Dambigaada in uuyahay " Nin Wanaagsan " Kaka iyo Cawarweelo Caroline

  Рет қаралды 111,459

OGAANSHO

OGAANSHO

2 ай бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 834
@yusufmohudein2787
@yusufmohudein2787 2 ай бұрын
7:35 Cumar fuaad, barasho wanaagsan ustaad cumar. Hooyadaa Aamino Allaha u naxariistò.😢
@hanadmohamed3759
@hanadmohamed3759 2 ай бұрын
inta gale waa la,gartay .EMOJI GA NA WAA MXAY YARIISO .
@iconicon3381
@iconicon3381 2 ай бұрын
Wa qiro​@@hanadmohamed3759
@ISMAEL-ul5eb
@ISMAEL-ul5eb 2 ай бұрын
Wa qiiro iyo Dareen uu ka xunyahay geerida Cumar Hoyadiis Weeye emoji gu​@@hanadmohamed3759
@KHALIidlatif
@KHALIidlatif 2 ай бұрын
Ameen
@sulekaabdullahi8859
@sulekaabdullahi8859 2 ай бұрын
Amiin amiin amiin amiin
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 2 ай бұрын
Ma aqaan qofka qoraalkeyga akhrin doona balse ilaahey janada hanagu kulmiyo🤲❤️
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 2 ай бұрын
Aamiin
@ARIZAK766
@ARIZAK766 2 ай бұрын
Aamiin brother ❤
@saabriinsaalaxxasan8157
@saabriinsaalaxxasan8157 2 ай бұрын
𝖺𝗆𝗂𝗂𝗇
@heersare6628
@heersare6628 2 ай бұрын
AMin
@xalimamaxamedxalima9291
@xalimamaxamedxalima9291 2 ай бұрын
Amiin yaa allah
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 2 ай бұрын
Hooyo Aamina illahay haw naxariisto aduunkan dad wax tar leh ayey ku soo kordhisay masha allah tabarakallah nasiib badneeda
@ibrahimmohamoud2238
@ibrahimmohamoud2238 2 ай бұрын
Ameen
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 2 ай бұрын
​@@ibrahimmohamoud2238😂yaa kuuduceeyay adi fak fak badnidaa😂😂
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 2 ай бұрын
🤣🤣
@Silentman896
@Silentman896 2 ай бұрын
7:39 Hooyo aamina aan uwada duceyno halmar! Naxariistii janno haka waraabiyo😢
@24hours171
@24hours171 2 ай бұрын
Aamiin🤲
@nglikic99
@nglikic99 2 ай бұрын
aamiin yaa allah
@halimosalad6076
@halimosalad6076 2 ай бұрын
Cumar wallo ninki ugu horey. Ee aan shukansado ama ishukansado. Ayan is gursanay. Anigo aad uda yar waxan waxan shegesanay sadex bilod waxaa u haa. Niin. Diyar uh ah guur Alxamdu lilah sagal sano ayan familnahy caruurna ilahay ayaa ilahay waa nagu arsaqay Alxamdu lilah nolashu marna waa nafarxad gagisa marna waa nafarxad galisa. Dhamanten ilahay nolasha haa nohagajiyo
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 2 ай бұрын
M allah wll ilhy ha isku kiin daayo
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 ай бұрын
Ninkagu nin nasib bdn waye gabar an la shukansan xta ayu helay
@star-ut4ii
@star-ut4ii 2 ай бұрын
Masha allah ogoow ninkaasi waa nadiif sidaa awgeed ayuu kuuhelay
@AsiyaHuruse
@AsiyaHuruse 2 ай бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
@Football-fans327
@Football-fans327 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@user-nh8um9np9r
@user-nh8um9np9r 2 ай бұрын
Cumar inshaar walaal waxaad kasoo hadashaa wiilka xaafidul quraanka ee axmed muslim cabiid❤❤
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 2 ай бұрын
Omarow horta role waxa no ah nabi muxamed (scw) dhanwalba Hadi ay noqoto xaga xaskagana isga aya kaga dayanena Lkn waxyalaha qaar aad so gudbineso ma aha waxyalo sax marka lo eggo dadka wacyiga dhisan leh Marmar waa iska khaldami
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 2 ай бұрын
Walaal nabiga ku dayda utuber ha raacin
@cantarsaanaa4134
@cantarsaanaa4134 2 ай бұрын
Nabiga scw hal xaas muu qabin waxa uu qabay xaasas nadan Dumarkana ma jecla in naago badan lala guursado Marka xikmadaas hala fahmo Raga qaar ayaa habeenkoda ku dha dhaho xbbt afar ayaad u dhiganta
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 2 ай бұрын
@@cantarsaanaa4134 hhhh nabiga naago jaceyl sidiino kale ah uma guursan.ragga nimadaas io caadalada nabigokle masameen kartaan.hal hadaa kaso baxdaan iyo waxay idiin dhasho nasiib ledihiin
@axmedduqoow1714
@axmedduqoow1714 2 ай бұрын
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍
@yunisyonka8462
@yunisyonka8462 2 ай бұрын
Waqti walbo KULA socda team ogansho like Sara Wa walalkiin oo Ifo nura joge ❤😅
@KimzeYoungz
@KimzeYoungz 2 ай бұрын
Waa walaalka Garissa Cadey joogo
@yunisyonka8462
@yunisyonka8462 2 ай бұрын
@@KimzeYoungz legend 🥰
@faarax5617
@faarax5617 2 ай бұрын
Yooniseey dhulkana majoogta😂
@shukri2348
@shukri2348 2 ай бұрын
​@@KimzeYoungzmagalkan kula jogaa ee buladhee ka jogtaa 🤝
@KimzeYoungz
@KimzeYoungz 2 ай бұрын
@@shukri2348 bula xagar ayaan jogaa ee adiga halkee ka jogtaa
@Abdiqani-vw5pr
@Abdiqani-vw5pr 2 ай бұрын
Ku sali nabigeena muhamed scw❤❤❤
@NACNAC12345
@NACNAC12345 2 ай бұрын
Scw
@user-pn6ks3ch3y
@user-pn6ks3ch3y 2 ай бұрын
Scw
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-xc7cs9tz2h
@user-xc7cs9tz2h 2 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@faantube7564
@faantube7564 2 ай бұрын
Nio adunka sida loo noolado waxa nafaray nabi mohamed csw xasaskisa sidu ula dhaqmi jiray aya tusale kugu filan nolosha maha is adkee nina tahe sido kle isjilcina maha ee wa ixtiram qofka kula nool hday kuixtirami waysana cala duul qofkagi maha jidka alle baneyay raac kala taga waba easy nolosha
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 2 ай бұрын
100%❤
@AliMohamat-qb5pp
@AliMohamat-qb5pp 2 ай бұрын
Ogansho is the best alway❤❤❤
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 ай бұрын
أللهم إنا نسألك حبك، وحب من يحبك، والعمل الذي يبلغنا إلى حبك، أللهم اجعل حبك احب إلينا من أنفسنا واهلنا ومن الماء البارد. أللهم آمين
@Ayman_H0
@Ayman_H0 2 ай бұрын
8:14 quruxdaydaa waynayaa😂😂 Thank U Omar🤍
@user-lx8dm3bd9s
@user-lx8dm3bd9s 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك أخي الكريم
@abdirizakali9626
@abdirizakali9626 2 ай бұрын
Gabar guur xalal ah rabta ogol xaasnimada way yartahay hada Allaaah hano sahlo kuwa raaliyo
@Yongcash51
@Yongcash51 2 ай бұрын
Niyo ogansho ilbaxnimo ayan kahaystay midaas hadana adigaa ayaa cadeyay iyo triiqda kaka oo idhinayd thnks mcln
@user-yd3ie1vo5f
@user-yd3ie1vo5f 2 ай бұрын
Absolutely 💯 mawduuc wanagsan ❤❤ ustaad Omar inshar waxad u qalantaa 2 million The best Somali 👌 youtuber I have ever seen
@Abdilah_alomary
@Abdilah_alomary 2 ай бұрын
Hadii aad u xiistay podcastigii omar inshaar like ha hilmaamin si uu qoraalkan u gaadho ustaad omar 😢❤❤❤
@somman-wl5zj
@somman-wl5zj 2 ай бұрын
Cumarow maxaawaaye dramad iyo muranka iyo dooda waxa ka hadlayso akhiiyow quraankaaba na leh لِّتَسۡكُنُوۤا۟ إِلَیۡهَا وَجَعَلَ بَیۡنَكُم مَّوَدَّةࣰ وَرَحۡمَةًۚ إِنَّ فِی ذَ ٰ⁠لِكَ لَـَٔایَـٰتࣲ لِّقَوۡمࣲ یَتَفَكَّرُونَ Isqabadsiibal meshaa akhi Kama hadlaayo labo qof oo isfahanku ka xumaado Lkn nolasha qoyska waa daganaan iyo xasilooni
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 2 ай бұрын
Asaga kaxumaday mindhaa guurkii
@KHALIidlatif
@KHALIidlatif 2 ай бұрын
Mahdsanid mundane kaka mawdiiciisa baryahaan trending ayuu ahaa waana ka sugagayny lama helo qof dunida kula socodsinaayo misna talo ku sinaayo dumarka jileeec baa loo abuuray nina jilicsanaan kuma wajihi wajibka inta kale ustaadka dhameestiray
@user-pw1fc6jp2u
@user-pw1fc6jp2u 2 ай бұрын
9:48 am Alxamdulilah anigoo caafimaad qaba ayaan nasiib uyeeshay inaan daawado markale barnaamijyada qofka aan taageero . Kawaran cumarow dad ila kaa daawan jiray 2019 iyo 2020 oo aan maantana noolayn dhamaantood qabtiga ku jira ilaahay ha uwada naxariisto umada islaamka ah .
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 2 ай бұрын
Hambalyo 980k my teacher inshallah bishan intaynan dhamaan aan 1M gaarsiino❤❤
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 2 ай бұрын
walaal ogaansho nin aqoon iyo waxbadanba og bad tahay anaguna waxanu nahnay dadka ku dawada marwalba unmotivated aad dareento dhinafa xog ururinta muhiimka ah iyo video dubista wanagsan anaga naso xasuuso oo inta walaal barako iyo sadaqa kugu socota ilahayna ajar haka abal mariyo marwalbana gulayso waxyaboyinka muhimkad noso gudbinayso aanu aaad iyo aadka uga helnayy❤️
@ayaanbaaruud4288
@ayaanbaaruud4288 2 ай бұрын
Nebi maxamed cid uga naxariis badnayd la dhaqanka dumarka ma jirto dunida hadiise ninkan aad ka hadlaysaa qayb ka mid ah wanagauu nebigu ina tusay ee uu ina baray leeyahay oo ay qoftiisii fahmi wayday ama shaydaan ka qariyey wanaga waxa uu yahay waa nasiibkeed lkn hadalkaaga waxan u fahmay in aad leedahay dumarka culays ha la saaro oo ninkii rerkiisa u fiican la dhaqan ahaana aad ku tilmaamayso mid carabka laalaadinaya oo doqon ah runtii figradaasi waa mid xun oo riqiisnimo ah dumarka ilahay ayaa ina faray in loo naxariisto oo la ilaaliyo qalbigooda nebiguna scw waxaabu yidhi u naxariista waa sida quraarad oo kale e markaa ha moodin dumarka oo dhan in ay yihin qaar waxba aam fahmayn oo bilaa aqoon ah hadii adiga iyo inta kula fakarka ah aad ninka wanagsan ee sifaha suubanaha leh u yaqaanaan wax aan jirin oo doqon ah waa yeelkadaa lkn ogow qofka muslinka ah garanaya diinta iyo maadoguba ilahayna u furay cilmiga sida ninkaa iyo si ka wangsan in ay dumarka ula dhaqmi karaan lkn qofkii fahmi waaya uu kagaal ka qoomayn doono mida kle raguun maahe dumar sidaa u dhaqmaana way jiraan lkn fadlan sidan raga soomalidu waa rag jahil ah diin ahaan iyo maadi ahaanba markaa dumarka ha ku dirin waxaas kale in aad u sheegto waa laga qurux badan yahay fadlan isku noqo oo dhanka wanagsan ee jacaylku leeyahay ka soo hadal ama wixii kale aad awalba ka sheekayn jirty ka sheekee oo midhmidhka wnagsan ee sifaha nebiga leh ee ku yar dadka somalida ku jira ha ku sheegin waxan u qalmin kana jooji aflagaada iyo hadalada bilaa macniya ah eed ku timaamayso adiguna hadad u aragto marka aad gabadha culays saarto bay dagaysaa waa nasiib xumo wayn dadka is qabana si caqleh in ay u wada hadlaan una noolaadan iyaga ayey qurxisaa uun markaa ku fahane sida raga qaar dumarka iyo hagar daamadooda daaqadaha u furtay uun noqone wan ku arkoo wadadoodii baad haysaaye isla yaab dibna iskugu noqo oo masgaxda ka shaqaysii intaa in aad ka wayn tahay ayan ku moodayee wixii gudahaga ku jiray alx mar hadii alle na tusay
@kumeelgaadh3438
@kumeelgaadh3438 2 ай бұрын
Noloshu waa is fahan iyo xayaatadii nebiga Wiilkana waxa filayaa inuu u jeedo uun ragan dantooda ku illaway malayacniga iyo jacaylka xaranta ah ee qaarkood u ooyayaan waan ku jecelahay,
@Geelle3549
@Geelle3549 2 ай бұрын
Kuwaan waaba gaalo diin maleh isku dhaqanna ma Nihin lkn waxaa layaabay tan soomalida ah oo idaacada kaleh ninkaygu inuu idilaaa rabaa😂😂 mida kale nabiguna scw xasaskiisa waqti ka badan iyaga masiin jirin jihaadna wuu kujiray iyo cibaado waxba khaladkugu ah nabiga inaad bila adan la barbadhigto ooo Bashar lamid ah aduunka Masoo marin ninkaan wuxu kahadlayo fhn waa inaad xaaskaaga wanaag xadkiisa dhaafsan siin tusaale hda maalin walba lafarkaciyaarto nin ahaan kuma sharfayso oo xilli aad mudneen bay iskala kaa ciyaari mana fiicna inaaad culays saaid ah aad saarto oo markaad guri soo gashoway ay ka baqdo marka wax wanagsan dhexdhexaadka in limit loo yeelo somalida raga kaliya dusha hakasaari rag iyo dumarba guurka ma fahansana waxana keenaya iyagu guurka xog ka haysan bay iska guursan waliba dumarka nin bay ku doran qurux iyo jir lkn dabeecad iyo diin kama fiirin kadib markii guri lawada tago buu dabeecad qalifan iyo diin laan lasoo bixi iyada gabarnimadeedii wa ku ciyaaray guriigiina saasu ku dumaya jaahilnimana wll haka hadlin dumarka somliyeed 70% wax ma akhriyaan
