2005-tii, Qanyare iyo Cabdisalaam Hereri oo aan waxba iskula harin

  Рет қаралды 61,178

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

2 жыл бұрын

Wareysigaan waxa uu ka baxay BBC.

Пікірлер: 61
@xaliye1902
@xaliye1902 2 жыл бұрын
Alaha unaxariisto Qanyare
@axmedaden1655
@axmedaden1655 2 жыл бұрын
alle ha unaxariisto qanyare afrax 2005- iyo maanta oo 2021 halkii ayuunbay taagan tahay waa sheeko isbaaro
@yusufdhiisow4993
@yusufdhiisow4993 2 жыл бұрын
Walaahi nin iska cilin kara wariye siyasiyenaddi ina soomaray lama argaayo qanyare afrax geesi ilaaoow kuu naxariiso Aamin
@alasowhassan9294
@alasowhassan9294 2 жыл бұрын
abti maxamed Qanyare afrax allaha ku naxariisto aamiin
@abdisalamdaacad2679
@abdisalamdaacad2679 2 жыл бұрын
Allaha u naxaristo waxuu ahaa nin hadalka gafin
@billeqabowsade6518
@billeqabowsade6518 2 жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@yoolahsoftwereborama808
@yoolahsoftwereborama808 Жыл бұрын
Wariye hadalkar ah hareeri waa macalin rag badan baalasha kaso rifay allaha u naxaristo qancayre
@user-db8sy4qd6o
@user-db8sy4qd6o 10 ай бұрын
Allaha u naxariisto geesi somaliyeed ayuu ahaa qanyare
@qadarahmed6859
@qadarahmed6859 2 жыл бұрын
Maxamed qanyare afrax Rabi ha unaxariisto wuxuu ahaa mujaahid xaqa kagamban
@kamaalmaxamed5209
@kamaalmaxamed5209 Жыл бұрын
Kulahaa isbaaraa utaala madaxwanaha iyo raysalwasaraha waa wuxuu isagu kashaqaynjiray alah ha u naxariisto
@MahadMahadcabdi
@MahadMahadcabdi 2 ай бұрын
Ganacsade bu ahaa is baaro ma dhigan jirin
@AmaraCamara-kf7hj
@AmaraCamara-kf7hj Ай бұрын
Illahow unaxariiso adrerkay
@AmaraCamara-kf7hj
@AmaraCamara-kf7hj Ай бұрын
@zakariasali6106
@zakariasali6106 2 жыл бұрын
ar curadkeenaa waa saxanyahay
@mahamudcawilmire5900
@mahamudcawilmire5900 Жыл бұрын
Allh ha unaxaristo qanyre
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Waa uu saxan yahay maxamed qanyare afrax allh u naxaristo
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 4 ай бұрын
Aun libaax adeerkey wadadiisii ayaan rajeeynayaa in.a
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Жыл бұрын
Somaliyu waa weel qabyaaladed siyaasadda ma wadda taqaan wax aan la yaabanaay sababta ka tan ayub maalin walba murusade u caayo waraysigaanan ka ogaaday
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 жыл бұрын
Maantana farmaajaa isbaaro dhigtay yaab 2021.
@claahidaahirxassanlabiste7131
@claahidaahirxassanlabiste7131 2 жыл бұрын
Hadii maalintaa aan xasuusto wax badan baa ii muuqda lkn maantay waan ka baxnay midaas🤔
@isseosman3574
@isseosman3574 2 жыл бұрын
allaha u naxariisto
@tiibeqorane7008
@tiibeqorane7008 2 жыл бұрын
greet
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto mujaahid mahamed qanyare afrah
@abshirmohamed9935
@abshirmohamed9935 2 жыл бұрын
Adoon iyo illahiisa iskudaa walee xisaab waa danbaysaaaye dadow is ilaasha
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Walee fal ama fal falfal umadda 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Technology-and-inovation
@Technology-and-inovation 2 жыл бұрын
Gacan ku dhiigla yaal dhintay danbigooda allaha dhaafo.
@alibareabdisalan4224
@alibareabdisalan4224 2 жыл бұрын
hawiye waligiis saas ayuu dowladnimo ooga soo horjeeda yaaaaaab
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Mayla aragtay? Waa yaab!! Waxaa ka sii daran kuwa meeshan ku qoraya ”mujaahid buu ahaa”. Waa isku caqli.
@abdullahimohamed7051
@abdullahimohamed7051 2 жыл бұрын
Hawiye adiga iyo dhiladii ku dhashay ha wasaan
@abdiazizugaazka6525
@abdiazizugaazka6525 Жыл бұрын
DOWLADA LA SHEEGO WAA HAWIYE, HAWIYENA WAA DOWLAD . Dowlad kale majirto
@muscabcabdisalaam4596
@muscabcabdisalaam4596 Жыл бұрын
​@@Wonderer224adigu tuug malihid miyaa manaa waxaa rabto noo shegee😀
@user-bc1rf1tx8f
@user-bc1rf1tx8f 7 ай бұрын
Kkkkkkkkk Walikiin Hawiye ku haaya ....Hawiye waa Wadaniyiin dhab ah.....😂😂😂😂😂😂😂
@Hami-horleh
@Hami-horleh 4 ай бұрын
Geesiga somaliyeed waa Kan ummadìiisa babiya geesi geesi dhalay waaye
@rasheedgaraad6063
@rasheedgaraad6063 Жыл бұрын
Ma ninkii ciyaal dugsiga maxkamadaha caursadeen oo isagoo kabaha afka ku wata Cabdullaahigaan uu hada diidan yahay Baydhabo maganta ugu noqday baad naga dhaadhicinaysaan geesi buu ahaa. War geesiyoow xaal qaado
@AbaanduuleZaki
@AbaanduuleZaki 4 ай бұрын
Cabdullaahi soo ma ahan kii Muqdisho laga eryay maxamed qanyare afrax geesi buu ahaa ee adoo kale oo sariirta lagu wasaayo haku qaldin
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 Жыл бұрын
Cabdulahi nin_sanaa kuwaan iyo intii lamidkaa buu cagta mariyee
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 4 ай бұрын
Melez zanawe mise Cabdullaahu Fulay!
@abdulkadirahmedfarahmadall4626
@abdulkadirahmedfarahmadall4626 2 жыл бұрын
Isbarada qanyare xiligaas sheegayay oo dowlada u talay ila hada wa taala ayada oo wali dowlda u taalo oo an waxba la iska waydiinayn gaari kastana jeeg boontiga ku marayo in uu lacag dhiibo waliba magalada bartankeeda oo lawada ogyahay
@TheReal_Man
@TheReal_Man 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq hadalkaaga
@cabasyare5369
@cabasyare5369 2 жыл бұрын
Nin waxbadan og mujahid mohamed qaryare afrax alaa yaraxna
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Ilaahoow jano fardoso kawaraabi
@yusufdhiisow4993
@yusufdhiisow4993 2 жыл бұрын
Geesi ilaaoow kuu naxariiso
@Mustafa-dk1xi
@Mustafa-dk1xi Ай бұрын
Fowdiiste
@billeqabowsade6518
@billeqabowsade6518 2 жыл бұрын
Carala nin runta neceb ayaa tahay meel ayaana ku xanuune hada waxa wax qasbayana waa madax weynaha sidi loogu dhiibay in Uu dhaxda u dhigo ayuu diiday
@regananhagsu9575
@regananhagsu9575 2 жыл бұрын
½
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Qabqable waalan buu ahaa
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 2 жыл бұрын
Mooriyaan maxamed qanyare muxuu dhiig muslim daadiyay,wallee wuu hayaa wuxuu sameeyey.
@abdiazizugaazka6525
@abdiazizugaazka6525 Жыл бұрын
Baroorta jooji Sagaal Sinjiga wase . Allah unaxariisto Geesi halyeey Maxamed Qanyare Afrax🦁🥰
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
@@abdiazizugaazka6525 haduu geesi ahaa sawtuu muqdisho barqo ka cararay laga baacsaday
@kevinkaptakk9981
@kevinkaptakk9981 8 ай бұрын
Aabaha iyo hooyada mo ka dilay shuuba ku dhashe
@Gaabane2827
@Gaabane2827 7 ай бұрын
@@gedefletv6049 35 maalin ceelbur joogay mugdishana gaari uga baxay ee diyaarad kumuu cararin maxaa ugu imaan ceelbuur run hadaa sheegee
@AbaanduuleZaki
@AbaanduuleZaki 4 ай бұрын
​@@gedefletv6049 hooyada muu siilka ka wasay
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Dagaal ooge, qabqable dagaal. Aakhiraa la weydiin isbaaradii uu u dhigtay dowladnimadii Soomaaliya. Kuwa maanta sidiisii oo kale qaska wada oo dalku ka xasili la’yahay ha ogaadeen in sida Qanyare oo kale qabri u dammayn doono oo la weydiin doono maalin waxay faleen.
@AbaanduuleZaki
@AbaanduuleZaki 4 ай бұрын
Kkk dowladdnimada uu hor istaagay waa dowladdnimo Itoobiya loogu yeeray umada somaliyeed si ay u xasuuqan Inuu diido dowladdaas dulmiga badan wuu ku saxnaa Wuuna shahiiday Ee dowladnimada ayaaba si qaldan u taqaana
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 3 ай бұрын
kkkkk Qolyihiinkina konfurta degeni waye dakhasanyihiin Ala meeesha maxa mooorayana ka baxadyana
@user-hh8mi7qq1l
@user-hh8mi7qq1l 5 ай бұрын
Abdisalaan Hereeri oo ka sheekeeyey noloshiisa iyo saaxiibadiisa
31:41
AASKA MAXAMED QANYARE AFRAX
22:51
Somali National Television
Рет қаралды 20 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 101 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Taariikh la yaab leh!
17:39
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 35 М.
Xasan Bariise - Waayihii Dalka iyo  wariyihii ugu weynaa Dalka
55:56
Maxaa dhex Maray Fahad Yaasiin iyo Qanyare?
14:42
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 232 М.
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 116 М.
MD Cabdulaahi Yuusuf "Adeer Xamar Xoog baan ku Joogaa" Xusuus Hore.
9:14
Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis
25:20