No video

10 Cashar/Talo Nololeed Oo Aan Ka Guntay "Nin Waalan"!!😮| Noloshaada Way Badali Doonaan Hubaal!!!!

  Рет қаралды 2,415

Cilmiga Nolosha

Cilmiga Nolosha

5 ай бұрын

#books #cilmiganolosha #lifelessons #knowledge #somali #casharadanolosha #wisdom
Waad Ku Mahadsantay Daawashada Video Ga Fadlan Ha Ilaabin Inaad Subscribe Tidhaa Channel Ka, Like Tidhaa Video Ga, Iyo Inaad Share Tidhaa Video Ga Oo Aad La Wadaagtid Cidaad Jeceshahay.
Xog Kooban Oo Ku Saabsan Channel Ka
---------------------------------------------------------------
Barnaamijyada Ka Bixi Doona Channel Ka Waxaa Ugu Mudan :
1.# Casharada Nolosha: Qiso Gaaban Oo Wax Ku Qaadasho Mudan.
2.# Xikmad IyoMahadhoNololeed: Xikmad Iyo Hal-Kudhig Nololeed.
3.# Sharxida, Koobida, Iyo Fikir Guud Ka Qaadasho Buugta
Loogu Iibsiga Badan Yahay Ee Dhisida Iyo Horu-marinta Nafta.
4.# Casharo Xirfadaha Horu-marinta Iyo Dhisida Nafta.
5.# Talooyin Ganacsiga Iyo Hal-Abuurka Iyo Horu-Marintiisa Guud Ahaan.
6.# Qisooyinka Dadka Guulaystay Noloshu Ay Usoo Mareen Jidka Guushooda.
❤️Kusoo Biiridaadu Waa Noo Sharaf ♥️
--------------------------------------------------------------------
To Subscribe Please Click Here ⬇️
/ @cilmiganolosha
For Business Inquiring ⬇️
cilmiganolosha@gmail.com
Cilmiga Nolosha Facebook page ⬇️
/ cilmiganolosha
Cilmiga Nolosha Social Media Accounts ⬇️
linktr.ee/cilmiganolosha
Mohamad Omar Facebook profile ⬇️
/ mohammadomar143
Cilmiga Nolosha Instagram Account ⬇️
/ cilmiganolosha
Cilmiga Nolosha Twitter Account ⬇️
/ cilmiganolosha
Mohamad Omar TikTok Account ⬇️
/ cilmiganolosha
Mohamad Omar Snapchat Account ⬇️
/ hbhy7ju6
Cilmiga Nolosha Website 🌐 ⬇️
www.cilmiganolosha.com

