lacagta tiktok laga helo

  Рет қаралды 92,648

Gelle Bashir

Gelle Bashir

10 ай бұрын

Salaam
2 Bilood u danbeysay waxaa account ka sameystay Shirkada Live Good . Si aan u xaqiiiyo in ay run tahay .
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 180
@Abdiwalialimohamed-yy6zx
@Abdiwalialimohamed-yy6zx 10 ай бұрын
Kusaliya xabibkena muhamad scw
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 10 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@sagalh6770
@sagalh6770 10 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@edilupdy6438
@edilupdy6438 3 ай бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍
@Saki_talasame1
@Saki_talasame1 11 күн бұрын
Scw scw
@CadaalaMedia
@CadaalaMedia 10 ай бұрын
Thank you ustaad❤🎉😊
@user-id6re9xx9b
@user-id6re9xx9b 3 ай бұрын
Scw soo qor
@Tozerbrand
@Tozerbrand 10 ай бұрын
Asc Wll ma ledahay mel an kala so xariro, wayo waxan raba inan ka mid noqdo ardaydaada Insha Allah 🙏🙏🙏🙏
@UbaxAbdullahi-pp2pm
@UbaxAbdullahi-pp2pm Ай бұрын
Aniga ku sinayo Mel ad kala xirirto abyo
@Arlind_14
@Arlind_14 9 ай бұрын
Mahadsanid Wll❤
@Shamuure.......12601
@Shamuure.......12601 10 ай бұрын
Asc wll.manta iga cawi hal app ama wibsite an lacag kasamayn karo
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 10 ай бұрын
thanks ustaad❤
@CkariinMaxamuud-sr2hh
@CkariinMaxamuud-sr2hh Ай бұрын
Sxp ma fhnte wxan
@nimoqalbihena
@nimoqalbihena 6 ай бұрын
Thanks 🙏
@craxman_
@craxman_ 10 ай бұрын
Mahdsanid bro
@shuuteyoutobe4278
@shuuteyoutobe4278 6 ай бұрын
Bro shaqo laga shaqen karo igu cawi😊😊
@Mohaa930
@Mohaa930 9 ай бұрын
Mahadsanid macalin hadaan dhaliyarada nahay waan ka faaidaysanaynaa
@shuuteyoutobe4278
@shuuteyoutobe4278 6 ай бұрын
Bro shaqo an ka shaqesan karo igu cawi hada hayso
@NUURADIINBASHIIR
@NUURADIINBASHIIR 10 ай бұрын
Sxp location waa labadali karaa 3 bilood inlaga isticmaalo wadanka Aad rabto inaad ubadasho location ka Account gaga
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Thanks wll
@Zackim4u
@Zackim4u 10 ай бұрын
Taas waqtiga ha iskaaga dhumin bro wiiL Germany joogo oo hal sano joogo oo sxbo nahay ayaa wali loo badalin location ka marka waxa kaga fudud inaad ciwaan cusub sameysato.
@11naa44
@11naa44 10 ай бұрын
Somalidan somalia jogta sidee bey lacag uga helaan gift moyaan ay live ka u galaan
@yaskacaddewllkaweyne1770
@yaskacaddewllkaweyne1770 9 ай бұрын
Thankz
@mustafecalixayder5317
@mustafecalixayder5317 Ай бұрын
Mahadsanid
@dejong232
@dejong232 10 ай бұрын
Tnx 🎉
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Thanks wll
@Bashiir12398
@Bashiir12398 10 ай бұрын
M.Allah wll mawduuc aan filayey inaad ka soo hadli doontid ayaa ka soo hadashay runtii. Alla hakaa abaal mariyo booska aad dhalinta ugu jirtid❤
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Thanks wll
@amunahbintumohamed9907
@amunahbintumohamed9907 10 ай бұрын
​@@GelleBashir⁰😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@mushtaaqcalicabdulle4897
@mushtaaqcalicabdulle4897 10 ай бұрын
Anoo soomalia jooga number USA ah soo ma isticmaali karo
@SayidSiciid-qs4oy
@SayidSiciid-qs4oy 8 күн бұрын
Haaa❤😂
@AdaMahir-sx1ve
@AdaMahir-sx1ve 10 ай бұрын
Ustad. Mar uun kaso hadal bal insta sida ad lacag uga samyn karto😢😢
@FaadumoAadan-bw8wr
@FaadumoAadan-bw8wr Ай бұрын
Hi wll meelaa kaala xiriiro iisheeg
@Jacayl_
@Jacayl_ 10 ай бұрын
ustaad geele bashir waad mahadsantahay ustaad, ustaad hadaan anoo soomaaliya jooga qof maraykan jooga aanku dhaho account isoo samee balse aan content ga somalia kasoo galiyo oo ku sicticmaalo ma iishaqaynayaa program kani?
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Haa sas okay weye
@4xfun563
@4xfun563 9 ай бұрын
​@@GelleBashirsaas see okay ku tahay? Qofka marekanka jooga ee tahay inuu LLC furto oo cashuur bixiyo. Pls dadyaho fekera oo maskaxda ka sheqe siiya
@user-xd6ul1df7r
@user-xd6ul1df7r 2 ай бұрын
​@@4xfun563 wll ma I fahansiin karta
@quranalkarim819
@quranalkarim819 10 ай бұрын
Sxb qli comment gayga si gaara u eeg waxa kaso hadasha instgtam platform inay lacag bixiso miyay jojisay misa way wadaa aad ba ugu wareeray war ah bishi march bay xireen paying ka bay dhaheen please kaso hadal
@11naa44
@11naa44 10 ай бұрын
Lacagta miya laga xirey
@quranalkarim819
@quranalkarim819 10 ай бұрын
@@11naa442 war ba jiray sidna ubaarayay am ku wareeray oo meelan uraaco waayay badankod waxay leyihin bishii march oo tagtay ba laxiray oo kaliya america aya lacagta loga samayn kara hal vidoe o dhahaya arkay dib bay uso daayen lacagta
@maryanfarax5476
@maryanfarax5476 9 ай бұрын
Wll gulle suaal ba qaba suaashas oo ah hddi hdda somlia lo furo dhinca lcgta video wada tiktokdyda oo awal ay views ay garen 1m,654k,567k,iwm marka kuwas malaga yaba in aan lcg kahelo mise wa marka lcgta lo furo somlia kuwa kadanbeya ayad kahelysaa ?
@user-zi3rn4tk4z
@user-zi3rn4tk4z 4 ай бұрын
Wll Ana hda ku smaynyna TikTok lacg u laga samayn karo oo wdanka us kugu xidhayna
@HiboalialiHiboali
@HiboalialiHiboali 4 ай бұрын
​@@user-zi3rn4tk4zwll ani maisameyn kartaa plz icawi
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 2 ай бұрын
Sxb aani ii saamee plz​@@user-zi3rn4tk4z
@ifraaxcalimire3759
@ifraaxcalimire3759 9 ай бұрын
Wllo create tools imasobaxeso wllo
@UmuCamar-ju1lp
@UmuCamar-ju1lp 9 ай бұрын
M.A ustad wa arin fican lkn wanjeclahay inan furto accoun balse wanka cabsada hadad icawiso wey ficnanlahayd inan kamid noqdo dadka wax so gudbiya waliba ano isleh waxad tahay qof codkara hadana wankudhici la,ahay
@user-zi3rn4tk4z
@user-zi3rn4tk4z 4 ай бұрын
Wll TikTok lacag la samyn karo ayan kaga furayna wdnkaga anago us ku xidhayna
@CabdiShakurlivegood
@CabdiShakurlivegood 10 ай бұрын
Glow wll labarkaga WhatsApp isii waa image codsi
@salmosaha8656
@salmosaha8656 10 ай бұрын
asc wllo tiktok ban isticmala mana haysto qof iga cawiyo wx maclumad ahna aan youtube ka ka arko moyee plse wllo qofka ugu danbeyo i weydiyo aayd thy
@crashiidaxmed1753
@crashiidaxmed1753 2 ай бұрын
Mahadsanid sxp
@fargeto
@fargeto 9 ай бұрын
Please somalia anaga oo joogna ma sameysan karna kaso hadal
@mahamedupdy2894
@mahamedupdy2894 5 күн бұрын
gelle wll qof jooga wadamada ay u furanyihiin hadan iiso fur dhaho kwrn
@KurulusOsman-12374
@KurulusOsman-12374 10 ай бұрын
Wad la Soo habsantee Bari hore ogayn Adeero
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Thanks wll
@KurulusOsman-12374
@KurulusOsman-12374 10 ай бұрын
Aada mudan zhp Keep going
@yusufmohd192
@yusufmohd192 10 ай бұрын
Wadamada kale sxbkey germanka joogo maku xiran karaa👍 hadaa iigu xero videowga asagaa ma so galinaaya mise aniga
@AbdiMexsico-cj1hk
@AbdiMexsico-cj1hk 9 ай бұрын
Haa wllhi sxb iaamin
@user-st4qt6ev2c
@user-st4qt6ev2c 9 ай бұрын
adaa soogashankara sxb Kaliya Gmail ka iyo passwed ka ayuu kusodiraya masuul
@garaadabuun6698
@garaadabuun6698 10 ай бұрын
Ustaad Uganda maka shaqeynayaa
@user-mc4lz7re8b
@user-mc4lz7re8b 7 ай бұрын
Fri wll hdaan account cusub sameesto oo ku xirto dalalka loo ogolyahay Hadhaw lacag inaa kala baxo ma igu adkaan neysaa .
@mahamedupdy2894
@mahamedupdy2894 5 күн бұрын
waa su aal fcn ani xta jawabteda raba
@AyanleAhmed-hk2sb
@AyanleAhmed-hk2sb 10 ай бұрын
Asc zxp hada hadaan furto accent cusub ma helayaa
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Haa
@11naa44
@11naa44 10 ай бұрын
Hadeer ba somali bdn ba lacag ka sameysa ayago somalia joga lkn sidee
@user-kp5nz1wc1z
@user-kp5nz1wc1z 10 ай бұрын
Amazing
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Thanks
@ib1244
@ib1244 2 ай бұрын
Sxb geelle Aniga account geyga mareykanka waaye number mareykan uu ku furan yahay lkn add Gmail aan dhahoo bal ka waran ana Africa ayaan joogaa VPN ne waan isticmaalaa so account geyga location kiisa ma wuxuu xisaabsan yahay mareykanka ama iiga soo jwb fadlan sxb
@Sh.m26
@Sh.m26 2 ай бұрын
Ma heshay jawabta wll ma xalisay
@Ahmethduu_official4073
@Ahmethduu_official4073 2 ай бұрын
war anaa su aashaaso Kalan Qabay zhpe lsoo jawaab hadaad Heshay Xalka Zhp
@Zackim4u
@Zackim4u 10 ай бұрын
Alx 2 months 10,000 dollars kusameeye ❤
@uhaveone
@uhaveone 10 ай бұрын
Xgee ka sameysay
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Good
@abaadirahmed3417
@abaadirahmed3417 10 ай бұрын
Sxp nagu cawi side u sameysy
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 10 ай бұрын
Waraa hanna waalin adeer
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 9 ай бұрын
Side sameysy plz
@user-iq8ou8et5p
@user-iq8ou8et5p 2 ай бұрын
Thank pro❤❤❤
@malabeeyy6568
@malabeeyy6568 5 ай бұрын
Australia 🇦🇺 ma ku jirta bowe ❤️❤️❤️
@abdallayalaxow4656
@abdallayalaxow4656 4 ай бұрын
Creativity program hadan dhigo video 1minute ka yar ma la i qondena lacakta
@cumarcaanka
@cumarcaanka 10 ай бұрын
Lacagta tiktok laga sameeyo waa si fududaaanayaa Mar waliba
@xasanabshir-um6xe
@xasanabshir-um6xe 4 ай бұрын
Sxb waad mahadsan tahay ee barnaamij kale oo lcag looga sameynkara Tiktok ma jiraa adiga oo somaaliya jooga
@KurulusOsman-12374
@KurulusOsman-12374 8 ай бұрын
Lkn zhp halmid iga caawi sideen ku helaya lacagta TikTok aan ka Shaqaysto Halkay iso maraysa ama Sideen ula Soo bixi karaa
@kaytonEmpire
@kaytonEmpire 10 ай бұрын
Waaaaan hubaaa inaan Horumar ka samayn lahaaaa blse IPhone la aanbaaa halkaas I dhigty Yaa ila mida
@4xfun563
@4xfun563 9 ай бұрын
Oo kan aa wax kasoo qoriso mobile maahan miyaa? Mise dadka Apple caabuda aa ka mid tahay🤦🏾‍♀️
@Islam247-d34
@Islam247-d34 10 ай бұрын
Africa qof joga gaar ahan kenya makasameyn kara lacag
@MohamedKc-kg3cd
@MohamedKc-kg3cd 2 ай бұрын
Wllo wad mahadsanid
@user-ps3vp1ni1g
@user-ps3vp1ni1g 7 ай бұрын
Wll shuruuduihi waan buuxiYy Lkn wxad iga caawisa taxi waa maXy
@MaxamadYare-vi9yx
@MaxamadYare-vi9yx 6 ай бұрын
Wll labar Somalia lacag lagama samyan karo maqlay lanbar qurbaha ficn aya laydhahay wll ma sax ba wll❤❤
@FARHANNAbdullahi
@FARHANNAbdullahi 9 ай бұрын
Sxp Ethiopia Ayaan jooga Marka Tiktok Lacag Maka Sameyn Karaa 🙏
@Hamsesakiinta
@Hamsesakiinta 10 ай бұрын
Sidee baan u kordhin karaa age
@4xfun563
@4xfun563 9 ай бұрын
Ha dhiman intaa 18 kaa gaariso
@Africanewss
@Africanewss 10 ай бұрын
Walalayaal isoo raaca please
@khayo.gaming
@khayo.gaming 2 ай бұрын
Marku qof dibada jooga tiktok ku sa mey nayo ma Sidi cadigi ah ma lo sa mey na ya mise sikale
@apdirahmanapdilahi1230
@apdirahmanapdilahi1230 10 ай бұрын
Zhp sidee lacagta laygu sii deyn karaaa 😮
@amuuun1998
@amuuun1998 10 ай бұрын
Labo shurudood ma haysto 😢
@user-ti3yf4xc9q
@user-ti3yf4xc9q 7 ай бұрын
Geelo wll pls numerkaga ma heli karaa waxan raba ina wax iga cawiso
@maryanmaxamed832
@maryanmaxamed832 4 ай бұрын
Number America ugu sameysan
@SalmaanAbdullah-ef3jy
@SalmaanAbdullah-ef3jy 2 ай бұрын
Geelle bashir walaal qiimo leh
@sakariyetoom6240
@sakariyetoom6240 9 ай бұрын
Hada somaliya maloo furey hada
@khadrasheekoxariiro
@khadrasheekoxariiro 2 ай бұрын
Wllo video ka soo same sida lacagta loola baxo ma sida KZfaq baa hal badan la maraa
@bilaal__3
@bilaal__3 9 ай бұрын
Gulyso sxp🎉
@dagansiciid6516
@dagansiciid6516 8 ай бұрын
Asc wll wn kararay l0k
@alamaganciise8350
@alamaganciise8350 10 ай бұрын
Saxiib ka soo hadal bybit copy trading wax jira ma yahay oo la isku haleyn karo oo lacag laga sameyn karo wan ka sugayna videogan videoga xiga Video naga soo samee wuxu yahay iyo sida logu shaqeysan karo
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Xagee laga eega tiktok lacagta ku jirta
@uhaveone
@uhaveone 10 ай бұрын
Qof aan Anagu ka aqoon badanahay ba wax no sheegaya😂 war nio location ka wa la badali karaa wax so baar marka hore
@Shacraawitube
@Shacraawitube 9 ай бұрын
wa la badali karaa shp lkn muhimadu wxay tahay acount ma loo sii dayay
@Najmo-cp5rg
@Najmo-cp5rg 9 ай бұрын
Plz icaawi bwe hadad run shegayso
@AnzalAbduwali-xl4rn
@AnzalAbduwali-xl4rn 10 ай бұрын
See lacagta longan shuban markaad hesho
@user-rw5wn1gt2o
@user-rw5wn1gt2o 10 ай бұрын
Sidee loofurayaa muqalka samee
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Thanks wll
@user-qk2zo2kw2l
@user-qk2zo2kw2l 6 ай бұрын
Kana khiyaalibuu kujiraa waar meeshu waa afrika
@JeeyAnimations
@JeeyAnimations 10 ай бұрын
Mahad sanid walal su aalo aan qabay ayaa iga jawaaabtay wad mahad san tahay
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Thanks wll
@mgyoutubechanel
@mgyoutubechanel 9 ай бұрын
14k ayaan marayaa lkn wax lacaga kamahayo
@Shacraawitube
@Shacraawitube 8 ай бұрын
Qof wadamada jooga ii samee dheh
@maxamed12300
@maxamed12300 9 ай бұрын
Asc
@Za__channel499
@Za__channel499 10 ай бұрын
Sidee lo Furta walaal
@user-cn9il6rc8e
@user-cn9il6rc8e 4 ай бұрын
iida wanagasan
@GRYgems
@GRYgems 10 ай бұрын
Mahad sanid inader waa dhiri galin wanagsan
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Thanks wll
@onana-sq1cz
@onana-sq1cz 10 ай бұрын
Masha Allah
@GelleBashir
@GelleBashir 10 ай бұрын
Thanks wll
@yasminbashiir7923
@yasminbashiir7923 10 ай бұрын
Guys tiktok aa furanaa 😂 iga warhaaya
@globalupdate5009
@globalupdate5009 10 ай бұрын
Yaa waji kaso qadane 😂
@AbdirahmaanYaasiin1
@AbdirahmaanYaasiin1 10 ай бұрын
intee joogta hee ?
@FadumasiidcumarFaduma
@FadumasiidcumarFaduma 2 ай бұрын
❤❤❤
@JamaalOmar-pq7tt
@JamaalOmar-pq7tt 6 ай бұрын
Sxb qaali intee kaala soo xariiraa
@user-qt4sn1kl8f
@user-qt4sn1kl8f 3 ай бұрын
Sxb sifican nogu faahfahi
@Dayaxstudio49
@Dayaxstudio49 10 ай бұрын
MacaLin hapka lacagtq loogala baxayo nooso gali iYo views lacagahooda plz si dag daga
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 9 ай бұрын
3m o views Iyo 30k o follower hysta 😅 1€ kama samayn Marka luxembourg lo furo views ila ogaada yah😂
@FarhaanXaadow
@FarhaanXaadow 9 ай бұрын
Hi😊
@WardaSiraad
@WardaSiraad 13 минут бұрын
Tiktok. Side lag lagsameya wllo iseeg wll mcn Bills
@user-jf5vh8wr2o
@user-jf5vh8wr2o 10 ай бұрын
Zhp tiktok short yuotabekaga makasameye
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 10 ай бұрын
studio.kzfaq.info/love/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ
@arbemedia6653
@arbemedia6653 10 ай бұрын
Macalin paypal account somaliya maan laga furankarin❤
@fadumoismaaciilmiikaaiil9845
@fadumoismaaciilmiikaaiil9845 10 ай бұрын
🎉🎉🎉
@RAJO-CUSUB
@RAJO-CUSUB 8 ай бұрын
!naagaha dabada lu xaayo chance miyee u tahay
@daruurofficialmedia8708
@daruurofficialmedia8708 Ай бұрын
Waxaan kugula Talin lahaa in aad program kaas aadan wakjti Gelin malintii 200k views sameya ilaa 300k waxaan 3$ 4$ ahayn ma arko marka adoo topic views leh hayn Sidee lacag uga samayn hadaan arin hayso waxaan hayaa 20 acoun lacagtu u furantahay 10k Gaaray
@AbdihaliimHassanAbdalla
@AbdihaliimHassanAbdalla Ай бұрын
Nio waan arkay ciladaas laba muqaal oo 100k garayaan ayan lcg 4 dollr cml kasameyay balse viewska quilifiedka noqday ayaa yar taas weeye dhibka midle somalia iyo afrika qaar views kooda laguna xisabinayo xitaa you tube ka waa lamid somalia wax ey lajoogto maleh neetka😂
@CambaroSomali
@CambaroSomali 22 күн бұрын
Wll aniga u Bahan iga caawi Gmail miyaa ku sameysatay mise number. Mise Email please please please
@user-kv5rz5ym5u
@user-kv5rz5ym5u 10 ай бұрын
🇪🇹 waa bila views😢
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 10 ай бұрын
studio.kzfaq.info/love/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ
@tooni_gemar
@tooni_gemar 6 ай бұрын
10k wahaysta 1m views wa haysta😢
@NuuraceynAbtidoon
@NuuraceynAbtidoon 10 ай бұрын
Somali joga side ugu sameyaa
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 10 ай бұрын
studio.kzfaq.info/love/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ
@user-mc4lz7re8b
@user-mc4lz7re8b 7 ай бұрын
Please iiso.jwaab
@zhaaficimaxamed4833
@zhaaficimaxamed4833 10 ай бұрын
Waar lacag uunbaa sheegta eee cybersecurity xalkeen ka hela
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 10 ай бұрын
Zhp youtube ku qor si free ku barane
@4xfun563
@4xfun563 9 ай бұрын
😂😂
@ziyaad-gooni_socod
@ziyaad-gooni_socod 10 ай бұрын
Ethiopia ma lo ogol yahay😊
@SalmaanCumar-cd4vq
@SalmaanCumar-cd4vq 9 ай бұрын
Aca
@maryancumar-oh5rn
@maryancumar-oh5rn 28 күн бұрын
Ok
@NicimaCabdixasan
@NicimaCabdixasan 3 ай бұрын
Wll wxyalo aya iga xiŕane isoofur
@qalbilumay
@qalbilumay 4 ай бұрын
ANIGA 300K HEESTAA BAL KWRN HADII MID CUSUB AAN SAMEESTO OO LABADABA AAN ISLA WADO
@sacadasheekh
@sacadasheekh 3 ай бұрын
Ustarial malaga samayn karaa
@AsmoshariifHussein130
@AsmoshariifHussein130 Ай бұрын
Niyow ani waakuwaayey
@falastiinaxmed8817
@falastiinaxmed8817 10 ай бұрын
Benta inaga dhaafa somaliyey imanga ha iga soridine
@muhamahad5611
@muhamahad5611 15 сағат бұрын
70k
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
5 SHAQO: Sidee lacag looga sameeyaa Internet-ka?
31:06
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 175 М.
SOMALIA - Sidee lacag looga sameeyaa Online? xataa adigoo aan xirfad lahayn
17:51
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 96 М.
SWEATCOIN - Waatan TIJAABADA Sida Lacagta Looga Sameeyo
14:25
Hosow Pro
Рет қаралды 160 М.
Xirfadahan Online lacag uga sameey ! 2023
14:31
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 98 М.
LACAGTA TIKTOK AAN KASAMEEYO HALKII MUUQAL WAA MEEQO $ ?
8:46
Ibra kadarba
Рет қаралды 46 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН