10 Qalad oo Dhalinyaradu Galaan kana shalaayaan markay waynaadaan

  Рет қаралды 221,104

OGAANSHO

OGAANSHO

5 жыл бұрын

Qaladaad ay dhalinyaradu galaan oo ay ka shalaayi doonaan markay waynaadaan .
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 100
@mohmudgaryare6024
@mohmudgaryare6024 5 жыл бұрын
Tobanka ka qalad si kooban 1. Dadku ha ku arkaan( istusnimada) 2. Make-up ka badan 3. Baraha bulshada oo aad wakhtiga ku lumiso 4. Faafinta Sirahaaga 5. Qaadashada dhamaan hadalka dadka 6. Iska Fadhiga ( jimicsi la'aan) 7. Hilmaamida caafimaadkaaga 8. Saaxiibada xun xun 9. Is dhiibida 10. Wax akhrin la'aanta
@gureykabtan4398
@gureykabtan4398 5 жыл бұрын
Thnks 14dqiqo ma sugi karo hada iso koobty
@bukhaaricooye5393
@bukhaaricooye5393 5 жыл бұрын
ShugraN wall Deep Creativity 🖍
@anzalabdirahman2487
@anzalabdirahman2487 5 жыл бұрын
@@gureykabtan4398 iskumid nahy
@anzalabdirahman2487
@anzalabdirahman2487 5 жыл бұрын
tnx kaptann
@layaallovely6404
@layaallovely6404 5 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 жыл бұрын
Inta cafimaad Qab Ku daawanaya alle haydin siyaadsho, inta xanuunsana alle ha caafiyo💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕🇸🇴💕
@farhiyaali8698
@farhiyaali8698 5 жыл бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin 👍👏👏
@engsalanhashi1390
@engsalanhashi1390 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@suldaanyare4612
@suldaanyare4612 5 жыл бұрын
Aamin yaa allah
@samowademohamed404
@samowademohamed404 5 жыл бұрын
Aar muslimiinta oo dhan u ducee iyo somaliland ba
@zuhuurabdirashid6542
@zuhuurabdirashid6542 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiiin
@mahamudabdulahiismail5080
@mahamudabdulahiismail5080 5 жыл бұрын
Qofkii koobaad in aad noqoto macno samayn mayso, laakiin waxaa muhiim ah in aad u jeeddada clip ka fahanto. Thank you sir 👏.
@amiinaskar8184
@amiinaskar8184 5 жыл бұрын
wlhi hadal aan niyada ku hayay ka dhawaajisay Alle haku sharfo
@axmedmaxamed9902
@axmedmaxamed9902 5 жыл бұрын
wlhi baan ku dhaartee caawa baaan ka faraxashay inaaan qaaad danbe cuno 😢😢😢😢😢
@fadumoalimaad6392
@fadumoalimaad6392 5 жыл бұрын
ilaaahy hakula garab galo walaal goaan cad ka gaaaaaar
@a6dalla7
@a6dalla7 5 жыл бұрын
Ilahay haku garab galo walaal Dadaal naftaada adiga ka adag waat awooda wax walibo aat rabtid In guul walibo aat gaari kartid Ha ahaato in aad daayso balwad mise aat gaartid guul walibo
@hanixiirey88
@hanixiirey88 5 жыл бұрын
Ilahey haka madoobeyo walal waa balwad ad uxun oo nolashada iyo tan qoyskagaba samayn xun ku leh
@salmaanmohamednuur7796
@salmaanmohamednuur7796 5 жыл бұрын
masha alh alah hakaa dhigo kii rumeeya goankisa alah hakula garab galo
@tiktokshorts..7451
@tiktokshorts..7451 5 жыл бұрын
