Sharxida Buuga Aabaha Hodanka Ah Iyo Aabaha Saboolka Ah Oo Dhamaystiran| Fahanka Maalka Iyo Xoolaha!

  Рет қаралды 6,091

Cilmiga Nolosha

Cilmiga Nolosha

Ай бұрын

Buugani wuxuu badali doonaa qaab fikirkaaga iyo aaminaadaada xoolaha iyo adduunka, iyo hal-abuurka ee daawasho wacan iyo ka faa'idaysi quman jaallayaal.
#cilmiganolosha #lifelessons #books #richdadpoordad #richdadpoordad #selfdevelopment #knowledge
Waad Ku Mahadsantay Daawashada Video Ga ❤️‍🔥🫡Fadlan Ha Ilaabin Inaad Subscribe Tidhaa Channel Ka, Like Iyo, Iyo Share Tidhaa Video Ga Oo Aad La Wadaagtid Cidaad Jeceshahay.
Xog Kooban Oo Ku Saabsan Channel Ka
---------------------------------------------------------------
Barnaamijyada Ka Bixi Doona Channel Ka Waxaa Ugu Mudan :
1.# Waano iyo Wax Sheeg: Qiso Gaaban Oo Wax Ku Qaadasho Mudan.
2.# Xikmada Maanta: Xikmad Iyo Hal-Kudhig Nololeed.
3.# Sharxida, Koobida, Iyo Fikir Guud Ka Qaadasho Buugta
Loogu Iibsiga Badan Yahay Ee Dhisida Iyo Horu-marinta Nafta.
4.# Casharo Xirfadaha Horu-marinta Iyo Dhisida Nafta.
5.# Talooyin Ganacsiga Iyo Hal-Abuurka Iyo Horu-Marintiisa Guud Ahaan.
6.# Qisooyinka Dadka Guulaystay Noloshu Ay Usoo Mareen Jidka Guushooda.
❤️Kusoo Biiridaadu Waa Noo Sharaf ♥️
--------------------------------------------------------------------
To Subscribe Please Click Here ⬇️
/ @cilmiganolosha
For Business Inquiring ⬇️
cilmiganolosha@gmail.com
Cilmiga Nolosha Facebook page ⬇️
/ cilmiganolosha
Cilmiga Nolosha Social Media Accounts ⬇️
linktr.ee/cilmiganolosha
Mohamad Omar Facebook profile ⬇️
/ muhamadomarofficial
Cilmiga Nolosha Instagram Account ⬇️
/ cilmiganolosha
Cilmiga Nolosha Twitter Account ⬇️
/ cilmiganolosha
Cilmiga Nolosha TikTok Account ⬇️
/ cilmiganolosha
Mohamad Omar Snapchat Account ⬇️
/ hbhy7ju6
Mohamad Omar Instagram Account ⬇️
/ muhamadomarofficial
Cilmiga Nolosha Website 🌐 ⬇️
www.cilmiganolosha.com

Пікірлер: 38
@ammatullahngo
@ammatullahngo 9 күн бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahey wllale dhowr qof oo kale duwan ayaan ka dhageystey buugan igama uu deadening sida uu hadda iiga daadegey,aleylehe macalin waad ku haboontahey.Baarakallaahu fiik
@user-lm4dg7cb3g
@user-lm4dg7cb3g 11 күн бұрын
Buugan iyo bugaagta la midka ah sida 80 % Mindset and 20% skills and so on kama daalo aqriskooda dhagaysigoda iyo falanqayntooda its too amazing . Thank you for your sharing us ustaad.
@Ariijiina
@Ariijiina 11 күн бұрын
My favorite book all the time ❤️
@mooraalcadaawe402
@mooraalcadaawe402 12 күн бұрын
Wll qeer alle ha ku siyo waayo waxaad iga sacidey cawa talo aan ubaahnaa oo eheed in aan helo qof idhiiro galiyo cabsida igu jirto iga saaro thanks sxb sare🥰🥰🥰
@jawibila3005
@jawibila3005 5 күн бұрын
Soo badi
@user-uo2rg5lh2c
@user-uo2rg5lh2c 11 күн бұрын
Keep going ustaad ❤❤❤❤❤❤❤❤
@suldaansaid9079
@suldaansaid9079 12 күн бұрын
Mashallah wll hal talo an kugu darsade haka caajisin inaad buugto barnamij audio ah u bedesho waqtigan la joogo dadka wax akhriya waxa ka badan dadka podcastyda dhagysata
@caarshechannal7866
@caarshechannal7866 12 күн бұрын
Waad mahadsan tahay wll
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 8 күн бұрын
Www buug ma nolasheda badalayo nolashedi kutubka quraanka le badali karo sxb wana ku mhdsnthy madama ad inola wadagtay cilmi adunka
@user-Ilyaasyamani
@user-Ilyaasyamani 7 күн бұрын
Mahadsanid wll
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 15 күн бұрын
mahadsanid waan kusoobiirey chanelkaga runtii buuga waan arkey waxbadan walise ma aqrin waxana umalynayey in faqiir iyo qani sax ah
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 12 күн бұрын
Waad Mahadsantiin sharaf wayn bay ii tahay kusoo biiridaadu walaal. Waa laba caqli oo midna sabool yahay midna hodan yahay lkn hantida ka saboolkaa ka lacag iyo aduunba badnaa ka hodanka ah Lkn waxaa laysku dhaafay waa garaadka iyo fikirka ay kala wataan labadoodu
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 12 күн бұрын
@@cilmiganolosha shugran wall waa kasugayna bugag kale sida think and grow rich hada aqridey ama hayso asagoo koban mahadsanid
@AxmedBashiir-yx5us
@AxmedBashiir-yx5us 17 күн бұрын
Nio codzi wataa insha allah hada aragto qoralkayga wxad ino turjuntaa buuga cash flow ee izagu qoray wa markii igu horayza ee cwa ku arko lkn codzigaa no tixgali
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 12 күн бұрын
Aad ayaad u mahadsantay walaal Codsigaasi inuu fulay kasoo qaad sayidoow waa balan inshaa allaah inaan dhawaan sharxi doono
@yahyeMohamud-cb5vd
@yahyeMohamud-cb5vd 10 күн бұрын
Wax wanaagsan ayeey ii tahay in aan rukunto channelkaaga
@SaidoBulhan
@SaidoBulhan 13 күн бұрын
Thanks walalo
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 12 күн бұрын
Adigaa mudan walaal
@nurfunny6411
@nurfunny6411 18 күн бұрын
Masha Allah Shukran
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 12 күн бұрын
Adigaa mudan walaal Allaah yacizak
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 20 күн бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah aad baan ugu baahneyn adigoo kale allaah ha ku xafido
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 19 күн бұрын
Waad ku mahadsantay weedhahaas Cadran Allaah yacizak Inshaa allaah malahaa wanaagsan Rabbi hanaga dhigo
@mohamedaddow1804
@mohamedaddow1804 Ай бұрын
Horay usoco ustaad, sharraxaad qurux badan m.a🙏
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 27 күн бұрын
Aad ayaad u Mahadsantay walaal Allaah yacizak
@SuheybmaxamuudMaxamed
@SuheybmaxamuudMaxamed Ай бұрын
First ustaad ❤
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha Ай бұрын
Allaah yacizak walaal
@axmednaaji2405
@axmednaaji2405 25 күн бұрын
Mansha allqH Ustaad Alle haku barakeeyo buug qiimo leh ayaqd Nala wadagty
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 19 күн бұрын
Aad ayaad u Mahadsantay walaal Allaah yacizak
@Fatima-zq9uu
@Fatima-zq9uu 22 күн бұрын
Asc maashaalaah ilaahay khayr ha ku siiyo waa lix qodob oo muhim ah ilaahay ha noo fududeeyo.
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 19 күн бұрын
Cmsww walaal Mahadsanid, Aamiin walaal
@almaabdirahman6065
@almaabdirahman6065 23 күн бұрын
Wlhi wan ku farxay sidad dadkaga inad badasho ujeclatay insha allah waxan noqondona qof hadalkagu wax badan ka badalo❤
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 19 күн бұрын
Aad ayaad u Mahadsantay walaal Sharaf bay ii tahay weedhahaasi dhiirigalinta ahi Guulsayso walaal
@badriolow9660
@badriolow9660 26 күн бұрын
Mashaa Allah ustaad
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 19 күн бұрын
Mahadsanid walaal
@user-lx7zn3vh5l
@user-lx7zn3vh5l 17 күн бұрын
I have the book itself but yet i haven't read i,a soon i will start although i have seen your video when i was just watching a KZfaq
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 12 күн бұрын
Aad ayaad u mahadsantay walaal Mar haddaad daawatay sharaxa waxaan filayaa waad jeclaysan inaad akhrido hadda 😀
@fatmamhmud7289
@fatmamhmud7289 18 күн бұрын
Waan kuu baahneyn ustaad soo dhawoow hanaga caajisin sidaas noogu wad
@cilmiganolosha
@cilmiganolosha 12 күн бұрын
Aad ayaad u mahadsantay walaal Allaah yacizak Waa balan xil baan qaaday inaan dadkayga wixii aan tari karo inaanad ka hagran
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 111 М.
4 Dabeecadood oo ay leeyihiin dadka nolosha ku guulaysta.
6:45
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 24 М.
10-Qodob oo keenaya inaad U Adkaysato Dhibaatooyinka
22:51
Macalin
Рет қаралды 88 М.