2 DUMARKA qaar waan la yaabaa - isku filan warkeeda ma runbaa?

  Рет қаралды 34,917

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 196
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 Жыл бұрын
Aduunkan Hayaamay Ragbaa hirar geeyay Ragbaa Hamigooda Haweenka rumeeyay Ragbaa u horseeday hablaha farxadooda🥰 Rabi meelaan Ragjoogin inama dhigo 😊
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 Жыл бұрын
Ustaad Isku filan macnaheedu maaha sidaas ee waa gabar wax baratay oo shaqaysata nolosheeda iyo gurigeedana iyo sawjkeedaba wax kuso kordhin karta hadi calafku dhamaadana aysan ubaahan nin iyo family toona oo ilmaheeda iyo nafteedaba horumarin karta wataas isku filan ee lagama hadlayo awoodaha raga illahay gaarka usiiyay sido kalena gabdhaha awooda gaara uu rabi siiyayay oo la yiri is dhamaystira mid walba wa nusqaan rag iyo dumarba
@nimconuur8178
@nimconuur8178 Жыл бұрын
Ragu dumarka way ubahan yihin dumarkuna raga way ubahan yihin waa sobobta uu ilaahay inoo ga dhigay rag iyo dumar qofna qof madafiri karo😊😊😊
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Жыл бұрын
Ragu waa power keena aabahay baa iigu horeeyo boqorad Baan agtisa ka ahaa dhididkiisana kusoo koray Allaah uraxmadee Wiilasha inta wanaagsan baa Naga badan gbdhahana inta wanaaagsan baa Naga badan isduritaanka aan iska dayno Aduun rag la aan ah miyaa jirilaha😢
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 Жыл бұрын
aamiin wll aabe
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Ragg iyo dumarku inay is caayaan waa ceeb caleek ,noloshuna waa is Bushmen iyo istixgalin ,masha Allah ustaad runtan waad sheegtay 👏👏 Allah siiyo qofkasta qofkii Alle u qorey 🤲🏼🤲🏼
@Maryama_22
@Maryama_22 Жыл бұрын
Nin la'aan waa abaar 🎉❤ Faarax somaali la'aantiis mar hore bay itoobiyaan iyo keenyaati na dhici lahayeen Lab iyo dhedig Allaa iskugu tal gle
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 Жыл бұрын
Ani wa layabaa marka arko dumar dhahaayo raga uma baahnin intaa layaabo ka aamusaa marka ilaahow rag hanoo wayin ragu wa gaashaankeena gabdhii geesi raga ladhasay lee kasaysa ❤😍
@ASMReatingfood12
@ASMReatingfood12 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم❤💯
@asmaosman9787
@asmaosman9787 Жыл бұрын
Mclin wlhy wxn ku kalsoonahy talo kastood canaaana iyo mid maslaxaadaba 🤲ilaahy meelkastood joogto hakugu amaansado
@aishaabdiwahab3550
@aishaabdiwahab3550 Жыл бұрын
Runta rabiba Nagu jecel rag lagama marmo ani rag kama marmo wey ila dhashen oo cadowgan Ka dugsada abaheyna waa rag oo waa adunkeyga nin ina guursado Raba INA rag dhalona wan Raba marka batatan ani rag kama marmo wllkey❤❤❤
@haredmohamed667
@haredmohamed667 Жыл бұрын
Mashaallah ayub ilaahay haku xifdiyo
@ifraaxxasan7585
@ifraaxxasan7585 Жыл бұрын
Masha Allah
@xiyock2419
@xiyock2419 Жыл бұрын
Xaqiiq ayaad ka hadashay vediowgan waa run aniga xagayga vediowgani wuu ka gadan yahay thnkz
@aaminasiciid1471
@aaminasiciid1471 Жыл бұрын
Ayuub axmed keep going wllkay Thnkyuo
@rahmaanwarisse3197
@rahmaanwarisse3197 Жыл бұрын
M.ashllh hadalkaagu wll wuu saxanyhy 2 daas ayaa dhaho rag waan ka maaranay lkin inta caqliga u saaxibka ah fikirkaas way kaso horjeedaan Jazakllh khair wllky ayuub
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 Жыл бұрын
Great point 🥰🤗
@faizokhalif3542
@faizokhalif3542 Жыл бұрын
Wa sax wallhi ❤❤
@khadarmohamedali
@khadarmohamedali Жыл бұрын
Mahadsanid wll qli qiyaaliga inta kunool imtixanka ilahey ee aduunyada nagu imtixanayo sidee ugu goleysanaayaan Imtixanka ilahey waxa kabixi karo qof rabigii martay oo si adag xirigiisa uqabsaday ayaa kubaasi karo alle hadoo idmo
@mohamedabdi197
@mohamedabdi197 Жыл бұрын
Machallah machallah ayoub
@amsproduction9321
@amsproduction9321 Жыл бұрын
Thank you teacher
@YasmineMoho-oo3eu
@YasmineMoho-oo3eu 8 ай бұрын
Merci énormément j'apprécie vraiment vos vidéo
@nimcosagal955
@nimcosagal955 Жыл бұрын
wlhi ayuubow run bad ka haddashay ilahay cimriga haku barkeyo wll🎉❤
@Axyaadunya
@Axyaadunya Жыл бұрын
Thanks wll mcn✊🏾
@mohakhader9913
@mohakhader9913 Жыл бұрын
Thanks bro ayuuub❤❤
@Awobmsjksn
@Awobmsjksn Жыл бұрын
Wa runtaa lakin ragga aad ka shekayneysee wax sameeya ee intaa ka booda intaa wax ka sameeya Hoostena ka soo saarnaa markasa boodhka ka biina socod barnaa markuu wax qabsado ayuu anaka dib noogu mano sheegtaa wlhi wa aduunyo 😅 Waxad tihin anaka idinka dhigney don't forget that 😊
@cismanmahamud126
@cismanmahamud126 Жыл бұрын
Macalin wax badan ayaad nolosheyda ka badashey Alle haku xifdiyo
@naciimanuura-qo1ie
@naciimanuura-qo1ie Жыл бұрын
Xaqiiqa weeye thank you 🙏🥰
@hassanbilan1638
@hassanbilan1638 Жыл бұрын
Is reality I sir need mean ,ayub axmed is best intelligent 🧠 thanks, I think is good answer for women
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
wlc Ayub Brother 👏👏🙏👍👍👍
@hamdafarah7496
@hamdafarah7496 Жыл бұрын
Wa ruun wallo raagu wena dhale wina dhageena masha.allh ale hano bara keeyo
@liibanhasan5714
@liibanhasan5714 Жыл бұрын
Teacher tanks ❤
@hoodoqaali2429
@hoodoqaali2429 Жыл бұрын
wlhi ragu wa tirka nolosha ilhy hano dayo wila shena 🤲🥰❤
@ramloraali1358
@ramloraali1358 Жыл бұрын
Allha kuxafiido ustaadi
@kawsarmaxamedcabdi5149
@kawsarmaxamedcabdi5149 Жыл бұрын
Maaan shallh ...ayuub ..mcln wng wax badan ka faa idnay ...
@hanaahmed2211
@hanaahmed2211 Жыл бұрын
facts some people are bitter after fitnah. may Allah guide us all
@caashoxasancali52
@caashoxasancali52 Жыл бұрын
Thanks 😊
@HaawoMohamed12
@HaawoMohamed12 Жыл бұрын
Alla ayuup run badnaa
@siyaad_lion
@siyaad_lion Жыл бұрын
That is really my brother ayup
@shoukryhassan1021
@shoukryhassan1021 Жыл бұрын
wlkey qali runta waye wax malin kasto na bilaayo o no shaqeeynayo so raga mahan abal guuda ma gudi karne
@CaishaCaishahussein
@CaishaCaishahussein Жыл бұрын
Ragu waa haftida ugu qalisanee illahay nasii waa abe waa wll waa ninkaga inaas hadad midway ayaaba boskas cidladad kadaraymayso laqiyaasi karine ma rag nodhanaa laga marmaa
@user-ni4tj8ri6s
@user-ni4tj8ri6s Жыл бұрын
Runta aakugu jeclhy ilhy ha.ku xafidoh ustad ❤
@beingal-cadaala2307
@beingal-cadaala2307 Жыл бұрын
Sxb allaha ku xifdiyo aadban kuugu xeranahy no.1 like iyo comment ka baxshay ayan ahay☝️
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
Ilaahay hano waayin wiil somali nimanka xun inta wanaagsan ka badan gabdhaha ajnabi guursaden garanayan qiimaha wiilasha somali
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын
Wax badan Ka Faiday wllkey Alle Haku barakeeyo
@Abdullah35337
@Abdullah35337 Жыл бұрын
Raggu dumarka kama maar maan dumarkuna ragga kama maarmaan😍😍
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow Жыл бұрын
Kkkk wllow wad na heysa Wana runta guleyso wllkeya Ani hada Wan Bedala gon keyaga ish allha
@MrMoha23
@MrMoha23 Жыл бұрын
Absolutely 👍
@umalkhayrgeenyo3606
@umalkhayrgeenyo3606 Жыл бұрын
Exactly 💯
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
Raga wa lafdhabarteena aan kutiirsaahy tnk ayuub wll
@sagalaxmed4374
@sagalaxmed4374 Жыл бұрын
Wa run 👏
@user-tc3bw9iv6w
@user-tc3bw9iv6w Жыл бұрын
Shkarn ❤❤🙏🙏🙏
@user-tc3bw9iv6w
@user-tc3bw9iv6w Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤sax wallh 😢
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Жыл бұрын
Guuleeso moalin
@zulekapile3482
@zulekapile3482 Жыл бұрын
Ayub Axmed ilahaye haa noo barakeyo ragga maraksta ragga kama marmiyon
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
Xaliimooyinka aan garaadka laheyn xaqiiqdaa u sheegtay thanks ustaad
@sagalapdiqani7852
@sagalapdiqani7852 Жыл бұрын
Faraxyd daalan adigun usheeg 😅😅
@sumayosusu-qj4xi
@sumayosusu-qj4xi Жыл бұрын
Ayuub ahmed😍
@juwaabdirizaaq428
@juwaabdirizaaq428 Жыл бұрын
Naagaha saas dhahaayaan waa kuwo waalan wax kle oo ku tilmaamo ma.aqaan rabbi baa noo sameeye ragga. Dumrka gaashaanka ayagaa u ah wax walbo oo adag ayagaa noo qbtaan dumrka wexee qbtaan waa wax iska yar hadii loo fiiriyo shaqda ragga qbtaan illahow hanoo waayin rag.
@xamdaxaali9305
@xamdaxaali9305 Жыл бұрын
Wllkay Ayub waad ku mahadsantahay ma baahde waa ilahay bini Aadam waa diciif lama kala maarmayo waa laysku bahanyahay 🙏🙏
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Thank you teacher.... 🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@abdulaahiabdinuur
@abdulaahiabdinuur Жыл бұрын
صدق
@hubsasho
@hubsasho Жыл бұрын
Walaalayaal
@kowsarali9534
@kowsarali9534 Жыл бұрын
Saxiix❤
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
sax wa Runta
@SIIII___2024
@SIIII___2024 Жыл бұрын
Scw. Scw scw. 💔💔
@rashidafarah3220
@rashidafarah3220 Жыл бұрын
Raga waan xishmeeya alxamdulilah
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Alllh noo dhaafa rageena sharaftoda aya nu nahaye🥺 La,aantoda abaar🥰😁 Wiilasheena soomaliyeed ✌😊 ...shukrn ustaad
@tigerboy5408
@tigerboy5408 Жыл бұрын
Qoorta nosaarantahay xalimoy 😂😂😂
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
@@tigerboy5408 myee garbha faarax😂
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
Madaxa no saranthy gabadhay
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
@@idirishassan4081 sharaf iyo karaamo🤴🥰
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
@@Zahruush Sidokle quruxy
@ziramaarhashi-mj4lp
@ziramaarhashi-mj4lp Жыл бұрын
Really
@hubsasho
@hubsasho Жыл бұрын
First
@fathiabdirizak3960
@fathiabdirizak3960 Жыл бұрын
Really ✍️ wlhi Lkn Lama Kala Marmo Rag io Dumar Lkn Ragu wa Garabkeena allow rag hano wayin
@MohamudAadan
@MohamudAadan Жыл бұрын
Gabdhaha so Fadhista Chanel ka Asad hagio 27 si fcn u dhageysta waan sugayy jawabtan aniga.
@maryanabshir2270
@maryanabshir2270 8 ай бұрын
kkk anagaa somaliyaa duumarka hilbkaa qaala
@hassanikran
@hassanikran 7 ай бұрын
Walal habluhu isku mid maha hadu isaku hayn ana bixinaya sobobtoah inan helo oon xalal ku helo baa ee mihim ah
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Waa hadal jiho aanan haysanin nafisna ay ka raadiyaan
@najmamaxamed3484
@najmamaxamed3484 Жыл бұрын
wll ayuub hadaa anaga dumarnahay waxayagu ma cada markaa tooshka ka yaree 😂
@kowtharahmed7397
@kowtharahmed7397 Жыл бұрын
Thanks wall
@hibahassan781
@hibahassan781 Жыл бұрын
Ani ahaan raga waan necbahay saas oy tahay wiilal unbuu ilahay isiiyay la imana furin willal badana way ila dhashen hadana nin marka maqlo wan xanaaqaaa
@farhaanabshir7325
@farhaanabshir7325 Жыл бұрын
Ilaahey haku caafiyo 😂
@hafsahappy3034
@hafsahappy3034 Жыл бұрын
Hadii lagu qabo mxa nimanka kunacday
@ahmedabukar9979
@ahmedabukar9979 11 ай бұрын
​@@hafsahappy3034wanba layabanhy hdalkedii ba is qaban la😂
@sulekha9472
@sulekha9472 Жыл бұрын
Sax ilove you Bruise❤😂
@marwoabdi7799
@marwoabdi7799 Жыл бұрын
Hadaanu dumar nahay rago waa garabkayaga waana kuwaan ilaahy kasakaw aduunka kudulsoconaynaa
@nuwara8333
@nuwara8333 Жыл бұрын
Ani ahaan saas waan aminsanajiray lkn hada ma aminsani ninka ragga wa darbiga an kahosgalno dhibo dhan
@qaafmaxamed5372
@qaafmaxamed5372 Жыл бұрын
ayuubow dee ragaad sheegeyso anaguunba dhalna oo korina. lkn midmid nasiibku nin ku beegay ayaa ragoo dhan cayda. duni rag la,aana xtaa ismaanu aasneen hadaanu rag jirin mrkanu dhimano. illahay ha nookiin daayee.
@sumeyamohamed472
@sumeyamohamed472 Жыл бұрын
Kkk xada kahor qiso dacday nin dintay ayey dumar asen markey ragi imaden aya xadana dibloasay
@zamzamadam385
@zamzamadam385 Жыл бұрын
رجال قوامون علي النساء Ilahay baa inoo sheegay taaa
@nashadhussen9212
@nashadhussen9212 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@ayozeperez5564
@ayozeperez5564 Жыл бұрын
Aad io Aad Hadee Rag Rabtaa Waaye sheekada 😁😁😁😁😁
@BrotherofMuslims
@BrotherofMuslims Жыл бұрын
Iyadoo run ah waye iyaaah🤣🤣
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
Nimanka ina dhahno waga marma wa danbi nin hdu aha laheen xiligan message maso qoreen lahen mobelka haduna kamarmno feertisa nakala ma abureen women chill life without man is un completed 💯 marko nin garabka yahay waxa dareme ina hesato ilaaliye Ilaahey kaso goo
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Жыл бұрын
War iyo dhamaantiis waxas oo dhan anagaa dhalney oo hoostayada laga soo qaaday nina meel looga cararo ma alaha labaduba waa isku baahan yihiin oo ilaahay baa isku asturay
@aminosman253
@aminosman253 Жыл бұрын
Ragga Anagaa dhalnay baad tidhi, tolow waxaa wax la iswaydiiyo ah maxaad u odhan wayday "anagaa dhalnay iyagna wayna dhaleen" xaqiraada aad ragga xaqirtaani waa sababtii u nabigu u yidhi SCW dumarbaa u badnaa naarta sababtuna ragooda ayay inta badan xaqireen oo ku gacansaydhan.dumarow nafihiina adun iyo akhiroba adliibaantane raga ka ducaysta☝️
@iqliimamahamed-su1iw
@iqliimamahamed-su1iw 8 ай бұрын
😢
@sagalaxmed4374
@sagalaxmed4374 Жыл бұрын
Anagu kama marno waayo wa diirka aduunka
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 Жыл бұрын
Illahay raga hano dayo wlhi wa difac aad iyo aad uu wayn waxana daremi karta gabadha aay rag la dhashen cadow jabiyayal waye ragu
@hubsasho
@hubsasho Жыл бұрын
Kasoo gaaraa I.A waana soo gelin doonaa video gaas 10 daqiiqo kadib
@kaafiyasiciid5271
@kaafiyasiciid5271 Жыл бұрын
Macnaha Raggu dumar uma baahna miyaa si ay wax u dhalaan? Waxa la isugu abuuray waa in la isku baahan yahay.
@CadeKacade12
@CadeKacade12 3 ай бұрын
😂😂😂 atatatatata hayeelin
@mursalm.saciid6460
@mursalm.saciid6460 Жыл бұрын
✅✅✅✔
@yasermacowmayow2851
@yasermacowmayow2851 Жыл бұрын
Waxan jeclan lahaa in aan waxpadan kula wadaago lkn ma aqan si aan kula wadaago waxa aan hayo wlhi private aan helo igu caawi❤
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Wll snapchat ayubaxmed1 igala soo hadal
@yasermacowmayow2851
@yasermacowmayow2851 Жыл бұрын
Insha Allah ustad
@yasermacowmayow2851
@yasermacowmayow2851 Жыл бұрын
Wan kugu soo darsadaY ustad
@yasermacowmayow2851
@yasermacowmayow2851 Жыл бұрын
Ustaad kuma wanaagsani isticmaalka snapchatkah ee wan kugu soo darsadY ee kula soo wadaagaa
@asiyogedi3262
@asiyogedi3262 Жыл бұрын
Nin la aan waa nolal la aan
@wardanasir8240
@wardanasir8240 Жыл бұрын
guurku shuruud kuma ansaxo waa kow Tanlabaad guurku uuka micno balaaadhanyahay nadifin iyo cunto lakariyoo marabo inaan ku xukumo lkn umadan kudhgysta beenta iyo ra'ayi xumada aad kadhaadhivinaysid kadaa
@hubsasho
@hubsasho Жыл бұрын
Channel keyga hubsasho
@HaytamKing
@HaytamKing Жыл бұрын
hadii ciidan ama sirdoon noqoto dumarka ayaa ka halis badan ragga zhb
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Caawa wax lobahan yahay ayaa ka hadashay runta u sheeg dumarka ustaad
@hibahassan781
@hibahassan781 Жыл бұрын
Shekh maanta gabdhaha may kaa Tustay naga qalee
@umulkhayrcabdirashiid1431
@umulkhayrcabdirashiid1431 Жыл бұрын
Ayuubow HablaHa ka yara khafiifi waD Nagu talax tagte😅
@queennatasha7561
@queennatasha7561 Жыл бұрын
😂😂😂😂xoggaa nagu badiyey 😂
@amalabdi6617
@amalabdi6617 Жыл бұрын
Illahay ragg la aantood mana dhigo awooda illahay siyeey ragga maba lihin hadaan dumar nahay
@madinamacow8776
@madinamacow8776 Жыл бұрын
Nin waa muhiim, lkn service ka laabta keena iyo ilaalinta waa lacag aan bixino waye wax free ah nin masoo biyo, nin mushaarka baxinayo kuma siinayo hadee aa dhan shaqaysan. Iscaawinaada wax qalad ah malahan.
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Haddii lacag kasta la bixiyo waxyaabo aadan dumar u dirsateen ayey qabtaan
@abdikanielmi2950
@abdikanielmi2950 Жыл бұрын
😂
@aminosman253
@aminosman253 Жыл бұрын
Hadalkas uu ayub soqaray kolay way akhriday gabadhani oo way u bogtay wlhi niyadana waxay ka tidhi wlhi waa xaqiiq.
@mahamedaadam
@mahamedaadam Жыл бұрын
@@aminosman253 mashegee marka😅
@aminosman253
@aminosman253 Жыл бұрын
@@mahamedaadam 😁😁 haa waayo isdifaac aa meesha socdo apti☝️🤣
Badu haku laqdo ama dabaalo
17:07
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
3 QOF ADIGA KULA MIDA
16:32
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 116 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
DEG DEG Sida dhibka kastoo nolosha ku haysta looga BAXO
14:29
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 45 М.
5 Duruuftaada adigu aqbal utalaabida guusha
9:16
Cabdifitaax Deeq media
Рет қаралды 621
5 GUMAYSI Qof sidii la rabo laga yeesho ha noqon
13:17
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 90 М.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 39 М.
Qof ka bixi kara ayaad tahay GO'AAN GAAR
10:52
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 54 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 131 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 25 М.
7 Facaa ku DHAAFISA
12:24
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 90 М.
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
ВОДА В СОЛО
0:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 23 МЛН