Axmed Maxamed ilahay ha ka madoweey Walal qali
@Shirdoonn
@Shirdoonn 5 жыл бұрын
1: Dadka ha ku arkaan 2: Makeupka ka badan 3: Baraha bulshada 4: faafinta sirahaaga 5: qaadashada dhaman hadalka dadka 6: Iska fadhiga 7: hilmaamida caafimadkaga 8: Saaxiibada xun 9: isdhiibida 10: wax akhrin la'aan
@nuurcabdiraxmansayid7185
@nuurcabdiraxmansayid7185 5 жыл бұрын
Ku saliya nebiga scw
@umurufaydah7768
@umurufaydah7768 5 жыл бұрын
Wcs
@ugbaadabdifatah4322
@ugbaadabdifatah4322 5 жыл бұрын
Scw
@calicabdiwarsame9411
@calicabdiwarsame9411 5 жыл бұрын
scw
@halimamohamed7213
@halimamohamed7213 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@mr-samihnst6740
@mr-samihnst6740 4 жыл бұрын
Scw
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
_wlHi wll zidaan maanta oo dhan u sugaayey muqaalkII chumcaa ayaan daalay markii danpana wax ayaan isaka akhRisty hadda ayaan arky inaad soo dhIgty lkn mahad sanId wll omar inshar alleh jannada ha inagU kulmiyo wll insha allah dhmntenpa😘😘😘_
@jamaalcabdicuud1430
@jamaalcabdicuud1430 5 жыл бұрын
Qoraalka afka soomlika mataqaanid miyaa sxb
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
@@jamaalcabdicuud1430 h.mmmm kolay wuu igu adag yhy becuase meel lagu hadlo ma joogO balse waan challenge gareeya keep foing pr0💯
@suhaypizmax280
@suhaypizmax280 5 жыл бұрын
mansha allah
@CasmiOnlineAcademy
@CasmiOnlineAcademy 5 жыл бұрын
Muuqaal diyaarintiisu waqti qadatay masha allah bro Guul
@bukhaaricooye5393
@bukhaaricooye5393 5 жыл бұрын
M. a
@Quulle-ibnu-quulle
@Quulle-ibnu-quulle 5 жыл бұрын
Ilahy misaanka ha ugu daro wala omar inshaar wanaag uu inoo sheegay
@higsiiyohammi4955
@higsiiyohammi4955 5 жыл бұрын
Hitler ayaan ka hayaa haddaad Hal sir oo aad leedahay u sheegto qof waxaad udhiibtay warran kuu Maalin Kugu dhufan lahaa. Mahadsanid walal Omar Inshaar. 👍😍
@ducoqabe1225
@ducoqabe1225 5 жыл бұрын
Aad iyo aad
@mohameddaahir4478
@mohameddaahir4478 4 жыл бұрын
That's right
@samiirmaxamed5094
@samiirmaxamed5094 4 жыл бұрын
Waa waxjira
@yaasirmohametally6560
@yaasirmohametally6560 3 жыл бұрын
2sank Ka diB MaanTa ayaan FariiinTa aqriye 5/7/2021 Wow
@user-ht4yg4fd5u
@user-ht4yg4fd5u Жыл бұрын
@@yaasirmohametally6560 ana hal sano kadib 4/10/2022 ayaan daawanaya cajiib😊
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 жыл бұрын
Wax walpa ka ogow ogaansho channel👍👍👍👍👍
@fatimaabdiwali6751
@fatimaabdiwali6751 5 жыл бұрын
Hamzy DmT jigjigawi meel walpa wad joogtaa 😃😃😂😂
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 жыл бұрын
Omer inshaaaar jasakallah khair walalo qli🙇‍♀️💓codkaagan jclhy wlhi 😗nooolow dhiirigaliyaheyga nlosha
@AmiraAmran11
@AmiraAmran11 5 жыл бұрын
Hudiita Qurux iso booqo sis
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 жыл бұрын
@@AmiraAmran11 wan kuso pooqdey qli💓subs wan ku saarey👏
@abdulqanimoha187
@abdulqanimoha187 5 жыл бұрын
ich grüß dich
@hooyohadiyaxasan9074
@hooyohadiyaxasan9074 5 жыл бұрын
hudiita qurux waa ku aqaanaa
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 жыл бұрын
@@hooyohadiyaxasan9074 hhhh maaha intee igu aragtey
@sarahchanel8932
@sarahchanel8932 5 жыл бұрын
2:25 Ayeeyo muxubo😂😂😂😂😂
@omarkhan2195
@omarkhan2195 5 жыл бұрын
Alle haku daysto
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 жыл бұрын
Daacad ban ugu qoslay🤣🤣
@mohamadiebardacad2566
@mohamadiebardacad2566 5 жыл бұрын
mix chanel hhhhhhhh
@sm-kr4nq
@sm-kr4nq 5 жыл бұрын
😁😁
@khadiradiamondofficial4221
@khadiradiamondofficial4221 5 жыл бұрын
Aniba waaku qosley
@gabyaaawtaad7608
@gabyaaawtaad7608 5 жыл бұрын
Soomaalidu waxay dhahdaa " dharka waxa dadku jecelyihiin xidho dhuunigana waxaad jeceshahay cun", macnuhuna waxaa weeye dharka dee dadkaa arkaya ee wixii bulshada dhexdeeda qurux ka ah xidho, cuntadana waxaad jamato cun waayo waxa calooshaada aad ku ridday cidi ma arkayso ee dhadhankaaga mudnaanta sii"🙂. Mahadsanid Cumar Inshaar. Guulayso ikhwaankay.
@duniaabdiaziiz2959
@duniaabdiaziiz2959 5 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حياك الله يا استاذنا نطلب من الله ان ينفعنا بعلمك فبامثالك ترتقي الأمم وبك يصبح الحلم حقيقة فكم من طالب أصبح مجتهدا بفضلك اللهم ارزقنا علما نافعا
@suhaybcali9906
@suhaybcali9906 5 жыл бұрын
Garoon lagu kala cararay 😂😂😂 thanks zhp wax badan ka faa, iidaystaa 😚
@xabiibocali5611
@xabiibocali5611 5 жыл бұрын
Mahad sanid waan Ku jeclhy Ilahay dartii😙😙😙😙😙
@safaabuubakar9325
@safaabuubakar9325 4 жыл бұрын
Haku sheygina qof maigaqurxana alx MASHA Allah ❤️❤️ 🤲🙄🤔🤟🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴👈
@updallacabdumalik5300
@updallacabdumalik5300 5 жыл бұрын
Mawduuc muhiima masha allah thanks omar inshaar alle hakudhowro sxp go forward
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 5 жыл бұрын
mawduuc muhiima oo anfacaaya dhalinyarta thanks macalin cumar inshar
@jacopabdurahmanali4408
@jacopabdurahmanali4408 5 жыл бұрын
Mnzha Alllah Chanelkaaan Run ahaantii Dad Badan waaa Badali kraaa. Waaba uu Badaly
@maxamedamiinisxaaq2026
@maxamedamiinisxaaq2026 5 жыл бұрын
Waa 10 qodob aad muhiim u ah. Oo nolosha dhalanyarada samen ku leh.😁💖✍
@zuhaipomerr
@zuhaipomerr 5 жыл бұрын
Thank teacher omar inshar جزاك لله خيرا يا استاذ انشار
@abdimajidomar2963
@abdimajidomar2963 5 жыл бұрын
Masha Allah Ogansho one and only channel an kuxiranahay
@dr.ibraahimofficial5675
@dr.ibraahimofficial5675 5 жыл бұрын
waa dhaxal gal barmijkaan cumar inshaar waa ku salamayaa saxiib
@maxamedamiin4358
@maxamedamiin4358 5 жыл бұрын
