060 | 19 | Ha abuuran Jingis Khan | Sirta la-tacaamulka dadka!

  Рет қаралды 23,748

Sahan Podcast

Sahan Podcast

3 ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 60
@AhmedMuhumed-vq4zx
@AhmedMuhumed-vq4zx 3 ай бұрын
Commentga waba aragtaye kusali nabiga zxp❤😊
@Maxamedculimoh
@Maxamedculimoh 3 ай бұрын
Kibirka ilaahay ayaa inoo diiday
@TAHALIILMAXAMED
@TAHALIILMAXAMED 2 ай бұрын
Aadan sahan nin waxa badan og cilimiga aad baratay Allah iyo cimriga Allah kuu barageeyo
@user-qy3ue3xd4v
@user-qy3ue3xd4v 3 ай бұрын
Alle haka abalamariyo siada aad dhalinta ula dadalayso aadan yare
@user-ss7ct1dj1v
@user-ss7ct1dj1v 19 күн бұрын
أراك انك أفضل صانع محتوى ❤
@SaddaamHussain-od4sv
@SaddaamHussain-od4sv Ай бұрын
Aadan sxb waxbadan naa kaa faa idnay cilmiga aad baratey alle hakuga canfaco
@mohafficial-vx4ce
@mohafficial-vx4ce 3 ай бұрын
Wlhi mid saasa habeen si kaftana qadaadka uga udhirbaaxay 2bilood kadib aya anogoo kubad wada ciyarayna cadi iidilay markan ku idhi zxp mxa kawada wxu waa kubade kulahaa ad habeenki wadii kaftan igu dilay
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 3 ай бұрын
Mahadsanid Aadan sahan
@ifraahabdilaahi91
@ifraahabdilaahi91 3 ай бұрын
Mahadsanid wll jasaka allah khair
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 ай бұрын
Mahadsanid ❤❤
@Ruwaydo-bu2ul
@Ruwaydo-bu2ul 3 ай бұрын
Sahan goor dhaw ayaan ku bartay lkn saan kaaga helay caadi maaha❤
@abdiasis2428
@abdiasis2428 3 ай бұрын
Kusoo dhawow walal asxaabta sahan❤
@Ruwaydo-bu2ul
@Ruwaydo-bu2ul 3 ай бұрын
@@abdiasis2428 thanks wn dhawahy wallo
@daduunkatagayanginatagay7963
@daduunkatagayanginatagay7963 3 ай бұрын
Tnx ❤❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 ай бұрын
Mahadsanid Aadan Sahan❤
@IbrahimIbrahimArahman
@IbrahimIbrahimArahman 2 ай бұрын
Zxp mcn buuga darkpsychology inoo sharax🙏🙏🙏
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 3 ай бұрын
Mansha allh wiil murtiilaa baa thy wall aadan
@user-wx2ot7wm9g
@user-wx2ot7wm9g 3 ай бұрын
M.a gulayso usdad adan
@user-ji4zs9ez5v
@user-ji4zs9ez5v 3 ай бұрын
Keep going ustaad aadan❤
@Xaali95
@Xaali95 3 ай бұрын
"Aduunka waxaa ugu daran, doqon buugaag banan oo doqoniimo ah akhriyay, kalsloni buu u qaadaya doqonimadiisa" a laughter escaped my mouth when you said that😂😂😂
@maxamedaadanmaxamedaadan529
@maxamedaadanmaxamedaadan529 3 ай бұрын
Keep going
@user-dv8pt4gy9b
@user-dv8pt4gy9b 3 ай бұрын
1Cuming 2 caury 3 piau 4gram 5 chicken 6 chilli 7garllic 8 paprika 9 cloves (3)10 cardamoms(3) 11 cinammon(3) 12 ginger (3) 13 tumeric 14 black pepper 15 corriander
@shaficiahmed5425
@shaficiahmed5425 3 ай бұрын
Legend 😊
@warkayo6821
@warkayo6821 3 ай бұрын
Keep goin
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 3 ай бұрын
Walahi aad baan ugu helay bugaan siiba manta sida aad ugu faqiiday qeebtan🎉🎉🎉🎉🎉
@kingpower6909
@kingpower6909 3 ай бұрын
salaamu laahi calaykum dhammmaaan tiinba😊
@user-co5br5hj3q
@user-co5br5hj3q 3 ай бұрын
Mahad sanid ustaad Adam #Sahan
@farxaandhuxul2948
@farxaandhuxul2948 Ай бұрын
Anaaba mushaki ah sxbkeeyow
@user-co5br5hj3q
@user-co5br5hj3q 3 ай бұрын
2:36 is muujiya inta local authority U shaqeysa ama Dawladaha hoose
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 3 ай бұрын
A.M ❣️❣️❣️❣️
@Aamiin873
@Aamiin873 3 ай бұрын
Qoralakan wa ka baxasan yahaya muduca nio ina ader wax jeclaan laha inaad week igab maalin live nosoo gasho ama aad su aalo nooyara furto wax jira suaaalo badan oo aan jswadno oo dnokga jawabilahade
@abokoridiris1742
@abokoridiris1742 3 ай бұрын
Sax
@mohamedabdilahi-mp1fs
@mohamedabdilahi-mp1fs 3 ай бұрын
Adan Sahan Haday Macquultahay ma heli karnaa buugan 48 xeer isaga oo qoraaL ah LKNZE uu sharaxan sida hda aad u sharaxay u fahfahinyso dhacdooyinkii dhacay marhore tusale ahaan uga soo qadanayso ,
@MohamedRashid-lw4nb
@MohamedRashid-lw4nb 3 ай бұрын
Wll aadan sahanow nio nikaa jankiskhan bal vedio dhamaystiran ka soo samee wll
@4ktmakaveli130
@4ktmakaveli130 3 ай бұрын
Asc sxb illaahey cilmiga baratay hakugu anfaco waxaan maanta ka doonaya inaad isheegtid buugagta qortey ama aad turjumtey mid ka ugu fiican oo intelligent ah iyo xikmado ku saabsan inaan ka iibsado ayaan doonaya ee igu caawi meel aan ka iibsado iyo magaciisa , salaan sharaf baaan kugu salaamey sxb
@sahanka97
@sahanka97 3 ай бұрын
Waan ku salaamay sxb
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 3 ай бұрын
​@@sahanka97dhana waad ka salaantay dhana buug baad uga sheegtay😂
@ConfusedAnacondaSnake-lq1be
@ConfusedAnacondaSnake-lq1be 23 күн бұрын
War dadkiiba wada sheegtayee yaa awood.lagu yeelanayaa😂😂😂😂
@Jaalle.somali
@Jaalle.somali 3 ай бұрын
Qofka aan u arko in uuga hortaagan yahay waan iska hor wareejinayaa😂😂😂😂😂
@MohamedYusuf2000s
@MohamedYusuf2000s 3 ай бұрын
Mahadsanid laakiin aadanow waxaa jiro dhalinyaro fara badan oo Seeska hoose ee diinta aan ka dhisneen oo aqriya buugaagta gaalada/Mulxidiinta ay qoreen sida bugan oo kale oo si toos ah ku liqa, sidaasina Ilxaadka ku qaado oo diinta ay baxaan Ma kugu muuqataa halis weyn maxaase kaaga qorsheysam
@ifraahabdilaahi91
@ifraahabdilaahi91 3 ай бұрын
Abowe meel lagaala soo xiriiro ma iisheegi kartaa wllkay
@ismaacilmaxamedsiyaa9472
@ismaacilmaxamedsiyaa9472 3 ай бұрын
Asc sxb codka
@yasiin-guray
@yasiin-guray 3 ай бұрын
Mahadsanid zxb waa run qofna lama yarayso lama na yaso walaalka kula dhashay aya laga so qaada lakiin shanta Qof ka mida aya aad iga qosliyay waa shakiga qaba xad dhaafka ah xita salaada 😂😂😂
@boqoradadsomaliyeed6702
@boqoradadsomaliyeed6702 3 ай бұрын
