa wadanka Somalia ku soo dagay islaamnimda ay galaa isirkooguu sidaa darterd somalida carabta galaa yaguna ma jecla xaqqida in la ogaado hadii kale waxay noqonayaan soo galayti, Marka waa sidaa imika bal carabta Masar dagan wadii wadankan yaa lahaa way xanaqayaan, kuwa sudan dagan waydii Boqortoyadii nubiyiinta waa ayo waxay ku odhnayaan waa anaga,kuwa marcco dagan waydii wadankan yaa lahaa ama waydii dariiq binu siyaad andalus yaa furtay wadankan yaa laaha way xbaqayaan, Marka Somalidu waa aduunkii hore murana ma galaan, africa dana maadama aan ka xoog badnayn cuqdad bay inoo hayeen ,waayo bada mediatrian sea markay faraciintu Romans la dagaalamasay somalidu intay saylac ka tageen bay gali jireen dagaalka ilyn wallaleheen baa lagu soo duulay eh.
@Raadshe
@Raadshe 8 ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 8 ай бұрын
M.A ❣️❣️❣️
@Ina_garraad
@Ina_garraad 6 ай бұрын
Mhdsanid wll aadan jasaka llah khayr 🤲
@Sheekha.Idiris11
@Sheekha.Idiris11 7 ай бұрын
الله آكبر سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه الله الرحمن الله آكبر سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه الله الرحمن
@suugaanxse
@suugaanxse 8 ай бұрын
Keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤
@smaliwolf
@smaliwolf 7 ай бұрын
Niyow waan jeclaan lahaa waqtiga schoolka iyo jaaamacada ku baxaayo inaad ka hadashid waqtigaas ma u qalmaa waxa aan schoolka iyo jaamacada ku qabaneyno waana waxa sababaaayo inaan ku egaanno hal meel waqti lumis iyo maal lumis
@Kafiyaa
@Kafiyaa 8 ай бұрын
Wllky podcast noso badi
@AbdinajiibMohamed-vb1rw
@AbdinajiibMohamed-vb1rw 8 ай бұрын
Waad mahadsantihiin
@ishamoha6420
@ishamoha6420 7 ай бұрын
Waad mahadsan tihiin walaladay.
@Katheynur
@Katheynur 8 ай бұрын
Sahanka
@asadmuktaarahmed7773
@asadmuktaarahmed7773 8 ай бұрын
Muuqaalada caynkana ee live ka ah noosoobadi wll aadanow
@KHAATIL
@KHAATIL 8 ай бұрын
M allah
@aamsheikh
@aamsheikh 8 ай бұрын
Aalaha idin showro
@Aragzan44
@Aragzan44 8 ай бұрын
Dunida qofkasto kunool wuxuu leyahay riyo riyadayda ugu wayn waa inaan kula kulmo adiga
@AlxYrs
@AlxYrs 3 ай бұрын
Hankaada kor uqaad bro meelkasto tagikartaaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@salebanosman9011
@salebanosman9011 8 ай бұрын
😂😂mahadsanid adan sxb buug aad Turjunty oon xalay dhagaysaty ninkuu kasheekeynayay😅 anuu ahaa
@Aliabdi-yh4pw
@Aliabdi-yh4pw 8 ай бұрын
Walal buuga magaciis😂
@YahyeFaarax
@YahyeFaarax 8 ай бұрын
Nio waxani podcast maaha adnow ee naga daa tiktoka
@aadgaad57
@aadgaad57 8 ай бұрын
Yunaani waa faasiq
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 8 ай бұрын
Anu Wxn Is-weydiiyaa Qof dhallinyaro ah Yaqaana Labada Luuqadood ee english iyo Carabi, Akhriste-qaangaadhey ah iyo Qof Wax baadhan Kara Muxu uga Baahanyahay Jaamacad Uu ku Akhriyi karo Manhajkeeda muddo Kooban? Bal Maxy Kulatahy Hadda oo aad kaga jawbi lahayd
@cabdiqanimaxamed7889
@cabdiqanimaxamed7889 8 ай бұрын
De wxa jmcad lo tagayo wa warqada shahadada un wlal o shaqo lagu helayo hder sida mel wlba wx loga baran kro ayay shaqadana noqoty mrka walaga si gudbaa jmcad
@user-sd1jy7tf1c
@user-sd1jy7tf1c 8 ай бұрын
Adaanowa waxan madayay inad ka hadalayeso falstiin wana kusalaamay
@Aamiin873
@Aamiin873 8 ай бұрын
Wlhi xalay wuu kusoo qaban ayaan islahaa lkn waa igu adkaystay waa. Kaa saraan donaa kaftan iga dheh
@user-kr9tu4hn8u
@user-kr9tu4hn8u 8 ай бұрын
M.a. inadeerayaal maxaynu samayna odayaasha ma inqilaabnaa😂
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 8 ай бұрын
😅😅😅
@user-uv1cg1sq3y
@user-uv1cg1sq3y 8 ай бұрын
Nio Aaadamkow sxb ama mclin aad bad u mahadsan tahey nio mid baan kugu haysa oo ah in badan waxa ka maqla tariikhda akhriya ee buug aad aan aqrino na nooma tilmaantid ee bal dhan noo d'u oo buug noo magacab Aadamow sxb Waanad mahadsanthy sxb
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 7 ай бұрын
Af somaliga markan baranaynay maa Course grammar ah baan qadanay
@aamsheikh
@aamsheikh 8 ай бұрын
Gobolka Raga garanaye midkii dumarkuna waa kee??😂
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 8 ай бұрын
Sng
095 | Maasooniyadda | Dajaal | Fitnada ugu weyn adduunka.
13:58
Sahan Podcast
Рет қаралды 8 М.
Aadan Sahan Iyo Bamdhiga Buugaagta Caynaba
12:39
Suxufi Saleban Kiiko Tv
Рет қаралды 17 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 14 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 40 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Harnessing Power: Somaliland's Mega Projets
4:15
Faisal Abdi Media
Рет қаралды 2,1 М.
033 | Xaabada Dawladnimada | Kaalay aan wada riyoonno'e!
1:02:51
Sahan Podcast
Рет қаралды 20 М.
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey  Iyo Hilinshow
1:11:14
Hilin Show
Рет қаралды 13 М.
Nikola Tesla | Korantada Ayuu Wireless Ka Dhigi Rabay!
10:23
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 119 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 14 МЛН