100 $ Google ka shaqeyso | Sidee Google lacag looga shaqeystaa

  Рет қаралды 31,104

Gelle Bashir

Gelle Bashir

3 жыл бұрын

SALAAM GUYS
CLICK BANK COURSE gelleschool.thinkific.com/cou...
website kan waxaad bishii ka shqeysan kartaa lacag fiican.
Subscribe walal

Пікірлер: 113
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Kuso biir Telegram Group kan cusub aan sameeyey fadlan t.me/gellebashir
@hasanmohamed8355
@hasanmohamed8355 Жыл бұрын
Asc gelle bashiir wllo lacagta sideeba akon usogasha side telephone loga shaqeysa Wllo rumati
@SAAQ_FILIMS
@SAAQ_FILIMS Жыл бұрын
Thank youŷ
@claahizakicr7
@claahizakicr7 Жыл бұрын
Thank yuo
@ayaanxasan8218
@ayaanxasan8218 8 ай бұрын
Asc sidee lacag looga sartaa googlka
@abdimalikgaaz96
@abdimalikgaaz96 3 жыл бұрын
Ustaad Abdirahman wali maan arkin wax aan lacag kasameeyay illaa malintii aad bilowday oo aan ka mid ahaa 100ki qof ee ugu horeeyay, waxan kaa codsanayaa waxyaabo ku shaqaynaya Somalia oo lacag laga faa'idayo halkan nooso gali......Mahadsanid
@qaroofow
@qaroofow 2 жыл бұрын
I really appreciated how precisely you explained this lesson. I hope you will also explain the next lesson about FIVERR since I am one of Somalis who like to earn money online. Thanks Mr. Gelle Bashir
@Somaliglobalnews
@Somaliglobalnews 3 жыл бұрын
masha allah saaxib gelle alle haku sharfo shaqsi qimo badan aadban kaga mahadcelin cawinta aqoonta dhalinyarada somaliyeed
@Yaasir5677
@Yaasir5677 3 жыл бұрын
Legend horay usoco ragii pogaaaga kula bilaabay kamid ahaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
THANKS WLL
@yaxyeali2402
@yaxyeali2402 3 жыл бұрын
@@GelleBashir y
@a.fatahyousof7283
@a.fatahyousof7283 3 жыл бұрын
Msha allah Hore usoco pro
@taaa820
@taaa820 3 жыл бұрын
Macalin waan sameyay lkn markaan soo post garaynayo ma video ayaan soo copy gareyaa mise link website ii soo gaabiyay?.
@user-vg4xw5bu9u
@user-vg4xw5bu9u 3 жыл бұрын
Geele bashiir Shb hadii layga caawiyo oo qofkaa halkaa jooga uu iga caawiyo anigu marka danbe ma ku xidhan karaa master kard ama bankayagaya
@hopeofskills9337
@hopeofskills9337 3 жыл бұрын
Frist vedio and comment thanks bro for yoh suportin
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
THANKS WLL
@homeofsports2660
@homeofsports2660 3 жыл бұрын
Asc teacher waan fahmaye ee side logu postada lagu dhiga linkiga aad so qadta meshi la dhigi laha ayan fahmi wayey na so jawab teacher isha allaha
@abdiofficial1948
@abdiofficial1948 2 жыл бұрын
Thanks 😊for you time
@EngDeeq789
@EngDeeq789 3 жыл бұрын
Wll aab baad ugu mahadsanta fursadaha aa nala wadaagto ku mahadsanid Lkn masuul ma noo sheegi kartaaa wax yaabaha layska rabo Yacnii qof bilaw ah ahay Waan kaaga mahad celin doonaa maalin insha allah Balse intaas ila wadaag In Somalia
@mohamudali9343
@mohamudali9343 3 жыл бұрын
Sxb wa kaga mahadclinya wana kula socda mar wlba wan dawada lkn sxb ado lacagta samenya o Caqabadaha mar wlba kala kulano website yada na fahansinya so dhig plz
@suhaybxuseen8843
@suhaybxuseen8843 3 жыл бұрын
Keep going
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
THANKS WLL
@djkarro
@djkarro 3 жыл бұрын
Asc ugaas Waxaan rabay inan ku soo biiri course ka Affiliate marketing min bilow ilaa dhamaaad sideen ugu so birahaa mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
gelleschool.thinkific.com/courses/Gelle10
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Website kayga waakas nagu so bir bro inshallh
@Halgan-Media
@Halgan-Media 2 жыл бұрын
Asc waxan u baahanahay wll video aad registrationkeeda kaga hadlayso mahadsanid
@LadaneLadane
@LadaneLadane 2 жыл бұрын
Thanks
@ibrahimshugri4247
@ibrahimshugri4247 3 жыл бұрын
Macalin su,aal onlineka hadii aad ka shaqeeyneysid cashuur malagaa qaadayaa sida Aflt market forex iyo iyo dhamaan Iwm.
@fatuushonline7348
@fatuushonline7348 2 жыл бұрын
thankz
@sadaqcabdinasir3153
@sadaqcabdinasir3153 3 жыл бұрын
first ahey sxb maalin alle keeno vedio yadaada kuwi hore xita wa dawadey hdne wali niyad way raaco wa waayey ma aqaan wllh 2 week jamacada fasax I eheed shaqo kle maheenin hdne wxba kama haayo
@Farah_Pro
@Farah_Pro 3 жыл бұрын
Wllhi ana kula mid ah bro wax aan ka faaidy malahan
@mohamudali9343
@mohamudali9343 3 жыл бұрын
Website kasta aad ka hadasho wa xaqiiq lkn inad ka hadasho adigu ka samenya lcgta mahadsanid
@Youngkeynan
@Youngkeynan 3 жыл бұрын
Manta hayeysin Somali KZfaq ka lasari yaa Ilamid aah like dac
@nature4251
@nature4251 3 жыл бұрын
Waxaan ahay qofkii ugu horeeyay
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
THANKS WLL
@abdinasirxasan6858
@abdinasirxasan6858 2 жыл бұрын
Ustaad adigoo withdrawal sameeynaayo laguma arko anagana waxa inoo shaqeeyo ma arag
@daawoshow3541
@daawoshow3541 3 жыл бұрын
Walaal qaali ah walaal waxaa iku caawisaa hal app oo aan lacag ka sameen karo adikoo mahadsan
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Inshallh bro
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Ltc waxa u la mid yahay bitcoin ma ka so hadli karta pro
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
ok bro
@AM-ry3je
@AM-ry3je 3 жыл бұрын
Ilaahay ka baq wax macno leh nosoo gudbi
@ahmedkoronte4811
@ahmedkoronte4811 3 жыл бұрын
masha allh ustaad
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks bro
@HubaalMedia308
@HubaalMedia308 2 ай бұрын
Ustaad website ka forumsika linkigisa no soo dhig ustad
@xasanlaki6846
@xasanlaki6846 3 жыл бұрын
Sxp Sare example nasiii
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 3 жыл бұрын
Mr geelle mad kaso hadasho appkan meel walba maraya mrkad mobilka istcmalayso expertopirions
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Inshallh bro
@DucaysaneMaxamad
@DucaysaneMaxamad 6 ай бұрын
Mnsha. Allah
@happybeautylifechannel1365
@happybeautylifechannel1365 3 жыл бұрын
Wllo si an uufaidno kaas kaas sameya dheh ku afahmayno please
@kaaha1233
@kaaha1233 3 жыл бұрын
Wlloh affiliate link maw isticmaali karaa weight loss forum yacni maku promote gareynkara
@musabcaawiye7240
@musabcaawiye7240 3 жыл бұрын
Haa sxb mesha videoga ka Soo gelin lahayd affiliate linkgaga u isticmaalmaal likiga affiliate kaga short Ku Soo Samee kadib qoral yara dudha uga qor oo xayeysiis ah post u farsamee sxb
@kaaha1233
@kaaha1233 3 жыл бұрын
@@musabcaawiye7240 mahadsnid wlloh👍👍
@abdullahialiosman6458
@abdullahialiosman6458 2 жыл бұрын
video ga dhan war io inad fiverr cashar kle ka smeen rabto ayn ka fahmey gele sxp dad badan ba kgu xiran wx dhalan yarta anfacaya so gudbi ugu yaran xirfad fiverr io upwork iska smes ma ahn real world shqo baa tala xirfadeeda wa inu qofku yeesha subx wngsn ustad
@ISLAMICLOV
@ISLAMICLOV 2 жыл бұрын
Asxbey websiteka iska diwaan galiya wabsite fiican weeye
@abdinasirweli2127
@abdinasirweli2127 3 жыл бұрын
Hello firt view
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
THANKS WLL
@abdinasirweli2127
@abdinasirweli2127 3 жыл бұрын
Need were i can communicate if possible
@user-vg4xw5bu9u
@user-vg4xw5bu9u 3 жыл бұрын
Linkiyadii soo raaci labada website
@Deganwacan
@Deganwacan 3 жыл бұрын
somali Ano jooga maka samayn kRa huno?!
@museelmi9881
@museelmi9881 2 жыл бұрын
Qaabka lacagta looga sameeya iga caawi zxpp
@abdifatahahmedmohamed3249
@abdifatahahmedmohamed3249 3 жыл бұрын
Bro wax aan sameynin majiro aniga wax an kafahmey majiro
@ahmedhonest4131
@ahmedhonest4131 3 жыл бұрын
Macalin chanalka wan dawada lkn wana sameeya lkn wali lacag ma helin
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
THANKS WLL
@abdinasirweli2127
@abdinasirweli2127 3 жыл бұрын
Sxp commentigaaga thnks lee miyaa sualaha nooga jwb
@livetiktokvars1030
@livetiktokvars1030 3 жыл бұрын
Videodayadaada waan daawadaa lkn wxba kama fahmo Dadku mayla midbaa sime waa adiga
@Amiin_1
@Amiin_1 3 жыл бұрын
my kula mid baanu nahay
@engineeryiriisow
@engineeryiriisow 3 жыл бұрын
Asc ustaad geele
@toldocade7199
@toldocade7199 2 жыл бұрын
M.a ustaad
@subeermohamed4034
@subeermohamed4034 3 жыл бұрын
Sidda aad u post graynayso baa noo maad sheegin Gelle
@aliileye5223
@aliileye5223 Жыл бұрын
Sidee paybal loosamaystaa
@aaminomohamed5021
@aaminomohamed5021 3 жыл бұрын
Wali ma jira qof hal cashar o casharadan ka mid Ah ka faa idey misane lacag kasameyay aniga wan ba ku wareeray xagee iska qaban la dahay😀
@fatxicabdi4094
@fatxicabdi4094 3 жыл бұрын
Sxb ali.baaba qaab talefon ahan oo.wadix ah
@mohamedahmedomar8911
@mohamedahmedomar8911 3 жыл бұрын
Booqo youtubekayga oo baro sida lacag looga sameeyo forex .
@xilkascade
@xilkascade 3 жыл бұрын
Mar waliba codkaada wuu hooseeya waa sidii adigoo guryamaaya
@AhmedcsIsmail-l8e
@AhmedcsIsmail-l8e Ай бұрын
Legend
@naturescenerychannel6208
@naturescenerychannel6208 3 жыл бұрын
mahad sanid saaxiib Geller Bashir
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
THANKS WLL
@sharmarkeburhancali
@sharmarkeburhancali Жыл бұрын
M.a wlalkey wxaan rabaa inaan KZfaq cusub aan samesto please iga caawi wlaal geele bashiir
@Yaz2687
@Yaz2687 3 жыл бұрын
Engr keep going wax ka codsan lahaa in aad video nagu so sameeso sida somalia dadka joogo onlineka ugu shaqeesan karaan 🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok bro thanks
@caytofamliyvlogs
@caytofamliyvlogs 3 жыл бұрын
Pro vedio so koob😪
@taaa820
@taaa820 3 жыл бұрын
New posts markaan ku dhuftay iima soo saa rayo Meshan wax kasoo post garayn lahaa bal I fahansii.
@ccasiiscraxman3156
@ccasiiscraxman3156 3 жыл бұрын
Horay usoco
@abdishakourmohamed785
@abdishakourmohamed785 3 жыл бұрын
Wall aad baad noogu dadaalaysa maasha alalh horay u soco. Ilaahey cimrigada ha raajiyo... Camalkaaadana hakaa aqbalo. Amiin amiin amiiin..
@ismaaciilcabdilaahi7428
@ismaaciilcabdilaahi7428 Жыл бұрын
Asc
@beridhacchannel6833
@beridhacchannel6833 3 жыл бұрын
wax riyalah mahadashid sxp youburs hadatihin waxad radisan video inu idinbato sxp dadka halugaynina sxp idinku website yada adkshaqaysatan dadka matustan maxayelay waxad isledihin hadi dadku ayarkan website yaddina maidin kusolabanayan sxp.ilahay kacabsad odadka masakinta halugaynina
@teamlivarpool
@teamlivarpool 2 сағат бұрын
❤🎉
@cabdinjiibaxmed1715
@cabdinjiibaxmed1715 2 жыл бұрын
pro kasoohadal trymyui
@mushtaqjaamac9308
@mushtaqjaamac9308 3 жыл бұрын
m.a abwe aniga wan raba lkn itga ma aqni😭
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
THANKS WLL
@khadarjama300
@khadarjama300 3 жыл бұрын
Wll I T uma baahna intuu samynayo samee
@omarhussain5837
@omarhussain5837 3 жыл бұрын
Macalin paypal Somali waa nooga shaqeynaya weliba Number Hormud golis telesom iyo in kabadan
@sobaarmogadishu5539
@sobaarmogadishu5539 3 жыл бұрын
paypal qabke usamesatay pal iga cawi
@omarhussain5837
@omarhussain5837 3 жыл бұрын
@@sobaarmogadishu5539 sxb waa fududyahay tijaabadheer kadib waan kaguulaystay Aniga waxan jooga moqdisho Number kaaga WhatsApp am telegram iireeb
@quenmaria5492
@quenmaria5492 3 жыл бұрын
Wll iga caawi paypal wanku dalee Tlegramkaygu wakan Maria Bashiir
@mafamingamer5870
@mafamingamer5870 2 жыл бұрын
Ow may gad
@user-vu7lk1zm5q
@user-vu7lk1zm5q 3 ай бұрын
Aad ayad umahasan tahay wall
@Humblegirll
@Humblegirll 3 жыл бұрын
Wcs wll video copy link waan suubsaday lakin muxu qabta traffic spirt hadan samaysan kaliya hadan istic maalo adfocus kas oo kaliya lacg mannka samayn kara mahadsanid
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
HAA WLL
@cabdulaahiciise7014
@cabdulaahiciise7014 3 жыл бұрын
Lacag mahelno
@JinjonJinjon
@JinjonJinjon 3 жыл бұрын
ᴛɴx ᴘRᴏ_____🙏❣️
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
THANKS WLL
@HanadBidde
@HanadBidde 3 жыл бұрын
BRO LAMBARKAAS IGAOA SOO XARIIR +252636081192
@wardacali8922
@wardacali8922 Жыл бұрын
Noo soo badn
@fatxicabdi4094
@fatxicabdi4094 3 жыл бұрын
Baliis
@apdala_official4829
@apdala_official4829 3 жыл бұрын
Wll somalia anoh jogo lacg maka samyn kara
@ibnulbaadiyah4111
@ibnulbaadiyah4111 3 жыл бұрын
M a ustaadii waan kuwataaa runtii Wax badan ayaad fikirkayga kabadashay. 00252620669958 my what's up Number Please waxaan doonayaa in aan. Kalmado KU iraado
@khadraxasan5079
@khadraxasan5079 Жыл бұрын
Walal.sida.ufudud iitil.man.mrt.gelee.waxan.donaya.ifarilisar.noqdan.donya.wan.kusalamya
100 $ Google News | Google ka shaqeyso
14:11
Gelle Bashir
Рет қаралды 42 М.
18 Jir Matahey | Barro Xirfadahan Igu Lacagta Badan 2024
10:45
Gelle Bashir
Рет қаралды 59 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 18 МЛН
SIDEE FACEBOOK LACAG UGA SAMEYN KARTAA ?
15:13
Gelle Bashir
Рет қаралды 76 М.
$50 Ka Shaqeyso Website kan Maalinkasta
10:28
Gelle Bashir
Рет қаралды 33 М.
Muuqaal Adigoona Duubin Lacag Ka Samee YouTube
15:29
Gelle Bashir
Рет қаралды 36 М.
1000 $ TIKTOK | 5 QAAB OO LACAG OGA SAMEEN KARTID
8:28
Gelle Bashir
Рет қаралды 27 М.
SIDEE ALIBABA ALAAB LOOGA  IIBSADAA ADOO WADANKA JOOGO
19:49
Gelle Bashir
Рет қаралды 93 М.
lacagta tiktok laga helo
7:02
Gelle Bashir
Рет қаралды 92 М.
SIDEE ALIBABA WAX LOOGA GATAA |  SUUQA ALIBABA QAABKUU U SHAQEEYO
24:47
Inta aadan Business Bilaabin daawo muuqaalkan | 5 Tallo
14:12
Gelle Bashir
Рет қаралды 10 М.
PayPal Somaliya iyo sida lacagta loogala baxo .
8:59
Gelle Bashir
Рет қаралды 105 М.
5 Tan Qaab Mobilekaaga Lacag Uga Samee | MAKE MONEY FROM YOUR PHONE
11:28