:قال تعالى:('لقد خلقنا الانسان في أحسن تقويم')
@laylamohamed8725
@laylamohamed8725 5 жыл бұрын
Maxamed Amiin thanks
@laylamohamed8725
@laylamohamed8725 5 жыл бұрын
Maxamed Amiin thanks
@ismaelsomaliicx2850
@ismaelsomaliicx2850 5 жыл бұрын
Wiil jilciso bidaar ka qaaday anigaa garanaya runti
@mariamahusseinmohamed9855
@mariamahusseinmohamed9855 5 жыл бұрын
Jazakallah Ustaad in badan.😊🙏👍
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 5 жыл бұрын
Fa'aqdim walaa taqbal biceshin munaqasii Famaa faaza biladaatin man laysa yuqdimuu Waa oraah aad u qiimo badan kana fa iidaystay macalin oinshar masha Allah
@eesy8947
@eesy8947 5 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@AB-de8bg
@AB-de8bg 5 жыл бұрын
Gabar iyo wiil hooyo ayeeyo aabo awoowe all we love you brother waxa tahay qof dadkisa wanaaga uu sheego oo la jaceyl waxa fican wlhi 🇸🇴❤❤❤❤
@mahadtuure3552
@mahadtuure3552 5 жыл бұрын
Masha allaaah wa arin muhiima jazakalaah omar inshaar shukran akhi
@nuurcabdiraxmansayid7185
@nuurcabdiraxmansayid7185 5 жыл бұрын
Wax badan ayn ku sugeyney ustaad cumar waxan ahy xubin ku taxan channelka OGAAnsho. like I saara asxabta
@hamzeabdie2701
@hamzeabdie2701 5 жыл бұрын
wLhi dar alLe bn ku jecLaady noLoshad wx iga bartay omer inshar!
@sakariyemohamedmohamud3840
@sakariyemohamedmohamud3840 5 жыл бұрын
Arimaha guuleysta yaasha Iyo wax aqrinta in badan ayaa nagula talisay Mahadsanid 👍✔walal omer inshaar✋ Allaha ku xafido
@Qanciye.14316
@Qanciye.14316 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb cumar farriimahaaga oo dhan wa kuwa tayeysan oo dhaxal gal ah aduun iyk aakhiraba na'anfacaya Jazaka allahu kheyr
@queenbulbulaahmed2098
@queenbulbulaahmed2098 5 жыл бұрын
Ilahey ayaa i gar garay wlhi nolasheydi sadax mar aan marsaday makeup waliba mid aan qof imari dhahay mahan anaa isku faladay arosyada qaar wan adaa lkn anigo makeup la aan aan adaa wlhi shukran 🙈🙈🙈
@ahmedalibullaale1468
@ahmedalibullaale1468 5 жыл бұрын
Omar inshar Keep GoinG BroTher Ilahy Hanoo Ka Daayo❤
@sahraahmed2360
@sahraahmed2360 4 жыл бұрын
Jazaka Allah khyr wlo omer
@mohamedabdisalam6333
@mohamedabdisalam6333 5 жыл бұрын
masha Allah run ahaantii aad baan uga faaiiday weedhahaan murtidu ku dheehantahay wax badan ayey nolosheyda ka badaleen aad iyo aadbaad u mahadsantahay Omar inshaar
@notm4868
@notm4868 5 жыл бұрын
10kaas waanu ubaahneyn mahad sanid ina naloosheego
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 3 жыл бұрын
Mowduucan Qiimaha Badan,Qofkastaa Af-Soomaaliga ku Hadlaa ayuu u Faa'idaynayaa, Waxaan Ràjaynayaa in Walaallo Badan ka faa'idaystaan,O Inshaar Wallaalka Qaaliga ah,Jzakalaah Qayr.
@sayidali8142
@sayidali8142 Жыл бұрын
Qof kasto afsomali kuhadlo maaha. Ee waxa dhahdaa umada somaliyed.
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 Жыл бұрын
Waad ku Mahadsan-tahay fikirkaaga Umada Somaaliyeed, Mida ah & qofkastaa Afka Soomaaliga ku Hadlaa,Waxay ila tahay In ay Jiraan Umad Aan Ahayn Soomaali hadana Ku hadla Afka Soomaaliga Oo Aadan Ka Warhayn.
@nimcoomar1311
@nimcoomar1311 5 жыл бұрын
masha allah waaa mowduuc waqti badan la galshy mhdsanid guuul wacn
@user-pp5lt2vr5u
@user-pp5lt2vr5u 5 жыл бұрын
shukran akhi omar inshar
@BARQASH-CARAB
@BARQASH-CARAB 5 жыл бұрын
Marka hore ALLAH AYAA MAHAD ISKALEH inoo fududeyay in aan si dhip aan aheyn wax badan iskugu gudbino waxaan salamayaa wllkeyn marna macalinkeyn omar iinshar 👉 then waxaa jinto MAAH MAAH aan jeclady in aan idinla wadaago HADAADN AHEYN QORAA✏ DADKIIDA AN FACA NOQO AQRIYAA 📚📖NAFTIISA AN FACA
@islamicleaders8466
@islamicleaders8466 5 жыл бұрын
Hor u socod wanaagsan bro likte inta iga dambeysa oo jiif ku daawanaayo
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
Jazaka Allahu Kheyr bro, ilahy hanugu anfaco waanadaada iyo dhiirigalintaada
@ustaadsiciid6951
@ustaadsiciid6951 5 жыл бұрын
Thanks macalin ogaansho war bal dhalinyaroy si fiican u dhagaysta SaamaYnta ay leedahaay
@fatima0472
@fatima0472 5 жыл бұрын
فعلا ده حقائق كلها موجودة في عالمنا .. اتمني ان ينتبهو جميع الشباب والشابات المسلميين وربي يجزيكم الخير
@hassanmohamudali3065
@hassanmohamudali3065 5 жыл бұрын
carab ma tahay
@fatima0472
@fatima0472 5 жыл бұрын
@@hassanmohamudali3065 maya
@khadar_aadan
@khadar_aadan 5 жыл бұрын
mansha allah cumar inshar alle haku xifdiyow
@maxamedcabdi6397
@maxamedcabdi6397 5 жыл бұрын
Mahadsanid OGAANSHO .
@jsjsknzjajak4468
@jsjsknzjajak4468 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllky ustaad cumar inshaar
@abdifataxmaxamed5766
@abdifataxmaxamed5766 5 жыл бұрын
Shukran macalin hore usoco wligaa 🤗🤗
@hassanmohamudali3065
@hassanmohamudali3065 5 жыл бұрын
SL is part of somalia
@artworld1632
@artworld1632 5 жыл бұрын
@@hassanmohamudali3065 hhhh sxp hafurin muran ,saad jeceshahay kiliya uqaado😂😂👌
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 5 жыл бұрын
😭😭😭😭no Qabiil, Down🚫
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 5 жыл бұрын
@@hassanmohamudali3065 walasha part of me
@hassanmohamudali3065
@hassanmohamudali3065 5 жыл бұрын
@@khadarsomaaliya1208 she is not part of you
@yacoubiman6764
@yacoubiman6764 5 жыл бұрын
Father Omar inshar really tell me the reality and you are the only one who opened my eyes thank you a thousand times father my master on KZfaq that I thank you again❤️❤️
@beautifulnaturerelaxing7851
@beautifulnaturerelaxing7851 5 жыл бұрын
Masha alh ustaad Omar inshar thanks
@abdikade8509
@abdikade8509 4 жыл бұрын
Jazakallahu khyiran akhi barklhufiik ❤️
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 5 жыл бұрын
