043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.

  Рет қаралды 67,558

Sahan Podcast

Sahan Podcast

4 ай бұрын

Mar kasa oo ujeeddooyinkaagu ay kuu qarsoon yihiin oo aadan qof banyaal ah ahayn, waad uga dhowdahay mararka kale in aad higsigaaga gaadhi/
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 141
@user-jv6ip6fe8m
@user-jv6ip6fe8m 4 ай бұрын
Dagmada wardhiiglay ee xamar baan kaa so salaamaya adonow😂
@muhiadianosman5202
@muhiadianosman5202 4 ай бұрын
Adam please put this on google podcast we will appreciate and the others podcast too thanks
@safa-55
@safa-55 4 ай бұрын
Waxaan jeclahy sida aad u faahfaahiso wxd ka hdleyso hory u soco wllky muuqaldana noosoo bdi❤
@nimcoabshir2267
@nimcoabshir2267 4 ай бұрын
Buuggaa kaa dambeeya ee waan ku salaamay saxiib waxan akhriyay 3 goor marwalba xiisaha aan uqabaa wuu sii kordhayaa, alle haku sharfo wll
@jaamacxasanmuuse535
@jaamacxasanmuuse535 4 ай бұрын
Sxp makaa heli karaa
@hadillaium
@hadillaium 4 ай бұрын
Ani wali ma dhameen inuu aqriskiisa iga dhamaado marabi😂😂
@IsmailAnaan
@IsmailAnaan 4 ай бұрын
​@@hadillaium You Have PDF
@mohamedanbe3220
@mohamedanbe3220 4 ай бұрын
muxuu ka hadlayaa wllo adoo raaliya
@nimcoabshir2267
@nimcoabshir2267 4 ай бұрын
@@mohamedanbe3220wax gaar ah kama hadlaayo se waa xaqiiqooyin badi nolosha ku saabsan wll
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 4 ай бұрын
Adan sahan nio xeerarka awood saacada saacada ka bacdi u soo geli way mcaanyihiin qaabkaad u sharaxaysa legend dad badan oo sharaxaya buugan waan dhagaystan lkn adiga hab ka duwan ayaa u sharaxaysaa adigoo sheekooyin macaana soo qaaayanaya. Adan qadar ali ❤
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 4 ай бұрын
Ha sxb
@mahamudh6983
@mahamudh6983 4 ай бұрын
Waa xilligii ugu foosha xumaa ay soomali soo marto sabankani taasi waa marag ma doon Aadanoow
@dr.amalmohamed7607
@dr.amalmohamed7607 4 ай бұрын
Mansha allh ❤ maxa inodiday inaynu kashaqyno hurumarka nolosheena hadynu nahay dhalinyarada somaliyeed ❤ my pple noloshaan waygabanatahy kudadaal inaad hagajiso aduunkaga iyo aakhirada udadaal saad walidkaa ugafarxinlahyd si ay kugufanaan ❤ waxbaro oo meel kasoobax oo noqo qof tusale wanaagsan unoqda qoyskisa iyo umada somaliyeedba ❤
@aduunkanmaanta8929
@aduunkanmaanta8929 Ай бұрын
The kingdom of garo also known as bosha sidama people in ethiopia aaadan sahanoow
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 4 ай бұрын
Mhdsnid sxp aadan si xidhiidha ayaan kuula socdaa adiguna si xidhiidha u soo dhig wll
@user-js7lg5ui1y
@user-js7lg5ui1y 4 ай бұрын
#sahanka xogaha #Aadan sahan waan ku salaamay❤🎉
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i 4 ай бұрын
Macalin aadan alaahaa ku xafido hanaga caajisin
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 4 ай бұрын
Alle hakaa ajir siiyo dadaalka aad umada u hayso wakhtigana haku barakeeyo wll kama cajiso in aan dawada muuqalada aad soodhigto
@xadaari129
@xadaari129 4 ай бұрын
aadan sahan legend wan kuwadanaa sxp ee hore usoco 🔥❤️‍🔥☑️🙏
@abwaankamas1378
@abwaankamas1378 4 ай бұрын
Ustaad cabaayaae Hargaysaan kaasoo salamayaa
@user-lh8me7uo4r
@user-lh8me7uo4r 4 ай бұрын
Mhdsanid wllo horeey uu soco waan kaa helay podcastkaga ee waxan kaa soo salamyaa from Djibouti 🇩🇯❤
@jaamacxasanmuuse535
@jaamacxasanmuuse535 4 ай бұрын
Aadam sahan wllkei keep going sxp Hargeysa kasoo salamaya ❤👤
@Asmayyy
@Asmayyy 4 ай бұрын
Ma cidba iga haraysa manta 😊
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 4 ай бұрын
Haa hppi 😂😂
@AbakarRashiid-ow5fh
@AbakarRashiid-ow5fh 4 ай бұрын
Buugan dadbaa si qaldan u fahmey waxaaney ka dhex leen kibir iyo isla weyni
@dekamuhuyadiin
@dekamuhuyadiin 4 ай бұрын
Jazaka laah mcln🙏😻
@abdi_252
@abdi_252 4 ай бұрын
Very useful information and important topic
@xaliye1212
@xaliye1212 4 ай бұрын
mahadsanid saxib, xogta faah faahsan ♥
@user-wq7zr7ik9o
@user-wq7zr7ik9o 4 ай бұрын
wcs masha allah wll allah ku sharfo aqoontaada allah ha kuu waasiciyo mahadsanid wll
@user-bh1yx1rg2i
@user-bh1yx1rg2i 4 ай бұрын
Tan iyo xaarama cune iyo gadhi gadhi star iyo dabadheer iala darawiishti uzdaad khadar warunta mahadsanid❤
@mkafamily6700
@mkafamily6700 4 ай бұрын
Almost 4 videos aan maanta kaliya kaa daawaday mashallah TabarakaAllah walal qaali aad baan ula fhacay sida aad noogu sharaxeyso ama noo soo gudbineyso video yadaan quruxda badan❤
@habiboismailali5784
@habiboismailali5784 4 ай бұрын
Maashaa allah wll Adan Sahan
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 4 ай бұрын
Mahadsanid wllo adan sahan ilahay haku barakeeyo wlhi runtii waxbadan ayaan kaa faaiday❤
@rashidafarah3220
@rashidafarah3220 4 ай бұрын
Conceal your intentions 😊
@Garaadle
@Garaadle 4 ай бұрын
Masha Allah 😊
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i 4 ай бұрын
Aadan halyay maasha alaah
@abdiazizabdiaziztaraa4776
@abdiazizabdiaziztaraa4776 4 ай бұрын
Waxan so xasusti sidi u yaxyaa sinwar u qafi shaqsiyadisa Dhan ta ah ee ku adan Israel iyo jalinkii u ujilay wagi xabsigu uu ku jiray ❤😊
@YahyebashirHashi-ct1nb
@YahyebashirHashi-ct1nb 4 ай бұрын
Mahadsanid sxb Aadan
@Ustaadyare
@Ustaadyare 4 ай бұрын
Mhdsanid i watched all your videos in this chanel❤❤
@AbdirashidAhmed-bg3bm
@AbdirashidAhmed-bg3bm 4 ай бұрын
Masha allah wll waad nala dadaleysa
@abdikilaaz935
@abdikilaaz935 4 ай бұрын
Waa qodob aad u qaaliya. Mahadsanid ustaad.
@user-xt1of9eb1o
@user-xt1of9eb1o 23 күн бұрын
Wll Adam salaama from godey❤
@MohamedYusuf2000s
@MohamedYusuf2000s 4 ай бұрын
Masha Allah podcast faaido leh weeye Mahadsanid Aadan Khadar ali Sahan
@user-fp7rg1bs2j
@user-fp7rg1bs2j 4 ай бұрын
Thank you very much
@Rayaan47
@Rayaan47 4 ай бұрын
Mawducan so badi wll
@AMiNBushuP
@AMiNBushuP 3 ай бұрын
Thankz pro
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@Bakar_macalin_mohamed
@Bakar_macalin_mohamed 4 ай бұрын
masha allah baryhaan videos yadaada waa dardar❤️
@Warsame44
@Warsame44 4 ай бұрын
ماشاءالله عليك
@maryamjaamac5395
@maryamjaamac5395 4 ай бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم (استعينوا على إنجاح الحوائج بالكتمان فإن كل ذي نعمة محسود". )
@MohamedHasanDaysane-yp7fo
@MohamedHasanDaysane-yp7fo 4 ай бұрын
Wlle somali ahaan nooga soo dhig
@jabirwirow1883
@jabirwirow1883 4 ай бұрын
صدق والله 27:50
@Siciid__boy
@Siciid__boy 4 ай бұрын
​@@jabirwirow1883😂
@jabirwirow1883
@jabirwirow1883 4 ай бұрын
@@Siciid__boy ألم تخشع الله
@maryamjaamac5395
@maryamjaamac5395 4 ай бұрын
@@MohamedHasanDaysane-yp7fo walaal rasuulka waxoo leeyahay guusha danihiina ku kaalmeysta QARINTA maxaayeeley midwalibo oo nimco hasto waxoo leeyahay mid xaasid ku ah
@faracadechannel
@faracadechannel 4 ай бұрын
Guulayso ustaad aadan wllhi wax badan kaa faaiiday🙏
@hamsekandaria6958
@hamsekandaria6958 4 ай бұрын
Ustaad mhdsnd 🎉
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 4 ай бұрын
ku soco zxp aadan wan kula soconaye
@user-ed4zt1rg8b
@user-ed4zt1rg8b 4 ай бұрын
Ilahay hakaa abaal mariyo zxp Shaqo fiican bad haysaaye
@user-jx8xo4zi4g
@user-jx8xo4zi4g 4 ай бұрын
Thank you ❤❤❤❤❤❤❤
@maaidomaankamaxamuud5593
@maaidomaankamaxamuud5593 4 ай бұрын
Magacayada magaaloyinka iga qosliye hhh shukrn ustd😊❤
@shaaficiaadam1184
@shaaficiaadam1184 3 ай бұрын
Mahadsanid Aadan 😊
@HargeisaPress
@HargeisaPress 3 ай бұрын
Mansha allah ustad aadan
@cherrysmartgenz
@cherrysmartgenz 4 ай бұрын
Masha allah guulaysoh hogaamiye
@Farxanyusuf20
@Farxanyusuf20 4 ай бұрын
M.a AllH haka jasa mariyo zhp
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 ай бұрын
Wanku taageera walhi masha allah allah haku barakeeyo caqliga iyo cilmiga
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i 4 ай бұрын
Macalin aadan aabaha jacaylka❤
@poweraxmed2399
@poweraxmed2399 4 ай бұрын
Adanow sxpe buuga ismalure malaga helaa burco ani burco jooka meeshe ugu so sokeesa ka heli karaaa
@user-fn8sy4ry6h
@user-fn8sy4ry6h 3 ай бұрын
❤❤❤❤ masha allah
@user-hv9ew1ct5m
@user-hv9ew1ct5m 2 ай бұрын
Shukran akhii ❤
@Suldaansaid
@Suldaansaid 4 ай бұрын
Thns ustd
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 4 ай бұрын
Aad iyo aad
@user-jx8yl5kz8w
@user-jx8yl5kz8w 4 ай бұрын
Xoog dhameystiran iga dheh Mhdsnd wll
@user-yr1hd3tl5l
@user-yr1hd3tl5l 3 ай бұрын
Niow zxb aadan sahan podcast Yadan waa ku haysanaa zxb walahy waa faaiido dhan ayaan ka,faaiday legend ❤💯
@Cabdiqani6657
@Cabdiqani6657 4 ай бұрын
Sir ta halaqariyo
@mohameddeeq8238
@mohameddeeq8238 4 ай бұрын
Best bro no so badi
@abdual-sabur633
@abdual-sabur633 4 ай бұрын
أنا احييك
@maryamjaamac5395
@maryamjaamac5395 4 ай бұрын
لما خرج رسول الله صلى الله عليه وسلم إلى (بدر) مر حتى وقف على شيخ من العرب، فسأله عن محمد وقريش وما بلغه من خبر الفريقين، فقال الشيخ: لا أخبركم حتى تخبروني ممن أنتم فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: إذا أخبرتنا أخبرناك. قال الشيخ: خبرت أن قريشا خرجت من مكة وقت كذا، فإن كان الذي خبرني صدق، فهي اليوم بمكان كذا ـ للموضع الذي به قريش، وخبرت أن محمدا خرج من المدينة وقت كذا، فإذا كان الذي خبرني صدق، فهو اليوم بمكان كذا ـ للموضع الذي به رسول الله صلى الله عليه وسلم. ثم قال: من أنتم فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم نحن من ماء ثم انصرف.
@quruxbilaonlineshop9922
@quruxbilaonlineshop9922 3 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊l😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@abdirahmanlowyadomigration1694
@abdirahmanlowyadomigration1694 Ай бұрын
Maasha Allah 💕💕💯
@Abdirahmanapdullahi
@Abdirahmanapdullahi 4 ай бұрын
Tnkz BrO
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 4 ай бұрын
M.A❣️❣️❣️
@cadowsacad106
@cadowsacad106 2 ай бұрын
Runtii waa layaab sirtaan❤❤❤❤
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Ай бұрын
Buugan soo turjun aadaanow indr waa buug muhiim ahe
@abdiwali4669
@abdiwali4669 4 ай бұрын
Saycolojiyad ama cashir ka wanaagsan oo kana tusaale fcn waligay kama daawan kamana dhagysan baraha bulshada allha kusharfo wll
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 4 ай бұрын
Waan kusugaaa sida flim taxane ah zxp
@nasrajele3326
@nasrajele3326 4 ай бұрын
الهم صل وسلم على نبينا محمد❤
@xamsexiis7217
@xamsexiis7217 4 ай бұрын
: (عن معاذ بن جبل قال قال رسول الله صلى الله عليه وسلم "استعينوا على قضاء حوائجكم بالكتمان فإن كل ذي نعمة محسود. رواه الطبراني في الثلاثة
@Liizaynaanbouofficial311
@Liizaynaanbouofficial311 4 ай бұрын
Azc wll inaa kula xariiro rabaa xgee kaala soo xariiri karaa wllke 🙏🙏
@aadanyare9705
@aadanyare9705 Ай бұрын
Burcada xaafada Ku magac quruxbadnaa
@maryamjaamac5395
@maryamjaamac5395 4 ай бұрын
.وجعل الشيخ يقول:نحن من ماء!! من ماء العراق أو ماء كذا أو ماء كذا. والله سبحانه وتعالى يقول: وجعلنا من الماء كل شيء حي )، وإلى ذلك أشار النبي صلى الله عليه وسلم في قوله للشيخ الأعرابي: نحن من ماء معلما أمته نموذجا عاليا من الكتمان ـ خاصة في القضايا العسكرية، التي لا يصح كشفها إلا في حدود معينة وضمن نطاق معين.
@ibraahiimclaahi7200
@ibraahiimclaahi7200 4 ай бұрын
Nio soo badi qisooyinka
@abdulaahimahamed6102
@abdulaahimahamed6102 4 ай бұрын
🙏
@liibaanmustaf3829
@liibaanmustaf3829 4 ай бұрын
💯
@user-wj4ex9wy7t
@user-wj4ex9wy7t 4 ай бұрын
Arinta boqortoyada germania samaysay waa mida hada itobiya naguhayso inayiskadhigto sahib hoosna aynagawado daadansi aritan waa cajiib!!!!!!!!! Mahadsanid walaal
@user-lq3hm4yu5p
@user-lq3hm4yu5p 2 ай бұрын
👍❤❤
@mohameddheere08
@mohameddheere08 4 ай бұрын
13:05 adanow qaybtaa aney igu dhacday runtii
@user-db5hs4qb6r
@user-db5hs4qb6r 4 ай бұрын
Waxan rabaa Inan kula saxibo sxp
@ixsaanmustafe3923
@ixsaanmustafe3923 4 ай бұрын
Wlhi aniga anigoon wxas meelna ka dhigan ayaan isticmaala caqliga uun ka keenaya😢 ee ilahayow dadkan dhibay iga dhaaf
@Well-bk8ch
@Well-bk8ch 4 ай бұрын
War buuga turjimidiisa somali halkeen ka helaa 😮
@Well-bk8ch
@Well-bk8ch 4 ай бұрын
​@@NaxwoCawil-fn7jiwll mahadsanid halka igu soo dir eber lix todoba labo hal eber shan afar seded sedex
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 4 ай бұрын
​@@NaxwoCawil-fn7ji ma kaa heli karaa wll
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 4 ай бұрын
​@@NaxwoCawil-fn7ji wll makaa heli karaa
@NaxwoCawil-fn7ji
@NaxwoCawil-fn7ji 4 ай бұрын
@@zhiineozofficial8638 haa
@NaxwoCawil-fn7ji
@NaxwoCawil-fn7ji 4 ай бұрын
@@cabdimursal5566 haa
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i 4 ай бұрын
Dumar waanku wareeray iyadoo ku rabtay ku diidi
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 4 ай бұрын
Mahad sanid sahan
@Asiaherse
@Asiaherse 4 ай бұрын
I used lkn maan ogayn in danbi iyo in xeer thy🥲🥲🥲🥲, mar kale ma isticmaali doono I.a
@deeqenv4431
@deeqenv4431 4 ай бұрын
Thanks bro
@faizajama3515
@faizajama3515 4 ай бұрын
allh ku karemeyo ustaad
@maxamadcabdi2024
@maxamadcabdi2024 4 ай бұрын
War xafadaha somalida qosol badanaa😅😅😅
@nashaadbashir6518
@nashaadbashir6518 4 ай бұрын
Msha alah ninkaa dilin ninkaa dabin uqoolaysid waa laysku kala daadiyaaa uuna kaa didine xigmad aan hooyaday ka maqli jiray ma aqaan cid tirisay waa hadal hadalkaas soo koobaya ilahay ha kubarakeeyo wll
@dananofficial5794
@dananofficial5794 4 ай бұрын
Markaa mala odhankaraa aadan wuxuu ku raacsanyahay inay xabashidu dhulkeena qabsato😂
@user-li3ck9ix2i
@user-li3ck9ix2i 4 ай бұрын
Left nagaa
@GaraadNuur-tp9xl
@GaraadNuur-tp9xl 4 ай бұрын
nio shaarbaha maad iska gaabidid
@KamaalOfficial-fw2pi
@KamaalOfficial-fw2pi 4 ай бұрын
Waxan codsanayaa Hadalka inaa noo so gaabiso pro cajalka ma ahan in laga caajizo 15 daqiiqo yaysan dhaafin mahadsan thanks 🙏
@ibraahimibraahim764
@ibraahimibraahim764 4 ай бұрын
Asc soomaliyeyi ka kaca fadhiga waa ogtihin cidamada af rikanka ah in lagu badali doono kuwo reer yuruba si oo babiyi iyo dalkina ka kaca fadhiga hadii kale suga geereda
@nuuranmuse2672
@nuuranmuse2672 4 ай бұрын
Adanow buugan mrkad dhameyso kan ma noo bilaabi karta ado mhdzan MEN ARE FORM MARS WOMEN FORM VENUS
@rahmaruun8272
@rahmaruun8272 4 ай бұрын
Podcast yadaada so gali Google podcast wll si audio ahaan u dhagaysano
044 | 04 | Sirta Hadalka iyo haybadda | Xeerka 4aad.
15:02
Sahan Podcast
Рет қаралды 73 М.
George Bernard Shaw | Abwaankii Diiday Abaalmarinta Noble...!
17:06
Khóa ly biệt
01:00
Đào Nguyễn Ánh - Hữu Hưng
Рет қаралды 21 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 109 М.
QISOYIN LAYAAB LEH 5 QISO CAJIIB AH ! SHEEKH MUSTAFE 2022
35:05
GOOB ISLAM
Рет қаралды 163 М.
Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday
23:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,6 М.
049 | 09 | Ficilkaagu ha kuu hadlo | 48ka Xeer ee Awoodda
29:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 35 М.
082 | Sirta ruuxda | 2 buug iyo 20 magac | Nafaha Dilan!
33:38
Sahan Podcast
Рет қаралды 30 М.