Пікірлер: 40
@asiliboorle998
@asiliboorle998 Ай бұрын
Mash allah
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha Ай бұрын
Mahadsanid walaal
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 Ай бұрын
MashaAllah jasakallahu khair wll
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha Ай бұрын
Dhamaanteen walaal Mahadsanid
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Ай бұрын
Nin yahaw waxan is iri talooyinkan qof waalni isku keenin adigay kaa soo fuleen rabi ha kaa ajar siiyo xagaad ka keentayba
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha Ай бұрын
Aad ayaad u Mahadsantay walaal Allaah Ha ku barakeeyo Waa arin mucjiso runtii aqoonta ninkaa ku duugnayd, waxa I xasuusiyay talooyinkaas dhawr talo oo aan ka akhriyay buugaag kala duwan ayuun buu qub igu soo yidhi, qaar distuur bay ii ahaayeen oo marnama ma iloobin
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod Ай бұрын
Aad ayaaad ogu mahadsab tahay sida aad noola wadaagtay sheekadan murtida badan walahi Waan u bogay thank you again my brother ❤
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha Ай бұрын
Adigaa mudan walaal Karaamo korkaaga ha ahaato
@Ray_4654
@Ray_4654 Ай бұрын
Asc maashaalaah ilaahay khayr ha ku siiyo waan u bogay waan qortay waana dabaqayaa inshaalaah ilaahay ha ii fududeeyo ninkaasi nin xigmad u saaxiiba buu ahaa waa sidaad sheegtaye mid walba cashar baa laga samayn karaa waadmahadsantahay.
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha Ай бұрын
Allaah yacizak walaal weedhahaas Cadran Rabbi ha ku karaameeyo
@ridwaanmohamed2796
@ridwaanmohamed2796 Ай бұрын
Waa talooyinkii uhoreeyay een noloshayda buug ku qorto
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha Ай бұрын
Alxamdulillaah horu u soco walaal guul inshaa allaah
@issackhassan4817
@issackhassan4817 3 ай бұрын
Masha allah Xikmad baa waxay ahayd kaqaata dadka walwaalan afkooda خذومن افواه المجانين
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 3 ай бұрын
waa xaqiiq walaal ninkani dadka soomaaliyeed boqolaal sano ayuu ka horeeyay
@keepcareer2942
@keepcareer2942 5 ай бұрын
Aad ban kaga mahad celinaya wll aad ayaan IGA faa iday
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 4 ай бұрын
Adigaa mudan walaal sharaf bay ii tahay weedhahaasi dhiirigalinta ahi
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 Ай бұрын
Asc adeer Waxaan ahaan nin reer Somaliland ah oo Minnesota USA kaala socdo! 10 qodob oo muhiim weeyaan! Ilaahey cimrigaaga ha dheereeyo! I really like your intelligent and your communications skills! You got my support and subscription! Love❤
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha Ай бұрын
Aad iyo aad ayaad u Mahadsantay barakoow Sharaf bay ii yihiin weedhahaas dhiirigalinta ahi Allaah yacizak 🤗😍
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 3 ай бұрын
WAA FAANKA NAAGAA DAAH
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 2 ай бұрын
Muxuu ku faantamey
@khadramaxamed7964
@khadramaxamed7964 5 ай бұрын
ASC Waad noo faaiiideyset waad ku mahadsan tahay
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 4 ай бұрын
Adigaa mudan walaal allaah yacizak sharaf bay ii tahay weedhahaasi dhiirigalinta ah
@najkaboy6905
@najkaboy6905 5 ай бұрын
Wax badan baan kafaaiday walhi wall
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 4 ай бұрын
Waad Mahadsantay walaal sharaf bay ii tahay
@user-mr9qp7hy4l
@user-mr9qp7hy4l 5 ай бұрын
.
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 3 ай бұрын
Mahadsanid
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 3 ай бұрын
adaa mudan walaal
@AbdullahiAmuse
@AbdullahiAmuse 5 ай бұрын
Mahadsanid in bdan
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 4 ай бұрын
Adaa mudan walaal
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 3 ай бұрын
WAA KAA MAANED RAAKA NIIMAD AAD KUU DHII LEED ALIIKA INAA JOOGAY OO SHAAHA AAD USHUUBT OO QAADARISO OO CUUNTA SIISO
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 3 ай бұрын
dhigaalka Af soomaliga soo baro horta marka hore kadib baynu wada hadli karnaa waayo kuma fahmayo waxa aad sheegayso
@rahmohassan6442
@rahmohassan6442 5 ай бұрын
Masha Allah 🥰🥰
@Ray_4654
@Ray_4654 Ай бұрын
Asc soomaalida qaar baa jiran muxuu ku faanay adiguuba wax wanaagsan kuu soo gudbiyee cajiib waa dad buka markay arkaan qof wax wanaagsan sheegaya way xajiimoodaan dabadeed say wax uun u dhaleecaynayaan ee aanay waxba u faaiidaysanayn ayaan umuda ka hooseeyaan xagna waa xaasidiin hadaanad ka helin qofku wuxuu sheegayo dhaaf laakiin comment maalaa yacni ah ha qorin tan kalle mallaa soomaaligii waa sii dhimanayaa hada waxaa soo batay dad aanad eray ka akhriyi karayn please soomaaliga barta oo iska saxa intaydan wax qorin ustaad waadmahadsantahay halkaa ka wad guulayso
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha Ай бұрын
Maashaa allaah Rabbi garashada iyo aqoontaba ha kuu barakeeyo walaal
@user-id9nb5jm3h
@user-id9nb5jm3h 5 ай бұрын
Walal waa caqli badantahay dadka❤
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal allaah yacizak
@yurubsahal4004
@yurubsahal4004 5 ай бұрын
Muu waalayn ee wuxuu ahaa garaadsame lagaran waayey😢
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 4 ай бұрын
Aad iyo aad in badan buu ka horeeyay soomaalida runtii
@keepcareer2942
@keepcareer2942 5 ай бұрын
Aad ban kaga mahad celinaya wll aad ayaan IGA faa iday
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 4 ай бұрын
Adigaa mudan walaal allaah ha ku sharfo
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
1 Nolosha wax walba rabtid lagu helo dad yar ayaa samayn kara!
12:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 233 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 28 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 9 М.
Faqiir ilaa uu Kanoqday Ninka Aduunka ugu Taajirsan Qisada Gautam Adani
8:03
Sideed Noloshaada Ku Badali Kartaa 7 Tallaabo Oo Kaliya?!!!
9:49
Cilmiga Nolosha
Рет қаралды 394
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН