No video

$1800 KU MAALGASHO MASHRUUCA SHINIDA AMA MALABKA 🇹🇷

  Рет қаралды 34,536

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

2 жыл бұрын

Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya dhamaan beeralayda Soomaaliyeed iyo dadka raba inay dhaqdaan shinida qaabkay i maalgashan lahaayeen ama u heli lahaayeen waxkastoo uga baahan karaan mashruucan.
Soo dhowaada walalayaal dadka raba inay maalgashadaan mashruucan
Lifaaqan hoose haka iibsadaan PDF lagu qiimeeyay. payhip.com/b/6...
Ama whatsapp kan +252633235388
Consultzakariye@gmail.com
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...

Пікірлер: 96
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Soo dhowaada walalayaal dadka raba inay maalgashadaan mashruucan Lifaaqan hoose haka iibsadaan PDF lagu qiimeeyay. payhip.com/b/6Ng3X Ama whatsapp kan +252633235388
@aminaadan8945
@aminaadan8945 2 жыл бұрын
As wr wb Walaal xageen kaala xiriir NA barnaamijyadaada waan xiisaynaaye
@aminaadan8945
@aminaadan8945 2 жыл бұрын
Mukula hadlikaraa
@AhmedAli-eu1gi
@AhmedAli-eu1gi 2 жыл бұрын
Asc wall zakariye magaceyku wa Cali oo jooka dalka jabuuti ayan jooka waxana haysta 2000dollar maxa mashruuc ahh oo an kuu bilabi kara fadlan ii taalo iku cawi wll mahadsanid
@iimaanyuusuf4994
@iimaanyuusuf4994 2 жыл бұрын
Lacagta PDF ka ma lagu bixin karaa Saad ama sahal
@rahmaelmi5885
@rahmaelmi5885 2 жыл бұрын
Habo allaha ku xifdiyo waan kula soo xidhiidhayaa inshallh
@zakarieabdi1424
@zakarieabdi1424 2 жыл бұрын
Shinnida dhirta ee jeceshahay oo malabka ee ka sameyso waxaa kamid ah quraca iyo dhamaska waliba dhirtaas malabka ee ka sameyso waa daawo Sidoo kale ubaxyada ee jeceshahay waxaa kamid ah gabaldayaha(sunflower), geedka alfalfa ha wax soo saarkoodana wee ka qeyb qadataa🙋‍♂️
@mrwho4819
@mrwho4819 2 жыл бұрын
LOVE THIS DUDE AND HIS ENERGY. CONTINUE TO INSPIRE MY BROTHER👏
@jamaljeego2753
@jamaljeego2753 2 жыл бұрын
Sakeriyow sxb wlhi dhalinyarta aad ayd u cawinaysa waayo wax anan fahansanayn ayd no iftiimisa ganacasiyo aad u faa'ido badan thanks brother
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@banadirfarm
@banadirfarm 2 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye.... $1800 MA kujiraa "delivery" lacagta ku keenista moqadisho
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Maashaallaah waa arrin u muhiim ah Soomaalidda dhaqashadda malabka, aniga waan ku tala jiraa dhaqashadda malabka insha-allaah, xirfadle shine dhaqto waan ahay. Intaan cilmi baaris sameenaayay waxaa isoo baxday in malabka soomaalidda yahay midka ugu quality badan caalamka, qaasatan malabka geed qodxkeedka iyo gobka.
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
Wll m.allah allaha hakuu barakeeyo ganacsigaaga
@ilkacasecade6145
@ilkacasecade6145 2 жыл бұрын
Masha allah bro sakariye waad ku mahadsantahay dhiiri galintaada aad na dhiirineso bro noo soo badi i.a aan ka fa,idesanee
@maxamedmijir9671
@maxamedmijir9671 2 жыл бұрын
Mashaa allaah sakeriye dhab ahaan waad ijeclaysiisay mashruucan in badan buu ka guuxayey maskaxdayda lkn qalabkaa dib ii hayey inshaa allaah waan ka faaidasan arintaa
@saafihoneycompany7111
@saafihoneycompany7111 Жыл бұрын
waan soo dhaweyneynaa ka shirkada ahaan mashruuca shinnida
@ibraahimdoob-baje7594
@ibraahimdoob-baje7594 2 жыл бұрын
Sakariye C/laahi Ali Muxuu ila naga dahsoon Daaha nooga qaaday Muxuu daw cad noo jeexay Alla Daayaw waan kugu diirsany
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@musemohamed1064
@musemohamed1064 2 жыл бұрын
Masha allah Zakarie indhowayd waxba sooma dhigin. welcome back
@abdishakuuryussf1959
@abdishakuuryussf1959 2 жыл бұрын
Asc. Wll Waxaan aqanaa farsamada dharka majraa shirkado malgaliya
@laablakacmedia5678
@laablakacmedia5678 2 жыл бұрын
Maasha allaah soo noqod nabad ah
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Soo booqo bogayaga FB facebook.com/suuqaturkiga www.Instagram.com/suuqaturkiga
@jamalmohmmud607
@jamalmohmmud607 2 жыл бұрын
Mansha allah sxb Soo noqod wacan waxaan jeclaan laheen in aad pdf noga Soo diyarisid barnamijka digaaga iyo ukumaha thnks
@maxamedabdullahi1184
@maxamedabdullahi1184 2 жыл бұрын
Asc zakariye wall waxaa kenya ku leeyahy dukaan dharka lagu iibiyo marka waxaa rabaa in aa dhar jumlaa kasoo iibasado turke waxaan u baahanahy taladaad adiga oo mahadsan wixii lacag ku baxaayo qiimeenta waa diyaa wall
@maxamedabdullahi1184
@maxamedabdullahi1184 2 жыл бұрын
Ama labarkaa qaaskaa ii soo dir wall adiga oo raaliya waa wiilkii dharka jumlaa karabay turke
@ayanlehhoussein7136
@ayanlehhoussein7136 Жыл бұрын
Macha allah merci frrre
@adanxirsi5441
@adanxirsi5441 2 жыл бұрын
Asc walal zakariya waad mahadsan tahay aniga muqdisha ayan joga hadii aan Iibsada bdf mawaxaan latagayaa shirkada wax maal galiya mida kala wixi re muqdisha ah haigala Soo xiriirin lambarkaan SI aan fikirada ganacsi uwdaagna in naga waan iib sanyaa bdf ka inshaalah mahdsanidin
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 2 жыл бұрын
Fikradu waa maxayna wll
@hooyojecel5681
@hooyojecel5681 2 жыл бұрын
Maanshaa Allah waa mashruuc muhima
@safasamawada7034
@safasamawada7034 2 жыл бұрын
Kusoo dhawooow hargeisa waanu ku argnee adiga iyo fikirdaada ganacsiyeedba
@hamdasra8417
@hamdasra8417 2 жыл бұрын
Qalabku ha II danbeye shiinida laftigeda halken ha héla
@tamaamhassan3596
@tamaamhassan3596 Жыл бұрын
Duurka kasoo qabsan
@maxamedabdilaahi5590
@maxamedabdilaahi5590 2 жыл бұрын
mansha Allah brother Zaki
@alijama3892
@alijama3892 Жыл бұрын
Asc hadaan investment igu filan haysan lahaa waxaan hirgalin lahaa dhamaan fikiradaada wanaagsan ee aad nosoo bandhigto
@maxamedxasan2201
@maxamedxasan2201 2 жыл бұрын
Asc wall dharka carurta xagee ka dalban karaa
@xadaaricabdi6303
@xadaaricabdi6303 2 жыл бұрын
Waxaan rabaa lambar kaaga wxn haysta shini fara badan wax iga caawiyana ma hayo ee isoo qor
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 2 жыл бұрын
Aniga arinkaas kaa caawinaya halkeen kaala soo xidhiidha
@cabdiahmed4881
@cabdiahmed4881 2 жыл бұрын
Mansha alaah wax wanaagsan baad u soo gudbisaa bulshada
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah bro
@farahfaysal8628
@farahfaysal8628 2 жыл бұрын
Asc qiimayaasha mashaariicda kale oo dhan waad sheegtaaye adigoo kharashaka oo dhan soo qoraysid maxaad ka green houska usoo qori weydey canshuurtaiyo kharashkiina oo dhan uu kuugu jiro shugran
@sahrasa7873
@sahrasa7873 2 жыл бұрын
Maanshalah walal alaha ku barakeeyo
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah tabaarakalaa shukran
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Zaki sxb waxan rabay Bitcoin information sax ah iga siiso hage kala so xirira bro qurbaha a wan joga
@geedadayg7139
@geedadayg7139 2 жыл бұрын
Walaal aad baad u mahadsan tahay. Waxaan nooga soo hadashaa sidee looga ganacsan karaa wadanka turkiga iyo fursadaha ka banaan. Iyo sida wadanka loo keeni karo ganasiyda laga iibsado
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
Wll turki ganacsigiis rafad buu noqday ha isku aadin
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 2 жыл бұрын
Maashaa Allah sxb well done
@sahalmaxamed3248
@sahalmaxamed3248 2 жыл бұрын
Zekeriye waad ku mahadsan thy in aan xog u gudbiso umadaada kula afka ah wll qalab biyaha kharaar macaan u bedala oo qaraj yar ha ahaadeen matoor tuubooyin ama kiimiko xog iga sii wll
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 Жыл бұрын
Aniga ayaa hada bilaawi rabo walal zakriya intee ka hela
@HasanHasan-mk1xn
@HasanHasan-mk1xn 2 жыл бұрын
Bro Masha Allah your help cumminity needs bro waxaan talk kuugu dari laha narkaag sad caawinaysid barnamishka ganacsiga insa dad expert u sii ah shaqada ganacsiga ina kula kaashatid di ay wixii su aalo ah uga jawaabaan Sida ahada ka hor adiga u samaysay dhaqashada digaaga Ito waxayaabihii caqabadaha kala kulantay Iyo faidaada ka beshay Ito shaqadaaas meshay KU dambeysay Si aad uka wacyi gelisid dadka ganacsiga la quruxda badan lakiin leh caqabado badan si ay u maalgashan ganacsi la qurux badnaaday keliya lakiin caqabado lrh
@yohnk
@yohnk 2 жыл бұрын
Markle fahfahin buuqda nagasii qalabkii kaluunka
@jamajama2401
@jamajama2401 2 жыл бұрын
Muhiimada waa sidee lagu helaa shini wax soo saar leh qalabka meelwalba ayuu yalaa.
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 2 жыл бұрын
Allah ya baarik
@kaxdachannel9891
@kaxdachannel9891 2 жыл бұрын
Zakariye abdulllhi sxb gacafta jecel yihiin dadka soo qiimey
@hamseahmed8836
@hamseahmed8836 2 жыл бұрын
Walalo mashruuci digaaga maad ii sheegi kartaa meel aan ka helayo beedka machine waa iibsadaye mahadsanid
@fadumomuhumed3690
@fadumomuhumed3690 2 жыл бұрын
Walal wholesaleka dharka halka laga iibsado noosoo geli iyo qiimaha
@huraale9443
@huraale9443 2 жыл бұрын
Asc Walal Waxa Aan Ahay Qof U Baahan Moto Taas Oo Ah Tan Jiisaska Ama 5 Lugaleyda Gaar Ahaan Cforce 450l Ama 550 Qiimaheeda
@baxdawbulaale254
@baxdawbulaale254 2 жыл бұрын
Sxb zakariye maad qaalabka shinida ee 1800 $ aan ku heli karo xoogaa ii bayaanisid pdf kasuko imisa sanduuq ayaan ku heli karaa Axsaan iisameey
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamedxasan2201
@maxamedxasan2201 2 жыл бұрын
Asc wall dharka carurta turkey xagee ka dalban karaa
@abdullahi6874
@abdullahi6874 2 ай бұрын
Qaybta PDF-ka PayPal malagu bixin karo miyaaa?
@mxmedclahi5024
@mxmedclahi5024 2 жыл бұрын
Asc will waxan ku weydiinayaa siden u iibsan karaa pdf ka
@liibaanahmed1458
@liibaanahmed1458 2 жыл бұрын
1800 waa intee biis oo shiniya sakariye
@sabiirnabdirisaq3594
@sabiirnabdirisaq3594 2 жыл бұрын
Wll aniga aya rabo ganacsiga rabo iso duceyay🙂
@abdishakuuryussf1959
@abdishakuuryussf1959 2 жыл бұрын
Garabkaga Alle hagalo wll
@sabiirnabdirisaq3594
@sabiirnabdirisaq3594 2 жыл бұрын
@@abdishakuuryussf1959 amiin wll qaliya
@cabdallamohamed6608
@cabdallamohamed6608 2 жыл бұрын
@@sabiirnabdirisaq3594 ma billowdey wll .
@ahammedsomali5539
@ahammedsomali5539 2 жыл бұрын
Sxb. Wad mahad santahay.
@shugrijamac4165
@shugrijamac4165 2 жыл бұрын
Aniga ISO sheeg ka digaag lagu dilaciyo
@msdocumentation4226
@msdocumentation4226 2 жыл бұрын
ASW, Zakariye walaal waan kusalaamay, Email-lada kama soo jawaabtid, email ayaan hadda ka hor kuusoo diray, marka inoo sheeg meesh sida ugu dhaqsiyaha badan ee lagaa helo karo... Mahadsanid
@najibhussein4524
@najibhussein4524 2 жыл бұрын
ustaad meeqa ayay kusoo go'daa shininda sanadki ma halmar ayaa la goostaa mise labo jeer
@aadanfarah7368
@aadanfarah7368 2 жыл бұрын
Labo jeer wll 6 billod mar ayaa la goostaa.
@cabdicasis3649
@cabdicasis3649 Жыл бұрын
Asc wll
@filmkoobe4200
@filmkoobe4200 2 жыл бұрын
Asc wll zakarie Abdullahi Waxan bilabi rabaa mashruuci digaaga wall wxan ubaahna noca digaaga igu haboon. Markan wax so baray waxn so helay. Laba nuuc Light sussex iyo kuroiler. Wll taladada wa i muhiim
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Wcs walal nooca ladhaho White star leghorn ayaan kugula talin lahaa hadaad UKUN/BEED ahaan u dhaqaynaysid hadii hilib ahaan u rabtid noocyada Broiler ha baadh.
@filmkoobe4200
@filmkoobe4200 2 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye mahad sanid wll
@reflectonwhatsgoodm4980
@reflectonwhatsgoodm4980 2 жыл бұрын
Anywhere to invest money in there wll
@omarabdinourgacmo-dheere8860
@omarabdinourgacmo-dheere8860 2 жыл бұрын
Nio kulumeysiga ka soo hadal
@xamseofficiall7509
@xamseofficiall7509 2 жыл бұрын
Adbad u Mahadsantahay wll
@user-oi4ig9sv3s
@user-oi4ig9sv3s 2 жыл бұрын
Asc wll e comerciga soo duub
@hogolsomalifilms9204
@hogolsomalifilms9204 2 жыл бұрын
Ustaadow from baladweyne miyaad tahay nin aan iskuul isla dhigan jirnay ayaad iila ekaataye😁
@xadaaricabdi6303
@xadaaricabdi6303 2 жыл бұрын
Asc
@omaradam6924
@omaradam6924 2 жыл бұрын
Sxbow arinkaan waa mid aad iyo aad u wanaagsan lkn ogaalkeygii haddan qaldaneyn hormuudka ayuu u xirnaa😄😁
@abdihakinahmedhassanwarfaa333
@abdihakinahmedhassanwarfaa333 Жыл бұрын
Kkk
@eagleaad5183
@eagleaad5183 2 жыл бұрын
Bagaash dal shisheeye hadba laga soo raro, ummadi somaliyeed way ka daashay. Hadda warshadayn aya loo gudbay, in dalka gudihiisa wax lagu soo saaro
@maxamedkoronto6665
@maxamedkoronto6665 Жыл бұрын
Boosaso 40$ kiiladii
MASHRUUCA SINSINTA OGAADA - SOMALI SESAME INDUSTRY IS $300 MILLION
9:53
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 6 МЛН
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 54 М.
5 QALAB OO WERSHAD SAAMBUUS KU BILAABI KARTID - Samosa Business
10:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 14 М.
MUUQAAL XIISO LEH OO KU SAABSAN DHAQASHADA SHINIDA
27:03
Marwaaz Academy
Рет қаралды 18 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 93 М.
2030 MILLIONAIRE-DA UGU BADAN AFRICA XAGAY KASOO BIXI DOONAAN?
10:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
Mama koos|  oo nolosheedii isbadashay
8:00
Dhakhtarrr
Рет қаралды 42 М.
Sidee lagu ogaadaa Malabka Saafiga ah?... Daawo muuqaalka..
15:22
Siciid Xagaa Afrax
Рет қаралды 7 М.
Warbixin:-Maxaad ka taqaan dhaqashada Shinida?
6:56
Somali cable
Рет қаралды 4,1 М.
Qalabka Shinida lagu dhaqo | Utimate beekeeping guide ( Mashruuc malabka )
12:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 33 М.
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18