No video

Qalabka Shinida lagu dhaqo | Utimate beekeeping guide ( Mashruuc malabka )

  Рет қаралды 33,641

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

3 жыл бұрын

Social Media igala soco.
halkan ka gado qalabkan waa suuqa online ka amazon
Suudhka shinida - amzn.to/38KzmpW
Qiiqiyaha, burushka, midida shinida - amzn.to/3kFzAkq
mashiinka malabka mire - amzn.to/2KdIbhP
Qalabka tayada malabka baadha - amzn.to/35yq6Da
Caaga boqorada lagu qaado - amzn.to/36Br29g
Sanduuuqa shinida - amzn.to/2UwEXYD
ubaxa shinida loo beer - amzn.to/3nv6W7m
📞 Talk to me for 45 mins 👉 calendly.com/c...
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...
#Horumarsamee

Пікірлер: 225
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
CASHARKAN CASHARADA UGU MUHIIMSAN KANAALKA ABID SOO GELIYO AYUU KAMIDYAHAY HALAGA FAAIDAYSTO MUUQAALKA LIKE INAAD SAARTAAN HA ILAAWINA.
@maahirali7227
@maahirali7227 3 жыл бұрын
Oky mudane
@cookingwithnimco3941
@cookingwithnimco3941 3 жыл бұрын
Asc walaal programaadaada waan kuxirannahey laakiin talaan kaadoonayaa ee telkaaga iisoo qori kartaa
@afendibrochannel9944
@afendibrochannel9944 3 жыл бұрын
Haye pro
@dhacdotv9426
@dhacdotv9426 3 жыл бұрын
War nio linkiyadii kaama hayno
@gaaranebarre7849
@gaaranebarre7849 3 жыл бұрын
Ustaad adiga meel aankaala soo xariiiro ayan jeclaan lahaay hdii suurta gal thy
@Happyqaali
@Happyqaali 3 жыл бұрын
Walal waad mahdsantahay runtii aad baan kaaga faa’iidnay alle haku barakeeyo
@homila642
@homila642 3 жыл бұрын
Maashsaa allaah tabaarakalaa Jazaakalaahu khayr Barakallahu fiika shukran mahadsanid
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 3 жыл бұрын
Maasha allaah dhamaan mashaaraacdiida aad ka hadasho badankooda waa kuwo aan maskaxda an ku hayay o an is lahaa ka hir gali wadanki hadii aad u laabato shukran wll asxaabey qofki wadanki joogo o dhalin yaro ah fursadahan ka faaiideysta wlhi waa fursado
@sarahmohammed3986
@sarahmohammed3986 3 жыл бұрын
Maanshalah tabarakalah aad baad u mahadsantahey
@diinisanweyne4353
@diinisanweyne4353 3 жыл бұрын
maansha ALLAAH jasaa,aka LLAAHU kheyr aad bad umahad santahay walaal
@ScenicWorld4k
@ScenicWorld4k 3 жыл бұрын
Mansha allaah sxb sakariye waan sugayay mashruucan runtii
@BaxasanA
@BaxasanA 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal macluumaadka wanaagsan
@mohamedidiris3436
@mohamedidiris3436 3 жыл бұрын
Mansha alaah walal, waa muuqaL wngsan mahadsanid walal
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Adaa mudan walal soo dhowow
@yasinyusuf7956
@yasinyusuf7956 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll qali zakariye runtii waxad tahay qof wanagsan alle janada hakugu casuumo een qayb 2aad noo soo geli oo shinada ah jazzaka allah
@kismachannel
@kismachannel 3 жыл бұрын
Masha alah walaal zakariya waad mahadsantahay mudaan sugaayaya cashar kusaabsan shinida casharakale oo shinida kusaabsan noogu soodar jasaakumulah
@muxiyadinxamud1428
@muxiyadinxamud1428 2 жыл бұрын
mashruuca soo badi walal
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 2 жыл бұрын
Masha Allah wll allaah ha ku xifdiyo Ee noo soo badi waxyaabaha sidan oo kale ah
@jibriiljuba4693
@jibriiljuba4693 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@fatumanoor3261
@fatumanoor3261 3 жыл бұрын
Masha,allaah mahadsanid zakaria Walaall waxbadan ayaan kaa,faaiidney baarakalaah-fiik.
@abdiqaniahmed9440
@abdiqaniahmed9440 Жыл бұрын
Jazakalah wll
@abdishakurabdulqadir3342
@abdishakurabdulqadir3342 3 жыл бұрын
Zxp qalabka BADA iyo inta lasiiyo iyo wadamada ugu fican
@qalabkamohamed840
@qalabkamohamed840 2 жыл бұрын
mashallah Mogadishu Malaga helikaraa qalabka
@abdirizakmuseibrahim513
@abdirizakmuseibrahim513 3 жыл бұрын
masha allh nin wanaagsan baathy
@zahracookingofficial
@zahracookingofficial 3 жыл бұрын
Msansha Allah
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 27 күн бұрын
ماشاء الله mahad sanid wll
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 жыл бұрын
Keep going 👈👍♥️♥️♥️
@maidhane84
@maidhane84 9 ай бұрын
Sc walal ad ban ku salamayaa barnamijkaga waxan arkay dhawaan aad baanan u dhagaystaa lama soo koobi karo faa'iidooyinka ku jira waxa intaa dheer dadaalka baraarujineed ee ad umada somaliyeed tusayso dalka iyo wax soosaarkiisa sidi looga faa'iidaysan lahaa waan kaaga mahad celinaya shaqsi ahaan guul ban kuu rajaynayaa
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Dadka raba inay qalabkan gataan halkan lifaaqyada hoose ee suuqa amazon haka gateen. Suudhka shinida - amzn.to/38KzmpW Qiiqiyaha, burushka, midida shinida - amzn.to/3kFzAkq mashiinka malabka mire - amzn.to/2KdIbhP Qalabka tayada malabka baadha - amzn.to/35yq6Da Caaga boqorada lagu qaado - amzn.to/36Br29g Sanduuuqa shinida - amzn.to/2UwEXYD ubaxa shinida loo beer - amzn.to/3nv6W7m
@aamiincismaanofficial404
@aamiincismaanofficial404 3 жыл бұрын
Qalabka ayan donayaa wllo e halke ka helaa
@nuurfaaraxkulmiye3891
@nuurfaaraxkulmiye3891 2 жыл бұрын
Snduuqa shinida was imisa
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 3 жыл бұрын
Zakariye waad mahadsantahay anoo kawakiila dhalinta 5ta somaliyeed.
@koore.
@koore. 3 жыл бұрын
Mansha Allh wllo aad baan kaga mahad celinaya xogta dhamayska tiran insha Allh dhawan ayaan rabay inan mashruca bilaabo hadii Alle igu guuleyo👍
@madadaalochanal4750
@madadaalochanal4750 2 жыл бұрын
Muqdisho 20-25
@maandeeqhealthandbeautycha5078
@maandeeqhealthandbeautycha5078 3 жыл бұрын
Masha allah
@apollo-rn2mu
@apollo-rn2mu 3 жыл бұрын
masha allaah
@abdishakurabdulqadir3342
@abdishakurabdulqadir3342 3 жыл бұрын
Wll qalabka BADA inoo qasoo waran
@colowjimcaale1528
@colowjimcaale1528 2 жыл бұрын
Bishi Halki Sanduuq Meqo ltar Ayaa Ka Imaankarto
@muxiyadinxamud1428
@muxiyadinxamud1428 2 жыл бұрын
waa 700Birka itoobiya
@user-hp9sv2xq9r
@user-hp9sv2xq9r 11 ай бұрын
Waa 60
@haldoorsaedm.hussein5394
@haldoorsaedm.hussein5394 3 жыл бұрын
Ceerigaabo 20-23 doller brother.
@caddow50
@caddow50 3 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsan tahay waxaan joogaa caasimadda dowladd goboleedka hirshabelle 1kg waa $30 malabka saafiga ah
@hibakhassan8131
@hibakhassan8131 3 жыл бұрын
Imisalasiiya
@MaxamedidirisXadi
@MaxamedidirisXadi 9 ай бұрын
Wallaal adoo mahadsan music-ga ha ku bilaabin video-ga fadlan
@xawyow4384
@xawyow4384 3 жыл бұрын
waaa sax zxp 20-25
@umucaaliya2390
@umucaaliya2390 3 жыл бұрын
Muqdisho litarki waa 22
@dahirqalinle4811
@dahirqalinle4811 3 жыл бұрын
Mhdsanid wll sakariye, waxaan jooga Gobolka Gabiley, Wuxu maraya 1Kg $20 waa beerta Bulaale farm.
@user-zs3xj1vt4c
@user-zs3xj1vt4c 6 ай бұрын
1:50
@user-ix4so5ln8e
@user-ix4so5ln8e 4 ай бұрын
Wa10
@mohamedmahad3689
@mohamedmahad3689 3 жыл бұрын
👌👍
@intisamisak4246
@intisamisak4246 Жыл бұрын
asc zakeriye wll monico honey sida somalia loogu beeri karo noo soo baar
@dailycontent3955
@dailycontent3955 3 жыл бұрын
Waxaan jogaa maagaalada muqdisho malabka saafiga ah ee nadiifka ah lkilo waa 32$ ilaa 35$ inta udhaxayso
@mohamuddemohamed6621
@mohamuddemohamed6621 3 жыл бұрын
Xiligaan runtii lama helo malab saafi ah
@dalmaruk25
@dalmaruk25 3 жыл бұрын
qalabka shinida oodhan burco ayey yaalan somaliland a to z
@abdulkadirhusseinaw-ali2537
@abdulkadirhusseinaw-ali2537 11 ай бұрын
Bee-hive waa loo yaqaan= [halbaar].
@daudxanjoalselefiii8115
@daudxanjoalselefiii8115 3 жыл бұрын
Asc wll mahadsanid waxaan joogaa ceergaabo xageen ka helayaa somaliland bee south ka
@carmiyeahmed4797
@carmiyeahmed4797 3 жыл бұрын
Gacanta kobada qiimuhu waa $16 gaarahaan sheikh saxil
@yuusufshaxmed5945
@yuusufshaxmed5945 2 жыл бұрын
Asc Waan kaaga mahad celinayaa Sida hufan ee aad nogu sharaxday
@nacimajamal2665
@nacimajamal2665 3 жыл бұрын
HARGAYSA 1KG WAA 20$ MAASHA ALLAH SHINNI DHAQASHADU WAXAY UBAAHANTAY XIRFAD WAXAAN DHAQANAYAY MUDO 20 SANO AH
@Ismaciljuube-rj3vb
@Ismaciljuube-rj3vb Жыл бұрын
Isoqor talefan kaga
@aamiincismaanofficial404
@aamiincismaanofficial404 3 жыл бұрын
Wllo wxan donayaa qalabka shinida
@siciidmaxamedabokorbiixi1134
@siciidmaxamedabokorbiixi1134 3 жыл бұрын
burco wuxuu kamarayaa kiloga malabka ah $20 dollars
@adancabdi4301
@adancabdi4301 3 жыл бұрын
Asc Maashaa ALLAAH waxaan Daganahah Tuulo Hoostimaada Gobolka Hawd waxaan ubaahanahay DIRAYSKA Tilifoon Kaa Saansitaa
@Todob_3
@Todob_3 3 жыл бұрын
Digaaga walaal ku xigsii
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 3 жыл бұрын
Walal digaaga waaka hadalnay afar muuqaal ayaan ka sameeyay booqo gudaha kanaalka
@somalipatriot7160
@somalipatriot7160 3 жыл бұрын
Baardheere $10/1kg
@makahilabdirahman8316
@makahilabdirahman8316 3 жыл бұрын
Borama 10$ or 13
@afendibrochannel9944
@afendibrochannel9944 3 жыл бұрын
Hergeiza 12$
@QALINLEHASSAN
@QALINLEHASSAN 3 жыл бұрын
