063 | 22 | Sirta ismiskiininta iyo taabacnimada!

  Рет қаралды 19,147

Sahan Podcast

Sahan Podcast

3 ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 41
@Abdiqani_husein
@Abdiqani_husein 3 ай бұрын
Inta ilasoo daawatay xalqadaha buugan farta taaga☝️
@user-gs5df4zl3s
@user-gs5df4zl3s 3 ай бұрын
Maxaaadna siinaysaa wll😮😢😅
@Abdiqani_husein
@Abdiqani_husein 3 ай бұрын
Kaliya wxn ku shegaya inaad tahay Dhagayste wacan😂
@Zhafinho-2
@Zhafinho-2 3 ай бұрын
Israel alaha jabiyo falastin guul allah ha siiyo 🤲
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 3 ай бұрын
Manta waxa ay u egtahay laylatul qadri Mogadisho oo xasilon roob ka da,ayo saxmad lahyn Ka faideso
@Suldaani777
@Suldaani777 3 ай бұрын
Laylatu qadrigu waa haben malin mahe
@jamalmahamud5880
@jamalmahamud5880 3 ай бұрын
Allah yacissak
@Xasan9881
@Xasan9881 Ай бұрын
Masha Allah 🥰 🥰 🥰
@ifraahabdilaahi91
@ifraahabdilaahi91 3 ай бұрын
شكرا لك اخي الغالي الله يحفظك
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 3 ай бұрын
Mahadsanid wll adan
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 3 ай бұрын
Mnsha allah
@user-jz3nm5hq4r
@user-jz3nm5hq4r 3 ай бұрын
Markaa qof cusub baranayo lee isticmalaa alaabtan😢
@apdaa22channel79
@apdaa22channel79 3 ай бұрын
Thank you❤❤🎉😮 Sirta is daciifinta Inaaď dadka iskaga dhìgto mid doqon ah ......
@maryancabdulaahi1270
@maryancabdulaahi1270 3 ай бұрын
Aadanow waxn ahay gbr rer muqdisho ah waxan kula socdaa mudo 3 sano ah adanow waxn ka codsana dhowr bug o ad naftada u hiben lehed inad isiiso ado mahadsan wll😊
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 3 ай бұрын
Hadi lagu diido kawrn 😂😂
@maryancabdulaahi1270
@maryancabdulaahi1270 3 ай бұрын
@@Kingofcity-we4gp waa cadi wixisa asaga leh kliya wan ka codsady
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING 3 ай бұрын
Wlsha meel aad bugag badan o ku anfacaya ad kahelesid o free ah ku haaya
@maryancabdulaahi1270
@maryancabdulaahi1270 3 ай бұрын
@@S0MAALI__KING inte waye wll
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 8 күн бұрын
Xaqiiq Turkigaa aad aragtid reer galbeedka ayuu horumar ku gaadhay kedibna caydhiyay
@ibrahimmohame7520
@ibrahimmohame7520 3 ай бұрын
Guuleso aadan legend
@user-wo6uz5ut2n
@user-wo6uz5ut2n 3 ай бұрын
Adanow waxad noo isticmadhaa xeerka maqnaashiyaha maystiri
@mcbahdoon5073
@mcbahdoon5073 3 ай бұрын
Adan Sahan Walal Allah Dardiis Aan Ku Jeclahay Wayo Wax badan Aan So Goobikarin Aan Ka Faiday Haba Uku Horeyso Siraha Masoniyada Iyo Dhagartòda Walahi Tan iyo Xilikaad Às'as Channel ka Sahanka Xogaha Wax Aad Soogaliso Oo Aan Daawan Majirto Waxan Ku Leeyahay Keep going
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 3 ай бұрын
Xeerki.maqnaanshaha ayaan ka dareemaya 😂😂😂
@asli3420
@asli3420 3 ай бұрын
Aadan sahan ❤
@user-ue6jw3xl8j
@user-ue6jw3xl8j 3 ай бұрын
Thank you the lion 🎉🎉🎉
@kingpower6909
@kingpower6909 3 ай бұрын
Caanyo waan ku salaamy😅😂😊
@sidiiqtiglo5089
@sidiiqtiglo5089 3 ай бұрын
Aadan aan kula kaftamee 48 ka xeer ma xeer kii sirta maqnaanshahad nagula dhaqmaysaa waxay gaabkani si taxane ah noogu soo da xalqadaha inder kkkkk
@CadowSaid-jb1eg
@CadowSaid-jb1eg 3 ай бұрын
Ishilmaansii ❤❤❤❤❤
@Abdisamad24
@Abdisamad24 3 ай бұрын
Xamas weerarkii ay ku qaaday Israel 7Oct Mala dhihi karaa waa isbiimayn maadaama iyagoo awood ku filan inay shacabkooda ku difaacaan iyo magaaladooda aan diyaarsan iska duullaan tagged halkaas lagu baabi'iyey dad badan iyo hanti badan dumarkii iyo caruurtiina ay wadooyinka kusoo dhaceen oo dhinac kasta ay eber ka noqdeen , haday guri noqoto ama , biyo , cunta , caafimaad ,waxbarashadii ,shaqooyinkii xataa suuli ay galaan ma haystaan ma jiro , madaxdii xamaasna iyagoo suudad qaba ay wadamo kale iska raaxaysanayaan , ciidamada xamaasna ay dhulka hoostiisa gabaad ka dhigteen , miyeysan ahayn biimayn la biimeeyey dadkaas masaakiinta ah ?
@Animx185
@Animx185 3 ай бұрын
Waxa maanta ku dhacay wax ka weyn baa markasta ku dhaca Sow ma ogid in majid aqsa 10,000 ka badan laga xidhay mana joogaan xams e mxa sababay ?
@XoghayntaManta-bz5gg
@XoghayntaManta-bz5gg 3 ай бұрын
Noolow zxp
@Acmk_
@Acmk_ 3 ай бұрын
Sax
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 ай бұрын
Dadka qaarna wy ku dhashaan qaat kalena way iska keenaan wayse adagtahay iska keenkeedu
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 8 күн бұрын
Reer galbeedku waxay yidhaahdaan North Korea dimuqraadiyad kama jirto balse markaad dimuqraadiyadda barato waxaad ogaanaysaa inay dalka ugu dimuqraadisan tahay sababtoo ah dimuqraadiyaddu waa dil uun
@Abdirahmanapdullahi
@Abdirahmanapdullahi 3 ай бұрын
Ethiopian iyo maahmaah 😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
Aadanow maahmaahdaasi ma waxay sax ku tahay sacna laba si masii wada aha
@user-ly9qe1nz7u
@user-ly9qe1nz7u 3 ай бұрын
Lan bar 1
@user-qk4jr5pg8m
@user-qk4jr5pg8m 3 ай бұрын
Fast one me😊
@cabdiyare1812
@cabdiyare1812 3 ай бұрын
War sxpow fulay ayaan ahay xeeladaan aad ayee iicaawisay waba xeelad aan isbaray anan beelka arag hadane adaa kaamaqlooyaa
@cqaniaden7315
@cqaniaden7315 3 ай бұрын
Aadan sahan ❤
064 | 23 | Awooddada meel isugu gee!
15:13
Sahan Podcast
Рет қаралды 18 М.
093 | Dhagartii Weyneyd | Calmaaniyadda iyo siraha dagaalkii Bosnia!
20:25
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 39 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 34 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 60 МЛН
082 | Sirta ruuxda | 2 buug iyo 20 magac | Nafaha Dilan!
33:38
Sahan Podcast
Рет қаралды 33 М.
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 114 М.
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
Sirtan  ma rabaan Naaguhu inaad ogaato !
17:45
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 64 М.
065 | 24 | Dhibaatada ugu weyn ee Somaliland haysata!
22:26
Sahan Podcast
Рет қаралды 13 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 39 МЛН