079 | 33 | Meelaha qofku uu ka jilicsan yahay ka mar | Weakness!

  Рет қаралды 23,759

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Ай бұрын

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com/@sahanka97?_t=...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- إسرائيل البداية والنهاية

Пікірлер: 107
@khayrdoonmedia2940
@khayrdoonmedia2940 Ай бұрын
Ku sali xabiibkeena mohamed scw ❤🎉
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Ай бұрын
Ragu markuu daalanyahy wuu dulqaad yaryahay hadal yaroo dabacsanoo caashaq lagu dabaqay oo qalbiga deeqaayabaa loo diyaariyaa😂😂😂
@sahanka97
@sahanka97 Ай бұрын
Bal waa kaase isaga iyo ilmaha dhallaanka ah miyuu farqi u dhexeeyaa hh
@sagalapdiqani7852
@sagalapdiqani7852 Ай бұрын
waa ciyaal caag wean ​😂@@sahanka97
@AhmedKrama75-wr3ke
@AhmedKrama75-wr3ke Ай бұрын
Masheegee marka😂
@mustafahmedomar
@mustafahmedomar 21 күн бұрын
Hada ma dhshday😂.
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR Ай бұрын
Alle haku barakeeyo ustaad Aden kader Ali.
@jabracadeofficial
@jabracadeofficial Ай бұрын
Thanks masuul sare Allah kuxifdiyo dhiiro kaliye wanagsan baa tahay masuul
@user-fu1ef5dg7r
@user-fu1ef5dg7r Ай бұрын
Masha alah🎉
@jibriilxasan3979
@jibriilxasan3979 Ай бұрын
Wlal Kaso hadal Quraanka iyo Waxtarkiisa Xoga badana Kasoo baar iyo Sifaadka laga rabo qofka Xifdintiisa ku dhex jira
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr Ай бұрын
Hada carabiga taqano kitabka sayid quxub aqri
@jibriilxasan3979
@jibriilxasan3979 Ай бұрын
​@@buunkahasancade-fe3yr xage laga helayaa wlal kitaabkas
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr Ай бұрын
@@jibriilxasan3979 رسائل القرأن، ادهم شرقاوي
@Ahmednoorcismankaad2315
@Ahmednoorcismankaad2315 Ай бұрын
Ustaad Aadan khadar Ali, Nin sharaf Badan ❤❤❤
@oljanalp82
@oljanalp82 Ай бұрын
Hannaga joojin wll aadanoow ❤ wllhi aad baan ula socdaa xalqad xalqad
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Ай бұрын
Wll ha u istcmalina inaad qof ku dhaawacdo ee lkn tactics iska ilaali in laguu isticmaalo adiga muhiimadu wataa
@mohafadal2112
@mohafadal2112 Ай бұрын
My role model adan sahan ilaahay nolosha hakuu qurxiyo aduun iyo akhirobaa guuulayso
@maida.cegag551
@maida.cegag551 Ай бұрын
Indhawayd taxanaha wuu maqnaa shukran 🥰
@Xaali95
@Xaali95 Ай бұрын
😂😂😂😂 The interaction between you and your teacher was hilarious. Comical, straight out of a book or a movie.
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 Ай бұрын
0:43 Haduu dhiman waayo xitaa u dhaawacmo
@NimcaanAbdiRashid-fu4rx
@NimcaanAbdiRashid-fu4rx Ай бұрын
Thankis
@xaliimodable246
@xaliimodable246 Ай бұрын
Zhp waxaan jecley tusaalooyinka soo qaadatid . Tusaale yaasha soo badi from hargiezA
@mohamuslim6229
@mohamuslim6229 Ай бұрын
God bless thanks
@Jiraalka_Maanta
@Jiraalka_Maanta Ай бұрын
Alle Haku Xafido wll Aadan Sahan.
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Ай бұрын
Psychology yada Dumarka waad fahantey😂❤
@Mrafrica1
@Mrafrica1 Ай бұрын
Asc team aadan sahan podcast 🎉
@MzzXanaqley
@MzzXanaqley Ай бұрын
Wcz
@zhaymashacni3017
@zhaymashacni3017 28 күн бұрын
Ilaahow isaaq dhulbahante heeshiis dhex dhig 😂🙌🏻Caqliga ilaahay haku barakeeyo aadanow❤
@Abdimalek_Hasan
@Abdimalek_Hasan 25 күн бұрын
horgaladii ina saleebaan😂
@zhaymashacni3017
@zhaymashacni3017 25 күн бұрын
@@Abdimalek_Hasan war halkan miyaad joogtah 😭💔😂
@Abdimalek_Hasan
@Abdimalek_Hasan 25 күн бұрын
@@zhaymashacni3017 haaye is ilaali CID baan ahaye yaan xasilinta kaa adeejine😂
@hafsacisman5739
@hafsacisman5739 Ай бұрын
"Gol dalooladiinaan arkaa garana meysaane" gabey bey ku jirtay sow mhn
@wanaagchannel
@wanaagchannel Ай бұрын
Car yaa iga hor daawadey
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk Ай бұрын
Hhhhh
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
Haa anaq kaa hor dhamaystay😮😢
@caalamonline3308
@caalamonline3308 Ай бұрын
Mahad sandii zxp in badan ayuu naga maqana
@sheeko-xariir
@sheeko-xariir Ай бұрын
muuqaallada aadan wax faafiyaa waa fun nimadiisa
@user-ps6pl7gt6k
@user-ps6pl7gt6k Ай бұрын
Nin ragg ah wlle
@Gorgor-zg1rt
@Gorgor-zg1rt Ай бұрын
❤ Masha Alha hambalyo
@ShugriAbdirahman23
@ShugriAbdirahman23 16 күн бұрын
wlaahi funny man. thy
@liiibaaan1059
@liiibaaan1059 Ай бұрын
War Aadanow funny tahay wlhi 😂🇸🇴
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
Waqti dheer kadib waad soo labatay soo.labasho cajiib
@roodoxasan301
@roodoxasan301 14 күн бұрын
Ani mid iskala yabay qof walbo oo sxbtinmo jacel umujiyo ano dacad iga ahayn wax walbo wee iga shekeyan noloshoda kusabsan lkn wexe ishegan cidna uguma shekoyo
@UsaameAbdirahmaan
@UsaameAbdirahmaan Ай бұрын
Hore usoco Aqoon yahan
@mohafadal2112
@mohafadal2112 Ай бұрын
alle hku sahlo amuuurahaga walalo
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Ай бұрын
Kkkkkkk Alla Adan Sahan waa i qosliisey wllhi
@jimcaledaahirbile1407
@jimcaledaahirbile1407 Ай бұрын
inader wxn hanagu badhgoyne nagaga so dhaqdhaqso
@Deeqow
@Deeqow Ай бұрын
aadanow buugan waad ku dheeratay naga soo dhameestir
@bahjoalijamac9329
@bahjoalijamac9329 Ай бұрын
Waan u xiisay barnaamijkan mhdsnd wll
@bahjomursal7023
@bahjomursal7023 Ай бұрын
waa igu socdo wlhi podcast adanow hanaga jarin way nagu socotaaa😂😂
@Abdirashid-dz2ky
@Abdirashid-dz2ky Ай бұрын
Adan Khadar.ali suldan Rooble..salama adrr
@MzzXanaqley
@MzzXanaqley Ай бұрын
Aadanow inader waan ku salamay teedakle buugan afsoomali malagu turjamayne hadi lagu turjumayna halke laga helaayane
@SomaliHorrorStories
@SomaliHorrorStories Ай бұрын
Haa abayo waa Lagu Turjumay
@Raaginho
@Raaginho Ай бұрын
18:16 😂❤ kaligey baan u maleyn jiray😂 Dhowr mar isku arkay
@suhuurqurux4541
@suhuurqurux4541 Ай бұрын
Adanow buuga waad nagala raagtay markaad soo dhigtayna anaa karaagay aduunka mashquul miidhana
@user-kq3ek3oq4f
@user-kq3ek3oq4f Ай бұрын
Haa
@aishaabdi7979
@aishaabdi7979 Ай бұрын
Ow malina wlba wan check grayn jiray in bal xalqad soo gashay, wax badan ba maqneed.
@cirromedia
@cirromedia Ай бұрын
Adanoow ustaad waan ku salaamay salaan kedib nio buugaaga casariye baan rabay inaan xalqado ka diyaariyo ee waxaan rabay inaad ii fasaxdo inaan xalqadeeyo. Mahadsnd 💯
@oljanalp82
@oljanalp82 Ай бұрын
Nio anaa kaaga horreeyey taase xisgoo😂😂😂
@cirromedia
@cirromedia Ай бұрын
😂😂nio buugaa waan isla aragnee. Wuu yara cajiibeeysanyhy nio wayehee ma xalqadeeysay
@sahanka97
@sahanka97 Ай бұрын
Waad u fasaxan tihiin wll
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 Ай бұрын
Nin arimaha qoyska wax badan ka fahansan baad tahay⁉️👏
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
Waad iga qoslisay
@sharmaakeubdiqdirismail9231
@sharmaakeubdiqdirismail9231 Ай бұрын
Wax yabanahn aad ka hadlayo qabiil iyo qabyalad waxani dhaman mayaan ee buugan ino dhame abti
@XuseenShaxmed-tf6kd
@XuseenShaxmed-tf6kd Ай бұрын
The lagend
@MzzXanaqley
@MzzXanaqley Ай бұрын
Teedakle wllo plz kasoo hadal dowladi cusmaaniyiinta sidii ay ku burburtay plz noh qeyb nooga samee
@DireDire-vm6mp
@DireDire-vm6mp Ай бұрын
Kumahadsanid
@GeelleMoh
@GeelleMoh Ай бұрын
Gal-dalool maaha ee waa gol-jilic
@lightuptolight
@lightuptolight Ай бұрын
Adan wa ogahy lkn ado mahadsan qabiil magacis nagdhaaf wll ☺️
@mataanciided2731
@mataanciided2731 Ай бұрын
Boholyow daraadi Sow maranuglaantii baryo kuma maqneyno aaso xasustay
@MaidaAbdi-sp4tr
@MaidaAbdi-sp4tr 25 күн бұрын
Hhhh funy tahy nio😂
@Gorgor-zg1rt
@Gorgor-zg1rt Ай бұрын
🫶
@WacyiQofeed
@WacyiQofeed Ай бұрын
Qofka galdaloolooyinkiisu waxay ka dhashaa wax bdn intii uu yaraa uu soo waayay ama wax bdn oo soo helay intii uu yaraa ka dibna noloshu u diidaya markii uu waynaaday
@user-sl9hu4dz5p
@user-sl9hu4dz5p Ай бұрын
Anay ihaysata taasi maxa xala wll ila tali
@boodharibidhaan
@boodharibidhaan Ай бұрын
Discover each man's thumbscrew.
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal Ай бұрын
qabilkaan badaan ka sxb tusalaysha wax kalaba kuu soo qadoo 14:29 from hargysaa
@khalidbiw4170
@khalidbiw4170 Ай бұрын
Sxb Caruurta yaryar ee qabyaaldu dhex qaady mahe, qof caqli leh waxan si serious ah uma qadanyo tusaale kaliya ayu u fahmayaa
@user-pg5rc6km7w
@user-pg5rc6km7w Ай бұрын
inadeer buugaagi lasoo dhhakhso
@abdirahimahmethashi924
@abdirahimahmethashi924 Ай бұрын
Maxaa timahyga kaa galay aadanow Anigad mntana iga dhex bilowday😢😢
@moha67897
@moha67897 Ай бұрын
sahanka wllo buuga alxidhaalaha barbaarosa
@user-zu3sh7xz1o
@user-zu3sh7xz1o Ай бұрын
Iidoor inaa ka xanaaqdaanbaaban uhayste😜 gacaltooyo
@xaliimodable246
@xaliimodable246 Ай бұрын
Iidoor waan qoslaa marka nalagu dhaho
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 26 күн бұрын
Wad i dhawacasa wlhi🥺
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 5 күн бұрын
Sidee lagu dhaawacay🤣
@Deeqow
@Deeqow Ай бұрын
😂😂😂😂😂13:32
@qamarmidabasal
@qamarmidabasal Ай бұрын
Mxey thy sidaad nogaso ragtay😂
@Tilaapo
@Tilaapo Ай бұрын
Baraq nugeel >>> qawaaf
@rumanfarah2399
@rumanfarah2399 Ай бұрын
مخاوف
@AbdirahmanAliIsmail-qf3ly
@AbdirahmanAliIsmail-qf3ly Ай бұрын
War Aadanow Lahjadii Dhulbahantaha ma koonfur baad uyara leexisay 😂 Nimankaasi waxba la sheego kuma kala duwana Isaaqa gaar ahaan Isaaq bari. Majeerteenka ay wada dhasheen aad bay u kala duwanyihiin kk
@fahdka1668
@fahdka1668 Ай бұрын
Mhdsnid
@somaliyajiibiilaysomaliyaj1282
@somaliyajiibiilaysomaliyaj1282 Ай бұрын
Nink1n wxu aminsanyahay in u gob1lku ka so jedo wadan yahay
@Funyshort_1
@Funyshort_1 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@najaxraagemursal9139
@najaxraagemursal9139 Ай бұрын
mxaaa culaysa qabiil baaa raaxada noga qaadaye bismilah😂
@MohamedArashid
@MohamedArashid Ай бұрын
Waa nio adanow jooji isfaaninta aad is faaninyso kaliya mowduuca ku eekow
@Klopopahmed5455
@Klopopahmed5455 Ай бұрын
Ka dhaqaaji meesha hadaanay kugu socon qaabka loo wado ilaa xaafadii maahe 😂
@Siciid22
@Siciid22 Ай бұрын
😂😂😂​@@Klopopahmed5455
@moyaleguyo9802
@moyaleguyo9802 Ай бұрын
Kkkk kk xeerma ma isaga jira
@abdiwali4669
@abdiwali4669 Ай бұрын
Ugu danbayn waa kan 33
@ladanelooyan777
@ladanelooyan777 Ай бұрын
War taxanahan waad naga raajisay bilaa calayk
@WacyiQofeed
@WacyiQofeed Ай бұрын
Ninku xaq uguma leh ninka in wax u kariso lkn gabdhu ma jecela in uu ninkeedu dibada waxa ka soo cunno
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Ай бұрын
Dee wainaad wax karoso hadaan wax karon bari mid kaloo haduu helo waa katagaa
@adeekutaal1256
@adeekutaal1256 Ай бұрын
Buuga no bobsi
@MARYAMAABOKORMAXAMED
@MARYAMAABOKORMAXAMED Ай бұрын
Caqliyada kacsigaa shaqaysa
@user-oh4ym3md2h
@user-oh4ym3md2h Ай бұрын
Ustaad, adiga oo aamin San, inay afkaartani kasoo horjeedo diinta,maxaad usoo gudbinaysaa. Miyaanay noqonayan (ولا تعاونو على الإثم.
@asiyomahamud8363
@asiyomahamud8363 Ай бұрын
Aadanow boowe mucjisaa tahay😂
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING 12 күн бұрын
Majerten ba tahay so mhn😂
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Ай бұрын
😂😂😂😂😂
080 | 34 | Sirta sida boqorrada laguu ixtiraamayo.
12:44
Sahan Podcast
Рет қаралды 19 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 68 М.
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 45 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 43 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
المهدي الحقيقة الكاملة وكل ما يجب أن تعرفه
3:05:58
على خطى الحبيب
Рет қаралды 97 М.
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 109 М.
NOLASHA WAA CAQABAD IYO DADAAL | SHEEKH MUSTAFE XAJI ISMAACIL
48:21
ILEES MEDIA PRO
Рет қаралды 194 М.
أصلح نفسك و تخلص من قلقك و مخاوفك - إجعل اطمئنانك بالله - الدكتور نبيل العوضي
1:04:20
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 35 М.
062 | 21 | Sida loo ciyaaro doorka caqli yaraanta | xirfad halis ah!
18:47
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 45 МЛН