2022 QOFKII HORE MAYA✨

  Рет қаралды 73,980

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

2022 QOFKII HORE MAYA! Kaasu waa ku daayey qof cusub noqo sannadkan kana faa'iidayso cimrigaaga badal naftaada.
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 195
@inaabdinasir
@inaabdinasir 2 жыл бұрын
sanadkan cusub 2022 qorshe aad uwanaagsan yan leeyahay ilaahay ha ila garab galo ❤ yaarabi 🤲
@ummuiqlaas1
@ummuiqlaas1 2 жыл бұрын
Amiin xappti anibo waxyabo badan iqorshesan ilhey haino rumeyo 🤲🤲🥺
@Cadar200
@Cadar200 2 жыл бұрын
amiin yaa rabbi dhamaanteenba
@mohamdduni1426
@mohamdduni1426 4 ай бұрын
Aamiin❤
@dagancali4500
@dagancali4500 2 жыл бұрын
2021 intaa habeen kacay wa intii aan kacay uku badneed waligey Waa sandki iiku adkaa nolosha wlh Ilaahy kan mid qeresan ha iika dhigee wa sanadka kaliyaa aan famil la,aan noolaa😭😭😭😭
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 2 жыл бұрын
Abayo family gaagii aaway ma dhamaaden
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 2 жыл бұрын
Insha allah sanadkan cusub qorsho yaal badan baan ii degsan alle haygu wada guuleeyo
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
👏👏 Alxamdulilaah Alle ayaa noo kaa soo diray intaa aad nala talinayso wax noo sheegayso xataa famligayga mararka qaar kama helno mahadsanid.
@zakiyaali9739
@zakiyaali9739 2 жыл бұрын
asc teacher ayub aniga sanadkan 2021 wxn kafaaidey in quranka kariinka sura nas - tawbah keeno alxamdulilaah alaah ayaa mahadaa iskaleh
@maxamed19ib
@maxamed19ib 2 жыл бұрын
M.a isku dey boowe quraanka in aad dhmeyso oo aad wda xjfdiso
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 жыл бұрын
Ilahy milgiyo sharaf haku siiyo maamus mahad badan ku nolow ❤❤❤⚘⚘🙏 thnk u brother qali wlhi waxkazta aniga dhexda kaga tagaa hadhow dhahaa hada markii iska wadi laheyd lkn insha Allah 2022 guulo badan dhamaanteena aynu isku duceyno I,m 23 year wakhti badan iga tagey somaha 😭😭😭
@haboonmuuse6989
@haboonmuuse6989 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayuub boqolal qof ayaad badashay noloshoda iyada oo dhirigalintada Ka faiday mhdsanid Alle sanadka cusub ha inagu guleyo qorshaheena🙏💯👀
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 2 жыл бұрын
2018 2019 2020 2021 Afartaa Sano Waxay Igu Dhaafen Anigoo Aan Shaqaysan Waxna Baran Runtii Aadban Uga Qoomameya Inay Ciyaar Ciyaar Igu Dhaafen Da'daydu Waa 22 Jir Alle Ha Igu Guuleyo Inaan Ka Faaidaysto Sanadkan Soo Socda Iyo Kuwa Kusii Xigaba Xasuus {24/12/2021]6:15-AM Friday الهم صل وسلم علا سيدنا محمد
@cabdiraxmaansuliman8994
@cabdiraxmaansuliman8994 2 жыл бұрын
walaal marba hadaay da daadu ay thay 22jir fursada badan ayaa kuu laaban habeen ku muudhaafin ee hada hawlgal
@mohamedmahad8997
@mohamedmahad8997 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmaansuliman8994 ani 20 jir ahay lkn manta go'ansana mustaqbal fica
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Wali wad yartahay wllo anigu 30jir ah wali waxba màa qabsan ee adigu fursad badan ba haysata
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 Жыл бұрын
Allah haino wadagargaaro
@bitudahir5758
@bitudahir5758 2 жыл бұрын
《وأفوض أمري الى الله والله بصير بالعباد 》شكرا يا استاذ العيزيز. الله يسعد أيامك 🤲 🥰
@barni7555
@barni7555 2 жыл бұрын
2021 waa sanadki igu xuuma nolashayda murug iyo ilmo Ayaan ku qatay illhay sanadkan bilamaya illahay mid farxada Hayga dhigo 🥺🤲🏻
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Wàa kula qabay wllhi 😢😢😢
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 4 ай бұрын
ani xita sasan ahaa
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
Ayub Axmed Ustaad mahadsanid waxaan rabaa in aan sannadkaa xaqiijiyo luqadayda English-ka oo iska dhiso Ustaad adoo mahadsan casharadii English kwrn miyaad joojisay ma casharaad soo wadaa siday wax u jiraan. Mahadsanid Ustaad ilaahay haku barakeeeyo.
@legendliilove1102
@legendliilove1102 2 жыл бұрын
Ilahay qeyr hanogu dhigo sanadka cusub iyo kuwa isbedel wanagsan la yimaada insha allah 😍
@nastehoabdiaziz6304
@nastehoabdiaziz6304 2 жыл бұрын
waan baryaa illahy waana baryi jiray baryooyin bdan buu iga aqbalay oo iihirgay kuwo bdna waan rajyn inuu iga aqbalo inshllah🤲🤲
@abdiqaniabdiqadirmohamed7189
@abdiqaniabdiqadirmohamed7189 2 жыл бұрын
Yes that,s right teacher every time and every day live moves on 😍🤲
@fadumoabdik6170
@fadumoabdik6170 2 жыл бұрын
Wlh anaa nolozha nacay anoo 21 yrs jira🥺🥺🥺 Isoo duceeya in ilaahy nolozha mcnkeeda I siiyo 🥲🥲
@legendliilove1102
@legendliilove1102 2 жыл бұрын
Hanicin nolosha hakana quusan naxriista allah towbad wanagsan la imaaw waxne baro😍
@aliyaadem4387
@aliyaadem4387 2 жыл бұрын
Wll xuska ilhy badi oo ducayso culayska wu ka bi'
@samdaaniofficial4896
@samdaaniofficial4896 Жыл бұрын
Sanadkan 2023 wax aan sadex sano meel u fadhiyay baa rajaynayaa in aan helo ilaahow ii fududee ilaahow isii wixii aan imtaasoo dhan usoo samrayay ilaahow ii rumee riyadayda 🤲🤲🤲
@cabdicasiis7824
@cabdicasiis7824 2 жыл бұрын
Masha allah waa dhiirigelin wanaagsan ayuubow aniga runta hadaan sheego rule model ayaad iitahay alle waxan kaaga bariyayaa inuu kuxifdiyo dunidan korkeeda
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 жыл бұрын
سأغير الحياتي هذا السنة جديدة ان شاءالله أخي أيوب أطلب منك الدعاء .
@hibajamac1175
@hibajamac1175 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll sida nogu faa'deysid markasta kheyrka nogusoo gudbiso Allaha ka Abaal mariyo. Liibaan Aduun iyo mid Aakhiraba Rabbi haku siiyo.
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 2 жыл бұрын
Thank you teacher for you adivise . Always you are the bes person According to motivations.
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 2 жыл бұрын
جزاك الله الجنة الفر دوس في الدنيا والآخرة يا أخي أيوب.
@honeydahab4376
@honeydahab4376 2 жыл бұрын
Ayuub Ahmed Jazakalhu Khayr Allaw nagu anfac
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 2 жыл бұрын
MashaAllah xifdullah ya Suhayb ❤
@Rama____1
@Rama____1 2 жыл бұрын
Ty wax bdn sugayy waan u xiisay motivation-tada😩🥰
@abdiqafaradan9588
@abdiqafaradan9588 2 жыл бұрын
Mash aa Allah wlal Ayub jazaka Allah kheir Akhii aad ayd umahadsanta sidaa kalimadahaga wanagsan inoso garsisay, kuwi qaata inagu ‘ne Illahy hanaga yeelo. Shukran
@munomohamettmohamuud9958
@munomohamettmohamuud9958 2 жыл бұрын
Wxn kujiraa nolol aad iyo aad uadag Blse alx wxn ahy qof Allah kuxiran💪🏾❤️ sndka cusubna isbadal Ayn rajeyna Allah inu IGA cawiyo hormarkeyga😢 ustad ayyub WD mhdsnthy wlhi mrwlbo an dhagesto xikmdada wx bdn Ayan faidaa
@xamsecabdibarre5761
@xamsecabdibarre5761 2 жыл бұрын
Wll qali i wish u more succeses
@salmanofficial2660
@salmanofficial2660 Жыл бұрын
Adbaad umahad santhy ustaad
@ruunfamilyvlogs176
@ruunfamilyvlogs176 2 жыл бұрын
Mansha allh allh aqliga iyo cilmigad iyo cimrigaba ha ku siyadiyo ustaad ayuub allhna ku xifdiyo
@ahmedfarh1626
@ahmedfarh1626 2 жыл бұрын
Mash alha mcalin ale caqliga iyo ciimriga hakuudheereyo mcalin Thanks you ❤👍
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 2 жыл бұрын
Mnsha Allah muuqaal Aan Sugayey Alle Haku Xafido ustaad
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 2 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo Aboowe cimrigag iyo cafimaadka haku siyaadiyo
@ayaanabdirahman3096
@ayaanabdirahman3096 2 жыл бұрын
Shukrn wll جزاك الله خيرا و أحسن الله إليك
@axmedadamgedi740
@axmedadamgedi740 2 жыл бұрын
Jazakallah wll Wlhi hadal xikmad badan waaye wax badan ayaan kafaa iday mahadsanid
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas 2 жыл бұрын
Shukran wll jazakallahu khair
@khadaniprahin1804
@khadaniprahin1804 2 жыл бұрын
Thanks techar ayuub wxd tahy dhire galiyahayga dhabtaa alllh haku xafido wllky
@nasradheel5266
@nasradheel5266 2 жыл бұрын
Maashaa allaah jazaakallaahu kheyr ustaad tabababre suhayb saajid runtii vidiogan waxa uu iiyahay dhaqaajiye wayn Rabiyoow noo rumee hadafyadeena waxa kheyr noogu jiro
@axmedmaxamedmacalin5941
@axmedmaxamedmacalin5941 2 жыл бұрын
Woow ustaadi allh ku barakeeyo
@husseinsaxnuuni7374
@husseinsaxnuuni7374 2 жыл бұрын
Sanadka 2021 Runtii waxuu ii ahaa sanad caqabado badan iso wajahen alxm sanadkan waxan allh swt karajaynayaa hadafyada aaan hiigsanayo in alle swt ii rumeeyo, wllkey runtii dhiirigalintadu waxtar wayn ayay nootahay alle haku sharfo.
@loukmanainan5946
@loukmanainan5946 2 жыл бұрын
Thanks very much my honorable teacher may Allah reward you for your advice of others people everyday and everytimes 💪🙏❤❤
@Fadxiya-ps4wi
@Fadxiya-ps4wi Жыл бұрын
🎉🎉❤❤
@salmisiman1413
@salmisiman1413 2 жыл бұрын
Riyooyinkena ilahey hanoo rumeyo 🤲
@ayuubcsamad9018
@ayuubcsamad9018 2 жыл бұрын
Aamin dhamaanteed hadaynayn macsi ahayn
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا اخي الحبيب
@halimoizakmohamed8655
@halimoizakmohamed8655 2 жыл бұрын
Shukran ustadah macalinka nolasha allh hakaa ajarsiiyo
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@c.raxmaankobciye3748
@c.raxmaankobciye3748 2 жыл бұрын
Thanks, Our teacher ✊💞💯
@hibohonnest4004
@hibohonnest4004 2 жыл бұрын
Masha allah Allh haku sharfo wllkey
@mariamabdul7391
@mariamabdul7391 2 жыл бұрын
shukran wll
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 2 жыл бұрын
That is true dear teacher 🙏
@xayaadmahamud6397
@xayaadmahamud6397 2 жыл бұрын
Alle khyr haa inoga dhigo sanadka cusub
@xalimoqurux7300
@xalimoqurux7300 2 жыл бұрын
Cimriga iyo cafimadka alle haku barakeyo wll
@cshakuurmahamedcabdiibrahi2558
@cshakuurmahamedcabdiibrahi2558 2 жыл бұрын
Wyhy wllo wan ka faaidaysanayaa adigana alle haku Barakeyo
@halimosugal6771
@halimosugal6771 2 жыл бұрын
mansha allah wll waxad tahay qof ku dayasho mudaan
@mahamedmoussa5438
@mahamedmoussa5438 2 жыл бұрын
You are wonderful person ❤💯
@cismanmahamud126
@cismanmahamud126 2 жыл бұрын
Hore u soco macalin alle haku barakeeyo
@abdullahia3444
@abdullahia3444 2 жыл бұрын
Masha allh dhiirigelin aad u qiimibadan mahadsanid AllE ha nagu anfaco ameen
@najmoadan2943
@najmoadan2943 2 жыл бұрын
Masha Allah wll ilaahay hakudhawro Aamiin
@hankoriyechanal6844
@hankoriyechanal6844 2 жыл бұрын
Keep going Ustaad
@cqadarbuneeste3438
@cqadarbuneeste3438 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@zahromohamedadam8747
@zahromohamedadam8747 2 жыл бұрын
Allahu akbar Jazaakallah wll
@axmadsaciid241
@axmadsaciid241 2 жыл бұрын
Dhabtii waan dadaalay waana isbogaadinayaa sanadkii horre, kaliyah balen A uun baan lahaa hadasa B baan ku daray💯👀
@sahromacalin1575
@sahromacalin1575 Жыл бұрын
Mahdsenid wll👏
@mahdiahmed9439
@mahdiahmed9439 2 жыл бұрын
Masha.alaah.ustad.ayub.alaha.ku.barakeyo
@Fardawsafiican1
@Fardawsafiican1 2 жыл бұрын
Alla ayuubow wllhi vidoegan maanta oon aaaad ugu baahnaa ayaan helay waana ka faaiday in badan waana kan vidoegii noloshayda badali lahaa in.a wllhi waxa moodaa inaa ani iga hadlayso Alle aduunka wax ku dhiba kuma tuso ustaad aakhirana janada sare alle ha kugu arzaaqo wllkay qli Adi iyo waalidkaaba😭😭🤲🤲🤲🤲
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 жыл бұрын
Maasha Allaah. Ajar allaha kaa siiyo.
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 2 жыл бұрын
My teacher thanks
@ahmednasirabdi1805
@ahmednasirabdi1805 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad
@asmaamohamuudjimcale9239
@asmaamohamuudjimcale9239 2 жыл бұрын
Inshallh 2022 qorsho badan leeyahy murugta 2021 inan ka mayrto jeclhy yaa rabi allow iisahal
@hannahahmed7602
@hannahahmed7602 Жыл бұрын
2:20 minutes Ya Salam…❤❤❤😪 Muslims have an upper hand in life. Only if we knew
@haawolul735
@haawolul735 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin🥰🙏
@nagmoahmed3051
@nagmoahmed3051 2 жыл бұрын
M.a wll key ayub
@faadumoabshir7143
@faadumoabshir7143 2 жыл бұрын
Thanks 😊 teacher
@munaahmed7500
@munaahmed7500 2 жыл бұрын
Horey usoo soco guulayo akhira iyo aduunya
@dagancali4500
@dagancali4500 2 жыл бұрын
yess teacher🥺
@adeegfarsamo2374
@adeegfarsamo2374 2 жыл бұрын
Thanks my teacher 💯👈
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran 🧡💕💚
@Ilhaan327
@Ilhaan327 2 жыл бұрын
Aada u mahadsnthy wll I.a sanad an ku farxo ilah ha iiga dhigo 🥰
@ladnaanahmed8109
@ladnaanahmed8109 2 жыл бұрын
Prefect 👍
@sucaadsamaara4315
@sucaadsamaara4315 2 жыл бұрын
Ustaad aad iyo aad u mahadsantahay
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
M.a wll ayub axmed ilaahay haikaaxifdiyo
@hothoabdi1774
@hothoabdi1774 2 жыл бұрын
Dhiri galintada kama marano wllhi ayuub alle haku daye
@qaniitocazeye4202
@qaniitocazeye4202 2 жыл бұрын
Ilahy ha ka abal mariyo wlal🤲
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Жыл бұрын
Mnshlh mcln qliya bd tahey alle haku barakeeyo
@mukhtaaribraahim6525
@mukhtaaribraahim6525 2 жыл бұрын
Tankis suhayba sajid 💪💪💪
@eshlahassan5899
@eshlahassan5899 2 жыл бұрын
Mashallh 💋🥰xidhiidhka ilhey xidhiidh kama horeeyo
@Jackcadnaan1234-d8p
@Jackcadnaan1234-d8p 2 жыл бұрын
Masha Allah
@xamdicumar8373
@xamdicumar8373 2 жыл бұрын
Walhi ayuub aboowe waxaad Monday inaad aniga iga hadleeso intaa kahadleeso anee iheesataa walhi ale haku xafido walaal
@zhakibabdirahman1202
@zhakibabdirahman1202 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ilaahay abalkaga jano haka dhigo
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын
❤❤maashaalaah❤saaxib mahadsanid
@hasanahmed531
@hasanahmed531 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaaL Ayuubow ❤
@cnaasirxasan5562
@cnaasirxasan5562 2 жыл бұрын
Masha allaah alle hakuu siyaadiyo aqoontaada
@CIYARAHA
@CIYARAHA 2 жыл бұрын
Waa sax sxp mahadsanid
@nasriinafi5258
@nasriinafi5258 2 жыл бұрын
Aad baad idhirigalisah Malinwaliba Shidalkyga Tahay ustaad Allh karalinoqdo Abaal baan kuhaaya🥰
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud1768
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud1768 2 жыл бұрын
Allha kuxafido sxb
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Jazaaka Allah macalin
@aasiyaqurux5733
@aasiyaqurux5733 2 жыл бұрын
Thankz my teacher dear 😢😢 Alle hanoka xifdiyo
@maankaherochannel7803
@maankaherochannel7803 2 жыл бұрын
Mi role model mi teacher🙏👑👑👉🙏
@amiinmataan1527
@amiinmataan1527 2 жыл бұрын
Masha allah
@nimcocadceednajax7877
@nimcocadceednajax7877 2 жыл бұрын
Thanks wll 😐
@nurtamohamed5224
@nurtamohamed5224 2 жыл бұрын
Sanadkan hami weyn ayn leyahy wllalaheyga Illah dartisa igu soduceya Inu Illah irumeyo riyadeyda Insh'Allah
@mubaarigcumar9226
@mubaarigcumar9226 Жыл бұрын
ilaahay haku rumeeyo wll
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 2 жыл бұрын
Thnks Aboowe
@mustafeshaakir8758
@mustafeshaakir8758 2 жыл бұрын
Teacher ♥️
@warsame3380
@warsame3380 2 жыл бұрын
Mnsha Allah ustaad barakalah
ILMUHU WAA 2 NOOC WAALIDKU WAA 3 NOOC
11:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 18 М.
10 Adigu Xaqiiji Qof ka DUWAN kii hore
11:41
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 98 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
ADIGA VS FACAA - Qof Walbaa Waa Siduu Iska Dhigo
10:57
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
Wakhtiga ugu mudan noloshaada wax ku qabsan karto ✔️
7:40
C/fitaax Deq media
Рет қаралды 1,5 М.
Adigu u dhabar adayg hadafka noloshaada
10:53
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 66 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
5 GOORTA QOFKA XIRIIRKA LOO JARO💔
9:27
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 98 М.
2022 Nolol qurux badan samayso
10:21
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 67 М.
Hurdo Habar Ma Koriso
11:51
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 40 М.
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 3,2 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 27 МЛН
小丑与白天使遇见丧尸?#short #angel #clown
0:32
Super Beauty team
Рет қаралды 33 МЛН
Маленький кролик-курица
1:00
КиноАнгар
Рет қаралды 1,3 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,5 МЛН