Shukran alpha mara waxa. jira ka hadashy make upka waxa ka muhiiimsan salaaltulayl wejigaaga nuurisa maka hello make upka anigu
@serajy1
@serajy1 5 жыл бұрын
Mashallah walalkay waxaan u heestay maanta dhan inaa aniga iga hadleeso 😍💙💗
@fardowsahussein9316
@fardowsahussein9316 5 жыл бұрын
Mahadsanid mahadsanid mahadsanid alfa mara Omer inshaar 🙏
@mankapoi6251
@mankapoi6251 5 жыл бұрын
Mhd wll qli hormar wacan keep goin wll waxan karabnaa inaa waxyabo bdn inad inoo sojedisid
@fathiabdallahahmed8597
@fathiabdallahahmed8597 4 жыл бұрын
Sidii ayeeyo muxubo oo kale 🤣🤣🤣 Hooyadey ba muxubo la dhahaa wiil walaalkey dhalay ba ila fadhiyay suu goortu maqlay ayeeyo muxubo buu qosol ku waashaY 🤣🤣🤣🤣🤣
@lakixaji8439
@lakixaji8439 3 жыл бұрын
kkkkkk
@zamzamibraahim9116
@zamzamibraahim9116 5 жыл бұрын
Maha allh wllky jazakalahu kheyr Thnks
@mehrazhazzan1679
@mehrazhazzan1679 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalin jimce wngzn❤💚
@amrandhalad3306
@amrandhalad3306 5 жыл бұрын
Xaqiiqdaad ka hadashay,waxbadan wnkaa faa, iidey. Alle Hakaa abaal mariyo
@zackomarr
@zackomarr 5 жыл бұрын
3:51 garoon wayn oo lagu kala Carary😂😂😂😂😂😂😂
@qadraabdi5077
@qadraabdi5077 5 жыл бұрын
mahadsanid USTAAD, saxiib dhalinyar0 oo dhab ah baa tahay e guuleyso labada daarood ba.
@siciidinternet1945
@siciidinternet1945 5 жыл бұрын
wax jira baad ka hadashay thnks zxp qliya.
@jucepower
@jucepower 5 жыл бұрын
Like Saar hada tagerto ogansho 👇
@sahhanmedia2501
@sahhanmedia2501 5 жыл бұрын
Aan.kala badalano. Like ta ana isaar
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 5 жыл бұрын
Make up wallahi inanta marsan uma haysto inay qurux bdn thy waayo nooc kle ayuu ka dhiga sida inad aad moodayso inay lafaha labada daan ama dhabanada so baxeen
@parkcheosun1822
@parkcheosun1822 5 жыл бұрын
Wllhi way jirtaa waxan jiraa 17 sano waligey hal mar ayaan marsadey kaliyah xaflad qalin jabin marka make up ma ahn nolol iyo qurux lkn quruxda waa qalbiga♥️♥️
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 5 жыл бұрын
@@parkcheosun1822 wa runta wallahi huno illahay hka bdbdiyoh huno
@parkcheosun1822
@parkcheosun1822 5 жыл бұрын
@@ahmedmahad6787 sidoo kale walalkey
@anharabdi9198
@anharabdi9198 3 жыл бұрын
Ogaansho channel wa mid mar walba Indhaha no kala fura ALLAH SUBXAANA WATACAALAA haku xifdiyo sida aad dhibatoyinka noga digtid kuwa ku jirana oga waanisid
@drmohamed1968
@drmohamed1968 5 жыл бұрын
mahadsanid wllaky omar inshaar
@daahirmahamud4726
@daahirmahamud4726 5 жыл бұрын
Asc wll cumar waxaan kaa codsanaya in aad noo soo badiso barnaamijyada dhiiragalinta sida midkaan oo kale oo aan u arko mid baahi weyn loo qabo bulsho(shaqsi) ahaan. Mahadsanid
@happygirl5074
@happygirl5074 5 жыл бұрын
makeup Nolasheyda ma marsan balse arooskeyga maxa marsan donaa? madama gabdhaha lagu qasbo makeupka hade wax kale ay jiran o lamarsan karo arooska fadlan iso sheeg adigo mahadsan wll.
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 5 жыл бұрын
Hal Maalin Waxba Kaa Dhibi Mayso Balse Waxa La Sheegaya Dadka Caadada Ka Dhigtay Oo Maalin Kasta isticmaala
@somalilanderman6429
@somalilanderman6429 5 жыл бұрын
Marso wax dabiiciya sida budhcadka Iyo subaga
@tayosiiralawazh9401
@tayosiiralawazh9401 5 жыл бұрын
Qofku inuu joogta ka dhigto ayaa wajigiisa samayn ku yelanaysa lakiin halmar wax dhiba maleh
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
@@somalilanderman6429 hahahaha Wa kulamayabayo o nin ba ka thy waxaaa . Walba labeen marso ma dhahdid😄
@tariikhtowbah4346
@tariikhtowbah4346 3 жыл бұрын
Bootar marso io qasil
@higasiiyoxogadona5821
@higasiiyoxogadona5821 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllo Omar Allha ha kusiyo cimari.dhere insha Allh
@Boodaaye911
@Boodaaye911 5 жыл бұрын
Mashallah Jazaka Allah kheyr aboowe mcn,
@mudalibabdulle3576
@mudalibabdulle3576 5 жыл бұрын
cadowkaaga 1 mar iska ilaali saxibka 1000mar iska ilaali waa runtaaa sxb
@Aw-jaamac
@Aw-jaamac 5 жыл бұрын
ayeeyo muxubo kkk
@mohairpaullo1231
@mohairpaullo1231 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalin Alle ha ku xifdiYo
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 5 жыл бұрын
mahadsanid macalin inshar omar
@sugalstudio3323
@sugalstudio3323 5 жыл бұрын
Juma muparak somali mahamed
@fatmamursal1244
@fatmamursal1244 5 жыл бұрын
waxaan ku faraxsanahy inan wax badn ka fa'iday channel kan . Hadaan isdhaho wax ka sheeg waxaad ka fa'iday muqaladan masoo koobi karo 😊 Omar Inshaar mhdsanid wllo 💯👌 Motivation kaaga waa qeeb kamida nolosheena. Horay usoco 👏
@abdiazizidirismohamud6444
@abdiazizidirismohamud6444 5 жыл бұрын
masha allah wa mowduuc wngsan inkasto aad maanta naga zo dahisay
@drsnasiib7502
@drsnasiib7502 5 жыл бұрын
Maasha Allah ustaadii mowduuc loobahnaa ayaa kahadashay jazaakallah O
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Inta 2020 daaqaneyso like ku taabo🙏
@rahmacibar1193
@rahmacibar1193 5 жыл бұрын
Chanlka kaliya ee an ka daremo daganasho nololed aad ayaan kugu mahad celinaya walalke qaliga ah allaha ku dhowro
@zhaakirxaazhi8459
@zhaakirxaazhi8459 5 жыл бұрын
thnks macalin.ogaanzho adbad nooGu faaidysay ale hakuxiftiyo
@shukri218
@shukri218 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllkay qli Dhiiri galintaadu wax badan ayay iga badashay
@armaanabdiaziiz2356
@armaanabdiaziiz2356 5 жыл бұрын
Inta ku xeran chanalkan idinko mahadsan halmar so boqda chanalkeyga mahadsanidin
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 5 жыл бұрын
Ok adna kayga ii soo sbscrib gare sxb
@OnIygoats
@OnIygoats 5 жыл бұрын
Diyaar channel subscribe ii saar
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 5 жыл бұрын
@@OnIygoats sxb waan kuusaaree adna iisaar
@OnIygoats
@OnIygoats 5 жыл бұрын
Ok
@armaanabdiaziiz2356
@armaanabdiaziiz2356 5 жыл бұрын
@@bashiirjeeni5358 wad arktay ayan fila subscribe kayga adna aan ka helo
@ccaziizmaxamedcalasow1211
