Barnaamij Gaar oo ka hadlaya Afsoomaaliga Cismaan Cabdi Nuur Xaashi

  Рет қаралды 40,766

SAAB TV

SAAB TV

7 жыл бұрын

Пікірлер: 108
@kulmiyemuslim2766
@kulmiyemuslim2766 11 ай бұрын
Aqoon o dhan ayaa Ku dhan oo ugu horeyo diinta islamka illahay ha xafido sheekha anagana allaha nagu anfaco aqoontiisa
@gvlogs3522
@gvlogs3522 6 жыл бұрын
Waa ilaahay mahaddii haddii qof soomaaliyeed oo saan uga sheekaynaya taariikhda iyo dhaqanka soomaaliyeed uu jiro weliba si cilmiyaysan, waxbadan baan ka kororsaday, hadda waan ku dhiiran karaa inaan afka soomaliga baaro, waxna ka ogaado. Waxaan rajeynaynaa inuu in badan muuq baahiyayaasha ka soo muuqdo
@ayaanmxmed4540
@ayaanmxmed4540 4 жыл бұрын
Maashallaah abwaan,qoraa , bare, philosof aqoonyahan soomasliyeed wax badan ayaan kaa bartay waxaa aad u nasiib badan ardaydaad wax barto Allaha kuxafido 🌷🌷
@namiin3034
@namiin3034 7 жыл бұрын
Shakespeare is sheikh subeer, this guy is a fountain of knowledge when he's not being tribist. MashAllah
@abduhassan8303
@abduhassan8303 6 жыл бұрын
Qabkii soomaaliyeed oo aanarki jirray wakaa midka hooseeyanna ima qanciyo illaaahay haku daayo waxaan ubaahanahay toban isagoo kale ah
@cabdicasiisibrahim6446
@cabdicasiisibrahim6446 6 жыл бұрын
ilaaahay ha la qabto shaqada wanaagsan ee uu wado abwaanku waa qof qalbi wanaagsan
@cabbaasmaxamuud5270
@cabbaasmaxamuud5270 7 жыл бұрын
aqoonyahan qoraa,barre filasoof Cismaan Cabdinuur Xaashi ( Khaliifka ) guulayso sxb gacaliye meelkasta aad dunida ka joogto illaahay waxaan kaaga baryay cimridheer caafimaad iyo cibaado suuban insh allah
@idildaahir3300
@idildaahir3300 7 жыл бұрын
Cabaas Yacquub Mashalah amiin ya rabi
@isaacamir2073
@isaacamir2073 6 жыл бұрын
8 bilood ayaan dabadeed daawday barnaamijkan. Laakiinse iga wallee inaanan arag nin ninkan oo kale ah. Waa qeys. Qeysku waa qof Illaahay ka buuxiyay oo qaninimo u siiyay xigmad xad dhaaf ah. Aniga lafteydu Af Soomaaliga qoraalkiisa kuma xumi inkastoon halka uu ninkaasi gaadh ku hadalkiisa iyo soo bandhigiisa aanan gaadhsiin karin. Laakiinse sidaad qoraalkeyga ka arki kartaan in badan baan ka badiyaa. kkk . lol. Saasooy tahayse' hadana wax badan ayaan ninkan ka faa'iidaystay. Waxa aan gidigiinba idiin rajaynayaa inaad wax badan ka faa'iideen sidayda oo kale. Guul iyo gobonimo gidigeen. May Allah bless all of us.
@somaliudiidaceeb2904
@somaliudiidaceeb2904 6 жыл бұрын
Isaac Amir waan ku salaamay Mudane ninyahow hadaan kula kaftamo oo aad iga yeeshid aadana iga xanaaqin. Qoraalkaagu waa fiicanyahay oo dadbadan waad dhaantaa. Lakiin qaladyo badan ayaa ku jira. Tusaale sadarka ugu horeeya si aan u fahmo 3 jeer ayaan akhriyey. Waxaad qortay(8 Bilood ayaan dabadeed daawday Barmaamijkan) micno ahaan ma kala cada waxaad uga jeedid tusaale ma waxaad ka wadaa 8 Bilood kadib markii barmaamijkan KZfaqka lasoo geliyey ayaan daawaday? Mise 8 bilood ayaan si joogto ah Barmaamijkan ula socdayo oo u daawanayey? Qaladaadkale oo qoraal ahaaneedna wuu ku jiraa oo sida ( Daawday, Gaadh, Qaninimo oo sida saxda ah ay ahayd Daawaday, Gaadhay, Qani'nimo) waxaa ku jira ereyo badan oo Lahjada gobolkaaga sheegaya. ( Saasooy, gidigeen,) sidaasoo ay tahayse' dhamaanteen, Inaga oo dhan. Markaa mudane waxbadan ayaa kuu dhimane bal dadaalka sii badi. Raalina ahaw hadii aad xanaaqday kkk. Fursad aargoosina way dhici kartaa inaad qoraalkan aan soo qoray ka dhex heshid anigana Isaxdid😃
@ednaayan4559
@ednaayan4559 4 жыл бұрын
@@somaliudiidaceeb2904 hhhhhhhh anaa helay fursad laba diinaba aan idinku saxo , "halka uu Gaadhsiiyay aanan gaadhsiin karayn" bay sax ku tahy adigu gaadhy baad tidhi; isna gaadh oo waabu kaa siidary adiga 🤣🤣 qaladka ugu waynina waa laba af la isma dhex galiyo English iyo somali Mida kle lol waxa weeye Lucifer our Lord waana danbi isgaana yidhi .
@Nada_1673
@Nada_1673 6 жыл бұрын
horo usaco ustaadkayaga maandhiska cismaan abdi nuur
@siciidadirhmn9317
@siciidadirhmn9317 5 жыл бұрын
Mansha Allah Allah cimriga ha ubarakeyo maskaxda abwanka waqtiga dheer kubixiyay
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 жыл бұрын
Abwaan cismaan Cabdinuur xaashi ilaahay Cimriga Hakuu barakeeyo
@JAdan-nl5zo
@JAdan-nl5zo 7 жыл бұрын
i think he is better then shakespear bc of he's Muslim ,we need more people like him in our continent mansha Allah.
@namiin3034
@namiin3034 7 жыл бұрын
Jama Adam he said alot of words from English are originally somali, cronel Gadafi use to say the British took Shakespeare and his real name was sheikh subeer, 😆😆😆 that's the point I was making.
@shacabkakhaatumo5059
@shacabkakhaatumo5059 6 жыл бұрын
Waa Dhulbahante Cismaan Cabdinur Xaashi Somali inaga u sarayna
@isaacamir2073
@isaacamir2073 6 жыл бұрын
Jama Adam - True dat. lol. Mans very hot. When he talks Somali may god he is very very hot. Man's so cool I could be his dervish. Is that a Turkish word btw? I hear Dervish all the time. I like the way he said even Prophet Adam was from East Africa. Just think about it. Sanaag is a State/Province from Somaliland. But all the Forefathers of all Somali Clans are from there. Such as: Sheikh Daarood, Sheikh Isaxaaq, Sheik Ciise, Hawiye and propably Sheik Samaroon, All the Forefathers of all Somali Tribes are buried there. How come? I don't know, but I would not be surprised if Faro is from the Horn of Africa. Either way, we are very cool peoples. Our peoples are so majestic and magnanimous, no one can deny us forever. Eventually everyone will come around to us. Won't be long. Just hold tight and never let go. And what this man where ever you can find him cause you'll only gain wisdom. I am going to be a follower of his. Good thing he likes to come to Hargeysa more often. Every time he shows his face I'll show up and absorb as much as I can. Big Respect my man.
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
@@shacabkakhaatumo5059 Wuu iskala han weynyahay halkaad dhigtay waa arintuu ka hadlayaba
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 3 жыл бұрын
Mashlaah abwaan Cusmaan Xaashi waa nin aqoon dheer u leh afkeena runtii isagoo kalena aaa dhif alle habarakeeyo
@Engibrahimshire
@Engibrahimshire 5 жыл бұрын
Masha allah abwaan ustaad cismaan cabdi nuur xaashi
@abdikadirfarey5394
@abdikadirfarey5394 5 жыл бұрын
Masha allah ustaadi waxaa jeclaan lahaa inana buugaagtaa aad qortay aan gacanta ku dhigo saan uga faaideysto insha allah
@mubarigabdirahmangulled6590
@mubarigabdirahmangulled6590 6 жыл бұрын
Ninkani waa Mar la arag wllee alle haku maamuuso
@Jeesto-Jiiro
@Jeesto-Jiiro 4 жыл бұрын
Abwaan, Macalin, Qoraa, pro Cismaan Abdi Nour waxaad tahay Il u baxday umada afka soomaaliga ku hadasha. Alle ha ku xafido Cimriga iyo caafimaadkaba Alle ha kuu barakeeyo
@jamalcabdi5219
@jamalcabdi5219 6 жыл бұрын
Msha allh aqoon yahan somaliyed hore usoco
@amiromarali3770
@amiromarali3770 4 жыл бұрын
Mnsha Allah cimriga alle hakuuxifdiyo amiiin
@dahirm45
@dahirm45 7 жыл бұрын
Masha Allah waa barnaamij aad u qiimo badan oo aad aan uga faaiiday.
@mohamedbilcaanood5930
@mohamedbilcaanood5930 6 жыл бұрын
Mansha allah Waa Abwaan Abqari Ah darwiish ah
@abdowali463
@abdowali463 3 жыл бұрын
Cismaan Abdinuur Xaashi waxaan ka codsan lahaa buug naxwe Somali ah in uu qoro. Waxa uu ka hadlayo wa naxwihii somaliga oo ilaa hada Somalidu aysan baran waan ku hadalnaa Somaliga wana qornaa laakiin naxwihii ayaa naga maqan.
@samawade282
@samawade282 6 жыл бұрын
Mansha allah xidigaha geeska waan ka dugaynaa heestaan waa hees cajiiba
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 Жыл бұрын
Abtigey Allah Ha Daayee Ayuunbaa Igu Odhan Jirey Aasaaska Duniduba Waa Dhulkeena Markaan Intan Aan Arkeyna Wax Caqliga Iyo Miqyaaska Aan Ku Eego Ay Run Wada Tahey Laakiin Dadkeena Wada Liida Allah Ha Daayo Abwaan Cismaan Wax Garad Iyo Baadhe Somaliyeed Oo Horleh Waa In La Hormariyaa Dadka Wax Baadha
@MohamedOmar-ls8bq
@MohamedOmar-ls8bq 7 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo macalin gobolka sool,iyo somaliduba way kaa faaidi in sha allah.
@thejokhadaar
@thejokhadaar 7 жыл бұрын
he stool the history of Dir he said it so stop the lie.
@thejokhadaar
@thejokhadaar 7 жыл бұрын
Laas Geel is in near Hargeisa not Bosaso
@MohamedOmar-ls8bq
@MohamedOmar-ls8bq 7 жыл бұрын
The Jokhadar I'm hargeysaawi man.
@thejokhadaar
@thejokhadaar 7 жыл бұрын
yeah right and i am a Barawani man
@mohamuudahmedaden4344
@mohamuudahmedaden4344 6 жыл бұрын
Wr Ilhy cimrigiisa ha dheereeye ninka somaaliyeed Xaguu dadka kaga qarsoonaa
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 жыл бұрын
Waa Abwaan Reer Laascanood ah
@ARAG670
@ARAG670 3 жыл бұрын
Masha alaah tabaraka alaah
@AhmedAli-sf2ji
@AhmedAli-sf2ji 7 жыл бұрын
Mnsha allah ninkan wxyalo badan ayanu isu aragti ka nahy Alla yacisak
@mohamedsamatar8216
@mohamedsamatar8216 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdirisakterrai.3765
@abdirisakterrai.3765 6 жыл бұрын
Mnsh alh mcalin Cismaan c/nuur xaashi guuleyso macali key
@ahassan1205
@ahassan1205 6 жыл бұрын
waar ninku hadal badana afku kuma go'o alle criga hakuu barakeeyo cilmiga iyo caqligaba
@ridwanabdirahman7129
@ridwanabdirahman7129 6 жыл бұрын
Abwaan Cismaan Cabdinuur 🙌🙌
@aliadde6339
@aliadde6339 5 жыл бұрын
Wxan ku farax sanahay inan nasib uyeshay inu barre iso noqdo aabe cisman
@mohammedjamaac6438
@mohammedjamaac6438 2 жыл бұрын
Maansha alah
@nuradinsaahid2443
@nuradinsaahid2443 2 жыл бұрын
Alle haku xifdiyo wax badan ayaan ka faaidey
@aminaahmed2836
@aminaahmed2836 3 жыл бұрын
Halkaan ka heli karna buugan. Saab TV. waad ku mahadsantahy waresigan qiimaha leh.
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 жыл бұрын
Masha allah Aqoon Baa Ku Dhan Abwaanka
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Maasha allaah war ninkani waa cabqari aqoonyahan bisil aad u qabweyn
@buraale134
@buraale134 4 жыл бұрын
Mashallah
@abdisamed5054
@abdisamed5054 Жыл бұрын
Waa runtii garanuug English garanug bay dhehen waana somali bay dheheen
@mohammedabdi8172
@mohammedabdi8172 3 жыл бұрын
Maanshaa allaa is
@mustafesuldanjr579
@mustafesuldanjr579 6 жыл бұрын
Abwaan cusmaan nuur
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 2 жыл бұрын
Afkeeena ayay odayaashu inoogu qariyeeeen cilmi badan aaan baadhno. Waa runtii, waaan ogaaaaaaday.
@rexamin
@rexamin 7 жыл бұрын
Barnaamijka nin kan aad baan ugu bartay waanan dhirigalinaya uk na wan isku arkayana ..
@abbasabdullahihashi4361
@abbasabdullahihashi4361 6 жыл бұрын
Guulayso khaliif
@khaliifmahamutt2570
@khaliifmahamutt2570 5 жыл бұрын
Ala maxaa ilahy cilmiH u dhiibaY cismaan cabadi nuur xaashi
@mohamedkhalif6760
@mohamedkhalif6760 7 жыл бұрын
Waa intii afsoomaaliga ka dhimanayd gaar ahaan dad ka afka baranaya ee aan u dhalan
@seidabdi751
@seidabdi751 7 ай бұрын
BARKOOBKA ILAYS EE LAASCAANOOD
@Garbashaash
@Garbashaash 2 ай бұрын
Ninkani waa cajiib lakiin umad wareersan ayuu la hadlayaa.
@abdikhadarahmed8166
@abdikhadarahmed8166 6 жыл бұрын
Fiicnan laheyda Hadi cilmiga laga reebo
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 3 жыл бұрын
Aad iyo aad,
@abdiwahidabdallah9939
@abdiwahidabdallah9939 Ай бұрын
Zaczac Iyo aaq waa carabi
@shacabkakhaatumo5059
@shacabkakhaatumo5059 6 жыл бұрын
Abwan CISMAAN CABDINUR XAASHI waa Nin Reer KHAATUMO ah Sugaanta Anaga lanaga So Gaaray
@khadaradam7163
@khadaradam7163 6 жыл бұрын
Shacabka Khaatumo waa somali ayaa kaga filan wll
@abdilahicabi
@abdilahicabi 2 жыл бұрын
Jaahilnimadi ba wali kugu danbesa ninku waa nin somaliyed Qabilka iyo kooxda aad shegaysa waxay
@mohamedarts8485
@mohamedarts8485 2 жыл бұрын
Shaqo fiican ayuu bulshaa u qabtay ... Jaza'aka Lah.
@abdikarimx8787
@abdikarimx8787 6 жыл бұрын
Aqoonta iyo afafka aduunka oo dhan waxay ka yimaadeen gayiga ay somalidu dagaan.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Macalinku waa garaad dhaadhi
@guled9603
@guled9603 6 жыл бұрын
Garaadka ha waayin.
@BM-lj7uj
@BM-lj7uj 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wariyihii dhawris ayaa ka soohadhay Osman caadi ma aha
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Xataa hees qaarami ah buu sameeyey yaab
@adanbile4237
@adanbile4237 3 жыл бұрын
Dir=asal
@Bulxan5089
@Bulxan5089 Жыл бұрын
Dir waxaa u dhigma " Bah" taas oo ka dhiggan wax isku jaad ah. Asal waxaa u dhigma " Horad" .
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 4 жыл бұрын
Walahi ninkani waa aqoonyahan khatar ah.
@ahmedsomali2502
@ahmedsomali2502 4 жыл бұрын
hhhh nabi adan hadu so noqdo
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Hire haybe iyana waxaa loo bixiyaa wiilka madoow
@abdimalikabdikhalaq9557
@abdimalikabdikhalaq9557 Жыл бұрын
Waar ninka waa Halyey iyo hanad soo maaliyeed.
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 5 жыл бұрын
Cajiib, Ilmaha ka daaya beenta ,Iska celi iyo car ii soo ooy
@mohamedabdirahmaan7944
@mohamedabdirahmaan7944 6 жыл бұрын
War odeygu hadal badanaa kow! Boqolkiiba sagaal iyo sagaashan barnaamij kan isagaa hadlayey.
@yuuyu114
@yuuyu114 5 жыл бұрын
waalidka Soomaliyeed waxay ina bareen abtirsiimada iyo Qabiilka aad tahay ileen Qabiilka ka weeyn waxwalbo
@barrehchannel8217
@barrehchannel8217 6 жыл бұрын
aqoonyahan
@thejokhadaar
@thejokhadaar 7 жыл бұрын
in 21:42 he just made a mistake and that is that Laas Geel is in near Hargeisa not Bosaso like you said but its a miner mistake
@SOMMOVIES1
@SOMMOVIES1 6 жыл бұрын
The Jokhadar calaashaan lanada meeloodba xabaalahaasaa laga helayaa buu ka wadaa saan u fahmay suu barnaamij horana ka sheegay
@abdikarimyousuf7375
@abdikarimyousuf7375 5 жыл бұрын
engilshka been buu ka sheegay
@flames9027
@flames9027 5 жыл бұрын
How?
@Bulxan5089
@Bulxan5089 Жыл бұрын
Ingiriisidu waa af samays ah, erayyadan baddan oo uu abwaan-ku sheegay ayay af-keena ka soo amaahdeen .
@abdimohamedabdi8046
@abdimohamedabdi8046 6 жыл бұрын
Cismaan waaa qolama tolow ma warsan garibaa
@fursohussein2421
@fursohussein2421 5 жыл бұрын
Maxay ku faaiideyn qabilkisa marina wax ka heli mayso maad ku fanto Inu somali yahay
@SadaamWalalka
@SadaamWalalka 5 жыл бұрын
furso hussein Cismaan cabdinuuur waa dhulbahante/ugaadhyahan
@fursohussein2421
@fursohussein2421 5 жыл бұрын
Wuxuu yahay somali kaga haboon in aad ugu fanado maxay ku soo gordhineysa waa reer hebel
@amiromarali3770
@amiromarali3770 4 жыл бұрын
Kkkkkk. Waa soomaali
@mohamedabdullahi1261
@mohamedabdullahi1261 4 жыл бұрын
hhh
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 2 жыл бұрын
Masha allah
QALIN IYO QORAAL: MURTI CURIYE CUSMAAN CABDINUUR XAASHI 03.10.2018
32:57
Somali National Television
Рет қаралды 11 М.
BARNAAMIJ GAAR AH MUUSE CALI FARUUR
55:53
SAAB TV
Рет қаралды 52 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Dhakhtarka Dhirta & Dabka Barnaamijka Dhulmar | Cismaan Cabdinuur Xaashi
27:54
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 31 М.
BARNAAMIJKA AFTAHAN SAAB TV MARTIDA SULDAAN MADAR
24:55
SAAB TV
Рет қаралды 7 М.
Cilmiga Xidigiska Ustaad Cismaan Cabdinuur Xaashi & Cali Qamar
13:33
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 29 М.
Erey Sireedka Afsoomaaliga | 01
11:37
Sahanka
Рет қаралды 23 М.
Warbaahinta iyo af-Soomaaliga - Axmed Idaajaa
11:07
Dalsoor
Рет қаралды 34 М.
BARNAAMIJKA ABWAANKA & ERAYGA BY CALI SEENYO
30:31
SAAB TV
Рет қаралды 27 М.
BARNAAMIJKA AFTAHAN SAAB TV XIDIGISKA
36:08
SAAB TV
Рет қаралды 24 М.
Cilmi Balaadhan oo Quraanka Kusaabsan & Cismaan Cabdinuur Xaashi
12:00
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 16 М.
ВОТ как ЖЕНИХ выбирает СЕБЕ невесту 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 7 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 22 МЛН
Дымок или Симбочка?? 🤔 #симба #симбочка #mydeerfriendnokotan
0:19
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 2 МЛН
МЫ ПОХОДУ ЧТО-ТО НАПУТАЛИ
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 7 МЛН