waan kuslamay sakariye ,walala maha in aad shaykasta dadka ugu tilmanto in ay dalbadan dibada waa in ay gacantoda kusamaystaan waa fegrad khaldan ila mindida uguyar amazon iyo turkay ka dalbo , waa khalad waa in dadku shakasta gacantoda kusamaystaan xataa maschineka (malabmiirka)
@fannimahamed3716
@fannimahamed3716 3 жыл бұрын
Waa $23
@qasimabdinurabdullahi572
@qasimabdinurabdullahi572 2 жыл бұрын
$25 1 kg Tan kabarta 1kg $10
@qasimabdinurabdullahi572
@qasimabdinurabdullahi572 2 жыл бұрын
Waa Gobalka Bay
@abdisalanabokor7108
@abdisalanabokor7108 Жыл бұрын
Wll waxan doonayaa biifta boqoroda
@hibomohamud2282
@hibomohamud2282 3 жыл бұрын
walaal za karia ice cream rools business kasohadal next vedio ado mahadsan
@cayuuka2488
@cayuuka2488 3 жыл бұрын
dhowr qof oo ninkaanoo kalaa soomaalidu haday helilahaayeen waa hormari lahaaye ninkaani waa nin shaqayanaya waxaasi ka badan faa iidada uu uhayo daka soomaaliyeed
@aadancismaan1062
@aadancismaan1062 3 жыл бұрын
30$
@sahalmaxamed531
@sahalmaxamed531 3 жыл бұрын
Asc Sbx w mhadsantahay kharajka qalabka w meeqa
@sahalmaxamed531
@sahalmaxamed531 3 жыл бұрын
Sxb dgmda isku/shubn 1kg*$30=30
@salaadocali9381
@salaadocali9381 3 жыл бұрын
Somali Shaqo marabato haiskudalin dadki beralayada waasobarakacen
@qalifsharif7445
@qalifsharif7445 3 жыл бұрын
Nio inta laga so xarir karta
@tawanecismaan536
@tawanecismaan536 3 жыл бұрын
Galgaduud waa 30_28
@calixuseen569
@calixuseen569 3 жыл бұрын
sheikh somaliland waa $10
@yaxyemaxamed7783
@yaxyemaxamed7783 3 жыл бұрын
Walaal Suuqa olayn waxaan doonayaa qalabka shinida oo oo iibe we xagee ka helaa
@mryyoose8538
@mryyoose8538 3 жыл бұрын
Liter $30 mogadisho
@abdinajiib2813
@abdinajiib2813 3 жыл бұрын
Waxan joogaa magaalada muqisho malabka 1 liter waa 15$ waxan kamid ahay dadka kuxiran chanelkaga mudo sanado ah balse taladii aan sugaayay caawa ayan kahelay mahadsanid wll waxan rajeynayaa inaad noogu sodari doonto habka dhaqadi iyo time ka malabka
@johndeo6013
@johndeo6013 3 жыл бұрын
Sxb kaso hdal adigo mahadsan..sida loo bilabo ganacsi.. ice cream.. mahadsanid..wax walbo uu ubahanyhy marka la bilabayo..thanks
@abdikhadirmohamedomar445
@abdikhadirmohamedomar445 3 жыл бұрын
Magacaygu waa abdi khaadir mohamed jooga Magalada beled weyne 3 litter waxa la iibiyaa $50 walaal
@jamacmaxamed5631
@jamacmaxamed5631 3 жыл бұрын
Waxaan-joogaa-ceerigaabo-waxan"haystaa'laba'saxaaradood'maraas'waxaan'ubaahan-ahy'qalabkaas"casrigaah
@cabdisabaax7074
@cabdisabaax7074 3 жыл бұрын
Asc wll zakariya waxan ku weydiina guud ahaan bilaa bida mashruuca shinida meeqa lacag ayaan ku bilaabi karaa mahadsanid
@mahamedabdireshiid3675
@mahamedabdireshiid3675 2 жыл бұрын
Magalada jigjiga 40$
@adancabdi4301
@adancabdi4301 3 жыл бұрын
Asc
@abdalleadam2483
@abdalleadam2483 3 жыл бұрын
Wll Boqorka shinida maxa lagu Xareya
@eng-adamjimalebardad6979
@eng-adamjimalebardad6979 3 жыл бұрын
Add baad umahandsantahay wll Zakarye waxaa mashruuc aan ku fikariyaya..Mudo
@zamil2024
@zamil2024 11 ай бұрын
Jigjiga 1kg 800
@zamil2024
@zamil2024 11 ай бұрын
800birr=8 dollar
@nacimajamal2665
@nacimajamal2665 3 жыл бұрын
Waxan kudhaqdaa bariga iyo koonfurta caasimada hargaysa hada WAXAAN ahay tababare
@naimamohammed814
@naimamohammed814 Жыл бұрын
Hargeisa waa $20
@muzcabshaq3535
@muzcabshaq3535 5 ай бұрын
Wlhi
@xasanmaxamad9804
@xasanmaxamad9804 3 жыл бұрын
Asc zakariye waaxaainoosoosharaxdaa meeshalaguiibiyo iyo sidalooiibiyo waaigacodsi
@ruweydoruun8168
@ruweydoruun8168 3 жыл бұрын
masha allah walal zakariye waxaan joogaa south sudan kiilowga waxa u ka joogaa $ 10
@jawahirali9538
@jawahirali9538 3 жыл бұрын
Ruweydo xagee lagugadhaa malaab saafi aah Sudan ayaan kulajooga
@maxamedkoronto6665
@maxamedkoronto6665 Жыл бұрын
40 kiilo gobolka bari Boosaso
@SiciidCali-yw8pe
@SiciidCali-yw8pe 4 ай бұрын
ASC
@somalitiktok888
@somalitiktok888 Жыл бұрын
35 dollar
@maxameddeeqcabdi2868
@maxameddeeqcabdi2868 Жыл бұрын
aaway linkiga wll
@waxiidjaamac9368
@waxiidjaamac9368 2 жыл бұрын
17$
@LTGAzam
@LTGAzam 2 жыл бұрын
Mogadisho malabka saafida ah 1kg waxa uu dhexeeya 25 ilaa 30 aad buu qaali uyhy
@raxmogobey2552
@raxmogobey2552 3 жыл бұрын
Muqdisho $26/28
@afendibrochannel9944
@afendibrochannel9944 3 жыл бұрын
Second view
@bestrestingmood7497
@bestrestingmood7497 3 жыл бұрын
Xamar 33$ dollar
@shamsoisse8700
@shamsoisse8700 3 жыл бұрын
Ask zakariye please vedio nooga soo samee paypal ka iyo sduu ushaqeeyo io sda loo isticmaalo iyo haduu somalia ku shaqeyo maxa yelay waxyalo badan ama shaqoyin badan oo online ku qaban lahayn paypal account la'aan ayaa naga reebta mahadsanid.
@abdirahman755
@abdirahman755 2 жыл бұрын
Magaalada boosaso 25 ilaa 35 ayuu ka maraya
@abwaansharlaawe1
@abwaansharlaawe1 3 жыл бұрын
15$
@alinuno2122
@alinuno2122 Жыл бұрын
6doler
@mohamedosmanmohamed4537
@mohamedosmanmohamed4537 3 жыл бұрын
Mogadishu $ 30 ,
$1800 KU MAALGASHO MASHRUUCA SHINIDA AMA MALABKA 🇹🇷
10:12
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 34 М.
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 35 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 54 М.
Xarunta xusuusaha xasuuqii ka dhacay Rwanda Qaybtii 1AAD
37:29
Hereri Media
Рет қаралды 143 М.
MASHRUUCA SINSINTA OGAADA - SOMALI SESAME INDUSTRY IS $300 MILLION
9:53
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 42 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 93 М.
Beerta Shinnida ee Deegaanka Kur Barwaaqo 12 July 2016
11:51
PUNTLAND TV
Рет қаралды 8 М.
MASHRUUCA GREENHOUSE KA MILLIONAIRE KU NOQO
13:23
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 107 М.
LABADAN MASHIIN KAGA GANACSO CALAFKA XOOLAHA (BUY THIS PRODUCTS)
9:55
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
Qaabka Shiniida loo Dhaqdo iyo Faa'Iidooyinkeeda
5:23
SAAB TV
Рет қаралды 2,2 М.
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 35 МЛН