@ccaziizmaxamedcalasow1211 5 жыл бұрын
Wlhi cumar wax yaabdhan ka hadal waan arka dad ku dhacay dhaliyaro ah
@mohakoronto4745
@mohakoronto4745 5 жыл бұрын
Shukran ustaad omar
@subxanalaahwalxamdulilaah8750
@subxanalaahwalxamdulilaah8750 5 жыл бұрын
Masha alaah jazaakumulaahu qeyran akhii
@shaafishow4795
@shaafishow4795 5 жыл бұрын
Asxaabta kanaalkega Booqda Hduu idin Qanciyo Subacribe isaara Mahadsanidiin
@hormariye5864
@hormariye5864 5 жыл бұрын
M.a
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 5 жыл бұрын
Shaafi waan kusaaray adna iisaar sxb
@shaafishow4795
@shaafishow4795 5 жыл бұрын
@@bashiirjeeni5358 oke sxp
@OnIygoats
@OnIygoats 5 жыл бұрын
Shaafi ii saar sxb
@OnIygoats
@OnIygoats 5 жыл бұрын
Al xasan ii saar
@sahalyusuf6106
@sahalyusuf6106 5 жыл бұрын
Makeup iyo naag maxa kala haysta ,?
@rehemahashi9762
@rehemahashi9762 5 жыл бұрын
Masha allh wll barakallahu fiika
@mohamedweli2736
@mohamedweli2736 5 жыл бұрын
Wa fariimo muhiim ah mahadsanid
@daahiryare9742
@daahiryare9742 5 жыл бұрын
Mid bajaaj le ah oo aan soo raacay saakay baan iri meel hebel baan rabaa, suu i yiri soo raac, lacagtii aad iska dhiibi jirtay iska dhiib. Waan waraystay markaas buu iyiri "niyahow aniga reer baadiye baan ahaay, cideyda baa ku tashatay in qof reer magaal laga dhigo, marka aniga baa la iidoortay inaan u reer magaaloobo Mootana wa la iigaday".Hhh 😂hada qosohe blz 🙏SUBSCRIBE 🙏
@mohaadde3929
@mohaadde3929 5 жыл бұрын
Wax lagu qoslo miyaad sheegtay?!!
@alibinali2141
@alibinali2141 5 жыл бұрын
Moha Adde Haa wuu sheegay , adi hadaa jirantahay dhaqtar tag !!!!!!!
@hamzaabdiazez3070
@hamzaabdiazez3070 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 жыл бұрын
10 qodob oo aad muhiim u ah wye thanks Ustaad
@sayidmaxamad
@sayidmaxamad 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا معلمى
@duranabdo90
@duranabdo90 5 жыл бұрын
Ayeeyo muxubbo makeup-ka iska dhaaf😄😄😄.
@hassanmohamudali3065
@hassanmohamudali3065 5 жыл бұрын
sxb inte jogta waxa rabaa ina sxb kula noqdo oo wax ka faideesto
@hassanmohamudali3065
@hassanmohamudali3065 5 жыл бұрын
Samosheeg channel hora usoco
@jnaaji7594
@jnaaji7594 5 жыл бұрын
Mclimoo
Xaqiiqada Jacaylka iyo Cishqiga | Fandhaal Podcast | 35 .
32:13
Omar Inshar
Рет қаралды 96 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Fabiosa Animated
Рет қаралды 4,7 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 165 МЛН
Ku socoto  20 - 25 jirka | 10 naseexo oo muhiim ah | Noloshaada
12:43
7 SIDAN AYUU U SHAQEEYAA AWOOD BUUXDA - No Contact Rule
14:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
6 DUMARKA KA MIDA HA GUURSAN💔
12:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
Qawaaniin iigaar Ah | Marwan Media
13:18
MARWAN MEDIA
Рет қаралды 3,3 М.
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
32:30
Omar Inshar
Рет қаралды 52 М.
Dhiiri galinta kaliya aad u baahan tahay !
17:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 43 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН