20 Dhaqan raga leh ha shukaansan midbaa ugu khatarsan

  Рет қаралды 59,370

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

20 Dhaqan raga leh ha shukaansan midbaana ugu khatarsan inta kale marka la bar bardhigo.
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
BlueYeti Microphone
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com
Video Footage:
video blocks

Пікірлер: 218
@almazcabadirashiidshikh4317
@almazcabadirashiidshikh4317 2 жыл бұрын
Dhiirigaliye codkaga waan ku seexada wax badan ayaana iska key badelay nolosheyda ✅💯❤️👑 guuleyso
@ummomucaad3877
@ummomucaad3877 2 жыл бұрын
Ani iyo wilkeyga Wa jecelhay Wa ku sexna codkada
@fatmahussien9629
@fatmahussien9629 2 жыл бұрын
Lanbr 19 walahy waan arkay marwlpa wuxuu idhahaa mashquul baan ahay inaan radiyo lee waye shaqdiisa leba uu ka fakiraa ugu danbeen manta ayaan soo afajary xiriirkiisii alxmd jeceelkasto oon u qabo hadna nafta xanuunka way ka gudbee maalmha hore nin manta shaqo lee ku mashquul san bari markaan guri wada galno waqti ma ii helaa walhy anoo raba hadna nafteyda waan jecelhy istrees marbo alxm imood dheh aaad ayaan kugu mahad celinyaa walaal ayuub waan kugu xiranahy inkastoo mar mar mashquul ahy lkn dib baan udhagaystaa dhiiro galintaada walhy wax badn ayaan kaa faiday ilaahy janda hakugu bishaareeyo meel aan kala soo xiriiro ayaan wayay ee qiso ayaan kula wadaagi lahaa in lagu cibraqaato fiican siiba gabdha ha sikastaba mahadsind abwe
@Top_G_forever
@Top_G_forever 2 жыл бұрын
Insgramka ugu dir wll
@ahlamabdi7684
@ahlamabdi7684 2 жыл бұрын
Good qali hore usoco qofan wakhti ku hayn barina wakhti Kuma helayo
@shukrialiibrahim5714
@shukrialiibrahim5714 2 жыл бұрын
Waxa dumar lugu shekeyaba caawa waa raga mahadsanid macalinkey dhiiragiliyahayga khaaska ah 🥰🥰
@aishaabow8231
@aishaabow8231 2 жыл бұрын
ayub cumrigiisa ilaahey ha barkeeyo waa wiil waxabadan ayuu no faiidey alhmdullh bro 🥰🥰🥰🥰
@sucaadaqaasimibraahim1323
@sucaadaqaasimibraahim1323 2 жыл бұрын
Amiin yaa rabbi
@bitudahir5758
@bitudahir5758 2 жыл бұрын
Caawa waa markeenii waayadaan dhanak wiilasha ayee u badneed wax badan ayaan ka faa'idnay alle haka abaalayo Hagaha iyo abbabiyaha dhalanta mahadsanid masuul 🙏
@amiinkeeyamiinkeey1244
@amiinkeeyamiinkeey1244 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad 23 күн бұрын
wllo ilaahay caafimaadkaaga hakuu daayo xaqiiqda ayaad ka hadashaa
@farhiafariida923
@farhiafariida923 2 жыл бұрын
Jazakallah khayr wllo❤
@nimcosagal1044
@nimcosagal1044 2 жыл бұрын
jasakalah khayr ayuuub
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Very good advice thank
@kingahmed1152
@kingahmed1152 2 жыл бұрын
Teacher ayuun waa su salaamay salaan kadib waxaan jecelaan lahaa in aad ka soo hashid dhankaa iyo labiska waan sugu doonaa Teacher allah ku xafido aduun iyo aaqiro insha allah 😊❤🙏
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 2 жыл бұрын
Allah yacizak ustaaad
@makkadagan876
@makkadagan876 2 жыл бұрын
Thank you so much Walal Ayuub dhirigaliyaha Nolosheyda 🙏
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 жыл бұрын
Maasha Allaah waa runtaa. Waa mahadsantahay
@faizanbeauty9509
@faizanbeauty9509 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad💯
@deeqayar2976
@deeqayar2976 2 жыл бұрын
جزاك لله خير❤❤
@prettygirl8612
@prettygirl8612 2 жыл бұрын
Thank you wllky qaali alle qeer badan haku siiyo haku xifdiyo aduun iyo aaqri waalidka iyo familkaga iyo naftaada alle ha dhowro dadka wax fcn baad usoo gudbisaa alle ajar hakaa siiyo hakuu danbi dhoofo 💖😊
@curejinuur9227
@curejinuur9227 2 жыл бұрын
M.a mahadsanid ustaaad guleyso marwalipa
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Masha Allah brother
@zuhuurali9214
@zuhuurali9214 2 жыл бұрын
Maashaa allaah walal ilaahey haku xafido
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 жыл бұрын
Mashaa allaah ayuub mahadsanid
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Thank you for your wisdom words
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
20 qodob oo wada muhiiim ah Thank u ustada💯💯💯💯💯💯
@qadriinaqurux3585
@qadriinaqurux3585 2 жыл бұрын
Thanks teacher wax walibo waa runtada
@aishaabdi215
@aishaabdi215 2 жыл бұрын
Asc Jazaka Allah kher walakey thank you madamada cudsigena notixgalisay jazaka Allah kher
@user-uk4un9dx9c
@user-uk4un9dx9c 3 ай бұрын
Mahadsanid apti❤
@252soomali
@252soomali 2 жыл бұрын
My teacher illahay janafardowso hakaa waraabiyo aamiin💯💯🇸🇴✅♥️
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Jazaaka Allah kheyr wll
@khadrahassa321
@khadrahassa321 2 жыл бұрын
Maan sha allah ayuub waa kasoo jawabtay codsigi 👏👏👏👌💯
@abbasabdimohemed2652
@abbasabdimohemed2652 Жыл бұрын
My Teacher Alle ha.kuxafido 🙏🙏🙏
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 жыл бұрын
Thank you teacher si weyn baan ugu xiranahey 2 channel
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 2 жыл бұрын
Ustaad ayuub axmed ♥️🌼🥀💙💙
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Wallee aniga waxa igu dhacday Nummer 10ka. Allaah baase qoorta iiga bixiyay. Naxmuduhu wa nashkuru ilayh.
@sihaamqorane6951
@sihaamqorane6951 2 жыл бұрын
ما شا الله بارك الله
@anfacabdi5319
@anfacabdi5319 2 жыл бұрын
bowe Suhayb mahadsanid 👍👍👍🥰🥰🥰
@samsamali4206
@samsamali4206 2 жыл бұрын
Mahadsanid wax badan ayan ka faiiday 🙏❤️
@ayaanmowlid3969
@ayaanmowlid3969 2 жыл бұрын
Masha allah ayuub dhiiri galiyaha nolosha alle ha ku siyaadiyo cimriga iyo caafimaadka
@princess-oy2ft
@princess-oy2ft 2 жыл бұрын
Alx intaba Kuma arkin 😌🥺 Allah ixafido 😍
@aminoibrahim8991
@aminoibrahim8991 2 жыл бұрын
mashaalah ustaad mahadsand
@nasrahussein9718
@nasrahussein9718 2 жыл бұрын
Masha Allah ☝️
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Thank you brother
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 2 жыл бұрын
Wllkey aad ayaad umahadsanthy inkastoon ahey gabar inanah wax badan kaa faaidey❣️❣️
@amiiraahmed5253
@amiiraahmed5253 2 жыл бұрын
Waxbdn kafaaida thnks ugaz ayuub
@maryanaxmed951
@maryanaxmed951 2 жыл бұрын
mahadsnid teacher 🙏
@user-ho1hn1xn2i
@user-ho1hn1xn2i 11 ай бұрын
ماشاء الله بارك الرحمن فيك احسن الله صوتك ونور الله لسانك وزادك الله علما يا حبيبي
@mlktube7939
@mlktube7939 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Wllahaygaa somliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi mahadsanidiin igarab istaaga😭😭😭
@HamDaBilaN-mn6eo
@HamDaBilaN-mn6eo 5 ай бұрын
Mashallah mahadsanid wll ❤😊✅️✅️
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 2 жыл бұрын
shukran wllky
@xabiibomohomed7531
@xabiibomohomed7531 2 жыл бұрын
M.a jazakallh ustaad allhkuxafido vedioydad oo dhan wxbdn kafaiidy
@xirsicabdixirsi5209
@xirsicabdixirsi5209 2 жыл бұрын
Mansha allh wll ayuub waa dhiirigaliye xaqiiqiya walaahay
@najmaderie2555
@najmaderie2555 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@suhaylaaliabdi8346
@suhaylaaliabdi8346 2 жыл бұрын
masha allah wll waa taloyiin muhiima ah
@ahlamsadiq1153
@ahlamsadiq1153 2 жыл бұрын
Thanks walal runti
@ubahdahirabdullahi7431
@ubahdahirabdullahi7431 2 жыл бұрын
Masha allah mhdsnid wllo
@fadumoahmed7557
@fadumoahmed7557 Жыл бұрын
Asc wll waad mahadsantahay jasaakalaah khayr
@abshiraosman7791
@abshiraosman7791 2 жыл бұрын
mahadsanid wll
@halimasaid673
@halimasaid673 2 жыл бұрын
Mahdsanid legend
@samiiracadaani7937
@samiiracadaani7937 2 жыл бұрын
Suhabw wad mahdsnthy ustaad aad baan kuugu xidhanahy
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 2 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid aasaxaabeey iso duceeya wan xanunsanayaaa karona lajifa xanun aya I hayo iso duceeya walala yaal muradkiina allaha sahlo amin yarabi
@shandileshiine1807
@shandileshiine1807 2 жыл бұрын
Allah ku caafiyo walal
@kowsarmohamed4189
@kowsarmohamed4189 2 жыл бұрын
Allah haku caafiyo abyo mcnto xanuunkaga cafimaad hakgu badalo
@Cabduqaadirshbashiirmaxamuud
@Cabduqaadirshbashiirmaxamuud 2 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo
@fatemadalabeey
@fatemadalabeey 2 жыл бұрын
Caafimaad sareeca rabi hku siiyo abyo
@siciidaxmed5711
@siciidaxmed5711 2 жыл бұрын
Allaah ha ku caafiyo
@nourahussein2534
@nourahussein2534 2 жыл бұрын
Waad mahad santhy bro ❤️🌹🙏
@bilanahmed862
@bilanahmed862 2 жыл бұрын
Sidaa cadaalad in qofba mar laga soohadlo zxpky intaaso sifo maleh Alx waad mahdsntahy waxbadn kaa faaidaa شكرا
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 2 жыл бұрын
Run badanaaaaaaaaa afkaga cano laguqaway 💯💯👌
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
M.a wll ayub axmed ilaahay hakubarakeyo
@yasmiinyaska470
@yasmiinyaska470 2 жыл бұрын
Mhdsnid ustaad ayuub 💯💯💯💯💯💯💯
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 2 жыл бұрын
MAhadsanid wll ❤️💯😍
@nourahussein2534
@nourahussein2534 2 жыл бұрын
Mahad sanid bro ❤️❤️🙏
@hanidaimond9125
@hanidaimond9125 2 жыл бұрын
شكران اخي 😊
@munocali3093
@munocali3093 2 жыл бұрын
Allahaku xifdiyo wadkumahad santahy dhirigilin tada
@sabrinsabrin7310
@sabrinsabrin7310 2 жыл бұрын
18. Ninkaasi baan hada xiirir la leeyhy saas samynayo habeen dhawyd Gabi ahanty buu igilgilay wxn guriga ku laabty anoo gacmaha dhiig igu kstaagay intn la socdab 2 telfon buu jabiyaya marka ana xad dhaaf bana ujeclhy sidaa darteed waan ka fogaan had. WYo ma halahn kro naftyda💔
@cashuubintuali4682
@cashuubintuali4682 2 жыл бұрын
Tnx wll inbadan
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍
@Dkina
@Dkina 2 жыл бұрын
Macalin taa shiidka ku laabo.... sababto ah boqolaal shiid ah oo faraxsan baa jira✌
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
Ustaad haye waan dhegaysan
@shukrihassan6826
@shukrihassan6826 2 жыл бұрын
Manshalah.wlle.mahadsanid.nosobadi.wanada
@fasxiyamxamed5902
@fasxiyamxamed5902 2 жыл бұрын
Waanku salaamay ayuub
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Жыл бұрын
wax badan ka faiday wlhi alle Haku Xifdiyo wll ayuub❤❤
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 жыл бұрын
Dhiiri galiye cajiiba hore usoco
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 2 жыл бұрын
MacalinKa Nafteyda ayaan Kuu doortaY ♥️✅
@zakariyajamac5559
@zakariyajamac5559 2 жыл бұрын
😂😂✌️Anna kan nolosha idoro✌️
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 2 жыл бұрын
@@zakariyajamac5559 😅 Diyaar waaYe
@zakariyajamac5559
@zakariyajamac5559 2 жыл бұрын
@@Jihaanjanno libaxad tahy💉✌️
@aishaabdi215
@aishaabdi215 2 жыл бұрын
Asc walakey jazaka allah kher for you advice and everything you do for us but I have one request plz can you tell us about narcissist Sign how can I know if the person I’m talking to has it or not thank you
@user-ni4tj8ri6s
@user-ni4tj8ri6s 2 жыл бұрын
Waa mhd snthy wlhi mlinti aa bilawy inaa ku dhagesto ilaa xilign la joogo wax bdn aa ka faa,idy ilhy hku brkeyo Cimrigaa ilhy hku siyadiyo❤❤❤
@janbiirabdi6650
@janbiirabdi6650 2 жыл бұрын
waxbad iska ledahaye ma nin an inta dabecadod mid kamid ah an lahayn maba jiro hadu jirana raga kama tirsana adeer dadka beenta ka daa hana isku dirin 🤺🤼‍♂️🙏
@najahsaid6837
@najahsaid6837 2 жыл бұрын
Saddexdii xiirir igu dambayey sababtan uga tagay ba aheyd. mid naago eegis badan iyo khiyamo. mid danaysta dantiisa raba ina u fuliyo Mid xanaaq badan markuu xanaaqo wax jajabiya dhahana waan isdiliya Waxaa lays dhihi kara waan ku saxnaa haddaan jaray xiriiradooda
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 2 жыл бұрын
Walee najaheey macalinka ma adaa usoo dhiibey casharka? Hhhhh
@najahsaid6837
@najahsaid6837 2 жыл бұрын
@@abdisalammatan4317 maya uma soo dhiibin😂😂
@drsmaanlula7288
@drsmaanlula7288 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey adban ujeclahy sida ad no dhirigalineysid mrkasta nloshayada ayad badbaadiye utahy nloshu kuma xumeyso pro
@khadramaxamed8889
@khadramaxamed8889 2 жыл бұрын
Mahdsanid 🤴✊🏽❤️
@hodanqorane6685
@hodanqorane6685 2 жыл бұрын
Mahsanid wallka❤️❤️👍👍👍
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Waaw runti arintan wan dibatoyin badan o manta dumarka heesta alhayow ha nugu abtalen nucan mahasanid walalkey ayub axmed
@abdirisackmrone6518
@abdirisackmrone6518 2 жыл бұрын
My legend ayub Ahmed bro how can I become a business man while am student thnks
@zeytuundahir2881
@zeytuundahir2881 2 жыл бұрын
Wllhi wxanban baan ka faidaa🙏💯
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 2 жыл бұрын
Mash allha
@fatmahussien9629
@fatmahussien9629 2 жыл бұрын
Mahadsnid walaal wax badan ayaan kaa fiday
@ugbaadabdirashid3531
@ugbaadabdirashid3531 Жыл бұрын
Alx wlhyi intaa Aad sheegtay kumaan Arkin my Love❤😘
@richhome3678
@richhome3678 2 жыл бұрын
Ayuubow ma la isfashilayaa ustaad😃
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Keep going
@Aliyahnoor
@Aliyahnoor Жыл бұрын
Subhanallah wallahi billahi waxaad ka hadashay oo dhan 20kaba wuu leeyahay subhanallah 🫣😭😭😭😭 waad i badbaadisay Allaha ku badbaadiyo walalkey Ayuub 🤔😨😨😰😰😰😰
@lurkaudiidnaftada4751
@lurkaudiidnaftada4751 2 жыл бұрын
Thanks
@nimcaancabdinaasir9982
@nimcaancabdinaasir9982 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@cumarabdinuurbarre5911
@cumarabdinuurbarre5911 2 жыл бұрын
Alx intaaba waanka badbaaday
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 жыл бұрын
Mansha Allah brother
@ilhaanniyadsan4649
@ilhaanniyadsan4649 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 Жыл бұрын
Walaal aad baad u mahadsan tahay 😢
@kowsar39
@kowsar39 2 жыл бұрын
Xaqiiq waaye 🤦‍♀️💯❤️
@queenazmaaqueenazmaa943
@queenazmaaqueenazmaa943 2 жыл бұрын
Wax yaabo badan oo ka indho la'nahaa ama aan jaahil ka nahaa noo faaideysaa kheyr alle haku siiyee
@fadxiyasharaf7420
@fadxiyasharaf7420 Жыл бұрын
Mahdsnid wll ayuup. Xaqiiqiyaan wax badanba iska kaybadaley. Aalh hakaa abaal Mariyo. Talada wanagsan
@suqraamedia6041
@suqraamedia6041 2 жыл бұрын
Noo soo badi wll
@cadedaahir5023
@cadedaahir5023 2 жыл бұрын
m.a wll qaali ah
25 Jirka samee 15 dhiso nolol qurux badan 30
13:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 97 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 53 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,2 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 93 МЛН
7 Dumarka markaa ku aragtid wakhti dambe ha iskaga lumin
9:30
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 58 М.
Farxad samayso maalin walbo oo 3daan haku xidhin
7:03
Sofiane Abraham
Рет қаралды 6 М.
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 22 М.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 17 М.
12 LAGU GARTO MARKA QOFKU BEEN KUU SHEEGAYO ᴴᴰ┇Ayub Axmed
13:31
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 62 М.
10 Qof leh markaad xiriir la leedahay ugu dambayn waa nici doontaa
15:25
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
Когда Нашёл Нового Друга в Диснейленде ❤️
0:18
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 1,9 МЛН
Where are you from?
0:13
ARGEN
Рет қаралды 3,7 МЛН
Where are you from?
0:13
ARGEN
Рет қаралды 3,7 МЛН
1❤️
0:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 7 МЛН
ЗА ЧТО ЧАПИТОСИКИ ТАК?🥹🥹
0:22
Chapitosiki
Рет қаралды 50 МЛН