Hal talo iyo codsi buuga men from mars and women from venus buugas ma uheli kartaa time aad kuturjunto qoys burburkena somaliyed waxa nogu wacn fahan la anta labada qof iyo is aqoon darida marka buugas ban kutalinayaa inad turjuntoo bulshada somaliyeed oo dhamina ka faideysato ❤
@sahanka97
@sahanka97 3 ай бұрын
Jacfar nin la yidhaahdaa turjumayba. Wuu soo baxayaa dhowaan insha allaah
@kowsarabdullaahi8823
@kowsarabdullaahi8823 3 ай бұрын
Yarka maad ka xanaaqdaan
@cadaani9450
@cadaani9450 3 ай бұрын
Ninkii holaako masar ku jabiyey la soco waa faracii boqooyadii khawaarism sayfudiin quduz Yacnii xeerkii cadowgaaga tirtirta aheed buu ka badbaaday familkiisii iyo dawaladiisi la dumiyeyna wuu u aaray
@maanrizakofficial150
@maanrizakofficial150 3 ай бұрын
FrisT❤🎉
@yoonisibraahim7447
@yoonisibraahim7447 3 ай бұрын
😂😂😂😂 yaa ii soo haray ee an ku shaqeystaa😂😂😂
@Aamiin873
@Aamiin873 3 ай бұрын
Chpp i dulqqdo wax ana in iska suaalo badane wax rabay ina ku waydiiyo ma hela buuga qistu tataar isga oo soomali ah inaad soo jawab tig rajanayaa sharax ku hayaa libaax
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 3 ай бұрын
Haaa wala helelaa Telegraamta Waxa ay ku qortaa kayd books Meeshaas buu ku jiraa Buugga
@Aamiin873
@Aamiin873 3 ай бұрын
Thanks pro
@MaxamedXaajiga-yc1vo
@MaxamedXaajiga-yc1vo 3 ай бұрын
Raggedii adan sahan madax sare
@user-ue6jw3xl8j
@user-ue6jw3xl8j 3 ай бұрын
Thank you 🎉🎉🎉🎉🎉
@Animx185
@Animx185 3 ай бұрын
Aargoostaha bn ahy intaan layskeyraacin waa inaa dadka ka takhalusaa
@mahadhussein283
@mahadhussein283 3 ай бұрын
hada kahor mandhera tagay anoo xamar ka imid oday aan ku dhahay cadi iska dhig , anaga wax dhib ah manala ahan mandhera wax kale ka tahay waba igu xanaqay odayga
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 3 ай бұрын
Iso booqo
@MaxamedXaajiga-yc1vo
@MaxamedXaajiga-yc1vo 3 ай бұрын
Raggedii adan sahan madax sare
@MaxamedXaajiga-yc1vo
@MaxamedXaajiga-yc1vo 3 ай бұрын
Raggedii adan sahan madax sare
061 | 20 | Cidda aad daacad u noqoto ayaad addoon u tahay!
11:08
Sahan Podcast
Рет қаралды 19 М.
Is Ahmed Emara the heir of Satan or the shaman of the Muslim nation?
1:21:50
د. هيثم طلعت Dr. Haitham Talaat
Рет қаралды 345 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 39 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 14 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 124 МЛН
063 | 22 | Sirta ismiskiininta iyo taabacnimada!
20:03
Sahan Podcast
Рет қаралды 18 М.
055 | 15 | Cadawgaaga qofna ha ka reebin ee TIRTIR!
28:00
Sahan Podcast
Рет қаралды 20 М.
الأسئلة الصعبة!!
20:19
كريم الشاذلي - Karim Alshazley
Рет қаралды 32 М.
062 | 21 | Sida loo ciyaaro doorka caqli yaraanta | xirfad halis ah!
18:47
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 39 МЛН