2 website oo lacag ka sameen kartid 1000 $ per month.

  Рет қаралды 16,795

Gelle Bashir

Gelle Bashir

3 жыл бұрын

www.rev.com/freelancers
www.transcribeme.com/
/ gelle_bashir

Пікірлер: 77
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
instagram.com/gelle_bashir/ waa kanaa INSTRAGRAM KAYGA
@ugasahmed7208
@ugasahmed7208 3 жыл бұрын
brother Wxa aad Ka hadleyso Aad aye Muhiim u tahay In laga fa.ideysto Marka Waqti wadba Ku bixineysa e Mowduca aad Ka hadleyso Hadal Kliya ha Kuso gudbin e isku day in aad Ku darto Wixi ado Sameynaya baractis Cml Marka Wey fududaneysa Fahamka Mhdsnid 🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
wn sameeyey wlle . hada kadib tutorial bn so raacinayaa thanks
@mohaahmet4817
@mohaahmet4817 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء اخي في الله
@abdishakourmohamed785
@abdishakourmohamed785 3 жыл бұрын
Masha allah wall mcn ilaahey kheyr horyaada ha dhigo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks swll
@hassannuur9405
@hassannuur9405 3 жыл бұрын
bro wa muhiim mowduuca lkn bro sida lo isticmaalayo iyo kuli si toos ah nogo sharax
@hamdabeautykitchen198
@hamdabeautykitchen198 3 жыл бұрын
Masha alaah bro hore usoco
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks bro
@updibaari1168
@updibaari1168 3 жыл бұрын
ASALAMU alaykum bro wadkumahsantahay intaa nofaa ideesay dadkabadan kooda waxay iskuraaceen pratical marka tirada badan waxay hogaamisaa tiradayar shukran🙂🙂🙏🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks wll
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 3 жыл бұрын
datu seri geele keep going
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks bowe
@cumaribnukhadaabchannal2430
@cumaribnukhadaabchannal2430 3 жыл бұрын
Zxp waan sameen wayaay wlaahi
@abdikanigmyer2660
@abdikanigmyer2660 3 жыл бұрын
Ha zhipe practicalna wan jeclan lahyn
@motivationvideo8889
@motivationvideo8889 2 жыл бұрын
Asc geele wll waan ubahanahay hawshan sideen uga midnoqon karaa runtii aadban urabaa una inaan galo website kan iyo sida looga shaqaystaba
@abdikanigmyer2660
@abdikanigmyer2660 3 жыл бұрын
Walale somalia jognaa marka cadka piremare bank haystaa sidee paypalka logu xidhidhinkaraa
@abdikanigmyer2660
@abdikanigmyer2660 3 жыл бұрын
Walale wanu kusugaynaa haa
@myfamilychannel6863
@myfamilychannel6863 2 жыл бұрын
Asc wllky wllo waan kula so hdlaye e iso jawab inaad iyar cawiso ayan rawayee plz
@muxiyadinmed3528
@muxiyadinmed3528 Жыл бұрын
wll ado mahadsan waxa noo soo dhita adigo dhex galayo labadodaba tusale na nogu dhax bixi sida logu turjimo fulin wacan
@mohadelight
@mohadelight 3 жыл бұрын
How can i join your class
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 2 жыл бұрын
Sxbow waxaan oo been ah nagadaysid wax kasta ood tiraahdo same marka sameeyo faashil ayay ku gaba gabeeyaan
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 3 жыл бұрын
Shukrn wl allahakubarakeeyo lkn hab practical ah nootus sida hawshan looqabanayo insha allh
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok wlle
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 3 жыл бұрын
Sidookle sidaan isugu xidhikaro ama ugagala bixikaro PayPal account wl noosooraci
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok wll Rahma
@ahmedcoobe1746
@ahmedcoobe1746 3 жыл бұрын
Asc macalin waxan jeclaan lahayd inad noo sheegto labada program sida loo isticmaalayo
@xamsemuxiyadiin3400
@xamsemuxiyadiin3400 3 жыл бұрын
Haa walhi wixii wa run lkn theory kalaya wxba ma tarayo
@amirhaji4397
@amirhaji4397 3 жыл бұрын
Wll please as pratical noogu samey adigo mahadsn🙏
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Hye wll
@zakariyezaxardiid
@zakariyezaxardiid 3 жыл бұрын
Ee fadlan natus
@zakariyezaxardiid
@zakariyezaxardiid 3 жыл бұрын
Mcln muhiim noo yahay practical
@mariarabla5197
@mariarabla5197 3 жыл бұрын
Wllo fadlan waa iga codsi kusoo celi adoo samaynaya waan galay wana fahmi waayay walahi
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Inshallh wll
@Gabood12
@Gabood12 3 жыл бұрын
Ma paypal kaliya lacagta lagu soo dira
@suubansmile9388
@suubansmile9388 3 жыл бұрын
wllo halkee lagalaso xidhiidhi karaa adoo raali ah
@sooraanyare3672
@sooraanyare3672 2 жыл бұрын
Sxp sida laysugu bedelaayo noosoo samee please 😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@Hamduun10
@Hamduun10 3 жыл бұрын
Adigu natus deee
@cazkajr
@cazkajr 2 жыл бұрын
Rev Somalia Lagama Ogola
@jaamacomaribraahim6164
@jaamacomaribraahim6164 2 жыл бұрын
War kan wa tuug halayska ilaaliyo soomaliye aniga ayaa aqoon wacan u leh o la so shaqeen jiray had lama shaqeeyo. Wayo dadka wa xoodi ayaa u noqday macaan o waxa u keenay in u furto aKoomo marka somaliye kan iska ilaaliya hadi aad talo iga rabtaan wll
@abdirashidahmet4725
@abdirashidahmet4725 2 жыл бұрын
Lacagta paypal igaga jirta sidaan ula bixi karaa walaal qali
@abdikanigmyer2660
@abdikanigmyer2660 3 жыл бұрын
In ad naguso bandhigto
@ismaciilcalimohamed6477
@ismaciilcalimohamed6477 2 жыл бұрын
Sxbow adigoo samaynayo qaab baratiko ah samee wad nawaashay walhi waa hadii aad rabto in aad dadka ufaa,idiiso
@sheikhabdirashidsheikhalis1275
@sheikhabdirashidsheikhalis1275 3 жыл бұрын
Practical ku samee wll 2 wabsayt
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
ok wll
@abdikanigmyer2660
@abdikanigmyer2660 3 жыл бұрын
Arday somaliyed nahay
@zakariyezaxardiid
@zakariyezaxardiid 3 жыл бұрын
Adoo codsigeena
@kingvlogs.
@kingvlogs. 3 жыл бұрын
Gelle bashiir lkn bro sidee loo istcimalayaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Maku fahmin wll
@queensareedo6940
@queensareedo6940 3 жыл бұрын
Link soo dir walal adoo mahadsn mida kle mastercard makusoo dirsn karaaa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Wuuku jiraa link wll. Show more ku dhufo
@onliynchanel7696
@onliynchanel7696 3 жыл бұрын
walaahi waan tijaabiyey waana xaqiiqa
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks bro
@jamamohamedahmed1080
@jamamohamedahmed1080 3 жыл бұрын
Account mad kafuratey bro
@zakariyezaxardiid
@zakariyezaxardiid 3 жыл бұрын
Mcln practical natus
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Alright bro
@habicismaan6713
@habicismaan6713 2 жыл бұрын
Sxb wd mhdsn thy kolayba hawliba kuguma yarea Ee sifiican u sharax
@galeyrmedia6145
@galeyrmedia6145 3 жыл бұрын
qabka loo isticmalayo nosharax mana fahmin macalinka
@zakariyezaxardiid
@zakariyezaxardiid 3 жыл бұрын
Tixgalinaya
@kingakofficial5k
@kingakofficial5k 3 жыл бұрын
Lacagta mxa logaLa baxaya
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ayagaa kusoo dirayo PayPal account sameyso
@mohamedkobra2305
@mohamedkobra2305 2 жыл бұрын
PayPal Somalia kama shaqayso zxb maxan samaynaa
@naturechannelofficial8898
@naturechannelofficial8898 2 жыл бұрын
oo dadka soo dirsanaya may iyagu ku eegtaa
@HassanMohamed-iz1eq
@HassanMohamed-iz1eq 3 жыл бұрын
Akhi noogu sameeyey sida loo diiawan geliyo loogona sameeyo
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Ok wll
@farxiyamaxamed7620
@farxiyamaxamed7620 3 жыл бұрын
Asc
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150
@sharmaarkeaxmedkhaliif8150 2 жыл бұрын
Dhalinyarada beenta kadaa zxb waxaaan wax yar baa kasaxa oo laga shaqaynkaraaa kuwaazina waxay ubaahan yihiin xirfad iyo skill majirto lacag bilaash lagu helaa
@ahmedabdirahman2
@ahmedabdirahman2 3 жыл бұрын
Mahadsanid Wll, Balse qaabka looga shaqaynayo , qaabka la isu diiwaangelinayo maad vidego nooga samaysid, adoo translating sidaa ah samaynaya, iyo qaabka lacagta loogala baxayoba
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Hye Walale wn kaso diyaariyaa inshallh
@caaishacali5086
@caaishacali5086 3 жыл бұрын
Ahmed good question waxaan islahaa weydii gelle bashiir waan kaa sugaynaa wll adoo mahadsan
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
@@caaishacali5086 ok ✅ wll
@hassmo8414
@hassmo8414 3 жыл бұрын
Good question....
@waliidbarre417
@waliidbarre417 3 жыл бұрын
Wanku wata zhp
@GelleBashir
@GelleBashir 3 жыл бұрын
Thanks masul
@somalidacaalamka8404
@somalidacaalamka8404 3 жыл бұрын
𝗤𝗼𝗳𝗸𝗶𝗶 𝘂𝗯𝗮𝗵𝗮𝗻 𝗽𝗮𝘆𝗽𝗮𝗹 𝗿𝗲𝗮𝗹 𝗮𝗵 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗼𝗼 𝗷𝗼𝗴𝗮 𝘀𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗮 𝘄𝘅𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗯 𝗹𝗼𝗼𝘀𝗮𝗺𝗲𝘆𝗼 𝗼𝗼 𝗳𝘂𝗱𝘂𝗱 𝘅𝗮𝘁𝘁𝗮𝗮𝗮 𝘂𝘂 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗿𝗮𝘆𝗼 𝗿𝗲𝗾𝘂𝗲𝘀𝘁,𝗶𝘆𝗼 𝗯𝗹𝗮𝗻𝗰𝗲𝗱 𝗸𝗮𝗴𝗮 . 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗯𝘁𝗼 W𝗵𝗮𝘁𝘀𝗮𝗽𝗽 𝗸𝗮 𝗶𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗶𝗱𝗵 +𝟮𝟱𝟮𝟲𝟯𝟰𝟮𝟳𝟵𝟴𝟭𝟴
@mohamedkobra2305
@mohamedkobra2305 2 жыл бұрын
Wll account ban ku leyahay bank 🏦 side PayPal igu xirra
Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso
16:56
Gelle Bashir
Рет қаралды 133 М.
4 Shuruud Inta Aadan Noqon Freelancer
11:23
Gelle Bashir
Рет қаралды 9 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 12 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 23 МЛН
SIDEE FACEBOOK LACAG UGA SAMEYN KARTAA ?
15:13
Gelle Bashir
Рет қаралды 76 М.
100  $ COPY & PASTE VIDEO | WEBSITE KAN KA SHAQEYSO
9:32
Gelle Bashir
Рет қаралды 71 М.
Sidee Maalinkii $30-$100 U Sameyaa | Blogging Money
7:40
Gelle Bashir
Рет қаралды 55 М.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 71 М.
Sida Loo Helo 1000 Subscribers Hal Maalin | Tubebuddy
11:57
Gelle Bashir
Рет қаралды 60 М.
Sida Internet ka ama online ka lacag looga sameeyo $100-1000per day
15:22
Kuex iyo Pi network Apps sax ah miyaa ?
6:13
Gelle Bashir
Рет қаралды 37 М.
Inta aadan Business Bilaabin daawo muuqaalkan | 5 Tallo
14:12
Gelle Bashir
Рет қаралды 10 М.