@ayaanbaaruud4288
@ayaanbaaruud4288 2 ай бұрын
@@kumeelgaadh3438 thanks wll
@mohamedyare5696
@mohamedyare5696 2 ай бұрын
@@kumeelgaadh3438dumarka culeeyska ugu fiican ee la saarayo waa in lala guursado. Waana arin sax ah.
@afsax4694
@afsax4694 2 ай бұрын
​@@mohamedyare5696wllhi in aanay iyadu waxba noqonayn lakin kaguban doonaa wa adiga waxaad kafaidaysaana in aanay jirin iyada iyo caruurteedu waay kafagaanayaan doonan hadhawna wala isku kaa tuurtuuri doona sida kubada Soo tijaabi kadib nagusoo war cali waxaad kalakulanto iyo waxaad kafaaido 🙄....
@cabdinuurmaxamad2693
@cabdinuurmaxamad2693 2 ай бұрын
Shukran akhii
@mohamedshariif537
@mohamedshariif537 2 ай бұрын
waa sababta naloo dhahy 4 guursada allah waa xakiim
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Gofagaro
@Gofagaro 2 ай бұрын
My best brother from djibouti and türkiye
@nglikic99
@nglikic99 2 ай бұрын
Cumar miya turki iyo jabuuti ka imid?
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 2 ай бұрын
Waxa surtagala dhalinyarada qaar hadalkan inay melkale la adan hadal walpo ad maqasho ma ahan sax mararka qaar wa fakar 100%waxa laga yaba gawadhas inay jiran waxaylo pdn okale o aysan ku dhawaqi karin jcylku wa innlysku dago mahn inlays ciqabo sidu ilahy ino shegay
@nimofarah8193
@nimofarah8193 2 ай бұрын
Waa runtaa wll wlhi majirto Gabadh rabta inla furo ilaa waxbaa jira aamintaa hadii ragu hal shay ragu reeriyo dumarku waxay xeeriyaan 1000 shay balse kan cumar xaalkiisu waa is carabeyn
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 2 ай бұрын
Biriq inu ahaa laga yabaa
@haachannel8793
@haachannel8793 2 ай бұрын
Cabdijabarow wankugu racsnhy walalkey horay usoco anaga wankujeclhy wanjecelnhy raguna weyjecelyihiin ogansho waxwalbo inan kuracno maahn
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 ай бұрын
Gabartas sarirti ayu ku qancin wayay side umuqato
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 2 ай бұрын
​@@Fatma-gy5clwaxas haku marmarsiyon iyada shegtay wuxu aha wanagu ka batay dhinac walba perfect man, ninka nocasa dumarku uma bahna ninka kaga ohiya ka helaan😂
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 2 ай бұрын
Nin wanaag samankan la joogo wa la la,ayey waa yaab gabadhani mala xanuun ayay qabtay waxay luminysa dheeman aan lawada haysan 😅😢 Xaqiiqatan dumarku way xumeeyan ragga wanaagsan 😮😢
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 2 ай бұрын
@@Hamzahmed782 dumarku isku mid maha hadad dhib gaysanaysidna taasi waa dabciga qof iyo dhaqankiisa lkn dumarku naxariis ayay u baahan yihiin iyo ilaalin waa dardaaranki rasuulkena scw Qofki ka tagaya isagay u taala
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 2 ай бұрын
@@Hamzahmed782 adiga dagaal iyo buug aya ka dhex guuxaya ma iskaabulo waynatay ayad tahay
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 2 ай бұрын
@@Hamzahmed782 Iskay day hadalkayga inad fahantid dumarku isku mid maha way Kala dabci duwanyihiin
@IlyaasismailNur-rl3nr
@IlyaasismailNur-rl3nr 2 ай бұрын
naag samankan mala helaa ileen waxwalba noloshu way isla socdaane😂
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 2 ай бұрын
@@IlyaasismailNur-rl3nr 😁😁😁 ma ogi
@naciimaabdallah-hm6ge
@naciimaabdallah-hm6ge 2 ай бұрын
War yaadha wll cadifadu yey idin qaadin dumarku isku mid maaha naag taas burwaaqadi ka badaty oo gaalada ah ilhy hadu burwaaqada siiyay uga xamdin weydy lkn gabdhaha muslimaadka diin by leeyihiin saas maha.waa iga talo waxaa yay idin galaafan.
@ilkacaselnamahamouud
@ilkacaselnamahamouud 2 ай бұрын
Haah saas weyaan
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 2 ай бұрын
Miyaa afar noodideysaa marka hore dee kaa yeeli meyno dee Taladaa la nogo dee😂😂😂😂
@naciimaabdallah-hm6ge
@naciimaabdallah-hm6ge 2 ай бұрын
@@Hugeii-sr4iv waar afar batiriye boqol guurso 😂😂😂 ee anugu fikir kaan qaldan baan Ka hadlayay.
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 2 ай бұрын
Dumarka somaliyeed in ladhibo ayey ku fcnyihiin dee kkkkkk
@naciimaabdallah-hm6ge
@naciimaabdallah-hm6ge 2 ай бұрын
@@Hugeii-sr4iv dumarka koo dhan madhi kartide qoftada dhib 😂
@AbukarMDeerow
@AbukarMDeerow 2 ай бұрын
Team Ogaansho waalidiintiina rabbi ha unaxariisto hadey nol yihin iyo hadey dhibteenba Amiin ta raaciya
@mohamedabdiisse8877
@mohamedabdiisse8877 Ай бұрын
Am agree with u bro❤
@ShaacirKhaan
@ShaacirKhaan 2 ай бұрын
Kkkk😂😂😂😂legend. Alllaha kubarakeyo
@abdullahia3444
@abdullahia3444 2 ай бұрын
Mahadsanid cumar
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 2 ай бұрын
Waan fajacay markan dhagaystan ninkan iyo naagtiisa qisadooda dumarka waa makhluuq cajiib badan oo layaab badan dumarka qaar badan waxay ka helan qaylada jidhdilka iyo in la jeedalo dumrku isku dabci maaha halka dhinaca lidkooda yihin makhluuq cajiib ah iga dheh xaqiqdii.
@ridwaanburhaan859
@ridwaanburhaan859 2 ай бұрын
Wlhi anagga xattaa mararka qaarkood isla yaabna faarax inuu na fahmana waa arrin adag Waxa dhacda mararka qaar qofka xiriirka naga dhexeeyo haduu aad isoo waco inaan dhibsado oon karaahsado haduu wicitaanku yaraadana aan xanaaqo
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 2 ай бұрын
@@ridwaanburhaan859 wllo ragga somaliyed inay idin fahman waa wax fudud lkin anigu xogogaal ma ihi xidhidhada hwlhas wligay ma dhex gelin hdnaa uma socdo lkin maalin un waan rjeen lkin mid baan ku leeyahay wllo qofka xidhiidhka aad leedihin 24 hours hdan wada Hadashan waad isku caajisasaan hadii xidhiidh kinu 4 sno kbdn dhaafo waa laysk dhcaa markaa hdadba ledahay mrna waan karahsadaa qofkas marna waan ku canantaa mxad isoo wci wayday waataan hda shegayey aan lahaa dumarku waa makhluuq cajiib ah any way waxa fcn xidhidhka dhex dhexaadka ah ugu yaraan qofkas inaad isbuci Hal malin wada xidhidhan inta hwlihina kaal qabsataan waa bilahi tawfiiq wllom
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 2 ай бұрын
​@@ridwaanburhaan859War xaliimo dumarku naxarista iyo runta midna aad uma Jecla marka runta laga hadlo markaa intaa bedelkeda aya la sameya
@mklsl3663
@mklsl3663 2 ай бұрын
Dumarka jecel jirdil ma jiraan gorbo ayaa xanuunsan kuwaas jecel in la jirdilo waxaas nolol ma ahan
@marianadawe2213
@marianadawe2213 2 ай бұрын
​@@mohamedahmedqasaali3243 nolosha balance ga ay ka helaan marna ka xanaaji marna ka farxi lkn ha ku fogaanin wa ilaa waa qasaareysa
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 ай бұрын
OGAANSHO ❤ OMAR INSHAAR ❤ coming soon ❤ 1M inshaa allah ❤ brother ❤
@Waxbaro-mw8lb
@Waxbaro-mw8lb 2 ай бұрын
1:Dumarka dhan inee saas yihiin baad u heysataa hadda yaab 😂😂😂😂😂 Anaga gambar gaaban aa ugu fadhinaa nimankaan laga soo waalaayo 2 is guursato aa la weynaa sanadyada soo socda😂😂😂
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 2 ай бұрын
waligeedba la is guursanaya 4na La idinla Guurzanaya
@quratuceyn9293
@quratuceyn9293 2 ай бұрын
Meel bey usocdaan iska daaaa wligy ma arag qof dhallinta ku dhiirinayo dumarka hala dilo yaa lisku jilcin😂😂Ma ayaga adoon unahy waku naag weyneesaan😂lama huraan nahy anage😀
@user-lp4re1zq1c
@user-lp4re1zq1c 2 ай бұрын
Al ustaad Omar inshaar Guuleyso
@Dhagawayne-fe9zl
@Dhagawayne-fe9zl 2 ай бұрын
Omar inshar the best teacher now❤
@user-ir9lp7wp7n
@user-ir9lp7wp7n 2 ай бұрын
Nabiga scw xasaskiisa wuxu kula dhaqmi jiray dhaqan wanagsan mana kuqaylin jiri sidoo kale madili jirin nabiga kudayo oo raac sunadiisa anaga fikir khaldan hanoola imaan mida kale nin naag ugacan qaadaya ama kuqaylinaya ninba maaha mafahanthy wax wanaagsan dadka usheeg ama iska aamus
@mzey
@mzey 2 ай бұрын
Wa mawduuc muhiima ah
@user-qs5vp1qn6s
@user-qs5vp1qn6s 2 ай бұрын
Shukran ustaad😊🎉
@Hassanadan_Bustaan.
@Hassanadan_Bustaan. 2 ай бұрын
Masha Allah sxbkey waxbadan ayan kafaid nay Allaha kubarakeyo
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok 2 ай бұрын
Omar fu'aad . Barasho ustaad Inshaar wax badan ayaa iiga baxay mawduucaan .
@maxamedciise4756
@maxamedciise4756 2 ай бұрын
Ogaansho is the best KZfaq channel ❤
@Qarni264
@Qarni264 2 ай бұрын
Ustad omar inshar ❤
@Mohamed_573
@Mohamed_573 2 ай бұрын
ogaansho is the best always.
@mohamedsaidabdi1709
@mohamedsaidabdi1709 2 ай бұрын
Ustaad maanta fikradahaaga intooda badan kuguma raacsani.
@BARROOFFICIAL
@BARROOFFICIAL 2 ай бұрын
شکرا یا استاد
@sajinwardere
@sajinwardere 2 ай бұрын
خبير في شؤون الحياة
@abasabdulahi7439
@abasabdulahi7439 2 ай бұрын
Waad mahadsantahay mudane. Xaliye waxbartay 🙏🙏
@umufatuma7472
@umufatuma7472 2 ай бұрын
Ilaa hadda wiilkayga kili iyo wadno ma siiyo waa dhaqankaan kusoo koray wiilasha way ku fulayoobaaan bay hooyaday dhihi jirtay from garbaharey niman waawayn Oo cunaayo baan kenya ku arkay xataa caloosha xoolaha waa xalaal lakin meeshan ka imid nin kili wadno calooleey ma cuni jirin si uu rag rag dhalay u noqdo
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 2 ай бұрын
Adduunyada waxyaabahaan haysanno kuwooda muhiimka ah waxaa kamid ah Dabka. Haddaan dab wax kululeeya oo kariya uuna jirin,cuntadu dhadhan mayeelateen,kumaynan rayxaysteenna.nolosheenna xidhiidhkana way ubaahantahay qayb kulayl ah. Nolosha qayb kulayl ah way ubaahantahay,qayb qabaw sida firiijkana way ubaahantahay.
@taatikoofficial1223
@taatikoofficial1223 2 ай бұрын
Balance good
@CabdiWahaa
@CabdiWahaa 2 ай бұрын
Ogaansho best teacher
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 ай бұрын
Soo labasho cajiiba😂😂😂 Mr omar inshar 😊😊
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 2 ай бұрын
Omarow muuqaladaan cajiibka ah sidaad u samaysaan Korsadaase share xirfad malagahelayaa😁
@siciidosaalax257
@siciidosaalax257 2 ай бұрын
Runtii Waa Mowduuc Aad Muhiim U Ah Mhdsnid Ustd
@user-vz4eb3xg2w
@user-vz4eb3xg2w 2 ай бұрын
Good stuff
@ahmeyhappy3223
@ahmeyhappy3223 2 ай бұрын
1M coming soon 🎉🎉🎉
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 2 ай бұрын
M.a guuleyso🎉🎉
@cabdicarab9504
@cabdicarab9504 2 ай бұрын
Wallahi waarun hadalkasi waa aragtida saxda ahmarkaan dhagaystay xasus ayaangalay ka anabaa qof indhala oo indhaha loofuray ogaansho waad mahad santihiin
@dekaadar9636
@dekaadar9636 2 ай бұрын
SubhaAllah
@user-yd8er8uk2w
@user-yd8er8uk2w 2 ай бұрын
1 million coming soon 🎉
@abdiomar7508
@abdiomar7508 2 ай бұрын
Aamiin Allah ha unaxaristo hooyadaa intii Muslim ah ee geeriyootayba
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 2 ай бұрын
100% waaa sax bro Al-ustaad cumar inshar 😊😊❤
@MohamedSalah-gm8wd
@MohamedSalah-gm8wd 2 ай бұрын
Ogaan best chenal
@InspirationalTropicalIsl-dc8jn
@InspirationalTropicalIsl-dc8jn 2 ай бұрын
,,Dad kaa dhaan waan qana anigaa 😂,, my first comment in oganshoo channel, and am in these channel 7yers or 6yrs 😊 .
@CmaaligMaxamed
@CmaaligMaxamed 2 ай бұрын
Omar inshar ❤
@axmedbaladka1822
@axmedbaladka1822 2 ай бұрын
Cumar Hada Ma Waxad igu Ledahay Gabadhada Ama Xaskaga Marna Musaarico Ku Ciyaar Marna La Bashaal Igu Haley Amar Waa Qadasho Caawa Ayaan Feer iyo Laad Iskugu Darayaa 💪💪💪💪💪💪
@naxlaawi9266
@naxlaawi9266 2 ай бұрын
Iska ilaali ogaansho yuu kuu dhiiqeenin😅😅😅
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 ай бұрын
War kada gabarta ladka😂
@vandufle3242
@vandufle3242 2 ай бұрын
😂😂😂copy paste 😂😂
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 2 ай бұрын
Adigu ma qof dadka warkoda ku dhaqma ayA tahay mise qof qayim leh ayaa tahay.
@yassinhasan6871
@yassinhasan6871 2 ай бұрын
Adoo kale xaas malihid waayo raga xaadaska leh sas uma hadlaan
@Qarni264
@Qarni264 2 ай бұрын
Allah unaxaristo hoyo amino
@zakihazaazi
@zakihazaazi 2 ай бұрын
Ogaansho wuu ka duwanyhy Yutublayda bariiska kadaya reactionka. Waan oghy adna waad ogthy❤❤
@user-li6cj2bp5w
@user-li6cj2bp5w 2 ай бұрын
M.a keep going
@MaryanKaamil
@MaryanKaamil 2 ай бұрын
Xaliye qalad male maanta ayan ogaday waa wayo arag
@user-xv8sm8yr4n
@user-xv8sm8yr4n 2 ай бұрын
😂😂😂
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 2 ай бұрын
Cumar inshar you are like kaka legendary be kaka
@garaadabdishakur26
@garaadabdishakur26 2 ай бұрын
Ogaaansho HamplYo 1M ❤
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 2 ай бұрын
Waxaan xasuustay podcastigii ahaa Alpha man
@geediwarsan
@geediwarsan 2 ай бұрын
OGAANSHO IS THE BEST YUTUBER 👌 ❤
@abdramanmohamed9566
@abdramanmohamed9566 2 ай бұрын
Wllhi mawdhuucan wax badan iga badalay mhdzanid Ustaad cumar inshar❤❤
@abdalareds8482
@abdalareds8482 2 ай бұрын
1m on the way pro
@naimaabduqadir386
@naimaabduqadir386 2 ай бұрын
Keepgoing ustaad
@mohaisacka
@mohaisacka 2 ай бұрын
Waligaa wax isku fal been ma ah, ragnimadaa garo Ka bacdi gabar ma weynayso,lkn waligaa hadaat joogto biyax kaa dhax arkaa cid Ku ixtiraameyo malah waa lagagu qoslaa. Thnks mudane Omar
@abdifatahgiire2408
@abdifatahgiire2408 2 ай бұрын
Hooyo walba oo somali ah Allaha u naxariisto
@Abdimalik_Educate
@Abdimalik_Educate 2 ай бұрын
😂😂 ogaansho wax le wllhi , stay hard
@deeqaluula1083
@deeqaluula1083 2 ай бұрын
War xaliimooyinka sasa ma ahan EE Hala jeclaado mageceeda mashaaad rabtid Ku qor Romantic waa loo baahanyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 2 ай бұрын
Iyadu magacyga meshay doonto ma ku qorysaa waa maya kaliya waxay rabta in loo bahdilnado tasina nin rag ah kama suurtowdo
@King.pro4
@King.pro4 2 ай бұрын
Wow that's amazing my brother keygi keep going lkn naag Sasa rawa
@Ogsoor
@Ogsoor 2 ай бұрын
Omar inshaar kp going ustaad❤❤
@Isniin_podcast
@Isniin_podcast 2 ай бұрын
First comment ❤😢
@cabdicarabcabdi8245
@cabdicarabcabdi8245 2 ай бұрын
Jaceeyl la.aan haa nadhigin zxboow 😂😂😂
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 2 ай бұрын
Asaga maxaa lo jeclaan waye haduu fiicanyhy😂😂
@cabdicarabcabdi8245
@cabdicarabcabdi8245 2 ай бұрын
@@Fatma-gy5cl Kuwo waxmagarataa Ayuu waali Rabaaaa
@Saamiya33
@Saamiya33 2 ай бұрын
Saas wye
@user-eq2gf6jq3c
@user-eq2gf6jq3c 2 ай бұрын
Macnaha waxad ulajeedaa jecel xad dhaafka ah mafiicna❤❤❤❤❤❤
@abdullahiosman4313
@abdullahiosman4313 2 ай бұрын
اللهم ارحمه رحمة واسعة أمّ عمر إنشار🤲
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 2 ай бұрын
Naag aan Somali ahayn inta noso qadato iyo mid nimcadu u dhibay dumarka oo dhan hala simin. Dabecada dumarka ninki wax garad leh oo dinta Allah yaqan ayaa fahmi kara waliba la dhaqmi kara. Bogagta ka hadli jirtay ku ficnayd kuwas ka hadal
@khalidbiw4170
@khalidbiw4170 2 ай бұрын
Dumar iyo rag dabeecadaha raganimo ama dumarnimo way ka simanyihiin, Ragganinadu iyo dumarnimadu somali iyo shisheeye makala laha
@adenabdullahi6173
@adenabdullahi6173 2 ай бұрын
Masiirka xun ee sugaya raga is jilciya sida inu yirah xabiibti darta wx walba wan usamenaya dedna siiyo wixii dhaqalo uhaysto kun sadar hoos dhig kalmada ah bayoy wnkujeclahay widhidh 😅😅
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 2 ай бұрын
An la idin garaacana maa rabtaa marka😮
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 2 ай бұрын
Laba kun iyo shan boqol o sader bn hoos dhigey😂😂😎
@Maryamahashi1234
@Maryamahashi1234 2 ай бұрын
First ❤
@user-fe3kn6ps2t
@user-fe3kn6ps2t 2 ай бұрын
First ❤❤
@abdijabarhassanabdulahi6365
@abdijabarhassanabdulahi6365 2 ай бұрын
Dapcan xaqiiqda waxay tahy fashilka ugu xun ad ku dhici karto liidnan waxa kugu filan adigo nin ragga o heybad leh sidu ilahay ku aburay ku quruxpdan inad jilin sameyso o qof adan ahayn ad iska dhigto ama mid qalafsan bila naxaris ah ad noqoto ado gudahaga naxaris badan ilahy ku beray si gawadha kaga hesho cumar you are making us someone for woman will dumar ba naga dhigeysa waxwalpo inan usmeyno si gabadha darenkeda an uhelno waxa ila quruxbdn qofka inu ahado shakhsiyadisa saxda ahayd qofka kugu jecel e kugu raba wa qofkaga inow qofkugu jeclado waxadan ahayn waxa ka quruxpdn inow kugu dhaco waxa atahy atleast jila natahy qof dhab ah ba tahy
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 ай бұрын
يااهلا وسهلأ😂👋🏻
@samirr546
@samirr546 2 ай бұрын
Shugran sheekh cumar waanu kugu raacsanahay fikirkaa badhaxa tiran shugran.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 53 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 12 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 341 М.
Sirta Ilaahay ee Xalka Dhibaatooyinka oo Dhan .
15:44
OGAANSHO
Рет қаралды 108 М.
Dalxiiskii dibadda loo aadi jiray oo xal loo helay.
13:07
Astaan
Рет қаралды 18 М.
Shalayto Wadareed Guud| Natiijada laga dhaxlay Fimanismka |
14:27
Sidaan Lagama Filaynin Rwanda | Dhacdooyin Kala Duwan .
17:32
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН