114 Suuradood ee Quraanka Magacyadooda iyo siday u soo kala hordegeen By: Cismaan Cabdinuur Xaashi

  Рет қаралды 17,840

Cabdirashiid Duqa

Cabdirashiid Duqa

11 жыл бұрын

Wariye Cismaan Cabdinuur Xaashi wuxuu barnaamijkan duubay sanadkii 2009-kii isaga oo Nairobi jooga. waxa aan aadka ula ashqaraaray waxay ahayd intii uu barnaamijkan duubayey wax qoraala marnaba ma jaleecin ee dusha/korka ayuu ka akhriyey.

Пікірлер: 32
@banjiidhproductionchannel
@banjiidhproductionchannel 11 ай бұрын
ILLAAHAY haku barakeeyo anagana hanaga dhigo kuwii xafida
@shucaybmohamed7731
@shucaybmohamed7731 6 жыл бұрын
Abwaan Cismaan cabdinuuur xaashi abti afka hakuu barakeeyo.
@mrmaxaa
@mrmaxaa 11 жыл бұрын
Cismaan Ilaah ajar haka siiye waxii khayra ah uu keenay, iyo xusuusta dheeraadka ah ee alle siiyay
@abdibaashe6437
@abdibaashe6437 2 жыл бұрын
Masha Allah
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
VIVA UPWAN VIVA CAATHIM!!!
@ahlammoh
@ahlammoh 8 жыл бұрын
quraankariim
@PrimeInc100
@PrimeInc100 11 жыл бұрын
Mansha Allah
@mahamoodhassan5337
@mahamoodhassan5337 6 жыл бұрын
Mashaa allah
@ridwanabdirahman7129
@ridwanabdirahman7129 6 жыл бұрын
Masha Allah Qoraa Cismaan Cabdinuur Allaha Ku Barakeeyo aad Ayaad noogu Faa,idaysay
@ahmedabdihirab8963
@ahmedabdihirab8963 6 жыл бұрын
جزاك الله خيرا ،ورزقك الله نورا ،وإيمانا، وأدخلك الله الجنة.
@hanaanhasan2472
@hanaanhasan2472 3 жыл бұрын
Waanka faa'iday sheikh. Jazakalahu kheyraa
@suudi-wx1ft
@suudi-wx1ft 4 жыл бұрын
Alllah hakaa abaal mariyo , mudane osman abdi nuur hashi
@ziizilkacase5271
@ziizilkacase5271 8 жыл бұрын
جزاك الله
@mofathi4162
@mofathi4162 7 жыл бұрын
Jazakallahu khyre, alle hakaa abaal mariyo
@waaneomar844
@waaneomar844 3 жыл бұрын
Masha Allh.. Jasakalah
@zamzamquen1583
@zamzamquen1583 4 жыл бұрын
M.a allaha ku barakenyo wllken annaga ne kuwi barta oo kudhaqma allaha inaga dhigo
@Cawad-Qaro
@Cawad-Qaro 3 жыл бұрын
Jasakallaah khayr.
@idildaahir3300
@idildaahir3300 7 жыл бұрын
Walee wadaadada adaa ka fiican carabi been been ah bay beerka nagu gooyeen
@MohamedAli-df6du
@MohamedAli-df6du 6 жыл бұрын
ilaahay kakuxdidiyo
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 8 жыл бұрын
Mashaa Allah Allah ha dhawro Cismaan Cabdinuur
@zafiyafarah988
@zafiyafarah988 7 жыл бұрын
mashallah
@sureyalove5485
@sureyalove5485 6 жыл бұрын
mashaAllah
@cabdirisaaqcabdi2434
@cabdirisaaqcabdi2434 5 жыл бұрын
cajiib .Allaha u siyaadiyo garaadka iyo xifdiga.af-soomaali barax la` oo cuddoon buu kusoo koobay buuggiisa Af-dhaab.
@saidnur2555
@saidnur2555 6 жыл бұрын
Msha Allah. Abwaan jazakallah. Kheyr Somalida wa diin jecel yihiin lkn carabigii beysa inta badan fahmeyn Dadka sidaaso kle luuqadooda wax halagu baro
@aaminohassan4273
@aaminohassan4273 6 жыл бұрын
Shuugran
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
MA AZ-HAR BAA LAGA SOO SIXIIXAY???
@hassanahmed8690
@hassanahmed8690 6 жыл бұрын
Alee haka abalmariyo Wanaaga aad sameysaay
@Masago2025
@Masago2025 4 жыл бұрын
waxaan qisa kumaqlay nabiga scw mugi aayad kusoo dagto waxow bari jiray asxbta waxowna dhihi jiryay suuradaas kudara muga suurad inaw kusoo dagay maa saxa
@abdinur8011
@abdinur8011 4 жыл бұрын
Maash allh jazakallh
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
asaxaabtiba waxay u ekaayeen somaali sida la sheegay waxaa jiay nabi somali ahaa. lkn.wa la qariyaa arintana waxaa ka dambeeya boqortoyada sacuudiga .
@idildaahir3300
@idildaahir3300 7 жыл бұрын
Plzz qofka chanellka iska leh walaal intee ka heshay nuuniyada Mahadsanid !!!!
@maxamedibraahim8111
@maxamedibraahim8111 5 жыл бұрын
يا اختي العزيزة يجب عليك ان تحمي فمك وان لا تلم العلماء
Waa kuma Amiin Caamir?
48:44
Sollas Media
Рет қаралды 223 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
QALIN IYO QORAAL: MURTI CURIYE CUSMAAN CABDINUUR XAASHI 03.10.2018
32:57
Somali National Television
Рет қаралды 11 М.
Ma rabtaa inaad riyo ku aragto nabi Muxamed (scw)?
10:13
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 208 М.
MUXAADARO CUSUB 2018 | Tasbiixda kusoo Aroortay Quraanka - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
54:53
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН