12 LAGU GARTO MARKA QOFKU BEEN KUU SHEEGAYO ᴴᴰ┇Ayub Axmed

  Рет қаралды 62,378

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

3 жыл бұрын

Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
-----------------------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
/ ayub.axmed
www.tiktok.com/@ayub_axmed?la...

Пікірлер: 119
@faskachannel2236
@faskachannel2236 3 жыл бұрын
بِسْمِ ٱللهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ ٱلْحَمْدُ لِلهِ رَبِّ الْعَـٰلَمِينَ (٢) ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ (٣) مَـٰلِكِ يَوْمِ ٱلدِّينِ (٤) إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ (٥) ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ (٦) صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ (٧)
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 3 жыл бұрын
اللّهم اجعلنا من الصادقين ، وعبادك الصالحين القانتين برحمتك ياارحم الراحمين، ياربّ انّا نعوذ بك ان نكون من الكادبين ،ونسألك ان نكون من عبادك الدي انعمت عليهم غير المغضوب عليهم ولا الضالين ،اللّهم آمين♥♥♥♥
@aaminomohamed8037
@aaminomohamed8037 3 жыл бұрын
Walalow adi naag maqabta naagtas wa nasiiib badanthy wayo adaaba maskax iyo aqli uhayo mshlh allaha kuxafido
@zamzammohamed2108
@zamzammohamed2108 3 жыл бұрын
Mansha allh will kana yar waaa will caqali band ilaahay haku xifiitiyo
@faskachannel2236
@faskachannel2236 3 жыл бұрын
لَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ ، سُبْحَانَ اللهِ وَالْحَمْدُ لِلهِ ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَاللهُ أَكْـبَرُ ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ رَبِّ اغْفِرْ لِي
@fathaalim7750
@fathaalim7750 3 жыл бұрын
Abti ayuub ilaahy ha noka daayo❤️
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 3 жыл бұрын
Wcs m.a guul iyo gobonimo respect for ever teacher of life big respect❣💯🌹🇸🇴🙏
@onedayisgoodinshaallah8293
@onedayisgoodinshaallah8293 3 жыл бұрын
Mashaallah ustaad keep going
@Meelsan
@Meelsan 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustad @Ayub Ahmed ♥️
@hanaahussein3961
@hanaahussein3961 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاء الله اخي الفاضل بارك الله فيك
@naimaabdullahimumin8611
@naimaabdullahimumin8611 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadii waxbadan ayaan kaa faaiday
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 5 ай бұрын
Asc AYOUBB guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 3 жыл бұрын
Asc Ayuub Axmed walalkey Allah ku barakeyo maan
@abdiqadiryamyam4180
@abdiqadiryamyam4180 3 жыл бұрын
waad ku mahad santahay laakiin 1 kalmada ayaan kaadiiday kalmadaa oo ah halkee tagaysaa inaad qofka kutidhaa ilaa ilmahaaga iyo inta aad masuulka katahay mooyee inaad qofka aad waydiiso xagee tagaysaa waa dambi NABIGA ayaana yidhi SCW qofka halkee tagaysaa inaad kutidhaa waa dambi waayo meel ugaara inuu usocdaa laga yaabaa sidaa darteed uu been kuusheego beentaa adaa sheegay
@ahmedbouhfathia6912
@ahmedbouhfathia6912 Жыл бұрын
Mahadsanid Ayoub
@kaafiyaabdirahman4727
@kaafiyaabdirahman4727 2 жыл бұрын
Alle ha ku barakeyo wllky
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 3 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid waa run beeni raadi malahan
@aaminoibraahiim9051
@aaminoibraahiim9051 3 жыл бұрын
Wll ayup waa ku salaaaMe arin ubahanen ka hadashe mhdsnd wll qali❤
@umumuasif8471
@umumuasif8471 3 жыл бұрын
Waaw waxan kugu jclhy runtaa 💯💯💯🌹🌹🌹
@nuramaxamed9117
@nuramaxamed9117 2 ай бұрын
Wan arkay waliba isago been ana arko shegaya ayu magaca alle ku dharta isgon kaba mer merin wllhi lkn mhadsanid wll❤😢😢
@Hannad_Music
@Hannad_Music 3 жыл бұрын
Jimco Mubaarak ❤❤❤
@hamzayousuf627
@hamzayousuf627 3 жыл бұрын
Thanks wll allaha ku zharfoh
@kariwan2482
@kariwan2482 3 жыл бұрын
Masqixiyan wan faminkaraa qofka been cad ishegaayo ama been maldahan i shegaayo balse wan so dhowaynayaa barnamijkaan.🤝 Dhamantina asxabta wan idin salamayaa🤝❤️
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
Se ku garan benta mal dahan
@sahrahussein815
@sahrahussein815 3 жыл бұрын
Asc....walelkeey Mahadsanid
@hogaamiyesaki4749
@hogaamiyesaki4749 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي
@selmanouh5559
@selmanouh5559 3 жыл бұрын
Wcs wllky Ayuub Axmed
@kulmiyetechnologyWorld
@kulmiyetechnologyWorld 3 жыл бұрын
Makugu racsani ustaad qodabada qaar mahadsanid 👌👌👌👌
@sucaadoqaasimibrahim3150
@sucaadoqaasimibrahim3150 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمةالله وبركاته بارك الله فيك
@saynabmaxamed500
@saynabmaxamed500 3 жыл бұрын
Wll qaali😍😍👍👍👍👍👍👍
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 3 жыл бұрын
thank you bro
@fawziya9945
@fawziya9945 2 жыл бұрын
thanks my bro
@ilhanali3139
@ilhanali3139 3 жыл бұрын
Walaal ayuub bal kawaran qof markasta su'aal aad weydiiso su'aal uun kaaga jawaabayo adan ka heleen jawaabta aad kasugeysay oo meshaaa kaga laabato waxa aad rabtay inaa su'aasho mida kle ee aan arkay ayaa ah in uu fikiraayo anagoo wada hadleyna marka aan weydiyana igu jawaaba waxba iguma dhicin ama adiga baa ka fakarayaa.
@hanimao8831
@hanimao8831 3 жыл бұрын
Abaayo haka jawaabin su'aasha uu adiga ku weydiiyay ilaa aad hesho su'aasha aad weydiisay waxay dhalin kartaa buuq tan kale attention sii si aad u ogaato maahsanaanta badan isku day deganaan iyo inaad fahamto maxaa ka qaldan sideese u saxi kartaa iska ilaali inaad hor boodo si aad u hesho su'aal walbo weydiiso kaadi badane waa loo gogol badiyaa insha Allah kheir
@somalimedia2424
@somalimedia2424 3 жыл бұрын
Ustaad Aan ku xiranahy allha ku xifdiyo
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 3 жыл бұрын
Mash Allah
@Umuanaschannel
@Umuanaschannel 2 жыл бұрын
Xafidu allah walalkey qaali
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 3 жыл бұрын
Ilmayaraa ika xunuunsan ee iku so duceyo plz
@maryanmaxamed7972
@maryanmaxamed7972 3 жыл бұрын
Allah a kuu caafiyo wll
@aliiyaliy5713
@aliiyaliy5713 3 жыл бұрын
illhey haku caafiyo🤲🤲🤲
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 3 жыл бұрын
@@maryanmaxamed7972 aamiin
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 3 жыл бұрын
@@aliiyaliy5713 aamiin
@amjad12ebrahim91
@amjad12ebrahim91 3 жыл бұрын
Walal allaha cafiyo
@aminaabdulleali364
@aminaabdulleali364 Жыл бұрын
Asc wllky jazakallahu kheyr wllky
@kariwan2482
@kariwan2482 3 жыл бұрын
Wcs ayuub
@fatxiabdi6037
@fatxiabdi6037 3 жыл бұрын
Mashallah
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 4 ай бұрын
Wlhi exactly 💯
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Xaqiiiq weeye
@sahrahassan3269
@sahrahassan3269 2 жыл бұрын
Alahaku xafdiyo aboowe
@aminaabubakar7114
@aminaabubakar7114 2 жыл бұрын
M.a jazakalah runti imeet such kind of ppl so many time
@farhiyaabdullahi1964
@farhiyaabdullahi1964 3 жыл бұрын
Asc wall qali wanku dageraaa ilahay haku xifdiyo qali
@sahrahassan3269
@sahrahassan3269 2 жыл бұрын
Maashaa alaah
@hodanjama2062
@hodanjama2062 2 жыл бұрын
Mahaàdsanid
@ceyniomar290
@ceyniomar290 3 жыл бұрын
Masha allah
@fasxiyamxamed5902
@fasxiyamxamed5902 2 жыл бұрын
Masha Allah
@fardowsasaciid7854
@fardowsasaciid7854 3 жыл бұрын
First comment m.alah 🥰♥️✌🏿keep going wn ku taageera wllo sida ugu fudud ee loo diyariyo exmka dwalada loo xifdiyo soo gali plz
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 3 жыл бұрын
Ayyy, Ma waxaad isku diyaarinaysaa Examka 2022 lagali doono ,mise Examki Hda A ku dhaafay yacnii " ID " la'an a kugu dhacdey?
@abdirahmanibrahim4773
@abdirahmanibrahim4773 3 жыл бұрын
M.a wllkei
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 3 жыл бұрын
Thanks
@mustaqbalgmail1963
@mustaqbalgmail1963 3 жыл бұрын
Keep going teacher
@adoontiiallah6682
@adoontiiallah6682 3 жыл бұрын
Reallyghvz
@khalidbiw4170
@khalidbiw4170 2 жыл бұрын
3:52 lkn wll qodobkaa waxa jiri kara waxyaabo qofka u gaar ah Xitaa hadii ay tahay xaaskiisa aanu sheegi karin
@abdifatah9256
@abdifatah9256 3 жыл бұрын
waad iga qoslisey
@deeqasiciid7464
@deeqasiciid7464 3 жыл бұрын
Horey usoco youteberska waaku yar yihiin odakle channelkaga Oo horamarey ayanku rajeynaya Insha allah
@kaltuunxuseen9149
@kaltuunxuseen9149 2 жыл бұрын
Really dad aayaan ku arkay walle
@abdikhadarmhassan6877
@abdikhadarmhassan6877 3 жыл бұрын
Malaga yaba in ujiro qof qibrat uleh sida lol sheyga Beenta. Si uu uqariyo inn aan lagadareemin calamadaha beenta. Eks. Inn uu kontroolo dereenka jirkiisa🤔 si uu qofka kale udareemin
@abdifatah9256
@abdifatah9256 3 жыл бұрын
haa aad iyo aad
@ilhaanmaxamed1337
@ilhaanmaxamed1337 3 жыл бұрын
wllo anigu nin iyo sheekadiiba waan laabay hada waxbarashadayda iyo danahaygaa iga badan
@mohamedshakur6376
@mohamedshakur6376 Жыл бұрын
Nin miyaa lanici karaa abaayo Qofta raadinayo inaa noqotaa Dhici kartee maa isoo qabato
@maidomohmed7828
@maidomohmed7828 Жыл бұрын
Wx wlba danahga ka muhimsan io wxbarshadada keep going sis Anih xita sidaas ayan ahy waxbrshadyda ayan dirada Sara io nftyda ❤
@ayaanibrahim9306
@ayaanibrahim9306 3 жыл бұрын
👍👍👍👍💯
@naimamukhtar3488
@naimamukhtar3488 3 жыл бұрын
Hore u soco teacher
@suumisaed1436
@suumisaed1436 3 жыл бұрын
Mashallah wll mahadsanid Wll kaso hadal sidee lola dhaqma nin amusan please please
@abdifatah9256
@abdifatah9256 3 жыл бұрын
walashey waad iga qoslisay
@suadmohamud4633
@suadmohamud4633 3 жыл бұрын
Suumi saed waa tan ihaysata qof amusan wa cudur misana kuna nol waxan rajeyna in u kaso hadlo la taliyha somaliad .
@shukriomaryusuf2887
@shukriomaryusuf2887 3 жыл бұрын
12kaasba waan arkay .dadka qaarkii su'alahaaga pressure ayay u arkayaan why xaqiiqada jawaabta ayaa dhibkaaga ahba 🤓😜 . Ayuub waaya-aragnimadaada allaha kuu siyaadiyo .
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 3 жыл бұрын
xasan soya luulmake up been u sheegeya miysa
@xamseabdirahman3397
@xamseabdirahman3397 Жыл бұрын
Maahmaahdu waa beenaale markhaatigiisuu fogeeyaa
@muunaabiib501
@muunaabiib501 3 жыл бұрын
Cajiib Arin cad
@farduzamohamed1614
@farduzamohamed1614 3 жыл бұрын
Qodopo dhawra Waan ku arkay dadka Qaar mahadsanit ustaad waqti loo baahnaabaa soo dirty vidiogan Jazzakallu khair
@ronaldahxfd4476
@ronaldahxfd4476 3 жыл бұрын
Nio mala aan kalaso xarirano no samaye taloyin ayaan ka rab naa.
@edel3129
@edel3129 3 жыл бұрын
Beeni raad ma leh
@Dhisidanafta
@Dhisidanafta 3 жыл бұрын
Fadlan iso booqda 1k wax yar baa iga dhiman ee
@ayaanmohmud5720
@ayaanmohmud5720 3 жыл бұрын
Anaa ubahna inaan ogaado
@raxmomaxamedali4245
@raxmomaxamedali4245 3 жыл бұрын
Asc walal waxaan rba talefankaa namarbaga
@carabtube4473
@carabtube4473 2 жыл бұрын
💔💔💔
@falastiincabdirahman386
@falastiincabdirahman386 3 жыл бұрын
Sofa ad lawadaagto family aanfududayn in adkadhamaato haduuyayay below kawaran
@zakialweys2345
@zakialweys2345 2 жыл бұрын
Runta waa qaraar لاحول ولاقوۃالابلاہ
@baraarujintakhayrkaa2945
@baraarujintakhayrkaa2945 3 жыл бұрын
Suhayb Maxaa ku dhacy likta ma muuqanayso tirada
@amenacali727
@amenacali727 8 ай бұрын
Anigu waxaaban arkay qof markaan qosol uqoro ileh maxaad kuqososhay
@hodanjama2062
@hodanjama2062 2 жыл бұрын
Wan ka faiiday
@Salma013_
@Salma013_ 3 жыл бұрын
Ooo
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 3 жыл бұрын
Beenta wixi kaga aadan kakarta kabuxin yaqasb kuguleh dhudhumow waa lagu dalbartaa carsobaxa dhaqalaha waain barista kubixisan hadii noqotan hotelada waain loonasnujiya ood jeebkin wax kabaxa car kurigago kumuqda tag uskud afkaga carfur ferus fana yamani ragi waalabiiqsaday
@firdawzshukuur1893
@firdawzshukuur1893 2 жыл бұрын
Qof inta hadiyad kuubalanqaday oo kuyiri waxaas baan kuukenayaa oo xiriir niiga dhaxeeyo malintii uuwaxkuublanqaday kadip xiriirkaagii gaabshayba oo xitaa- malintaa wixiikadanbeeyay xataa-sifiican kumasoowacayo oo kuuma xiriirinayo qofkaas maxaan kutilmaami karaa xiriirkiisa
@amenacali727
@amenacali727 8 ай бұрын
Waa qof aan daacad ahayn wll
@nasronasronura4988
@nasronasronura4988 3 жыл бұрын
Ustad mhdsnd
@shamuumiye8485
@shamuumiye8485 3 жыл бұрын
Nagu soo biir wax uun waad naga
@deeqoali4252
@deeqoali4252 2 жыл бұрын
Inan yar oo aan hbo u ahay madaxuu xoq xoqda😅
@user-pv4rh1po1p
@user-pv4rh1po1p 7 ай бұрын
sax 😂
@dekdarar9415
@dekdarar9415 3 жыл бұрын
Video kale so samee Haye
@saciidaxmedshariif3551
@saciidaxmedshariif3551 2 жыл бұрын
Hhhh mslh axsanta
@abdiqafaarilkacas8364
@abdiqafaarilkacas8364 3 жыл бұрын
Mᴀ.
@nimoabdullahi7164
@nimoabdullahi7164 3 жыл бұрын
Asm
@axmadabukar9714
@axmadabukar9714 3 жыл бұрын
Aniga aa hada isku arkay ee se iskadayaa wll mcn
@sukaynaahmeth3218
@sukaynaahmeth3218 3 жыл бұрын
Niow ma FBI daad ka shaqeysaa
@muscabmaxamed1737
@muscabmaxamed1737 3 жыл бұрын
Beenta iskaadayo wax kale kahadal
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 3 жыл бұрын
Waxan kaliyaan dhihi lahaa your 5yr too late for me
@iqramohamed8022
@iqramohamed8022 3 жыл бұрын
Hada ka faa.iideyso wixi hore dib ha u fiirinin
@hunohunoo1522
@hunohunoo1522 3 жыл бұрын
Pathologic liar! Ninkas wax ku tuhun galsho ma sameyo. Kaas see lo ogan kara (rag iyo dumar)? Mida kale sidee ku dhacdey dumar xasas kale lala aroso oo sannado ka bacdi leebla ogado ninkan in xaas kale iyo ubad kale qabo? 🤔 Cold-blooded person see lugu garan kara (rag iyo dumar)
@fardouzali5587
@fardouzali5587 3 жыл бұрын
I'm asking you a question are you gay or you are normal men
@muniranuur5899
@muniranuur5899 3 жыл бұрын
Is that a question bismilaah 🤔
@bbenajmathequenoftheworld2267
@bbenajmathequenoftheworld2267 3 жыл бұрын
Why did you ask this question is agay person took to women or attractive to women Don't ask silly questions 😂😂
ENGLISH CLASSKII XAGEE KU DAMBEEYAA ᴴᴰ┇Ayub Axmed
8:57
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 24 М.
10 Qof leh markaad xiriir la leedahay ugu dambayn waa nici doontaa
15:25
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 63 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 11 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 23 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,8 МЛН
SIDEE KU GARTAA QOFKA II QALMA ᴴᴰ┇Ayub Axmed
10:14
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 70 М.
calaamadaha lagu garto qofka beenta sheegaya????
10:30
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 489
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
6:22
Kafikir
Рет қаралды 1,3 М.
QISO DILAGII QARSONAA WAA DHACDO AAD U ARGAGAX BADAN
1:18:10
Somaali star 24k
Рет қаралды 14 М.
sidee kusoo ceshan karaa jaceylkeyga iga tagay!!???
11:18
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 6 М.
7calaamo oo guurka lagaaga xidh xidhay sixrtu tacddiil
22:34
Habib Abdirahman
Рет қаралды 84 М.
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 22 М.
7.Gabadha Leh Kuma Rabto Adiga || Xiriir Kale Ayaa Lagu la Wadaa
8:13
Ninkada 5 shay Haduu kuu sameeyo Dhab ayu kuu jecelyahay Ha iska siideyn
19:38
5 Dumarka haday ku dhahaan inay dhab kuu rabto qiimaheeda
14:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 66 М.
One Two Buckle My Shoes ! #spongebobexe #shorts
0:17
ANA Craft
Рет қаралды 12 МЛН
Кошки не нарушают закон😂
0:34
FERMACHI
Рет қаралды 4,2 МЛН
Когда Нашёл Нового Друга в Диснейленде ❤️
0:18
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,3 МЛН
Just a joke 😂
0:11
ARGEN
Рет қаралды 2 МЛН